
MUQDISHO:- Almujaahid Suxufi Jibriil Nuur Yuusuf kamida howl wadeenada Idaacadda Islaamigaa ee Al-Andalus kuna hadasha Afka Xarakada Al shabaab Almujaahidiin, ayaa warbixin ka diyaariyey, hadalkii shalay ka soo yeeray Sharif Murtad ee ahaa, “Haddii aan Boqol doolar lunsaday, ha la igu xiro Guantanamo”.
Sharif waa Nin Ilaahay iimaankii ka qaaday, dhaqankii gaaladana sifiican uma qaadan, kii Muslimiinta waa ka tagay, waa Ninkaas Labadiisa Xaas Koofiyadaha u xiray oo dhinacyada iga istaaga yiri!, waa dhaqan yaab leh!.
Suxufi Jibriil Nuur Yuusuf, wuxuu kamid yahay, Suxufiyiinta Islaamiyiinta kuwa ugu da’dayar, Ilaahay ha xiftiyo, waa Mufakar Islaamiya!, wuxuu warbixintiisa ku sheegay erayo soo jeetay dhammaan malaayiin Qof oo Soomaaliya oo ka dhagaysanayey Idaacadda Islaamigaa gudaha dalka Soomaaliya, waxaa kamid ahaa “Markii ay fashilmaan ayey Masiirka Umadda maciin badaan!”.
Waxaa kale oo warbixinta Suxufiga la socday, Su’aalo Sharif Murtad ka jawaabayo, Qofkasta oo Diin iyo damiir lehna uu qiimayn karo, hanyarida Sharif ku jirta iyo wali in Maskaxdiisa ay ku jirto cabsi uu kaqabo gaalada in ay xiraan oo xabsiga dhigaan, Ilaahay ha xiftiyo Suxufi Jibriil Nuur Yuusuf iyo dhammaan Suxufiyiinta wacyi galinaya Muslimiinta oo gaarsiinaya warbixino garnaqsiya oo miisaan iyo halbeeg looga dhigay fahanka Shareecada Islaamka.
Xaqiiqadii waxaan u baahan nahay, Suxufiyiin aad wax u daraasadeeya oo kayd leh, Adduunyadana waxa kadhacaya la socda isla markaana saari kara Miisaan Sharciya si ay u wacyi galiyeen Umadda Muslimiintaa.
Dhagayso Warbixinta Jibriil Nuur Yuusuf MP3 Halkaan Riix Ama Guji
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.
Isha Maqalka Idaacadda Al-Andalus.
Maxamed Xaamud
Somalimidnimo.com












































Koofiyadaan teendhada ah ee dabadhilifyada wataan
oo bortaqiisku keenay soomaaliya waa in eeyaha suuqa xoolaha ee
xamar dhooban an sanbabada shariif ugu ridnaa markiii
ladilo inshaa alaah.ragoow koofidaan dheer sida qolooyinka
Restaurantiga cuntada ka kariya ma boorsay utahay mise taarka ay gaalada
kula xiriiraan baa ugu qarsan mise shaydhaan oo is yareeyey baa dhex fadhiya?
Kkkkk
asc horta jamriil nur yuusuf waa wiil da yar oo aan sifiican ku kasaayo kanwarka sooqorane aan uga aqoonbadathy ee w aa in aad ka ilaa lisaa magaca murtad koofinada waa wax .laqaato ee afkaaga waa in aad ilaasisaa waxyalaha xun ee kasooburqanaayo ale adiga ayuu wax kuweydiinaya e shariif wax ma weeydiinaayo tankle ambriil nuur yuusuf waa wiil dayar hadane waxbarashadiisa kabilaabay school-ka mujamac umulquraa kunadhasay degmada kaaraan ee gobolka banaadir waana wiil aan isla soodhiganthy 6ilaa12 waana wiil kashaqeeynjiray idaacada qur aanka kariimka marka allah halagabaqo waa ramadaan ee wax yaabahan xun xun halaga ilaaliyo afka dadbadan e kamid ah qoraayasha webkaanine waa qabiiliistayaal xun
Salaamulaah qayr dhamaan sulimiiinta ooo dhan ramadaan kariiiim intaa ka dib waxaan rabaa in aanka hadlo maqaalkaan uu diyariaya walal keeen jabriiiiiil nuuur yusuf marka hore alaah ayaan mahad celinayaa ka dab wabsityada islaamigaaa hadan u gudbo u jeedada nan hada meshan wax ku qaray waxaan dhihi laahaa adiga ayay ka muqataa caadifad iyo tageero gaalo iyo gaala raaac marka waxaaan ku dhihi laaha alaaah ka cabso jabriiil iyo saxafiyiiiinta andiiiintoooda gadan alaaah haydin xifdiyo dagaaalka ad haysaaaan wa midka ugu adag wan idin bogadinayaa alaahna ka cabsigana anbadino jasakalaahu qayr
Kkkkkkkkkkkkkkkkkk waxaan ku qoslay koofiyadan dher ma sheydaankii oo is yareeyey aa dhex fadhiyo!!! Waa u maleeyey akhi,meeshaas haddii boos lagaa siiyo ciririgeeda ma yeeli laheyd xamaasoow? Waaba u doodeysaaye!KKKKKKKKKKK, Ar reer tawxiid maxaa ku dhib ah mararka qaarkod.