DHAGAYSO: Nadwadii Xalay, Masjidka Abuu Ayuub Al-Ansaari Ka Dhacday, Ustaad Samatar Iyo Sheekh Abuu Yaasir Almuqdishi.


MARKA:-
Culimada iyo Ducaadda Rabaaniyiintaa, ayaa wali kawada Nadwooyin Wilaayaadka Islaamigaa, Nadwooyinkaan ayaa waxaa lagu baraarujinayaa shacabka Soomaaliyeed ee Muslimka ah. Culimada Rabaaniyiintaa ayaa aad oga digay Culumaa’usuuga iyo sida ay u qaloocinayaan Quraanka iyo Sunnada Nabigeena suuban SCw.

Ustaad Samatar oo sharaxaad ka bixinayey ayaa shacabka u caddeeyey, qaar kamida macaanida Jihaadka, wuxuuna sheegay Rag Culimo sheeganaya in ay Taxriifiyeen Aayaadka Jihaadka, Ustaad Samatar ayaa waxaa hadaladiisa kamid ahaa,

“Waxay ku leeyihiin, Jihaadu, Nafsi ayaa jira, Jihaadu Tarbiya ayaa jira, Jihaadu Wareeg ayaa jira, Jihaadu, Baarlamaan ayaa jira oo Shareecada Islaamka lagu hirgalinayo!, Jihaadu, Wadan ayaa jira, sida in aad Banooni u Cayaarto Dalkaaga!’

Ustaad Samatar ayaa yiri, “Waxaas ay sheegeen oo dhan waa baadil, waana Quraafaad!, Qaatiluu, Jihaad, war kale looma hayo, dagaalama waa Xabad iyo Miino la isku dhufanayo”.

Dhinaca kale Sheekh Abuu Yaasir Almuqdishi, ayaa aad oga dayriyey, Rag uu Culimo ku sheegay, in ay gaalada garab iyo gaashaan u noqdaan, isla markaana ay shacabka ku baraarujiyaan in ay gacmaha laabtaan oo Salaadda kaliya oogaan, Sheekh Abuu Yaasir, wuxuu yiri, “Culimadaas wakhti aan fogayn waxay gali doonaan Safka gaalada ama Safka Mujaahidiinta“.

Insha Allah, waxaan ku dadaalaynaa in aan idin soo gudbino Nadwada oo dhamaystiran haddii Allah idmo.

Dhagayso Qayb kamida Nadwada MP3 Halkaan Riix Ama Guji

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Isha Maqalka Idaacadda Islaamigaa ee Alfurqaan.

Maxamed Xaamud
Somalimidnimo.com

 

16 Responses

  1. HASSAN, says:

    ASC,

    WAA KAAS NUURKII ISLAAMKA HALA RAACO WAXNA HALAYSKA CELIYO

  2. umu_barau says:

    Allaaaaaahumustacaan, war baa ka dhacay culumada isku diin iyo astaan ekaa balse kala udgoon badanaa dhawaaqooda iyo kalmadahooda, adoomada, Allah waxaa ku jirra dad markay hadlaan aad dhagaha u raaricineyso inta aad dhageysaneysana aadan rabin inay cidi kula hadasho adigoo jeclaanaya inay kuu kheyr badnaan laheyd inaad ag joogtid. yaaaaaaaaaaaaaaaaaa, Allaah waan kaaga mahad celinayaa in badan oo aanan soo koobi karrin sida wanaagsan ee aad noogu irsaaqday culumada soomaaliyeed ee diinta iyo difaaca islaamka u taagan, Allaaahuma falakal xamda wall-manah yaa rabi.

  3. Abuu maqdas says:

    Asc jazaahul laahu ash sheqeen waxaa tihin kuwa camlkoda lagu daydo wadadii nabi maxamad scw ku taagan waxad ka fcn kuwa gaalda lacagaha ka qaaoto salaf sheganya salaf ma ahee waa salafu diinaar bashiir fansalaqo uga horeeyo aaway banbaxii la iclamiyay dasturka looga soo horjeday wasiirki dasturka ayaa loo shiray jeeg cadna waa loo dhiibay waxaad doonesiin ku qorta cml weyna iska aamuseen waa bashiir salaad dhahyo hala soo dajiyo barlamanka sharci dajinta ku haysto alaah

  4. muhaajid says:

    52 dowladood oo islaam ah baa jira ma alshabab diintoda waardiyeysa ,waa ficanyihiin haday wali dagaal usii sacab umayaan welcome ,wariye ficana wahaystaan oo beenta si fican utabiya .

  5. Amir says:

    Wallee waa yaab,somaliya waxaan soo gaaray ayadoo hal mufti leh,oo uu ahaa shariif cabdi nuur,allaha xifdiyee,hadana waxaan arkaa 15 mufti oo midba kan kale caayayo,hade waa cay,maaha wax isu sheegid iyo waano.Al ictisaam iyo Al shabaab ayaa hada nahaysta.qaarkood wadaadadaas waxaa ka dhaqan iyo hadal wanaagsan caamada,waarbal balaayada la arkay qofku markuu wadaad xoogaa yaqaan noqdo horta lacag iyo saldanad jecelaa,si kastaba diintu waa sideedii waxna lagama badalin waxna laguma dari karee ayagaa wadaadadaan waxay jecelyihiin kuu carabiyaynaya hade xadiith iyo aayad maaha waa carabiyaysanayaan.labada carabi kii gaal neceb baa ila roon.

  6. Ceerigaabo says:

    Ilaahow guushaada sii addoomadaada aamiin walaalaha webka waxan ka codsanaya codadka sida dhageysiga waa adagyihiin laba soo saari kari maayo ee dee fududeeya sida amiirnuur.com oo kale somalimemo.net oo kale calamada.com intaba waa fudeed oo waa lasoo download gareysta lakin wax badan oo muhiim ah ayaa idhaafay sida culimada iska hor imanaaya hadaladooda shaley iyo maanta fadlan noo fududeya

  7. masha allah waa nadwo aad u fcn allane waxan karajeyneyna inow culumaaa u suuga umada kaqabto

  8. waayo'arag says:

    Allaahu akbar

  9. muslim girl says:

    Culimaau u suu yaa la dhahaa maad magacyadooda noo sheegtaan

  10. Maxamed says:

    Waa shimbiriyoh heesa hadane oo Alshabaab khayaali ayey ku noolyihiin hadii ay leeyihiin waan dileynaa qof kasta oo naga fikrad duwan gaal iyo muslim waxuu doona ha’aadee. Bilaahi calaykum dadka Soomaaliyeed diin magaceeda haaku kala qaybinina. Doorasho ku gaara xukunka walaalayaal.

    (ALEYSA MINKUM RAJULUN RASHIID?)

  11. Xasan says:

    Culimaa usuu waa umal iyo wixii la fikir ah

  12. Suheyb says:

    Asc all muslms salan ka dib anigu wax kala oran maayo cidina ma ku xadgudbaayo lkn allah waxaan ka baryaayaa inuu nagu hanuuniyo 1firqo ee saxan culimada is qilaafsana allaha fikirkoda mideeya aamiin markastana ducadaydu islaamkay u ahaatay allahuman suril muslimanal mujahidina fii sawiilika fiikuli makaan. Waxan uduceyay mid walbo muslim ah xaqana kusugan allahana iga aqbalo

  13. Saxiix akhii Mohamed waa runtaa أليس منكم رجل رشيد؟

  14. Abuu ramla says:

    Allahu.akbar.allahu.akbar.wallahi waxan hubaa inuu iswaafaqay qowlkina iyo ficilkiina waayo waxad dadka usheegaysaan adinki ayaa ooga horreeya hadalka waa lawada dhihi karaa qamiiskana wa lawada xiran karaa manaabirtana waa lawada istagi karaa waxa lagukalatagay waa ficilka iyo tadbiiqa allow adaa kumahadsan noosoo saaray culumo cilmigooda iyo camalkodo iswafaqsanyahay nagana badbaadiyay culumaa,u suuga warkoda sida kuwa jooga nairobi iyo dunida meela kamid.ah allow kuwaas shartoda nadhaafi xaa ku afxuma ah xaa kudiin xuma ah xaa kufuleynima ah xaa kufiqi xuma ah xaa kuxaasidnima ah xaa kuxoola jacayl ah xaa kuxaraftaxrifin ah waa walixi laguyaqinay culumaa,suuga allahumma najjinaa minsharrihim

  15. KufriDiid says:

    ولنبلونكم حتى نعلم المجاهدين منكم والصابرين ونبلو أخباركم.
    Maalinka qiyaamo ayay si fiican ukala bixi donaan kuwa Mujaahidiinta ah iyo kuwa ka fogaaday diinta Alle.
    Wallee baysan alle u simnayn nin dhiiggiisa u daadinaya difaac uu diinkiisa difaacayo iyo nin dhul gaalo dagay deedna dhabacday, umadina dhaleeceeyay.

Leave a Reply

© 2012 somalimidnimo.com · All rights reserved · RSS