Dhageyso Kalmaddii C/Waaxid Khaliif ee ku Aaddaneyd Wadaaddadii isku Dherershay Sheekh Xasaan Xuseen

تَطاوُل المُنْبَطِحين على المجتهدين

 

الحمدلله والصلاة والسلام على رسول الله وعلى آله وصحبه أجمعين

 

Qoraagu wuxuu ku bilaabay inuusan ahayn sheekh. Wuxuu ku daray in dadka ehlu Xalli wal Caqdiga ah aysan wadaaddo keliya ahayn. Wuxuu sheegay inuu muddo badan ku soo jiray ka-hadalka arrimaha Soomaaliya. Wuxuu kalmaddii ka dhigay labo qeybood. Waa na soo gaartay qeybta koowaad. Waxay ka hadleysaa:

1- Maxaa sheekh Xasaan laga rabaa? Maxaa su’aalaha loola dabojoogaa? Wuxuu qoraagu sheegay inuusan sheekh Xasaan ahayn nin Jihaad ka fariistay bal uu ku jiro Jihaad kii u darnnaa. Nasuusta qoraagu soo daliishaday:

حدثنا سليمان بن حرب حدثنا حماد هو ابن زيد عن حميد عن أنس رضي الله عنه أن النبي صلى الله عليه وسلم كان في غزاة فقال إن أقواما بالمدينة خلفنا ما سلكنا شعبا ولا واديا إلا وهم معنا فيه حبسهم العذر

Wuxuu sheegay inuu sheekhu la mid yahay dadkii Nabigu (SCW) ku dhaafi jiray Madiina oo kale! Qofkaas oo kale ma aha qof Jihaadkii ka fariistay. Wuxuu soo qaatay:

لما كانت غزوة تبوك و هي اخر غزوات سيدنا رسول الله عليه الصلاة و السلام خلف عليا بن ابي طالب في اهله و ماله فاشاع بعض المنافقين ان رسول اله ترك عليا في المدينة لانه لا يريد ان يكون معه فسمع علي مقاله المنافقين فذهب الى رسول الله و قال له :يا رسول الله خلفتني مع النساء و الصبيان يعني يريد الخروج للجهاد فقال له رسول الله صلى الله عليه و سلم : اما ترضى ان تكون مني بمنزلة هارون من موسى الا انه لا نبي بعدي.؟.

 

 

Wiilasha Xabbadda Ridaya iyo xarbiga sheekh Xasaan ku Jiro kee Daran? Yaase daran xabbadda iyo in lagu Jeesjeeso?

 

Qoraagu wuxuu tusay wadaaddadaas niyadda jabay in Jihaadka sheekh Xasaan ku jiro ka daran yahay kan wiilasha Amisom horjooda. Wuxuu sheegay in raalli looga yahay inuu saas dacwada u wato. Wuxuu qoraagu ku lifaaqay in qofka furunta jooga ka dhib yar yahay qofka sida sheekha oo kale ah oo askar Kenya ah iska xiraneyso! Muxuu daliishaday qoraagu?

فقال : يارسول الله! أي الجهاد أفضل ؟ فسكت عنه فلما رمى الجمرة الثانية سأله ؟ فسكت عنه ، فلما رمى جمرة العقبة ، وضع رجله في الغرز ليركب ، قال : أين السائل ؟ قال : أنا يارسول الله . قال كلمة حق عند ذي سلطان جائر ))

 

عن ابن شهاب قال حدثني عروة أن عائشة رضي الله عنها زوج النبي صلى الله عليه وسلم حدثته أنها قالت للنبي صلى الله عليه وسلم هل أتى عليك يوم كان أشد من يوم أحد قال لقد لقيت من قومك ما لقيت وكان أشد ما لقيت منهم يوم العقبة إذ عرضت نفسي على ابن عبد ياليل بن عبد كلال فلم يجبني إلى ما أردت فانطلقت وأنا مهموم على وجهي فلم أستفق إلا وأنا بقرن الثعالب فرفعت رأسي فإذا أنا بسحابة قد أظلتني فنظرت فإذا فيها جبريل فناداني فقال إن الله قد سمع قول قومك لك وما ردوا عليك وقد بعث إليك ملك الجبال لتأمره بما شئت فيهم فناداني ملك الجبال فسلم علي ثم قال يا محمد فقال ذلك فيما شئت إن شئت أن أطبق عليهم الأخشبين فقال النبي صلى الله عليه وسلم بل أرجو أن يخرج الله من أصلابهم من يعبد الله وحده لا يشرك به شيئا

2- Wuxuu qoraagu ka hadlay arrinta Khawaarijta ee laga sharqamiyey? Wuxuu qoraagu bujiyey qiyaaska wadaaddada niyadda jabay! Wuxuu si hufan u bujiyey qiyaashii sheekh Maxamed Umal ee uu Mujaahidiinta ku duray. Wuxuu sheegay in dhowr arrimood la rabo:

B- Fikir. Ka soo qaad Takfiir. Takfiiri kasta ma aha Khaariji halka Khaariji kasta yahay Takfiiri! Wadaaddada Ictisaam ma fahmin arrintan!

T- In la helo ficilka khuruuka ah ee Imaam Shareeco wax ku xukumay lagu baxo!

J- In la helo Imaam lagu baxay oo Shareeco wax ku xukumaya!

Qoraagu wuxuu sheegay wixii intaas ka soo haray lama dhaho khuruujkii lagu noqonayey Khawaarij. Xitaa dagaal kasta oo lala gelo Imaam daacad ah kaama dhigayo Khaariji? Yaa Mucaawiye (RC) ku sheegay Khaaraji? Yaa culumadii Taabiciyiinta ee C/Malik ku baxay ku sheegay Khaariji? Xitaa dawaa’ifta Muslimiinta ama dagaallada sokeeya lama dhaho Khawaarij! Sadaam Xuseen iyo Khumeyni!

 

3-Qoraagu wuxuu sheegay in Nasuusta waciidka ku soo aruuray lagu dul akhrin karo Muslimiinta haddii loola dan leeyahay in gaalnimo iyo cadaab looga digo? Wuxuu soo daliishaday Nasuus ay ku jiraan:

وَلَقَدْ أُوحِيَ إِلَيْكَ وَإِلَى الَّذِينَ مِنْ قَبْلِكَ لَئِنْ أَشْرَكْتَ لَيَحْبَطَنَّ عَمَلُكَ وَلَتَكُونَنَّ مِنَ الْخَاسِرِينَ

وما نرسل بالآيات إلا تخويفا

وكان الإنسان أكثر شيء جدلا

6915 حدثنا أبو اليمان أخبرنا شعيب عن الزهري ح حدثني محمد بن سلام أخبرنا عتاب بن بشير عن إسحاق عن الزهري أخبرني علي بن حسين أن حسين بن علي رضي الله عنهما أخبره أن علي بن أبي طالب قال إن رسول الله صلى الله عليه وسلم طرقه وفاطمة عليها السلام بنت رسول الله صلى الله عليه وسلم فقال لهم ألا تصلون فقال علي فقلت يا رسول الله إنما أنفسنا بيد الله فإذا شاء أن يبعثنا بعثنا فانصرف رسول الله صلى الله عليه وسلم حين قال له ذلك ولم يرجع إليه شيئا ثم سمعه وهو مدبر يضرب فخذه وهو يقول وكان الإنسان أكثر شيء جدلا

 

3- Wuxuu taabtay arrintii Heshiiskii Xudeybiya! Qoraagu waa bujiyey wixii Ictisaamku ka dhaheen Heshiiskii Xudeybiya iyo kii is-dhiibiddii Ibraahim-dheere.

4- Inaan warka culumada la isku qaban! Muxuu keenay?

يقول شعبة بن الحجاج : احذروا غيرة أصحاب الحديث بعضهم على بعض ، فلهم أشد غيرة من التيوس (1)

الكفاية في علم الرواية ص 109

(استمعوا علم العلماء ولا تصدقوا بعضهم على بعض، فوالذي نفسي بيده لهم أشدّ تغبراً من التيوس في زُروبها

 

5-Culumada. Yaa saxsan sheekh Xasaan iyo Ictisaam? Miisaankee la saarayaa?

6- Dacaayadda Ictisaam oo uu la simay tii Qureysh markii C/Laahi binu Jacash iyo ilaaladii kale dileen Camri binu Xadramiyi bisha Rajab maalintii u dambeysay!

7- Ictisaam oo la yimid dacaayaddii wadaaddada lagu caayi jiray markii saxwada Salafiga ah ka bilaabatay Soomaaliya -Khawaarij – baad tihiin! Wuxuu soo qaatay in wiilashii la dhashay Nabi Yuusuf (CS) markay walaalkood ceelka ku rideen ku dhageen hadalkay aabbahood ka maqleen ee ahaa:

قَالَ إِنِّي لَيَحْزُنُنِيۤ أَن تَذْهَبُواْ بِهِ وَأَخَافُ أَن يَأْكُلَهُ ٱلذِّئْبُ وَأَنْتُمْ عَنْهُ غَافِلُونَ

 

Wiilashu maxay dhaheen markay dhagarta fuliyeen?

 

وَجَآءُوۤا أَبَاهُمْ عِشَآءً يَبْكُونَ } * { قَالُواْ يَٰأَبَانَآ إِنَّا ذَهَبْنَا نَسْتَبِقُ وَتَرَكْنَا يُوسُفَ عِندَ مَتَاعِنَا فَأَكَلَهُ ٱلذِّئْبُ وَمَآ أَنتَ بِمُؤْمِنٍ لَّنَا وَلَوْ كُنَّا صَادِقِينَ

8- Ictisaam oo la weydiinayo ma waaqic baa is beddelay? Maxaa C/Laahi Yusuuf iyo Shariif looga hor yimid? Maxaase hadda sheekh Bashiir Salaad iyo wadaaddo Nairobi jooga u beddeleen fatwooyinka? Ma Shariif, Ibraahim-dheere, iyo Axmed-madoobe saas loo yeelay?

9- Maxaa sheekh Xasaan Xuseen oo khalad ka noqday loo leeyahay saas baad sameyn jirtay? Qoraagu Nasuus buu soo qaatay. Weliba waxaa weheliya kaftan! Goormaa wanaag la isku caayi jiray?

قال : فانطلقنا، فأتي رسول الله بنهب إبل، فقيل : (أين هؤلاء الأشعريون). فأتينا، فأمر لنا بخمس ذود غر الذرى، قال : فاندفعنا، فقلت لأصحابي : أتينا رسول الله نستحمله، فحلف أن لا يحملنا، ثم أرسل إلينا فحملنا، نسي رسول الله يمينه، والله لئن تغفلنا رسول الله يمينه لا نفلح أبدا، ارجعوا بنا إلى رسول الله فلنذكره يمينه، فرجعنا فقلنا : يا رسول الله أتيناك نستحملك فحلفت أن لا تحملنا، ثم حملتنا، فظننا، أو : فعرفنا أنك نسيت يمينك، قال : (انطلقوا، فإنما حملكم الله، إني والله – إن شاء الله – لا أحلف على يمين، فأرى غيرها خيرا منها، إلا أتيت الذي هو خير وتحللتها

فاستراحة من يعيره بذلك كاستراحة منَاظر هارون بن مُوسَى الأعور ، فيما أَخْبَرَنَا الشَّيْخُ أَبُو مَنْصُورٍ عَبْدُ الرَّحْمَنِ بْنُ مُحَمَّدِ بْنِ عَبْدِ الْوَاحِدِ الشيباني بِبَغْدَادَ ، نَا أَبُو بَكْرٍ أَحْمَدُ بْنُ عَلِيِّ بْنِ ثابت الخطيب ، حَدَّثَنِي الحسن بن مُحَمَّد الخلال ، نَا سليمان بن أيوب المعدل ، قَالَ : سمعت عَبْد اللَّهِ بن سليمان بن الأشعث ، قَالَ : سمعت أَبِي ، يقول : كان هارون الأعور يهوديًّا ، فأسلم ، وحسن إسلامه ، وحفظ القرآن وضبطه ، وحفظ النحو ، فنَاظره إنسان يومًا في مسالة ، فغلبه هارون فلم يدر المغلوب ما يصنع ، فقال له : أنت كنت يهوديًّا ، فأسلمتَ . فقال له هارون : فبئس ما صنعتَ . قَالَ : فغلبه أيضًا في هذا .

Wasiirka Ciraaq oo waa hore ku hadlay hadalka Ictisaam oo kale:

وما زالت أذكر بالعجب والأسف اللذين أحسست بهما أول مرة وأنا صغير ما قاله الوزير العراقى المسئول فى أواخر الثلاثينيات حين صار للعراق أسطول جوى إذ قال: لقد أصبحت لدينا طائرات حربية تستطيع أن تضرب القاهرة بالقنابل وتعود دون توقف!

يا عجبا! ويا أسفا!

فإذا كانت الطائرات العراقية عاجزة فى ذلك الوقت عن ضرب الإنجليز فى قاعدتهم داخل العراق فى الموصل فلماذا تفكر فى ضرب القاهرة؟! وماذا صنعت لهم القاهرة حتى يفكروا فى ضربها؟!

جاء في “البداية والنهاية” لابن كثير (9/336) و”تهذيب الكمال” (3/421) في ترجمة إياس بن معاوية المزني قاضي البصرة وفقيهها، عن سفيان بن حسين الواسطي: «ذكرت رجلاً بسوء عند إياس بن معاوية المزني قاضي البصرة – وهو تابعي يَضرب المثل بذكائه – فنظر في وجهي وقال: أغزوت الروم؟ قلت: لا! قال: أفسلم منك الروم والسند والهند والترك، ولم يسلم منك أخوك المسلم؟!

9- Culumadu ma ajar bay ka helayaan khalad kasta oo ay sameeyaan?

10- Kaftan uu ku soo xiray ku saabsan inaan lagu degdegi karin dadka fahanka leh:

• كان أبو الحسين بن السمّاك يتكلّم على الناس بجامع المدينة, وكان لا يحسن من العلوم شيئا الا ما شاء الله, وكان مطبوعا يتكلّم على مذهب الصوفية, فكتبت اليه رقعة:” ما يقول السادة الفقهاء في رجل مات وخلف كذا وكذا؟”. ففتحها فتأمّلها فقرأ: ما تقول السادة الفقهاء في رجل مات؟ فلما رآها في الفرائض رماها من يده, وقال: أنا أتكلم على مذاهب قوم اذا ماتوا لم يخلفوا شيئا. فعجب الحاضرون من حدّة خاطره.

 

تكلم شاب يوما عند الشعبي فقال الشعبي: ما سمعنا بهذا. فقال الشاب: كل العلم سمعت؟ قال: لا، قال: فشطره؟ قال: لا، قال: فاجعل هذا في الشطر الذي لم تسمعه، فأفحم الشعبي.

 

Biyo sacabadaada baa looga dhargaa. Marka sugo codka qoraaga. Waxaa ku jira xigmado iyo kaftan iyo weliba Nasuus badan. Marka halaga faa’iideysto. Marka insha Allaahu waa na soo gaaray codkii. Waxaa naga xiga saacado intaan soo galineynno haddii Ilaah idmo.

 Gujji/Riix si aad u dhageysato codka oo ah MP3.

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

 

 

Somalimidnimo.com

 

55 Responses

  1. Khadra Mohamed says:

    Maasha allaaah allaaahu akbar ilaahay haku xifdiyo shiikhoow islaamka waad difaacday inta tabartaada ah ragaas oo kale ayaa ku jira dadka, cabdiwaxidoow naftaydaan kuu hibeeyay malagu heli karaa.

    • jamacdheere says:

      mashalah ukhtii waa qiirotay hadii shiekhu kaa mashquulo bal xagayga soo jaleec
      inshalaahu khayr

    • yasin mohamed says:

      Ilaahow xaqa na fahansii walaashayay xaga laguma garto raga ee xaqa lagu gartaa raga sheekhan aad naftaada u hibaysay waa ninka culimada looga taag laayay ee maraya laaya culimada waayo dhamaantood wuu gaalaysiiyey xataa adigaagan naftaada u hibaynaya markaa walaashayay ha iska qiiroone wax hubso ninkana ha ku degdegin hibayntuna ciyaar ma gasho

  2. Marwaan says:

    TO: CABDUWAAXID

    إذا لم تكن شيخا ولا عالما بالشريعة كما أقررت على نفسك فكيف تتكلم عن الشريعة وأنت جاهل عنها، ما أكثر منك جرءة على الشريعة، أما قرأت قول الله تعالى (فاسئلوا أهل الذكر إن كنتم لا تعلمون) مما بلي على الأمة في هذه الأيام جاهل يفتي عن الشريعة. ومما يدل جهلك المركب النقاط التالية وإن كانت أكثر من أن تحصى:
    أولا: عنوان محاضرتك (تناول المنبطحين على المجاهدين) «المنبطحين» جمع مذكر السالم ، يرفع بالواو وينصب ويجر بالياء،، فإذا لا تحسن الإعراب فكيف تخوض في البحار مع عدم معرفتك السباحة، اعرف قدر نفسك.
    ثاينا: أعطيت العذر لشيخ حسان بتخلفه عن الجهاد كما زعمت، فيجب كل من تخلف عنه أن تعذر له. فإن حمل الأشباه على حكم واحد من عين الإنصاف، وأما الأحاديث التي استدلتها فإنك وضعتها غير محلها ولم تعرف مناطها،،
    وأخيرا أنصحك قبل أن ترد على المشائخ أن تلتحق الكتاتيب وتدرس العربية والقراءن لتستقيم عربيتك ونطقك بالقراءن لأن المخارج عندك فاسدة. والله أعلم. والسلام.

    • asc
      مروان بوركت فيك
      لقد نصحت وبالغت في النصح فهل من مجيب؟

    • jamacdheere says:

      aleesa yaa akhii munbadhixiina mudhaafu ileehi majruur wacalaamatu jarihi alyaa niyaabatan caninil kasra lianahu jamculmudakar asaalim maa naaba fiihi xarfun can xarakah wa nuunu ciwadhun cani tanwiini fil ismil mufrad ,aynal khadhau fil icraabi

  3. asad yare says:

    war meesha googaalaysi looma joogee adaaba sheegay in aadan sheekh ahayne dee hadday saas tahay culimaa is haysee iska naso sxb oo meesha fadhikudirirka kadaa, adilladan aadan aqoonta ulahayn mudlaq iyo muqayid,caam iyo khaas,mujmal iyo mubayin, naasikh iyo mansuukh bay ubaahantahay ee iska jiidh maaha arinku, bal fiiri hadda saxaabadii rasuulka s.c. w ee Madiina oo balad islaami ah joogay oo dagaalka cudurdaar dartiis uga hadhay buu la meel dhigay Xasaan oo beled gaalo jooga oo maalin kasta isagoo ka hijroon kara lagu xidho oo shaqo ka dhigtay gaalaysiinta muslimiinta
    Allow xaqa nagu sug

  4. SHEKH XASAANI WU SAXAN YAHAY

  5. jawhar says:

    WAR NINKAN WAXBA MEESHA KUMA HAYEE

    NIN CILMI LEH MEESHA KEENA HADIIKALE INAGA DAAYA

    KITAAB GAAB GAYBAYGU WUU KA XIDHAN YAHAY

  6. Dhageyste says:

    Salamu Caleykum Waraxmatullahi Wabarakatuhu

    Alhi C/Waxid Allah Hakaa jazeeyo Allah Waxuu kutusiyay Waxaan Kuwa Culumo isku shegaayo oonan tusin.

    Allah ha xafido Sh. Xasaan Xaqane Allah haku sugo, Ameen

    Kuwa ku haayo Shiikh Matihid xadaa qofka Ardayga ah haduu xaqa ku taaganyahay waan ka qadaneynaa qof aan ddinta wax ka garaneyn waa iska yartahay.
    qof aan ka yeleeneynane maleh waan leexday ee ila leexda

    kuma jiraan kuwa qalbiga kajiran Qabiil iyo balaayo hayso

    Caalim kasto ha ahaado haduu Xaqa ka leexdo isku shaqo kumanihin

    Sh. Umal wuxuu kusoo celceliyey Maalkeena ayaa la baneysanaa, saas darteed haisdhiibno waxaana dureynaa kuwa Jihaadaayo sidey Gaalada raali nooga noqdaan!

    haduu run sheegaayo muu ka hadlo dulaanka Kenya iyo kuwa la midka ah.

    inow ku tilmaamo maha Culamada 100Laal kabadan oo somaliya ku nool inow Jaahil ku tilmaamo waxaan ognahay kuwo ka cilmi badan iney ku jiraan!

    Sh. xasaane haba sheegin Cilmi Geesinimo ayuu gu darsaday

    waxyaalaha badankiis oo SH. Umal Sh. Xasaan ku qabsaday horey ayuu oga hadlay
    lakin waxey ila egtahay inow arintaas iska dhaga tiraayo.

    Marka Culumada waa Beniaadam Maseerka sida beniaadamka kale ayuu u galaa

  7. ali says:

    aniga waxaan aamin sanahey wax walba in cadaalad lugu saleeyo arinta sheekh xasaan alle ha xifdiyee uu yiri ictisaam waa gaalo arintaas kafiirsasho badan bey ubahaantahey tanlabaad arinta sheekh umal uu leeyahey dr ahmed abdiraxman waxaa lugu diley fadwo sheekh xassaan waxaba kama jiraan aniga oo kamida qaarabada shekh ahmed

  8. mahdi says:

    Sheekh ma ihi ayuu ku leeyahay, hadaanad sheekh aadan ahayn miyaad aamustid, aqoon xumadaada waxa looga lagu kabaa aamusnaan, waxaad ku hadlayso walee inaan la fahmayn inaad sheegaynayso mooyee

  9. KufriDiid says:

    ويستنبؤونك أحق هو قل إي وربي إنه لحق.
    Walaalka C.Waaxid waa asiibay, waana ka garaad wayn yahay Ina abyad iyo Ina Umal. Allaha khair siiyo.
    Sh. Umal waligii waa lugu ogaa gadaal dooda inuu kasoo galo, wax wayna uusan tarin. (Too late too little). Alla kala dheeraa habeenaduu raddin jiray Jadiidiyada iyo baryahan.
    Laakiin ikhwaanii wuu cadaaday xaqqu, ha yeelaan ama ha diidaan mukhaalifiintu. Anagu diyaar baan u nahay inaan dhiigeena u daadino wadadaan ku taaganahay, ee Ictisaamku ma diyaar baa inay gaalo la saftaan oo manhajkooda dhiig ku waraabiyaan?
    إلى ديان يوم الدين نمضي * وعند الله تجتمع الخصوم
    ستعلم في الحساب إذا التقينا * غدا عند الإله من الظلوم
    Walaalheen Ictisaam iyo Umal maynaan ka filanayn anagoo dhiig baxayna inay saas noola dhaqmaan. Allah baase nakala saaraya.‎‏ ‏‎

  10. Nugaal Yare says:

    Walaalayaal wiilkaan cabdiwaaxid waa nin majeerteen ah yusan idin wereerin ? waxa ushegayo wa been hal xabo sax ah malahan , waxa uu ku jira dad iska dhicin , aqoon diimeedn maleh,

    Ninka kale xasaan la dhahana culimadi la laayey ee u fatwooday dhiigoodi ba laga raba , wa isagi laha shiikhda hala laayo shahiid bay noqonayaan , kan dilaaana wa mujaahid , waxa diin maahan alle ka baq baanu leenahay

  11. m adan says:

    Jazaa kallaah sh C/waaxid.

    waxaan aad ula jaabay dadka ka kaluumaystay wadaadka hadalkiisii hordhaca ahaa ee uu lahaa sheekh ma ihi!! taas oo uu ku diidanaa inuu is faaniyo. Laakiin waxaan aaminsanahay inuu yahay sheekh aqoon durugsan u leh diinta alle. waxaa ka mid ah dadka aad u liiday wadaadka ninka magaciisa ku sheegay Marwaan oo carabi uu soo bowsaday meesha soo dhigay, adeer af carabi haddaad taqaanid macnaheedu ma aha inaad sheekh tahay. oo intaas oo adilla qur’aan iyo axaadiith isugu jirto oo uu sheekhu sheegayo soo ma aha aqoon diineed oo uu sheekh C/waaxid leeyahay? maxaad u xaqiraysaan? waxaan kuugu hambalyaynayaa aqoontaada carabiga iyo naxwaha, waxaanan kugula talin lahaa inaadan u isticmaalin faan iyo is tus-tus taas oo cawaaqibkeeda aakhiro aadan mahadin doonin.

  12. mohamed says:

    war hoy iskajira culimada wax kasheegideeda ileen ayaga IJTIHAAD bay is ku heystane adin kuse hakudimbaabine iska aamusa

  13. somali1 says:

    bahashii shiikhnimo la odhan jiray ragba imka waxay raban inay kadhigan sida masiixiyinta shuwuukhdoda oo ay dhahan cilimi wa laba mid iska cadiya oo dadka o dhan u simanyahay yo mid culimada wawayn uun taqaan ader sas arinku ma ah caalim macanehedu waa aqoonyahan aqoontuna kuma koban shay qura nin waxu ahan kara caalimi ku takhasusay axaathiista ama fiqiga ama culunta kale sharciga sida xifidka quraanka iyo fahankisa qofkii quraanka xafida islmarkan fahma islmarkana ku caqli wacan oo fahmi kara wax ay ayadaha quranka kahadalayan wa caalimul quraan cid ka cilmi badan amajirto marka culimadan xuurtada kuhaysta cilimaga dadka kalana juhalo utaqan waxan lenahay rali ahada filmikna wax weya sida masiixinta oo kale diinta allah wa faham ee ma ah ana u cilmi badan waxa laga yaba caliim wayn oo culunta kaso horka labtay inusanba fahmin waxu bartay ama siqaldan ufahmay qof bilow ahna u si sax ufahmay ke marka wax laga qadan almihim shiikhan cabdiwaxiid waxna leyahay yan lagu dhumaan waxa tahay caalim e dadaal muuji oo si kordhso cilimag ilah kubaray

  14. Mohamed says:

    Asc walalayal culumada yaanan lagu danbaabin

  15. umu_barau says:

    Qofka salafka jidkiisii haya waxaa lagu gartaa waxaa badan tawaaduciisa markasta wuxuu naftiisa iyo umada dhageysaneyda u sheegaa inuu San waxba aheyn, sidaa daraadeed qofkii isku mashquuliya difaaca walaalkiis juhdina ku bixiya waxaan rajeynayaa inuu Allaah ka difaacayo cadaabkiisa insha,Allah, kala kheyr badanaa qof muslimiinta cirdigooda difaacay iyo aafo u soo kala hormarta duritaanka muxsoniinta, waxaan dhahayaa ustad cabdiwaaxid Allaah cadaabkiisa hakaa difaaco Amiin, waxaanad ka muteysatay xageyga inaan kuu sheego sidii kacab u sheeg sheegi jirray dalxa! Iyagoo asxaabtii rasuulka wada joogaan ninka kaliya ee kacab uu,sheeg sheegi jiray ayaa ahaa dalxa,inkastoo ay jirraan suxiyaal kale oo qoraalo ku difaacay sheikh xasaan sida ustaad dalboon, misna adiga waxaad isku darsatay qoraal iyo cod!!! Haniii,an laka yaa ustaadi waad asiibtay, Allihii kugu ilhaameyey ayaase in badan oo aan la soo koobi karrin u naqayaa, adigana waxaan kuu dardaarmayaa sabur iyo inaadan ka caajisin difaaca diinta iyo ducaada iyo waliba caamada,aan ka midka ahay yarxamakallaaaaaaaah ustaadunaa.

  16. Abuu Ayuub says:

    ICTIZAAM IYO SHEEKH CABDI SHEELAWEYN KABEE FIICAN WAA IGA SU’AALE MAXAA YEELAY WAXEY ISAGA MIDYAHIIN MEELO BADDAN OO AAY UGU HOREEYSO SIDA DADKA LACAGTA LOOGA FURTO IYO BEENTA AAN SALKA IYO RAADKA LAHEYN ANIGA HADAAN KU HORMARO JAWAABTA WAXAAN DHIHI LAHAA SHEEKH CABDI SHEELAWEYN BAA FIICAN OO WALIGIIS ASAGOO GAALO DIFAACAYO MA’AANAN MAQLIN

  17. Abuu Ayuub says:

    ICTIZAAM IYO SHEEKH CABDI SHEELAWEYN KABEE FIICAN WAA IGA SU’AALE MAXAA YEELAY WAXEY ISAGA MIDYAHIIN MEELO BADDAN OO AAY UGU HOREEYSO SIDA DADKA LACAGTA LOOGA FURTO IYO BEENTA AAN SALKA IYO RAADKA LAHEYN ANIGA HADAAN KU HORMARO JAWAABTA WAXAAN DHIHI LAHAA SHEEKH CABDI SHEELAWEYN BAA FIICAN OO WALIGIIS ASAGOO GAALO DIFAACAYO MA’AANAN MAQLIN

  18. Qataada says:

    TO: GOB ISLAAM
    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
    -
    GOB ISLAAM aad iyo aad ayaad ugu mahadsantihiin inaad diinta ISLAAMKA iyo culimadeedaba aad difaacdaan. ILAAHAY AJAR IYO XASANAAD HA IDINKA SIIYO
    -
    walaalaha GOB ISLAAM waxaan idinka codsanaynaa hadaan nahay shacabka soomaaliyeed iyo dhalinyaradeeeda iyo caamadeeda aan luuqada carabiga aqoon kutubta cilimigana aan daraasayn inaad marlabaad waqti noogu bixisaan inaad AXAADIISTA AFSOOMAALIGA noogu tafsiirisaan si aan u fahamno waxa laga hadlayo waxa inta badan la duufsadana ay yihiin CAAMADA IYO SHACABKA. waan fahamsanahay inaad cilimigan ku difaacaysaan SHEEKHAL ISLAAM SHEEKH ABU SALMAN. waana fahamsannnahay in ay ku socoto JAMAACADA ICTISAAM. ilaahay ajar ha idinka siiyo lkn inaad SHACABKA IYO CAAMADA aad dhalabkooda aqbashaan ayaan idinka rajaynaynaa. kitaabkan waxa uu ku socdaa ICTISAAM axaadiista iyo carabigana yaqaana. waxaan sugaynaa MAQAALKII CAAMADA oo ah kan oo afsoomaliga lagu soo lifaaqay. wsc wr wbr.

  19. qorane says:

    ninkaan googaaleysiga waa yaqaan lkn wax kaloo uraacsan malahan

  20. qorane says:

    ina aderow wadaadka masail kooban lagu heystaa ee hadaa difaaceyso
    si cilmiyyeysan uga hadaloo inta soo qaadid wixii lagu heystay si cilmiyyeysan u naqdi oo daliil usaar

    lkn waxba so kordhi meyso in aa sheeko lasoo xaadirto

  21. Qataada says:

    TO GOB ISLAAM
    waa kaafi marhadaan helnay codkii. codka ayaa kaafi ah nooguna filan tafsiirin. waan ka laabtay in qoraalka afsoomaaliga lagu soo lifaaqo qofkastana in uu dhagaha ku dhagaysto ayaa uga faaiido badan in uu akhriyo. dhagaysi iy akhris isku meel magalaan.. CODKA AYAA KAAFI AH.
    JAZAAKALLAAHU KHAYRAN.

  22. Salmaan says:

    Cid walba shay ayay caan ku tahay. ICTISAAMKU waxa ay caan ku yihiin inay afkooda iyo hawadooda iyo caqligooda iyo garaadkooda wax ku naqdiyaan iskuna difaacaan. AHLU CILIMIGA waxay caan ku yihiin inay isku difaacaan AAYAD IYO XADIIS. kitaabka alle iyo sunada ayay wax ku naqdiyaan naftoodana ku difaacaan. arinkaa XAQIIQ MA U RABTAA. fiiri ICTISAAMKA marwaan ladhoho ee carabiga wax ku soo qoray. jawaabtii waad hesheen ahayd cid walbaa waxbay caan ku tahay.

  23. salaxudiin says:

    to nugaal yare iyo inta ku fikirka ah

    anigoo ka hadlaya arinta dr axmed .

    1– maamulka dhaaquudka ee puntaland waa tay dhaheen nimankii diley waan haynaaye

    meeye maa maxkamad la keeno { qolkoodii qurunka iyo qubxiga iyo caddaalad darada }.

    2–umalse waa tuu yiri waa la i dhegaysiiyaye ma iyaguu la shaqeeyaa ?

    3–tan kale waa tii markii hore uush xassan takar ku eedeeyaye maxaa hadana xassan u

    saariyey mise dr sheekh axmed kale ayaa la diley ?

    4–yaa u khabray sh c/dir nuur faarax waa tuu qabriga korkiisa ka lahaa baydhabaa laga

    soo abaabuley sow maaha buhtaankii iyo been abuurkii uu ka digi jirey kana

    muxaadarayn jirey sow isagu lama soo shirtegin ?

    5–bal dhegayso halkaan waxa uu hada ka hadlaayo umal sow isaga kuma soo

    noqonayso yaase xukumaynikasta oo gaal soo raaca in dhiigiisu banaan yahay maxaase

    sheekh xassaan qarfaha loogu haystaa ?http://somalimidnimo.com/salafi/2012/07/daawo-oo-dhageyso-sh-umal-oo-leh-ninkii-gaal-soo-raaca-halagu-dilo-meel-kasta/

  24. salaxudiin says:

    to nugaal yare iyo inta ku fikirka ah

    anigoo ka hadlaya arinta dr axmed .
    1– maamulka dhaaquudka ee puntaland waa tay dhaheen nimankii diley waan haynaaye
    meeye maa maxkamad la keeno { qolkoodii qurunka iyo qubxiga iyo caddaalad darada }.
    2–umalse waa tuu yiri waa la i dhegaysiiyaye ma iyaguu la shaqeeyaa ?
    3–tan kale waa tii markii hore uush xassan takar ku eedeeyaye maxaa hadana xassan u
    saariyey mise dr sheekh axmed kale ayaa la diley ?
    4–yaa u khabray sh c/dir nuur faarax waa tuu qabriga korkiisa ka lahaa baydhabaa laga
    soo abaabuley sow maaha buhtaankii iyo been abuurkii uu ka digi jirey kana
    muxaadarayn jirey sow isagu lama soo shirtegin ?
    5–bal dhegayso halkaan waxa uu hada ka hadlaayo umal sow isaga kuma soo
    noqonayso yaase xukumaynikasta oo gaal soo raaca in dhiigiisu banaan yahay maxaase
    sheekh xassaan qarfaha loogu haystaa ?

    http://www.youtube.com/watch?v=lceJAO-CiVA&feature=player_embedded#!

  25. salaxudiin says:

    HALKAAN KA DHEGAYSO MARKUU SHEEKH ABYAD MUJAAHIDKA AHAA XAGEE JOOOGAA

    MAANTA ?http://www.daarulcilmi.net/index.php?act=viewVideo&title=Geeska-Afirika-Q5aad&sh=Sh.Abdirahman-Abyad&cid=163

  26. asc masha allah viva sheekh xasaan xuseein abu salmaan ilahayow cadaowgisa jabii hadii 10 wadaad oo sheekh xasaan oo kala ah la helilah waynu kulaysan lahayee iloo dhawor sheekha

  27. salaxudiin says:

    ALLOW UR U BIXI BAL HALKAANA EEG YAA YIRI U DOOD WAXAADAN CADAYN U HAYN http://www.youtube.com/watch?v=jZ1btpgmSuQ&feature=player_embedded

  28. caaqil says:

    WAXAAN MARAGKA AHAY IN AAD RUNTA SHEEGTAY TAASAABA GEESINIMO AH OO DADBADAN OO CULUMO IYO CAAQILIINSHEEGTA AYSAN KUDHIIRANKARIN WAKHTIGAAN LAAKIIN WAXAA HABOON IN LA OGAADO SIDEEDABANAANBA MUNAAFIQIINTA IYO MUSHRIKIINTA IYO GAALADA IYO XAASIDIINTA IYO SAAXIRIINTA IYO CULUMAAUSUU WAAQARAABO ISKU ILMOABTIYA ISKU AYEEYO AH ALLAAHNA WUXUU USAMEEYSTAY NAAR UUKUSHIILIDOONO RABBI WAXAANWEYDIISANAYAA IN C-WAAXIDOOW ADIGA IYO SHEEKH XASSAAN IYO MUJAAHIDIINTA IYO INTA MUMMINIINTA AH EE ALLE DARTII UTAAGEERSAN XAQA ALLE INUU NAARTAAS IDINKA BADBAADIYO WARKAADANA WAXAAD OGAATAA INUUXAQIIQO YAHAY WAXAAKAAGAMARAG AH CULUMAAUSUU DHAMAANTOOD KENYA IYO MADIINO IYO MEELWALBA OOAYJOOGAAN XATAA HA AAMUSAAN IYGOO KAXUN CARADOODANA HAKUDHINTAAN…

  29. caaqil says:

    daafaca walaalkeen xassaan si allaah idiindaafaco oo kadaafaca yeeyda si allaah shar idilkeed uu idiinkadaafaco….

  30. Somali Salafi says:

    Asc wr wb
    -
    Akhi C/waxid si Cilmi,Tawaaduc iyo Asluub leh ayad u hadashay
    ILLAHEY miisanka Xasanaadka haku saaro
    Sida aad u Difaacday Sheekhul Islaam, Xasaan Xuseen Abu Salmaan
    -
    Baaritaan aan Mudo sameeyay waxa i so baxay
    -
    In Qofka Mujahidka ah ama Wadaada Xaqa haya
    Inu ka Niqaash fiican yahay Culumada lunsan, walow cilmi kasta ay leeyihin
    ILLAHEY aya waafajiyay Mujahidinta, qoriga iyo kuwa qalinka SAWAABKA
    -
    Akhi C/waxid waan sugeyna qeybtada labaad Insha ALLAH

  31. shiloow says:

    TO C/WAAXID
    WAXAAN KU WEYDIIN ADIGA SHIKH XASAAN XAGA NOO DHIGE ADIGA MAXAA KUU DIIDAY GOOBAHA JIHAADKA WAA ADIGA WARKA UUN MEESHA KU HAAAYEEE MAXAAD U AADI WEYSAY JIHAADKA HADII AAY DHAB KAA TAHAY MAXAASA CUDUR DAAR U HEYSATAAA OO AAD UGA HARTAY

  32. afanan_17 says:

    asalamu caleykom C/ waaxid iyo walalah somalimidnimo ilahay ajar haydinka siiyo difaca walalken abuu salmaan iyo umada somaliyed xadithka nebigena csw ka sugnaday ba ka run sheekten

    [ ص: 481 ] وفي الصحيحين عن النعمان بن بشير رضي الله عنه عن النبي صلى الله عليه وسلم قال : ** مثل المؤمنين في توادهم وتراحمهم وتعاطفهم مثل الجسد إذا اشتكى شيئا تداعى له سائر الجسد بالسهر والحمى } .

  33. afanan_17 says:

    ikhwaani qoralka yar aan so qoray oo kan kaso horey wan ka cudurdaranaya haso gudbininaa inshallah tuuraa

  34. Annas says:

    كيف يستطيع ان ينصح شخص يقرر نفسه جاهل مع العلماء؟
    فاللهم احفظ علمائنا من كيد الكائدين ، وحسد الحاسدين ، وافتراء المبطلين يا ارحم الراحمين . وتارة يقولون :
    العلماء لا يبينون الحق فوالله ما ندري ما الحق الذي لم يبينُ العلماء

  35. Mohamed says:

    Ku: Marwaan

    Walaal Marwaan, waxad isku dayday in aad wax fadeexayso markaas ayaad is fadeexadaysay. Cilmi ayaad iska doondoontay markaas ayaad cilmi yaridaada kashiftay. Wixii dhaleeco ah ee aad u jeedisay Cabdulwaaxid, adiga iyo Allahaa. Laakiin labadii qodob ee aad cilmiga moodday aan kuu saxo:
    1- Horta walaalku wuxu cinwaan ka dhigtay ( تَطاوُل المُنْبَطِحين على المجتهدين) labada kelmadood ee horena waa magacyo la isu tiiriyey, xagga ceeraabtana si sax ah ayuu u dhigay walaalo. waa sida دعاء الكافرين ee ku jirta ayaaddan: (وما دعاء الكافرين إلا في ضلال )

    2- Jihaadku ma aha seef keli ah ee waxa soo gelaya, maalka, afka iyo aqoonta. Bal hadda dhadhanso ayaaddan ( وما كان المؤمنون لينفروا كافة فلولا نفر من كل فرقة منهم طائفة ليتفقهوا في الدين ولينذروا قومهم إذا رجعوا إليهم لعلهم يحذرون). Dabcan qofkii u maqan mujaahidiinta ayaa cudurdaarkaas helaya ee qofkii xagal daacinaya ama danihiisa ku maqani ma soo gelayo. Alle ayaase xaqiiqda oo dhan og.

  36. Alif'le says:

    a sc

    nimanyahow waxaa jirta arin: ay gaaladu sameeyaan markii ay rabaan in ay nin wadaad ah ama sheekh ah oo dadku ay jecel yihiin dilaan marka hore magacaa lagaga ciyarayaa oo suuqa waxaa loo gelinayaa in uu ninxun yahay oo dadkii qaribay , dadkii waxii wax garanaya mooyee inta kale waxay aaminayaan arintaas , oo dadka hirgelinaya ay yihiin: dad umada dhexdeeda sumcad iyo magac ku leh
    sida: wadaad Indheergarad, Aqoonyahan, etc, marka hadii aad aragtaan dadka noocaas oo kale ah,
    halayska ilaaliyo
    walloow uu sheequu doono iyo shariifkii uu doonaba ha ahaadee yaanan waxba laga dhagaysan mashruuca uu wadana waa mashruuc gaalo u soo dhiibtay

  37. muslim girl says:

    Maad naftiina meel wax u dhigataan intaad ku mashquulsan tihiin waa la yir aloow yaa xaalkiiina ogaada kuli dhulgaalo ayaa darnitu idiin talaaaaa.

  38. jamacdheere says:

    walaasha waa runteyd qorbajoogu dhibuu soo kordhiyey in yaro ka mida mooyaane , ilayn hadal haan lagama buuxiyo

  39. Yaasiin says:

    Ku marwaan iyo inta lafikirka ah


    meyay caqligiinii miyaad sufaho noqoteen
    ,
    marku walalku leyahay caalim miihi waxa laga fahmaya tawaaduc


    mise inu isbooxarsho ayaad raptiin subxaanalaah


    bal mida iga suaala kana jawaaba umal wala ogaa dilki dr axmad xji xasan takaru ku edeyay wagii axaadiithti ey ku fashilmeen laga niqaashayay wa maxay sababta hadana u sh.xasaan ugu eedenayo micnaha kadambeyo muxu yahay?


    ku .nugaal kan lapaxay


    akhi waku naseexen ilaahey kabaq qabaliyada iyo qurunka aadwadid iska dhaaf waxas xili jaahili ayey ahaayen


    ikhwa midaana waa iga baraarujin walaahi inan anagu isdilno xurna ahaano ayaa karoon in gaal naqabsado sida hada(wal fitnatu ashshadu minalqatli)
    isdilka naf aya goee kaliyah lkn gaalnimada diin ayaa dhume marka inta an baraarugsaney baraaruga

    ,
    walqaafilatu tasiif walkilaabu tanbix

  40. hussein Dadhir says:

    asc walalayaaal culmadeena hala ixtiraama hana laqaata wixii saxha qaladkoodana halaga taga (yaase lugu xadgudbin ) allah na kabaqa

  41. cali says:

    assalaamu calaykum
    yaysaan idinka hoos bixin horta waxa la isku haysto waa koox leh anaga uun baa islaam ah iyo koox leh maya islaam ku idinka idinka wayn oo waan idinla wadaagnaa
    kooxda shekh xassan xafidahulaah uu ma talayo waxay aamin san yihiin wixii aan iyaga ahayn in ay galo iyo wax aan dhaamin yihiin waxaana tusaale u ah shekhu wuxuu gaalaysiiyay dawladda fadaraalka iyo wixii ku hoos nool , somaliland iyo wixii la shaqaysta , puntland iyo wexeeda , kililka shanaad waxaana muslimiin ah shabaabka iyo dadka hoos jooga qolada kale waxay leedahay waar maahee islaamku intaas ka guda wayn idinku islaam baad tihiin lakin ku qaldan baad tihiin oo islaamka si khaldan u fahmay dadka kale ee somalida ahna badan koodu waa muslimiin islaamkana idinku ha isku gaar yeelina kii idin diidana daaqada haka saarina
    tusaale ahaan u qaado sh umal hadda waad arkasaan waxay kula hadlayaan mid baaba lahaa sheekha sheelada wayn bal edeb darro meha ay jogaan arag mar kale waxay leeyihiin wuu fiicnaan jiray lakiin hadduu xumaaday , sh abyad qaar haystaad arkasaa oo ku leh dhawaan wuu fiicnaa diintuu u shaqayn jiray haddana wuu xumaaday ama ay is way diinayaan oo ay leeyihiin maxaa is badalay aan idiin sheegno eh waxaa is badalay waa idinka idin kaan sidan la idin mooday in aad NGO wadataana lama ogayn dad islaamka u shaqaynaya baa la idiin arkayay lakiin markaad xataa culumadii layseen ee aad fatwooten in lagu shahiidi karo baa dadkii idinka yaacay sabab too ah somalidu waa wax diin jecel wayna cizaysaa ehlu diinka idinna ehlu diinka ayaad neceb tihiin

  42. Marwaan says:

    ‏To: Somalimidnimo
    إن اختلاف وجهات النظر والتباين الآراء سجية وخلق للبشر، وكان أفضل شيء عندكم عرض الآراء المختلفة سواء كانت تؤيد أفكاركم المنحرفة أو تعارض، فهذه كانت المنقبة الوحيدة عندكم ، فإن حذفتم الآراء التي تخالفكم فلم يبق للمخالف إلا أن يهجر من موقعكم،، وأن لا يزور لأن المواقع التي تحمل عقيدة السلف متوفرة، فأرجوا من الإدارة الموقع عرض مقالي علما أني أخالف تماما أفكاركم واتجاهكم ،ولكن هذا هو رجائي فالقبول أقرب الى التقارب وإن رفضتم فالبديل موجود. والله أعلم

  43. salaxudiin says:

    to cali

    walaal khayr ALLAHA ku siiyo ee annagu ma leexan waanuna jeclayn culimadu markay

    toosnaayeen laakiin lama leexanayno hada oo ay leexdeen awelna xaqa ayaan kul;a

    soconey .

    haday xaqa u soo laabtaana diidi mayno oo waa culimadayadii .

    ogowna xaqu isma bedelo ee waxa is bedelaa waa dadka .

    balse halkaan ka daawo anagu kama dalqamine sh umal { xafidahullaahu wa haddaahu }

    markuu fiicnaa waa sida xaqu yahay anaguna aan aaminsanahaye http://www.youtube.com/watch?v=lceJAO-CiVA&feature=player_embedded#!

  44. salaxudiin says:

    to cali walaal bal halkaana nala daawo ma diintaa isbedesha mise dadka waxaan aqaan nin oday ah oo yiri weligay saan ninkaan u taageeray xataa aabahay uma taageerin laakiin maanta xataa yuhuuda waan ka neb cahay waa shariifkii shalay maaha kan maanta .

    waa xiligiii uu xaqa ku taagnaa daahirka baadinkiisa ALLAA naga ogaaye http://www.youtube.com/watch?v=UkzyTQUqEzE&feature=related

  45. warsame samadoon says:

    ac
    Marka arimahan oo kale laga hadlayo dadku waa labo
    1-qayb ururkooda si indha la’aan ah u taageerta, ururku ha saxsanaado ama ha khaldanaado, meeshuu u maleeyo in laga hayana cududaar buu u daydayaa ururka.
    2-qayb xaq doon ah oon dan ka lahayn urur ama jamaaco,ee wuxuu iswaydiiyaa oo kaliya xagee xaqu jiraa.
    Xaqu waa laba nooc isna
    a-wax aad adigu shakhsiyan isku qancisay ood xaq u malayso, dhab ahaan xaq ha u ahaado ama yuusan u ahaanin
    b- iyo xaqa dhabta ah,xaqan dhabta ah laguma gaadho doonid oo kaliya ee waxaa lagu gaadhaa barasho iyo cilmi baadhid sax ah oo shuruudeedii oo dhan kulansatay. Natiijada ka soo baxda cilmi baadhidu daruuri ma aha in ay ku raali galiso ama kaa nixiso ee waxa daruuri ah in ay xaqa dhabta ah cadayso. Qofka cilmiga iyo caqliga leh marka uu xaqa u cadaado gar iyo gurba wuu qaataa sida qofka buka daawada khadhaadh u qaato isagoon rabin si uu ugu bogsado, waayo waxa xaqa ka soo hadha waa baadi,baadina meel laguma gaadho.
    Arintaa aan kor ku soo xusay waxaan uga jeeda in ururo lala kala safto diinta,dadka iyo dalka midna maslaxo uguma jirto,waxay maslaxo u tahay oo kaliya cadowga ummada, marka waxaan culimada soomaaliyeed ka codsanaynaa in ay dhalinta alshabaab u rifqiyaan,una caqli celiyaan meeshii ay ka weerari lahaayeen,dhanka kale waxaan dhalinta alshabaab ka codsanaynaa in ay culimada cayda ka daayaan una caqli celiyaan haday khalad ku arkaan.
    Cadowga dhabta ah ee ummadu waa khilaaf, ee shicaarkeenu ha noqdo; Khilaaf diidnay,waxaan rabnaa midnimo iyo cadaalad dadku kuwada qanacsan yahay.
    wcww

  46. qorane says:

    assalaamu calaykum.
    -
    ilaahay ha kubarekeeyo walaal kayaga qaaliga ahow.
    -
    waxaatahay sheekh c/waaxidow ninkarun sheegay cilmigiisa.
    -
    siwanaagsan baad udifaacday sheekhul isaalm xasaan xuseen aadam.
    -
    waana arin looga baahanyahay muslimiinta oo dhan inay isgarab istaagaan.
    -
    sheekh xasaan ilaahay baa noosoosaaray markay dhumeen culimaa,u suu.
    -
    sheekh xasaan majoojin doono xaqa uu cadeeyo inta ay nafta kujirto bi idnilaah.
    -

    haday sheekh xasaan kuweerareen afkooda ,waxuu leeyahay sheekhu ciidan afka iyo adinka kahadla.
    -

    waxay kuleeyihiin muu furinta tago sheekhu,waan leeyahay jihaadku ma aha oo kaliya xabada oo larido.sheekh xasaan iyo c/waaxid waa labo mujaahid. ma arkaysid mujaahidiinta oo le muyimaado furinta .maxaa kuqasbay culimaa,u suu iyo acwaantooda?

    waa dad aan ilaahay kukalsoonayn.

    -

    waxay kuleeyihiin sideebuu jihaadd ooga hadlaa isaga oo dhex jooga kufaarta,kkkkkkk,dadka fikradaa qaba waa kuwu shakisan oo qalbiga kaxanuunnsan.waayo ilaahay kitaabkiisa ayaan biya dhigi qalbiyadooda.
    -

    sheekh xasaan ilaahay kitaabkiisa ayuu dhuuxay kadibna kudhaqmay.
    -

    ilaahay mooye cidkalana kama cabsado.

    -
    aayadaha qur,aanka ah ee uu fahmay kadina kudhaqmay waxaa kamid ah قال الله تعالي:الذين يبلقون رسالات الله ويخشونه ولا يحشون أحدا الا الله وكفا با الله حسيبا
    

  47. qorane says:

    in badan oo kamid ah ictisaam way ridoobeen .waxaan kamid ah raga aan aaminsanahay in ay ridoobeen hugaamiyahooda bashiir salaad.
    -
    shariif iyo bashiir salaad waxay kukaladuwanyihiin majirto.shariif wax magaradka oo dhan baa fahmaysa,bashiir salaadse waa xareef yara laalaabanaya.
    -
    ictisaam waxay kaga duwanhiin majirto murtadiinta TFG,Puntland,iyo somaliland.

    -
    xamlada ay sooqaadeen ictisaam iminka waa mid lagu taagerayo xamlda saliibiga ah ee ay kufaartu kusooqaaday wilaayaadka islaamiga ah.
    -
    waad arkaysaan sida ay isugusoo aadeen .shabarka ayaa lagasootaabtay culimaa,u suuga ictisaam.

    -

    meel walbana in lagu dilaa banaan.
    -
    ruuxii yidhaahda jihaad somaaliya kamajiro waa labo mid uun (1)in uusan aaminsanaynba jihaad.sidaasna uu kuridoobo.

    (2) ama inuu mar marsiiyo been ah keeno .taasna waa uur kugaalnimo.

    -

    ilaahay haka aqbalo inta shahiiday,inta dhaawaca ahna ilaahay hacaafiyo,

    inta caafimaadka qabtana ilaahay gacmahooda hakucdaabo kufaarta.
    -

    ilaahayow ugar gaar adoomadaada mujaahidiinta ah amiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin

    • deeqa says:

      al shabaab waxey caan ku yihiin caalin u jawaaba ardey amaba odey u jawaaba wiil yar,waxey ila tahay sheekh xassaan wuu nool yahay halaga dhex baxo isaga iyo sheekh umal ha,isu jawaabeen anaguna aan dhageysano………

    • asc
      soomalaidu muddo dheer bay jahawareersanayd sidaas darteed is caynta iyo is khilaafkuba caaday u noqotay ceebba ma moodaan. Midda kale cayda ugu wayn ee hadda ay isku caayaan waa murtad, jaajuus, munafaq iwm Bal u fiirsada comentiga la soo qoro dadka badankoodu hadday ku ag joogi lahaayeen waxbayba dili lahaayeen runtii. Dadkaasi waxay u baahnaan lahaayeen dhakhtar si looga daweeyo cudurada nafsiga ah ee ku dhacay kana dhashay jahawareerka dheeraaday. Allaahumma sallim!

  48. Dr liban says:

    Asc wad salamantihn dhamantin runti maanan jeclen in an xita 2words qoro blse midbn idin shegi culimada yan lokala safan sh umal yo sh xassan 2daba wa 2shekh o an ad ujeclahay allah xifdiyo xaqana allah kusugo khilafkogana allah fududeyo anu uduceyno insha allah mahan in an waqti lumis kadhigano dod bila micna ah ws wr wp

Leave a Reply

© 2012 somalimidnimo.com · All rights reserved · RSS