
MARKA:- Aabbaha Jihaadka Soomaaliya, Sheekh C/laahi Raabi oo kamida Culimada Soomaalida ee Jihaadka noolashooda ku dhamaystay, ahaanna jiray, hogaamiyihii Jamhaddii Soomaali Galbeed ee Al-ictisaamku gacanta u galiyeen Ibraahim Dheere kadibna uu Ibraahim dheere gacanta usii galiyey Meles Zenawi Fircoonka Afrika.
Sheekh C/laahi Raabi wuxuu ka hadlay dhibaatooyinkii Meles Zenawi uu ugaystay Umadda Muslimiintaa, wuxuu Sheekh C/laahi Raabi muxaadaradiisa ciwaan oga dhigay, “Melea Zenawi waa Fircoonka Afrika!”.
Sheekh C/laahi Raabi Taariikh mudan in baaldahab ah lagu qoro ayuu oga waramay Shacabka Soomaaliyeed ee laga qariyo Taariikhdaada Jihaad iyo Imaarooyinkii Muslimiinta ee ka jiri jiray, Harar, Baraawe, Marka iyo Magaalooyin kale.
Dhagayso MP3 Taariikha Fircoonka Afrika Meles Zenawi Halkaan Riix Ama Guji
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.
Maxamed Xaamud
Somalimidnimo.com













































Ashaykhul callaamah al mu,arikh almujaahid abul jihaad fi suumaal sheekh c/laahi raabi xafidahullaahu waracaah
Shuyuukhtana alah ha dhowro culumaa’u suu’da allah hanaga qabto amin
asalamu alaikum
ramadan kariim
Walaayaal zenawi waa adoon ilaahay, fircoon wuxuu sheegtay in uu ilaahay yahay ninkii yiraahdana wuxuu ku yiri waa xabsi sida quraanka ku cad.
Zenawi waa wiilkii miskiinka ahaa oo dowladii soomaliya ay kacanta ku haysay 80 meeyadii.
Somaali iyagaa qurun ah oo kala qaybsan oo cadowkooda fursad siiyay.
Yaa mar kasta cid kale la eedeen.
Akramakallaah ustaadi codkaagii, iyo fikirkaagii wali isma badallin! Yaxfidkallaahu al calaaamah ,al muhaajir, al mujaahid, al caaallim sheikh c/llaahi raabi maxaan gurigiisa,gurigaaga ku nasanay marti yaa sooray soona dhaweeyey oo,aan adiga iyo reerkaaga aheyn,Allaah janadiisa ha,idinku soo dhaweeyo, waxaan gob islaam ka codsanayaa haddii ay helli karaan muxaadaro uu sheikha jeediyey qaxi somaliya ka dib qiyaas ahaan 92 uu kaga hadlaayey jihaadka,oo uu waliba ku soo qaadanayo afganistan haddii la helli karro waxay aheyd muxaadaro Canaan,ib ah erayo badan oo,uu ka sii hadlay ayaa maanta soo baxay!, Cajaa,ib, waxaan soo xusuustay xadiiskii nabiga csw ee ahaa reer banii,israaiil waxaa jiray rag aan anbiyo aheyn balse waxay sheegaan run noqda,haddii umadeyda ku jiraana cumar bin khadaab ayaa ah!!!! Subxaanal khaaliq, Allaah ha idin xifdiyo sheikhanal faadil mathalkiina,na,Allaah dhexdeena ha ku badsho markale idinkoo iimaankiina iyo cirdigiina dhahirran yahay,inagana sidaa,oo kale dahiran yahay oo,aan laaban hayskaaya tuso aamiin, maxaa xikmad iyo aqoon diineed iyo taariikh yahan tahay, Maashaa,Allaah sheikhunaa.
libaaxa mujaahidkaweyn sheekheena c-lahi raabi allaha xafido
[...] Guji/riix halkan saad u dhageysato muxaadarada sheekh C/Laahi Raabbi uu kaga hadlayo arrintaas. [...]