
MARKA:- Waxaa Wilaayaadka Islaamigaa ka bilowday Nadwo ay jeedinayaan Culimada Rabaaniyiintaa, Sheekh Jaamac C/salaan Warsame iyo Sheekh C/fitaax Aweys Abuu Xamsa ayaa galay Muxaadaradii ugu horaysay. Sheekh Jaamac C/salaan ayaa Muxaadaradiisa ciwaan oga dhigay, “Ninkii Janno doorta Ilaahay meesha ugu saraysa ayuu ka geeyaa, Adduunyaduna waxay u timaadaa ayada oo Sandulaysan, Khasban!”.
Waa kuwaas Culimadii Rabaaniyiintaa nooka sheekaynayaan in ay waa hore arkeen oo dha’dhamiyeen macaanta hirgalinta iyo ku hoos noolaashaha Shareecada Islaamka. Addduunyadii Rag badan diyaarado u fuuleen, ayada oo qasban oo iimaan macaan leh ayey Culimadii Rabaaniyiinta ugu tagtay Wilaayaadka Islaamigaa.
Culimadii Murtadiinta iyo gaalada ku hoos noolaan jiray ayaa maantay ah, kuwo ku hoos nool isku xukunka Kitaabka Allah, halka Culumaa’usuuga ay Murtadiinta iyo gaalada ay ku hoos nool yihiin difaacayaan ayaga oo Adduun jacayl sidaas u yeelaya!. Dhinaca kale Sheekh C/fitaax Aweys Abuu Xamsa ayaa Muxaadaradiisa ciwaan oga dhigay, “Tobanka Tiir ee Qofka Muslimkaa in uu Toosnaado Ka Caawinaysa!”.
Dhagayso Nadwada Culimada MP3 Halkaan Riix Ama Guji
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.
Maxamed Xaamud
Somalimidnimo.com












































Ragan wadadada haday run ka shegayan cilmiga ay xanbarsanyihin kooxda ay ka tirsan yihin may wax u shegan o dhiiga islamka xalashaday
kkkkkkkkkkkkkk. ICTISAAM in ay dhagaha kaa soo wasakheeyeen shaki iigagama jiro. ICTISAAMKA ayaa sheekadaas raqiis ka ah la wareega. jihaadku dhiiga muslimiinta ayaaba lagu dhowrshaaye sidee dhiig muslim loo xalaashadaa?? sidaan horey usoo sheegay ICTISAAM ayaa dhagaha kaa soo wasakheeyay ICTISAAMKUNA waxay muslim u yaqaanaan KUFFAARTA AMISOM IYO MURTADIINTA, gaalna waxay u yaqaanaa dadka ilaahay ilaah u yahay wadadii nabi muxamedna maray csw. hadaysan ICTISAAM dhagaha kaa soo wasakhayn waxaad tahay qaadhicu dhariiq kaasna xukunkiisu waa dil. haddii kale waxaad tahay murtad jecel dowladaha iyo gaalada isuna haysta muslim.
Bismillaah,
To Abu Somali: In badan hadalkaaga waxaan ka dhandhan saday in aad cilmaani tahay wadan iyo qaranimo ka jecel Shareeco iyo diin. Waxaa laga garanayaa sida aad u hadlaysid iyo sida aad dadka Shareeco doonka ah aad u duraysid. Xitaa magacaaga ayaa laga garanayaa (abu somali) in aad somalinimada Islaamnimada kajeceshahay hadii kale abu Islam baad la bixi lahayd inta aad la baxday abu somali. Walaahu Aclam.
asc salaan kadib horta @cadaalad sxb mcn dadka ha iska xukumin, hana fatwoonin calmaani ayaa ku xukuntay ninkaas, alle ayaa qalbigiisa og asaga ma difaacayo aniga balse xukunka alle u daa kadibna culimada u daa, @cabdirxam sxb mcn culimada hilinkooda waa sun dadkana ha iska xukumin waa waano waayo maalin waxa la gaara aad alle hor istaagayso qofka xukuntay alle maxa u xukuntay adu ku waydiyo alle ka baqee maxa ugu jawabee ?, shalayna wax matarto ilaah aan kawada baqno, mida kale websitekaan maxa daba dhigay inuu culimada daba dhigto oo isku diro midna xukumo midna soo dhoweeyo maxa ka kheer badan inaa culimada isku soo dhoweysaan aa kheer ku waanisaan waayo waa la qaldami karaa dadka waa bani aadan naftirkina waa qaldami kartin ma ahan in qaladkiina la idinku xukmiyo waxan idiin waydiisanaa inaad ka daysaan namiimada aa ku wadan culimada waayo xadiithka NEBİGA SCW laga wariyay ee qofka dadka isku diray inuusan jano galayn nebiga sheegay , maxa diiday in culimada wanaagoda sheegtan aa isku soo dhoweysan ? ma waxadan ka baqayn maalin la hor istaagayp RABBİ ? asxaabtayda commentiga dhiibanayo ogow waxa qorta waa wax lagu su aali doono , ilaah aan ka baqno aan umuda xukunka ka dayno aniga kuma dhahayo gaal ama qof raacsan taageer lkn nimankaan dhiiga cabaayo maa raacnaa ilaah ka baqee miyaanu khawaarij aheen ? war yaa baneeyay in qof duknayo la dilo ii sheega bal ?
A s c bacda salam ninka layirahdo yab hadaladada horay wuu ficnaa lakinse kuwa danbe ayad ku dheshay walahi maxa yelay mujahidinta ayad qawarij ku tilmantay oo dhig cab ayad ku tilmantay ee waxa laga raba mesha ay ku noqdeen maxaa yelay haday mujahidiinta qawarij yihin qawarijta sifoyinkooda waynu naqanaa ee haday dhigyo cab yihiina umada maanta ku dulnool sharecada islamka ayayba baa bi in lahaayeen marka jawaabta ayaa lagaa rabaa