الحمدلله والصلاة والسلام على رسول الله وعلى آله وصحبه أجمعين
Walaalayaal waa kalmad kooban oo ka yar nus saac oo ku saabsan Ramadaanka, Naftihurnimada iyo ficilka oo hadalka la raaciyo! Arrinta Ramadaanka waan koobnay maxaa yeelay Berri baa Salaadda Jumcaha looga hadli doonnaa. Waxaan ku xijineynnaa waxyaalo dhacay bisha soon sida:
1- In Qur’aanka la soo dejiyey.
2- Dagaalkii Badar oo ahaa dagaalkii u horreey ee dhabarka ka jabshay gaalo.
3- Kii fatxu Makah oo isna soo afmeeray Shirkigii.
4- Kii Caynu Jaaluut ee Tataarka lagu jabshay.
Maaddaama waddankii gumeysi qaar heyso oo weliba weerar sii yihiin ayaa arrimaha Jihaadka iyo naf-huriddu muhiim yihiin. Arrin ku saabsan nafti-hurid! Waa tii wiilkii yaraa ee u dhaxeyn jiray saaxirka iyo Raahibku keenay nafti-hurid dadkii ku Islaamay!
فقال للملك : إنك لست بقاتلي حتى تفعل ما آمرك به ، قال وما هو ، قال : تجمع الناس في صعيد واحد ، وتصلبني على جذع ، ثم خذ سهما من كنانتي ، ثم ضع السهم في كبد القوس ، ثم قل : باسم الله رب الغلام ، ثم ارمني ، فإنك إذا فعلت ذلك قتلتني ، فجمع الناس في صعيد واحد ، وصلبه على جذع ، ثم أخذ سهما من كنانته ، ثم وضع السهم في كبد القوس ، ثم قال : باسم الله رب الغلام ، ثم رماه ، فوقع السهم في صُدْغِهِ ، فوضع يده في صُدْغِهِ في موضع السهم فمات ، فقال الناس : آمنا برب الغلام ، آمنا برب الغلام ، آمنا برب الغلام ،
Nabi Muxamed (SCW) oo isna tamaniyey nafti-hurid:
والذي نفسي بيده لولا أن رجالا يكرهون أن يتخلفوا بعدي ولا أجد ما أحملهم ما تخلفت لوددت أني أقتل في سبيل الله ثم أحيا ثم أقتل ثم أحيا ثم أقتل ثم أحيا ثم أقتل
Suugaan Soomaali la xiriirta nafti-hurid:
- Waxaan ahay naftii hure
- Waxaan ahay naftii hure
- Naacoow qaboowiyo
- Nimco iyo barwaqiyo
- nabad lagu nagaadiyo
- nolashaba iloobee
- Nacasoow gumeysigan
- nababarada qarsooniyo
- nac aan iga hareyniyo
- igu reebay naafada
- nabad lama wadaagee
Ficilka oo keena in dadku ku maqlo halka hadalka afka baarkiisa aan cidna dhageysan:
وما أريد أن أخالفكم إلى ما أنهاكم عنه
أتأمرون الناس بالبر وتنسون أنفسكم
: أتأمرون الناس بالبر وتنسون أنفسكم الآية [ 2 \ 44 ]
كبر مقتا عند الله أن تقولوا ما لا تفعلون [ 61 \ 3
عن جرير بن عبد الله -رضي الله عنه- قال: جاء ناس من الأعراب إلى رسول الله -صلى الله عليه وسلم- عليهم الصوف فرأى سوء حالهم قد أصابتهم حاجة فحث الناس على الصدقة فأبطئوا عنه حتى رئي ذلك في وجهه، ثم إن رجلا من الأنصار جاء بصرة من ورق ثم جاء آخر ثم تتابعوا حتى عرف السرور في وجهه فقال رسول الله -صلى الله عليه وسلم-: «مَنْ سَنَّ فِي الإسلام سُنَّةً حَسَنَةً فَعُمِلَ بِها بعْدَهُ كُتِب لَه مثْلُ أَجْر من عَمِلَ بِهَا وَلا يَنْقُصُ مِنْ أُجُورِهِمْ شَيْءٌ، ومَنْ سَنَّ فِي الإسلام سُنَّةً سَيِّئَةً فَعُمِلَ بِهَا بَعْدَهُ كُتِبَ عَلَيْهِ مِثْلُ وزر من عَمِلَ بِهَا ولا يَنْقُصُ من أَوْزَارهِمْ شَيْءٌ» [رواه مسلم].
Jihaad-ka-hadalka oo caan lagu noqdo! Waad ogtihiin in wadaaddo caan ah ku soo caan baxeen Jihaad-ka-hadalka! Waan wada ognahay doodihii ka dhici jiray Nairobi. Haddii Jihaadka la diido waxaa ka dhasha in dadku ka dillaamo culumadaas!
Waxaan ku soo xireynnaa in ardada cilmiga barato ogaadaan in wadaaddadu khaldami karaan ee aysan gef kasta ooy sameeyaan ajar ka helin!
وفي الصحيحين من حديث أسامة بن زيد رضي الله عنهما أن النبي صلى الله عليه وسلم ، قال :” يجاء بالرجل يوم القيامة فيلقى في النار فتندلق أقتابه في النار ، فيدور بها كما يدور الحمار برحاه ، فيجتمع عليه أهل النار فيقولون : أي فلان ، ألست كنت تأمرنا بالمعروف وتنهانا عن المنكر ؟ ! فيقول : كنت آمركم بالمعروف ولا آتيه ، وأنهاكم عن المنكر وآتيه
Wadaaddo ku Cisoobay ka-hadalka Jihaadka
Waan ognnahay in wadaad ka mid ah wadaaddada Soomaaliya ugu caansan ku soo caan baxay muxaadaro ku saabsaneyn in la jihaadi karo Imaam la’aan! Markaas ka hor cidna saas uma aqoon wadaadkaas! Sheekhii kale waxaa la gashay geeska! Haddeertaan sheekhii waagaas diidanaa in la Jihaado karo baa aad looga nabad galay oo inta badan arrimahaas kama hadlo!
Marka ciddii Jihaadka ka soo horjeesata waxaa naca ummadda! Qofkii Jihaadka jecel waxaa jecel ummadda! C/Laahi binu Mubaarak (RC) waxa cirka geeyey waxaa ka mid ahaa Jihaadka! Waa buuxeen culumo la cilmi ah!
Halkan guji/riix si aad u dhageystid codka oo MP3.
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.
Golaha Baraarugga Islaamka
Somalimidnimo.com













































TO: ABDIWAXID.
Akhii jazaakallahu khayran waad dadaalaysaa. hal arin ayaa jirta oo ku saabsan tasjiilaadkaaga. mp3yada aad soo galiso webka tayo malahan lamana dhagaysan karo. 3dii qowl ama mp3 ee aad ku difaacaysay ABU SALMAAN waan dhagaysan kari waayay kulligood. cajalkan ka hadlaya ramadaanka isna in aan dhagaysto ayaan damcay lkn isna dhagaysan kari waayay. sidaa la afligeed wax ka badal programmka aad isticmaasho (software). cillada jirtaa waxaa weeye markaan daaaro cajalka every 10nd or 15secend or less than a minute wuu aamusayaa wuuna socdaa. cilladu ma anigaa?? ma speedka internetkaygaa?? garan waayay. lkn cajaladaha kale ee wilaayaatka dhibkan kuma qabo. waa kuwaaga kaliya.
Ictisaam waa sidee xaaladiina, cadowka maanta wadankeena tuulo tuulo u qabsanayaaa , sharaftayna ayay ku tumanayaan, walaalahayna ayay xabsiyada u taxaabeyn ee ku ibaadaynayaan, diinteyna ayay ku xadkudbayaan, masaajidayna ayay burburiyeen wayna ku xaarayaan, idinkana waxaad mujaahidiinta leedihiin yaa la iska dhicin oo lala jihaadin, bilaahi caleykum ma’ arktaan miyaa sida ay shacabka muslimiinta diyaaradaha iyo madaafiicda ugu xasuuqayaan, bilaahi caleykum ma’arktaan miyaaa xamar sida ay u burburiyeen, bilaaahi caleykum ma’araktaan miyaaa masaajidayna sida ay burburinayaan, bilaahi caleykum ma’arkina miyaaa kufaarta markey kutubka alle inta ay jeexjeexeen kadibna saxarada ay iska tirayn, walaahi kutubkaan waa la idin waydiin doonaa waxa aad u difaaci waydayn, alle wuxuu yiri{wa inahuu la dikrun laka wali qowmiga fasoofa tus’aluun} waxaad is dhahdayn markii hore idinka ayay mujaahidiinta wax kasta idinku cadeecayaan oo amaradiina ayay Qaadanayaan lkn mujaahidiinta ma caabudaan culimo marin habaawday ee alle ayay caabudaan insha alah aduunya jeclidaan idin jiidatay waa mid alle idin kala xisaabtami doonaa waana la idin waydiin doonaa waxa aad diinkaaan lagu soo duuley aad waxa u qabateyn
Asc c/waaxidow waadadaashey walaal waxaana ilaahey karajeynaya walaal inow ilaahey kaa abaal mariyo baraarujintan aad usamey neysid dadka jihaadka jecel.mida kake golaha baraaruga islaamka ilaahey kheeyr hasiiy wabilaahi towfiiq wsc wrmatulaahi wabarakaatuhu
Assallaamu aleykum wr wb
-
Ramadaan kariim
-
Jazaakal LAAHU khayran jazaa wallaal Abdi wahid
-
Cabdiraxmaan wallaal anniga dhinnaceyga waa fiican yahay igama go’ go’in ama wax pause (kala go) ah igama gelin, waase runtaa xogaa dubuusita quality-ga (heer fiican/sare) ma aha, kuwa kale baa ka tago fiican haddii wallaalkeen uu awoodo in uu xogaa dhinnaca (heer fiican/sare) quality-ga xogga saaro!
asc. c.waaxid waadku mahadsan tahay baraarujinta aad nabaraarujisay mida kale webkan lagu magacaabo halgan.net ee raba inuu umada kadhaadhacsiiyo fikirkooda qaldan ma woxo shiikh leeyahay bashiir salaad oo banaanka isa soodhigay ee udoodayo tastuur subxaannaah wallahi cuquubaa kadhalaneyso diintan laqariyey ee aan runta laga sheegin xitaa shida ictisaam ay sheeganayaan oo ah in jihaadka socda fitno yahay dhayib maxaad tastuurka saxiixa uleedihiin maxaase amisom akteeda ujoogtaan maxaase gaalo masaajido ugu shirineysan gaaladan soow gaaladi aad dhihi jirteen halagu jihaado mise waxaad ladagaalameysen c.dulahi yusuf oo jihaadka daacad idinkama ahayn war iyo dhamaantiis waxaan idinleeyahay ilahay usoo laabta towbada waa furan tahay umdana ucadeeya waxaad qaribteen wabillahi towfiq.
Run sheeg waa ceeb sheeg ayey somalida tiraahdaa!, Allah na waxaa uu dhahay runta sheega, marka walalkayoow illhay hakaaga abaal mariyo janadiisa firdowsa runta aad shegtay jazaakumullaah kheyran gob islaameey.