
MUQDISHO:- Taliska Ciidamada Mujaahidiinta ayaa ka warbixiyey weeraradii ay ku qaadeen Saliibiyiinta ku duulay Soomaaliya, Afhayeenka Ciidamada Sheekh Abuu Muscab ayaa sheegay in Baabuur laga gubay ciidamada Kenya kadib markii lagu weeraray Jubbooyinka, Baabuurtaas ayaa waxaa saarnaa Hub, labo gaari ayaa aad u gubatay halka gaari kalana dhaawacyo halisa loo gaystay.
Weerar sidoo kale lagu qaaday ciidamada Itoobiya ee ku sugan Magaalada Baydhabo ayaa looga gubay gaari Uuraal ah.
Dhagayso MP3 Halkaan Riix Ama Guji
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.
Maxamed Xaamud
Somalimidnimo.com










































Nimanyoow oo beenta isku haya oo waxaan aheen dagaal iyo gaari baan gubnay ma haysaane ee umadiina ka mid noqda….waxaan ka imid magaalada muqdishu hal bil ka hor…umadii reer muqdishu weey idinka nasteen ee qof idin rabto ma jiraan ee soomaali cafis weeydiista ….the reallity is somali people wants live peace and harmony…waxaad heysaan oo keliya in aad umada ku mashquultaan oo keliya …iyo afka oo aad xerataan….koleey gabalkiina wuu dhacay oo wax yar baa idiin dhiman….runtiina geed aad harsataan ayaad weeni dontaan….kolay umada idiinma rabaan ee bax aada afghanistan iyo yeman…….fuck you all including those who supports your sick and murders mindset..
To Liban yare
waa maxay nabada aad shegeysid dadka dhac dil iyo kufsi baa lagu haaya, yaa wakiil u tahay?
Freedom of speech should be respected. Liban Yare, I also just came back from Mogadishu and reality is that is worst than it was before. The only ones enjoying are people like me or you who have cash. For economic and living conditions are worst than before. People get murdered everyday. When Union of Islamic court ruled no single murder happen in the city. So stop the propaganda like Mogadishu times and keep your filthy mouth to your self.
KU: Liban Yare.- Haddaad kujiralahay xerada ciidamada ugandha iyo burundhi ku gureen wiilashii soomaliyeed ee adiga ku fil ahaa sidaad u hadlaysid uma hada sheen.
Haddii hooyadaa iyo aabahaa ku baryi lahaayeen ciidamada ugandha iyo burundhi $2000 oo dollar si ay kuu sii daayaan adoo dilan, markii lagu sii daayo sidaas uma hadasheen.
Haddii Gabadhii 16 jirka ahayd ee ciidamada Ethiopiya safka ugaleen walaashaa ahaan lahayd sidaas uma hadasheen. Marka waxaan isleeyahay waxaa tahay mid afsoomaliga bartay ee somali ma tihid. haddaad tahay mid aan somali ahayn waxaan ku leeyahay.
don’t speak for us- I am not calling you names. laakiin haddaad tahay somali- you must be one of those who were raised of the welfare of Europe or America that cannot say one two words straight let alone to understand who their real enemies are.
I LOVE MUJAHIDIIN BECAUSE THEY FIGHIT WITH OUR EMEMEY. MAY ALAALAH HELP THEM WERE EVER THEY ARE WITH OUT THEM THERE IS FREEDOM THERE NO PEACE MAY THE DISBELIVER GO DOWN
LIBAAN Yare,
Waxaan u malaynayo inaad tahay mid dhukan, ama Somali muslim ah ma tihid, yaryarka Europe ku koray oo an afsomali aqoonna wey ku aqli dhaamaan, Haddii ad Somali tahay, waxaa dareenkii ka qaaday ayaad qabtaa, ee waanu kuu ducaynaynaa inuu Allah dembiga iyo dhibaatada kaa saamaxo.
To all of you folks who made comments …
Runta lagama been sheego , waayo waxaan aan arkay aana la kulmay qaar ka mid ah askarta midowga africa ee amison…kasoo biloow mogadishu airport …waxaan kaloo aan tagay meel eey ka dhigteen xeero oo ahaan jirtay hotel caruuba …wax dhibbato ah eey umada ku hayaan ayaaba iska yar….marka hadii alshabaab eey faaiddo leyihiin umada reer mugdisho ama gebi ahaantii somalia oo dhan lagama naceen…marka maanta muqdisho ama gebi ahaanba wadanka meel wanaagsan ayuu marayaa…
mida kale kuwa dhahaaya maxkamadihii markeey jogeen weey ficneed ..haa waa run..leyskuma haayo in eey ficneed beena lagama sheegin….waxaan hada ka hadleeyno waa kuwa afka duubtey ee baneeystay dhiiga somali …waxeey aaminsanyihiin hadii aan fikir ahaan kasoo horjeedo in leey dilo …so thats why alsheydaan lost trust of all somali people ..so now the question is what’s next step…..kick all the arabs criminals out of our country…and i know it’s matter of time when those people in Marka iyo Kismaayo to be liberated …and i honestly cant wait to see Godane, Jaahil Ali Dheere Fuad Shangoole Etc to put them in spot light and face the Music of all the crime they commit in the name Islam..
Hadii Alshabaab ay aaminsanyhiin in shacabka Soomaaliyeed ay jecelyihiin, bal may doorashada ka qayb galaan oo sida Maxamed Mursi ee dalka Masar ku guuleystaan. Waagii hore shacabka waa taageray laakiin markey Alshabaab dadkii wada gaaleysiiyeen oo dhiigooda baneysteen ayaa la nacey oo xitaa gaaladii ayaa laga jecelyahay. War is daba qabta.
(ALEYSA MINKUM RAJULUN RASHIID?)