
MARKA:- Sheekh Ustaad Macalin Burhaan ayaa wada Duruustii Ramadaanka uu ugu talagalay, ee ciwaankeedu ahaa, “Nafaxaattu Ramadaaniyah”, (
نفحات رمضانية)
Duruustaan waxaa loogu talagalay oo soconaysaa inta Bisha barakaysan ee Ramadaan lagu jiro .
Dhagayso Qayb 2 MP3 Halkaan Riix Ama Guji
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.
Qaybtii Koowaad Halkaan Riix Ama Guji
Isha Maqalka Idaacadda Islaamigaa.
Somalimidnimocom












































Allah miisaanka xasanaadka ha idiin. Saaro sheikha iyo walaalaha maamulka gob islaam,anagana,Allah hanagu anfaco, walee sheikh xasaan ayaan ka maqli jirray waa leysku xaaqmay subxanallah,Allow intaan ku gafayna iga cafi, inta igu gaftayna ka cafi, wax badan ayaanan kaaga mahad celinaayaa Rabiyow , wixii kheyr ah oo aan,asibay,wixii aan hareer mareyna Rabiyoow iga cafi Amin.