DHAGAYSO: Waraysi Abdinasir Abdi Oo Ka Warbixiyey Gabdhaha Muslimaadkaa Ee Xabsiyada Ku Xiran Iyo Nimco Yuusuf Oo Maxkamadda Jamcaha La Soo Taagayo, (Codsi Iyo Duco)


MINNEAPOLIS:-
Waxaa Warbaahinta Islaamigaa u suurta gashay in ay waraysi la yeeshaan, Abdinasir Abdi oo ah (community activist) Abdinasir Abdi waa Walaal Soomaaliyeed oo xuquuqda Muslimiinta u dooda, wuxuu kaalin aad u qiima badanaka qaatay, Maxkamaddii Gabdhaha Muslimaadkaa lagu saaray Gobalka Minnesota, Amino Ali iyo Hawo Maxamed Hassan.

Abdinasir Abdi, sidoo kale wuxuu ka qayb qaatay, Soo dhaweynta Qoyska Reer Cali Yuusuf oo Gabar Walaasheena Nimco Yuusuf la yiraahdo oga xiran tahay Gobalka California, wali Abdinasir Abdi, wuxuu gacanta ku hayaa xilweyna iska saaray Kiiska ama Arimaha la xiriira, Gabdhaha Muslimaadkaa, wuxuuna dhammaan Shacabka Muslimaa ku dhiira galiyaa in ay u istaagaan xuquuqda ay leeyihiin.

Abdinasir Abdi, waxaan ka waraysanay, xaaladda Gabdhaha Muslimaadkaa, gaar ahaan arinta cusub ayaa ah, in Nimco Cali Yuusuf, Maxkamad la soo taagayo, Maalinta Jamcaha ah, oo aan filayno in ay noqon doonto maalinta ugu horaysa Bisha Ramadaan ee barakaysan.

Abdinasir Abdi, wuxuu ka codsaday Soomaalida dagan Gobalka California in ay ka qayb galaan Maxkamadda la soo taagayo Nimco Cali Yuusuf,  isla markaana ay garab iyo gaashaan u noqdaan Qoyska Gabadha Muslimadaa ka xiran tahay.

Abdinasir Abdi, wuxuu dhammaan Umadda Muslimiintaa ka codsaday in ay  usoo duceeyaan, dhammaan Muslimiinta Xabsiyada ku jira, gaar ahaan Gabdhaha Muslimaadkaa iyo waliba Maxkamadda maalinta Jamcaha ah la soo taagi doono Nimco Cali Yuusuf oo ah Gabar Muslimad ah.

DHAGAYSO Waraysiga Brother Abdinasir Abdi uu la yeeshay Suxufi Abdiwali Dalboon MP3 Halkaan Riix Ama Guji

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Suxufi Abdiwali Warsame (Dalboon)

Somalimidnimo.com

23 Responses

  1. dhulbahante says:

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته ilaahow ka soo daa gacanta mushrikiinta. ilaahow dhamaan muslimiinta oodhan ka soo daa gacmaha gaalada. aamiin yaa rabbi.

  2. dreamer says:

    ilaahey ha u fududeeyo muslimadaa Soomaliyeed ee dhibta intaa le’eg haysato/gaartey.dhibta ay ku jirto waa mid la midda kuwa Shabbab ay ku hayaan shacabka muslimiinta ee ku kala nool gobolada ay ka taliyaan.xabsi Markayka waa mid ciqaab iyo dhib badany. yaa rabi yaa rabi muslimadaa dhibta haysata ka dul qaad oo dhibteeda inoo wada qaybi si u hesho freedomkeeda.ilaahow naga ajiib ducadeena

  3. Ibnulqayim says:

    Wa wax laga naxo.arintas miskintan marka hore waxa gacan galiyey qawano ibsatay dintodi.okor islamka ah hosna kufri iyo nifaq diloday.marka ya nimca sabar.wax walbo o alle dartis ku garo ajar xisabso.insha allahاللهم فك اسرانا واسرمسلين.ومنهم شيخ المجاهدوشيج سليمان علوان.‏

  4. lafoole says:

    KU; Dreamer. Adeer wax baro ee iska daa ka haddalka waxaadan aqoon.

  5. Xasan says:

    Asc.kuli umada muslimiinta Illaahow muslimiinta kuli kaso bixi xabsiyada muslimiinta o lagu ciqabayo gabadhaas muslimadana ilaahow so furo o kaso day xabsiga ay ku jirto ilaahow gacanta galada kaso bixi amii amiin yaa rabi muslimiintana ilaahay ha u gargaar o meel walba lagasoo weraray af.iyo.adin.iyo.fikrad.laga.leexsho.manhajka.salafka.iyo.jidka.toosan.siloo.khaldo.aydo.lo.adeegsanayo.caalimban.ahay.iyo.waxlamid.ah.hadaba.ilaahban.weydisanaynaa.inow.muslimiin.xabsiyada noga.so.dayo.gaaladan.ow.jebsho.wb tw (wsc)

  6. Xasan says:

    Ilaahow gabadha muslimada so furo o xabsiga kaso day iyo muslimiinta kali kuli amiin amiin

  7. السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
    اللهم فك اخواناالدين هم في سجون الكفاروالظواغيت اللهم فك اختنا{نمعه علي يوسف}اللهم ثبتهااللهم يسرأمورهااللهم احفطهامن كل سوء اللهم احفط اخوناعبدولي عبدمن كل سوءواجعل عمله يقراعين المسلمين اللهم آمين اللهم آمين

  8. Maxamad says:

    Alow wixi muslim ah oo gacan galo kujiro kaso dada wixi muslimka dibayo xita muslim hashegte alow xabsiyada kugur somalida adunka kukalayacday alow xabsiyada kasosar dalkoda weykaqexen dibadina walaguxirxiri alow sidan udan somalida alow intan aya ciqab ugufilan dowr sano ayey isjafayen alow iskuhagaji

  9. umu_barau says:

    Allahayoow ka soo daa cafiifadaas iyo muslimiinta dhamaan aamiin, waxaan Allah u weydiinayaa inuu reerkaas dhibka loo geystay uu Allaah uga farxiyo yowma laa dilah illaa dilluh iyagana sabur iyo kheyr ku irsaaqo walaasheena nimca na Allaah ha sugo, sidoo kale intii ku faraxsan ama diiday inay difaacaana ama ku marqaati furtayna Allow adigeysan kaa qarsooneyn maanta ee aduunka ku bah dil aakhirana cadaabkaaga uga aarso aamiin, fasbiruu Aallaa yusuf fa,ina mowcidakum bil janah bi,idnillaah.

  10. asc ilahoow uu adkee qalbigeeda sharkoodana kabad baadi

  11. Ism says:

    ilaaheey subaxana watacala hakasoo daayo xabsiga yaa RABBI.

  12. dreamer says:

    KU:LAFOLE LAFE GURTA MAXAAD ULA JEEDAA Adeer wax baro ee iska daa ka haddalka waxaadan aqoon. WAXA AANAN AQOON MAXAY TAHAY? MA INAAD CABURIN IYO CADAADIS UMMADA MUSLIMKA EE SOOMALIYEED KU HAYSAAN AYAAAN OGAYN?,MA INAAD QASAB MEELAHA LAGAYSU SOO BAXO AAD KU KEENTAAN AYAAN OGAYN?,INAAD XOOLAHOODA DHACDAAN AYAANAN OGAYN?

    -
    CAJALADO IYO WARAR QARSOODI LOO DUUBAY AYAA LAHAYAA GOOR/SANNAD GUDDAHOOD FISHA. MARKA CAMI QOFKA WAX AQRININI EE DIINTA SOO DHEGA DHEGEEYA WAA ADIGEE AQOONTA AAD ANIGA ILA RAADINAYSID MAAD ADIGU RAADSATID.

  13. Ibnulqayim says:

    Umu barua.jazaka allah.wad du ceysay allaha ka aqbalo.adi waxad tahay.gabar jecel walalaha musliminta anigana waxa iqanciyay sidad walalaha udifaceysid.

  14. abu hudayfa says:

    dream\\\ afkaga yahuud iyo gaalo wax ma uga sheegtay waa may ogow waxaad aqira saflagalin dadkaas masha alaah ilaahay baan kaa dhigin islaam

  15. abdi-xayi says:

    alow musilmada ka soo daa’ xabsiyada khanaaziirta gaalada ay leeyihiin , wax kale laguma haysto gabdhaha muslimaadka ah ilaaa alaha caziizka ah ayay rumeeyeen

  16. Abuu maqdas says:

    Alaahow xabsyada ka soo daa in dintaada dartiisa uxiran carab misa cajab ha ahdaane ok waxan layaabnahay nikaan denmer lagu magccabo waa nin jecl dimuquraadiyada wyo waxuu rabaa in uu wax dhaco gacan la goonin waxuu rabaa in uu macsiyo galo xadna laga ofin waxuu diinahay ku dhaqnka shareeda islaamka ok hadaat nolashaas ubahntahay muqdisjo iska joog dataka barwaaqda haysto kitaabka alle lagu xukamya ayagana ku qancsan afkaada najaaska ah ka ku taagin waad qaldantahay gaalo jaceel ayaa sadrigaada ka buuxe mida kale cajalo sir ayn hayaa ayaad ledahay noocada iyo wax lamid ah sirta islaamka yaa kuu soo gudbinaayo war hooy afkaas suubso waxaad ogtahay malhan

  17. Mahmud says:

    KU dhalinyarada isweraraysa walalyal meshan dad dhib heysta oo muslimin ah aya loguso bandhigay dhibkoda in ad dadka musliminta ah laqeybsatan e lama joga waqti lis radiya ama laceytama marka dadkan walalahina ah dhibka laqaysada oo u duceya illahey haa so furtee. Allaw gacanta kufarta kaso badbadi iga iyo dhaman musliminta kalaba aamin aamin.

  18. Qabyaalad diid says:

    Allahayoow kasoo daa gacanta cadaawaha adaa qaadir ahe

    Reer sandiegooooooow yaan islaamka looga imaan dhankiina

    Buuxiya maxkamadda maalinka jimcaha allaah kheyr ha idinka buuxiyee

  19. ilaahow kasoo daa walaaaheena

  20. muslim,somali and punlander boy says:

    asc,,,,
    to Umu barua
    wll diintan difaaceeda waxaad ku bixisay wakhti badan waxaadna ufakadhay wakhti badan …
    waxaadna ka difaacday gaalo badan aniga waxaa iqanciyey sidaad ufahantay munaafiqiinta soomaliyeed al-ictisaam ..
    waxan kuleeyahay madax baad utahay haween intaan arkay.. salaan sare baanku leeyahay marwo..

  21. muslim,somali and punlander boy says:

    asc…
    ILLAAHAY waxaan kabaryayaa in uu usugo walaashay nimco yuusuf xabsigan kasiidaayo …..
    waxaana walaalaha commentiga kadhiibta kacodsanayaa inay uduceeyan rag aan sxbo aan ahayn oo uxiran maamulka ashahado ladirirka ah ee puntland waxaad ILLAAHAY ugabaridaan in ILLAAHAY kasoo daayo xabsiga..

    arinta nimco hadaan usoo laabto walaasheen waxaan uhaysanaa haday shahiido iyo haday xabsiba kusii jidhoba waxa loogu yeero al-ictisaam ooo aygu jaajuusay………….

  22. umu_barau says:

    (ku ibnulqayim iyo muslim somalai) walalayaal waan idin salaamayaa marka hore marka xiga waa waajib in aan dhamaanteen difaacno muslimiinta idinkaana iiga da,daal badane Alle ikhlaas hanooga dhigo aamiin. walalayaal reerkaas waxaa uga darran xadgudubka ay u geysteen gaalada kuwa muslimiin iyo ducaad baan nahay sheeganaya sidaa daraadeed ayaan la jecleystay in maadama aduunka lagu dhibay uu Allah ajarkooda ugu dib dhigo aakhiro si maalintaas dame uu Allah uga farxiyo, sida walalkeen muslim somali sheegayba cid kale umaba haysano ictisaam oo dhanna maahee waa nimanka masaajidu diraar xukuma! marka insha Allaah laaa passa dahuurun way soo bixi doontaa walaasheen nimca ali yusuf dibna waan isku wareysan doonaa maxkamad islaami ah na waa la soo taagi doonaa ragii sabab u ahaa xarigooda iyo kuwii ku furay marqaatiga dadban kuwaasoo yiri gabdhaha qaynuunkii ayey jabsheen! Qabaxallaahu wujuuhal khaa,iniin.

  23. Nastexo says:

    اللهم فك أسرأنا وأسر ألمسلمي ل

Leave a Reply

© 2012 somalimidnimo.com · All rights reserved · RSS