DHAGAYSO: Sheekh Macalin Burhaan “Nafaxaad Ramadaaniyah” (نفحات رمضانية)


MARKA:-
Sheekh Ustaad Macalin Burhaan ayaa bilaabay, Muxaadaraad uu ciwaan oga dhigaym “Nafaxaat Ramadaaniyah”, Ustaadku wuxuu ugu talagalay Walaalaha Sooman Bisha Ramadaan.

Barnaamijkaan ayaa waxaa marti galiyey Idaacadda Islaamigaa ee Al-Andalus, sida Ustaad Macalin Burhaan sheegay, Nafaxaad Ramadaaniyah waa Barnaamij taxane noqon doona Bishan Ramadaan ee Barakaysan.

Qaybtii Koowaad Dhagayso MP3 Halkaan Riix Ama Guji

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Isha Maqalka Idaacadda Islaamigaa.

Somalimidnimo.com

One Response

Leave a Reply

© 2012 somalimidnimo.com · All rights reserved · RSS