
MUQDISHO:- Waxaa wali noo socda oo Warbaahinta Islaamigaa ay baahinaysaa, Barnaamijkii Nafaxaatu Ramadaaniyah ee Fadiilatu Sheekh Macalin Burhaan. Maantay Macalinku wuxuu ka hadlayaan Baaqiyaatu Salaalixaat oo uu ku sheegay Afar Kalmadood in ay ka kooban yihiin.
Dhagayso MP3 Halkaan Riix Ama Guji
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.
Maxamed Xaamud
Somalimidnimo.com












































Galada ilahey hanakaqabto