DHAGAYSO: Muxaadaradii Sheekh Xasaan Xuseen Abuu Salmaan “Xog Waran Iyo Xaab Qaad!” Codkii Waa Hagaagay


NAIROBI:-
Waxaa nasoo gaaray Muxaadaradii Sheekh Xasaan Xuseen Abuu Salmaan uu jeediyey maantay, waxaan gacanta ku haynaa Codka Muxaadarada oo faseex ah, balse waxaan si kumeel gaara,  idin kugu soo gudbinaynaa, Codkii Paltalk’ga laga duubay.

Insha Allah Saacadaha soo socda ayaan badalaynaa Codkaan oo ku badalaynaa Cod Faseexa, waayo 10′ka Daqiiqo oo ugu horeeya ayaa sharqan ku jirtaa, Codka dhexdiisana waxaa ku duuban Nashiido. Codka ooFaseexa waan haynaa laakiin aad ayuu u culus yahay, wali Webka Server’kiisa ayuu gali la yahay, marka in culeys Webka saaran yahay iyo in Codka Walaalaha Nairobi kasoo diray aad u culus yahay,  garan mayno, Insha Allah howl wadeenada Webka ayaa gacanta ku haya.

FG: Codkii waan hagaajinay Ikhwaanii, Jazzaa Kumullah Khayran.

Muxaadarada si ku meel gaara ka sii dhagayso Halkaan MP3 Halkaan Riix Ama Guji

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Maamulka
Somalimidnimo.com

43 Responses

  1. caaqil says:

    allaah ayaakumhadsan intiinan kale ee noosuurta gelisay dhamaan isgaarsiinta islaamka muxaadaradaan nafaqada badan oo aanweliba lagadhargeyn rabbi haidinka abaalmariyo, sheekheenana xassaan allahaxafido inta diinta illaahey doc wereenka iyo dhibta kuheysana illaahey hadhameeyo markaan oowaxaanweydiisaneynaa allaah inuu markaan qabto sidii rer caadkii kibray iyo kuwii kahoreeyay ee nuux ictisaam markaan halawaayo. rajo kolleey aniga kamasugaayo, bye(qataar)

  2. Guhaad says:

    Allahayoow lakala jagacsayye hayla joojin UMAL….
    Xaqii ayaa yimi baadilkiina tifan BEENU RAAD MALEH

  3. Muniibah says:

    Assalamu calaykum walalaha soo galiyay muxadarda aad bay uu mahad sanyihiin,,,,live ayaan uu dhagaysanayay wacdaro ayaa ka dhacay sir badan ayan helnay bal wa inoo iyo labada xalqadod ee haray,,sh allaah xifdiyo culimadana quluubtooda allah isu soo jeediyo xaqana ha ku wada sugo.

  4. maxamed khadar says:

    shiikhaan shiikh xasaan baa ila saxan oo wax jira oo dhab ah buu ka hadlayaa waana loo baahnaa in sidaas oo kale wax walba loo cadeeyo

  5. Omar says:

    Caaqil = Qataar

    adeer wan ku salaamay intana ma joogtaa kkk

  6. al khaaid ahmed says:

    asc ikhwaanii hadaan shaqsi ahaanteeda iska hadlo waxaan ka dhageysta mobile codka cusub ad so galiseena aad ayuu weyn yahay MB waa 151MB marka ikhwaanii wax inooga badala waana la socda codkaan in uu aad u fcnyahaye waxaan nahnay dad daruuftooda internetka hooseesee yareeya MB ga waxaana u duceyneena walalihi isku hoolay soo gudbinta codkaan ayado qofna u dirsan so gudbinteeda Inuu allah ugu badalo kheyr F.G walalayal waan idinka codsanay waxaad no qaban kartaan ee haday idin suurta gasho qadka no so galiya

  7. Alif'le says:

    umul saan in loo fashilo ma’ahayn,si’baan uga xumaaday runtii
    laakiin asagaa waxaa lagawaayay war dhinacee tahay? oo waa lakala baxaye xagee laguugu soo hagaagaa umadii waad wareerisaye,

  8. Absamaawi says:

    As.wr.wb

    Sheekh xassaan caalim ka run sheegay amaanadii cilmiga aheed.

    Waxaan aad ugu riyaaqay sida degan ee sheekhu ukala dhigdhigay muxaadarada.

    Allow ku xifdi, oo xaqqa kugu sug… Aamiin, Aamiin.

  9. Gor-Gor says:

    Shiikhu aad ayuu ufaahfaahiyay wixii lagu durayey waana nin xilkas ah macaytamin sida umal mana xanaqin sida umal ee wuxuu uhadlay sidii nin karameed, ragu rag mawada ah waxana jira niman ladhaho ashbaahu rijaal waxayna ubaahanyihiin in raga laga saaro oo dumarka lagu daro, xasaan waa libaax codkiisa iyo muuqiisa laga baqo, umal waagi hore haa waa laga haybaysanjiray lakin hada jiirka wuu ka yaraaday, xassaan waa nin ubabacdhigi karaa kun nin oo kun dilayaal ah, umal wuxuu sheegtay inuu geesi yahay balse ragu geesinimada iskuma sheegaan ee waa lagu sheegaa nin geesi isku tilmaamayna waa harkiis ka carare, umal guriga raartisa hagalo yuusan soo ag istaagin meesha ay king yadu daaqayaan, qofkasta waa inuu qadarkiisa gartaa.

  10. Gor-Gor says:

    Umal habeenkii waxyaalaha uu galay uu ku ceeboobay waxa kamid ah inuu galay oo ka hadlay farjiyada dumarka oo rag badan ay tufeen shiikha halkii ay liqsanaayeen markii hore.

  11. abu yaasir alqacqaac says:

    ASC/ jazaakalaahu khayr sh xasaan xuseen

  12. ICTISAAM says:

    umal wuxuu sheegtay inuu geesi yahay balse ragu geesinimada iskuma sheegaan ee waa lagu sheegaa nin geesi isku tilmaamayna waa harkiis ka carare, umal guriga raartisa hagalo yuusan soo ag istaagin meesha ay king yadu daaqayaan, qofkasta waa inuu qadarkiisa gartaa.

  13. caaqil says:

    Omar waan kaaqaaday adna salaan diiran everywhere

  14. Abuu c/xaafid says:

    Asc alahayoow lakalamiiran ye murjio ictisaam hairaacin

  15. umu_barau says:

    Allaah ayaan ugu mahdinayaa sheikh xasaan xuseen xafidahullah soo baxshay xilli aan u oomanahay diinta,Allaah. sheikheeniiyoow Allaah ha noo kaa xifdiyo adiga iyo culumada rabaaniyiinta ee xaqa ka run sheegta kuwaasoo aan ka baqin bani,aadam, Allaah waxa aan ka baryayaa inuu mathalkiina ku badsho dhexdeena iyo inuu Allah kalmadahiina qiimaha badan idiin saaro miisaanka xasanaadka aamiin. walalaha maamulka gob islaam xayaakumullaahu wabayaakum idinkuna waqti leydiin baahnaa ayaad islaamka u soo baxdeene Allah ha idin xifdiyo abaalkiina Allaah ayaa gudi karra walee.

  16. mahad says:

    asc wr wbr aqawani waa mahad santhiin sida aad noogu soo gudbiseen muxadarada shiiqa allah xifdiyo sh xasan xuseen waa shiiq calim ah geesina ah waxan allah uga baryayaa in ilhaz<y xifdiyo waa noo saxay wax badan oo qarsonaa ayuu noo bidhamiyay

  17. Xasan mahad says:

    Asc Warcanugan warersan yusan iniwaline ilah kabaqa shakikumajiro kan inu xaradi ahlusunaha kabaxaye

  18. Musani says:

    للاسف الشديد مااستمعت المحاضرة القيمة التي قدمها الشيخ حسان حفظه الله ولكنني اعتقد ان الشيخ حسان خفظه الله وكثر الله امثاله في هذه الامة انه قد كشف واظهر اسرار هؤلاء القوم لا كثرهم الله وخذلهم كما خذلوا ابناء الامة وبين الشخ عن حقدهم وحسدهم للامة ولمجاهديها يخدعون الامة بظواهرهم لكن ضمائرهم مليئة بالنفاق اسال الله العلي العظيم ان يحفظ شيخنا وامامنا وان يرد كيد هؤلاء الظلمة في نحورهم اللهم بين حال هولاء المنافقين الذين نصروا اعداء الاسلام

  19. Abdirahman says:

    Akhiyaarta cinwaanka muxaadarada waad khaladeen(af soomaaligu aagbuu idiinku yar yahay) Xaab-qaad weeyaan ma’ahan Xaabo qaad

  20. Bint Soomaal says:

    asc wr wb. ilaahoow xafid sheekhunaa xasaan xuseen (sheekhul islaam) ilaahoow ka xijaab sharta ay la damacsan yihiin.xikmada iyo aqlaaqda wa imaanka ilaahay siiyay.ilaahoow ugu bishaaree jannah farduus al aclaa. siduu xaqa noogu sheegay.allahuma aameen. wabillahil towfeeq.

  21. ASC, Walaalihii kalimadan soo gudbiyey aad bay u mahadsan yihin illaahayna ajir ha ka siiyo,Sheekhena Sh.Xassaan ilaah ha xafido wuxuu soo jeediyey muxadaro qayim ah isagoo xog badan soo bandhigay.Sheekhu wuxu ka hadlay masaa’iishii la isku hayey ee al-ictisaamku qarinayeen ceebeey tacaa,Hadii Shalay dagaalkii araare,Gedo,iyo Somali galbeed wadaadada al-ictisaam shalay fatwodeen inuu ahaa dagaal jihaad ah laguna laayey dad badan o soomali ah kuwaasoo ictisaamku ku sheegeen in ridoobeen ka dib markii gaalamadowda wax la qasteen maxaa maanta ibraahin dheere,shariif sheekh axmed iyo Axmed madoobe.ka duwan yihiin kuwii shalay la laynayey ee Amxaarada la socday marka Sh xassaan waxa uu ku xukumay Al-ictisaam wixii ay shalay ku xukumeen C/laahi yuusuf,Cali maxamed Geedi,Barre Hiraale iyo Cabdi Qeybdiid iyo kuwa kale oo badan marka Umal iyo Shibili waxaa laga rabaa iney labo shey kala cadeeyaan in shalay aqon yari heysay iyo ine ka leexdeen jidkii ay shalay hayeen maxaa yeeley shalay iyo maanta wey kala duwan yihiin.

    Sheekh Xassan illaah ha xafido wax walbana wuu cadeeyey isagoo aan cidna cayn una gafin saas ayaana lagu yaqaana Culimada Rabaaniyiinta Allaahu Akbar dhinaca kale Sheekhu waa inuu ku wadaa Kalimadiisa sida uu hada u wado. wabilaahi towfiiq

  22. waheliy_3 says:

    Kasiidaa wadaadkii kalimaad laguna kaalmeeye
    Kooxo wada duub cadbuu keenay sigiskiiye{6}
    Waxse kadabkii Go’ay markuu maagay kaamilyare’e
    Ragoow kibirka waa lagu kufaaye kaa halla ogaado***

    Kamma Ina Abyad maankii sidii kuray caruureede
    Kasxumaa wadaye kenya waa kala fogaayeene
    Kaskiisaba magelin Umu Safaa kuujawaabiye
    Ragoow kibirka waa lagu kufaaye kaa halla ogaado***

    Mid kuwaa ka daran baan arkoon kibis u laabneyne
    Inta uu kashbacay oo kibroo kamman wan weyn yeeshay
    kulyoon diyaarad kukuudadoo kalaam beena kilkilaaya
    Yuu niman karaamiyo colba leh kiish ka buuxsadaye
    Ka shib dhaha Islaamoow naftii kii ladnaa gadaye

    Dhmeeystirka **Abu Faadimaan udaayay**

  23. mujahid says:

    Assalamu calaykum walalaha
    allahu akbar allahu akbar waxa dilacay xaqi masha allah alsheikh almujahid xasaan xuseen waxan leyahay sheikh allaha ku barakeyo allahna ha ku xifdiyo dhaman muslimiinta gar ahan inta ku hadasho afka somaliga way ku farxen muxadaradada ad ayay u qiimo badan tahay masha allah teda kale nin sheikha shegtay lkn anigu sheikh ma u aqonsani wa umale waxan dhihi lahay adeer allah ka baqa oo xishoo nin weyn ayaa tahay marka ma ku haboona in ad darbiyada madaxa ku garacdo ee xishoo tada kale hada rabto xil ama awood dowladeda awogow dad ka horeyay ayaa sida oo kale xil ku radsaday macnaha in culumada la cayo marka sheikh in ad cayso wlhi xil iyo sandarer galo maku helesid insha allah tada kale waxan dhihi laha dhaman cadawga islamka iyo kan culumada islamka allaha dhowro dhaman

  24. Somali Salafi says:

    Asc wr wb
    -
    Sheekhul Islam Sheekh Xasan Xuseen Abu Salman ILLAHEY haku xafido
    Si fiican o cilmiyeysan ayad wax u dhigtay
    Qeybaha xigana waanka sugeynaa
    -
    Umal muxadaraadki u qabtay hadalada wuu iska tuurayay
    Isaga o anan nas u tirineyn
    Iyo isaga o anan marna cadeyneyn arinta u ka hadlayo fikirka u ka qabo
    Hadalkisa wuxu u ekaa QOF RABA INU CAAMADA MARIN HABAABIYO
    -
    Cilmiga u sheekh xasaan leeyahay waxa marqaati ugu ahaan jiray Umal
    Lakin marki ictisaam, iwm umal ka horkeenen sheekh xasaan
    Ayu umal dafiray cilmigi sheekh xasaan

  25. الشهيد إن شاءالله says:

    Umal, risaalooyin , nasiixooyin iyoo muxaadarooyin badan waa loojeediyay.. anigu waxay ilatahay ..
    (horta dhamnaanteena ilaahay nasoo hanuuniyo , culimadeena ilaahayow iskuwadakeen oo miday )
    .. Xassan horta si wanaagsan oo cilimiyaysan ayuu arintan uwadaa ilaahay kuxafido nairobi, wax waliba way iska dhici karaan ,, wadaad sawaaxili ah oo la daho samir khan sida kufaarta ay yeeleen qofkii maqlay ayaa garanaayo ! nasiixo iyoo talo.
    Xassanow ilaahay kheer kusiyee dhalinyarta mad uhor kacdid oo mujaahidiinta si toos ah (ilaahay nugu wada kulmiyee ) aad ugashid, meeshas umal iyoo shible iyoo jawabaahood waxaa kaaga filan Quran akhris kaaga oo kali umadu oo dhan way fahmi karaysaa yaa qaldan.
    Soomaaliyay meel waliba ad joogtan, ilaahay kabaqa, jihaad ninka inkiro diinta wuu inkiray, aduunyo jeceyl aakhiro ha loo hilmaamin,,, inta qurbada kunool kasoo haajira ee dhulka soomaliya dulmiga iyoo fassadka ka dahira ! ha idii ahayn, dacwada xaga kawado oo taageero iclaami, maadi iyoo nooc waliba xitaa fikri kudarsada dhalinyarto duurka ilaahay dartii ugu jiraan.. hadii intaa ay ahayn.. Allahu ‘alam.

    am sorry my somali aint that good. salamu aleikuk waraxamtullahi wabarakaatuh.
    Saum Maqbuul inshaAllah. I love Gobislam for the sake of Allah and evrwhere who admires to fight for the sake Allah.

  26. Jibril ali jibril says:

    Asc asxabta qadka iyo gob islam alshikh xasaan xusen allow ku barakey tnkle manta waxan layaabay mangaab halgan.net wax ay shikh ka shigan marki wayen waxay dhahen abu qatada al falistini waxu dhahay baarlamanka hadi lagalu laguma galowbayo sh xasaan so qatay qormadas tnkale hadi ka dhiibatid figrid delete aya dhahayan ayaga ley isku xayeysiyo mesha kir dher

  27. Ummu says:

    Sh Hassaan faraha ka qaada ictizam laga waaye haka xaaxabiyaan
    Iyagaa isku taataabtaye

    Naf haday leyihin ha qataan khaldkooga

    adaabta loo hadlo xitaa ma yaqanaan

  28. Ibnulqayim says:

    Waa arin muhim ah inan dhageysano.xaqiqdi wa lakala baxay ninki cilaan saaran laha iyo ninki sefta qaadan laha. Kan u mal ah hazima kudhacday.dhabarka halaga jabiyo

  29. sc wr wbk, hada amxuu sheegay wadaadkaan xasaan layiraahdo, adeer tartiibso shiikh maxmaed cabdi umal magaartidee yara naso adi uunbaa daali.ilmahaan yar yar kuhoos fadhiya janbalkee kutuurayaan waad kudaali.isdaji maandhaaww waayara dag dageesaaa isyara gaabi.

  30. Abuuzeyd says:

    A.s.c jzka allahu shaykhana alxasan ibnu xuseyn caalim ino yimid batahay. Boqol soon labaad baatahay

  31. abuu ayuub says:

    asc dhamaan bahda gob islaam waxbaa kadhacey ictisaam ayagaa laga joogi waaayey maantase waxeey taagantahey baaraweynow boor makaa kacey runtii aniga waan ogaa in sheekh xassaan xafiduhllaah lagu heeysto maxaad runta u sheegtey laakin mida ugu muhiimsan waxey tahey in dadka masakinta oo ictisaam indha la’aanta utaageersan xaqa loosheego hadii illaah hanuun ladoonayo waa kasoo harayaan hadii markii horeba fidno iyo qabyaalad kuraaceen murjio baadalkooda beey ku dhegnaan doonaan

  32. Geelle says:

    Salaan kadib Ramadaan kariim dhamaantiin. Anigu labada Shiikhba waan dhagaystay runtii marka hor doodahaanu waa doodo cilmi ah wax badana dadka u faa’iidaynkara siro badan ayaana kashifmay sida muuqata waayo dad badan ayaa waxay is weydiin jireen ragaanu waxay ahaan jireen isku rag ama ardey macalimiintood ee maxaa xiligan qoorta isku galiyey iyo xagee xaaladu ka murugsantahay laakiin hada waxaad moodaa inay cadahay meesha la’iska qoomay. Aniga aragtidey labada Shiikh Xasaan ayaa ila xujo culus ama ay kalsooni badan ka muuqataa. Wax kalana maahee waxaa caawinaya wuxuu joogaa meeshii uu horay u joogi jiray laakiin Shikh Umal waxaa ku yimid Isbedel taas ayaana luminaysa miisaan badan iyo codkarnimo badan oo uu lahaan jiray. wal cilmu cindallaah. Illaahay waxaan ka baryayaa inuu cidii qaldan toosiyo kuligeena nahanuuniyo. Walaalaha meeshan wax ku qora waxaan ka codsanayaa yaan akhlaaqda dooda laga tegin xad gudubna lagalin dooda iyo xiwaarku waa fiicanyahay laakiin caydu ma fiicna. Qofka hadii aad is haysaan micneheedu maaha inaad kala dhimateen forever. Marka Shiikh Umal ayadaan lacaayin ama sharaftiisa lagu xad gudbin ha lagu dhaho Shiikh waa lagaa saxanyahay sidaas ayaa wanaaga iyo ixtiraamku ku jiraa laakiin cayda iyo Tacasubku ma fiicna.Wasalaam

  33. guuleed says:

    to guhaad waar qofkan kohaad sheeganayoow umal waxaan hba wadaad cilmi ku gaadhaa somaliya war yaryah

  34. bukhaari salafi says:

    kkk wax ka jira malahan nasuustan wa daciif iyo wax la soo jar jaray

  35. guuleed says:

    hadii lays fadh fadho waxaa caabo dilaaci dhalintan wax ka sheegi shakh umal malaha sheekh xasaan ceebo malaha miyaa culimada isu daya hakal xigsanina waa beri haduu sheekh xasan wax iska bedelaan wayndi caayi suaal sheekh xasan keli giis maxa sheesha mariyey culimadii oo kaloo dhan meel miryey

  36. bashir says:

    alxamdu lilaah ilaahay wuu fashilay qoladii ictisaam waan asxaabul akyaas watuugsi

  37. Abu Faisa says:

    Assallaamu aleykum wr wb
    -
    Khazaakal LAAHU khayran jazaa Sh Xassaan Xuseen ALLOOW adoo kale noo kaa badi oo noo kaa xifdi aammiim! aammiim!, aammiim!
    -
    Umul, Abyad, Shible, Idriis, Gacameey, Afkeena waa isku ammaan, iyo Ictisaam jooga waa la idinka waayayee bal kuwa wax ku qaata xaqqa ALLE ha idinka dhigo haddii ALLE khayr idin la doonay.
    -
    Qofka ay daacad ka tahay xaqqa in uu raadiyo ALLE waa u fududeeyaa!

  38. waayo'arag says:

    Ictisaamku ma jeclo niinki ilaahay cilmi siiyo haduunase ahayn waayeel tukubaya. waxay ila eegtahay fikradasi mabda’a shiicada, malaha ictisaam waa shiico isqarineysa?yaa?

    Marki aan sheek Xasan abu salman iyo siyaasi Umal isku dageysto waxaa ila quman aniga sheek xasan xusen Abu Salman. Niyada ayuu ka dacad hadlayaa Abu Salman , kan kallena waxu u hadlaya sidii siyaasi matala muslimiinta Kenya oo Dhan. Umal haduna jihaadka ka qeybgaleyn miyu aflagaadada ka daayo mujaahidinta leenaysa kuffarta saliibiyinta ee nagu so duushay.

  39. أحمد أجلفي says:

    Asc walalayaal waxaan aad u soo dhaweyneenaa walalaalaha kusoo qortay commentyadaan iga horeeyo sida aay xaqa u taageereen . Waxayna cadayn u tahay ama gogol xaar u tahay soo dhawaansha in ay umadaan hesho nasri maxaa yeelay shalay dadkii taageerayay camalkaan in aay hada ayaka burburinayaan oo ay cadow ku yihiin camalkii ay katageen marka waxa kuu cad in markasta la iskala saaro oo cml kasta waxaa lagu kala saaraa kan uu xaqa ka yahay u dagaalanka kalimada allah iyo kan ay ka tahay dadka ha ku buunbuuniyaal

  40. Asc dhaman walaalaha musliminta ah ee somaliyed marka hore iskadaaya tacasubka iyo kooxeysiga yaa’idin baneeyay inad culimada xagataan war hooy culimada hilibkooda wu sumeysanyahaye iskajira marka xigta waxan arkaayay walal kamid ah walaalaha fikirkoda kadhibtay barnaamijka oo carabi kusoqoray oo kutilmaamaya culimada sida Sh umal inay yihiin munafiqiin cajiib cajiib war hooy halagafiirsada waxa laqoraaya Ramadana wa lagujiraye ogaada oo layiri halagucamiro cibaado iyo adkaar yanan lagucamirin xan iyo culimada in laxagxagto sheikha wu qaldami kara lkn ma’aha in lagaarsiiya munafiqnimo Allaah kabaqa walaalayaal Asc

  41. waheliy_3 says:

    To;– Xuseen Cali–ok Haddii culimada hilibkoodu sumeysanyahay,,Mujaahidiinta Hilibkoodu
    waa geedo geedeysanyahy oo Caraf iyo macaan waa layska dhuuqi karaa miyaa???
    Wadaadka Qaan Gaarka ah yaqiintii ayuu gaaaray sidii suufiyada miyaa oo asagu waxa uu rabo ayuu kasiideeyn karaa–sida inuu kuyiraahdo Mujaahidiin Gaalo isugu tagtay waa KHAWAARIJ iyo waa Juhalo iyo intii xun oo dhan in uu usaariyo—Cajiib–Alloow Caqliga Suulay noosooceli..Muslimiintu waa isku xuquuq-isku dhigma-nin waliba intuu geeysto ayaa loogeysan.

  42. Abookow says:

    لحم العلماء مسموم

Leave a Reply

© 2012 somalimidnimo.com · All rights reserved · RSS