Dhageyso Kalmaddii: Isku-taagga Ictisaam ee Sheekh Xasaan. Qeybtii Labaad! C/Waaxid Khaliif

الحمدلله والصلاة والسلام على رسول الله وعلى آله وصحبه أجمعين

Waxaan dadka Muslimiinta ah u sheegeynnaa in kalmaddan ay wadato hordhac dheere ee hala samro oo la dhageyso si loo gaaro biyo-dhaca kalmadda! Kalmadduu waxay taabaneysaa waxyaalo dheeraad ah oo ka baxsan intaan qoraalka ah. Arka sida qoraagu wax isu saarayo iyo siduu dadka u fahansiinayo xaqiiqda.

Insha Allaahu wuxuu qoraagu ku bilaabayaa inuusan ku fakarin marna in la arki doono wadaaddo Salaf sheeganaya oo weerar ku ah diintii Ilaahay! Oo odayaasha ku qalqaalinaya Shirki! Wuxuu soo qaatay hadalkii Ansar Al-Jundi:

أنا لا أخشى على الإسلام من أعدائه ، ولكني أخشى عليه من أدعيائه … فهؤلاء هم الطابور الخامس

Wuxuu ku xoojiyey  hadalkii Imaamu Maalik (AUN) ka yiri Abu Xaniifa (AUN):

لو خرج أبو حنيفة على هذه الأمة بالسيف كان أيسر عليهم مما أظهر فيهم ، من القياس والرئ

Waxaa yaab wadaaddadu waa kuwa Salaf sheeganaya, weliba da’ ah! Wuxuu xasuusiyey in weynaanta qofka ka reebto waxyaalo badan. Wuxuu soo qaatay Nasuus iyo suugaan:

أَوَلَمْ نُعَمِّرْكُمْ مَا يَتَذَكَّرُ فِيهِ مَنْ تَذَكَّرَ وَجَاءَكُمُ النَّذِيرُ” (37 فاطر) قَالَ

عَنْ أَبِي هُرَيْرَةَ ، عَنِ النَّبِيِّ صَلَّى اللَّهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ ، قَالَ : ” قَدْ أَعْذَرَ اللَّهُ عَزَّ وَجَلَّ إِلَى عَبْدٍ أَخَّرَ أَجَلَهُ حَتَّى بَلَغَ سَبْعِينَ أَوْ سِتِّينَ سَنَةً

 

  • Nin da’yari dambaab iyo ha galo diradirayntaase
  • Diintii Rasuulkiyo haddaad daacadda ujeeddid
  • Oo aadan dariiqada ka bixin duudii Nabi Aadan
  • Oo madaxu deebtaa ku yahay waa digniin dhab ahe
  • Sidee baad dawaar ugu rogtaa dunida geestaada?
  • Ma dugaagga cunayaad tihiyo haadka daba jooga?
  • Mise derisnimaa kaaga dhiman hadalkan deelqaafka?

Xaggee wadaaddada laga raacay? Wuxuu sheegay in qaarkood saas u yeelayaan:

 

وقال حبر الأمة وترجمان القرآن ، عبد الله بن عباس رضي الله عنهما: فالذين يَتَتَبعون الرخص ، وزَلاتِ العلماء ، يعلمون يقيناً في قَرَارَةِ أنفسهم ، ما هم فيه من المخادعة ، واتباع الهوى ، ولكنهم يبحثون عن ستار يتدثرون به ، ويكفون به ألسنة الناس عن ذمهم …

وقالوا أيضاً: العالِم كالسفينة ، إذا كُسِرتْ غَرِقت ، وغرِق معها خلق كثير

Sheekh Muqbil oo yiri Itixaadkii Soomaali Galbeed waa la jihaadi kartay Zenawi. Maxaa hadda diidaya in Mujaahidiinta la jihaadaan Amisom,  Kenya, iyo Itoobiya.

Sheekh Albaani (AUN) oo diiday ka-qeybgalka baarlamaanka. Waxaa kaloo la soo qaatay fatwooyinka Sheekh Axmed Shaakir, Shinqiidi,  Maxamed binu Ibraahim, Ibnu Cutheymiin Allaha u wada naxariistee iyo kuwa kale oo diiday Dastuurka.

Culumadaas waxay dastuurka kala mid dhigeen Al-Yaasiqii Gengis Khan.

Su’aalihii la weydiiyey culumada Sacuudiga iyo jawaabaha qaar ka mid ah:

هناك بعض الشباب من المنتسبين إلى الدعوة السلفية يتهمون بعض إخوانهم بأنهم خوارج والسبب أنهم يقولون إن تحكيم القوانين الوضعية كفر أكبر مخرج من الملة وذ لك استنادا لفتوى صادرة عن اللجنة فما رد سماحتكم .

2- هل المجرح يعدل نفسه وهل هي قاعدة أم لا؟

 

فقد صرح جماعة من أكابر العلماء بأن تحكيم القانون الوضعي وجعله شرعا عاما ومنهاجا يسير عليه الناس كفر أكبر بمجرده ولا يفتقر إلى التصريح بالاستحلال، لأنه دال عليه، إذ يمتنع ضد هذا عقلا، قال الشيخ ابن عثيمين ـ رحمه الله: فنقول: من لم يحكم بما أنزل الله استخفافًا به، أو احتقارًا له، أو اعتقادًا أن غيره أصلح منه، وأنفع للخلق فهو كافر كفرًا مخرجًا عن الملة، ومن هؤلاء من يضعون للناس تشريعات تخالف التشريعات الإسلامية لتكون منهاجًا يسير الناس عليه، فإنهم لم يضعوا تلك التشريعات المخالفة للشريعة الإسلامية إلا وهم يعتقدون أنها أصلح وأنفع للخلق، إذ من المعلوم بالضرورة العقلية، والجبلة الفطرية أن الإنسان لا يعدل عن منهاج إلى منهاج يخالفه إلا وهو يعتقد فضل ما عدل إليه ونقص ما عدل عنه. انتهى.

Sheekh Xasaan, Ictisaam, sheekh Albaani (AUN), iyo culumada Sacuudigu waxay isku raaceen in dastuurku gaalnimo yahay! Culumada Sacuudiguna waxay dhaheen: xitaa qofkii keensada waa ku gaaloobayaa xitaa hadduu aaminsan yahay in Islaamku ka fiican yahay waxoo dhan: Wuxuu soo qaatay:

 

2861 وروى معمر ، وغيره ، عن أيوب ، عن ابن سيرين ، عن عبيدة السلماني ، قال : سمعت عليا ، يقول : ” اجتمع رأيي ورأيُ عمر في أمهات الأولاد ، أن لا يُبِعن ، قال : ثم رأيت بعد أن يُبِعن “. قال عبيدة ، فقلت له : رأيُك ، ورأيُ عمر في الجماعة أحبُ إلي من رأيك وحدَك في الفُرقة ، أو قال : في الفِتنة ، فضحِك علي رضي الله عنه . رواه البيهقى فى السنن الكبري 10/348 و عبد الرزاق فى المصنف

 

Wuxuu sheegay inaan culumada dhabarkooda laga dhigan jaranjaro. Iyo in loo baahan yahay in mar marka qaarkood Nasuus gooni ah aan qof qof loo sheegin iyadoo laga baqo inuu si  khalad ah u isticmaalo. Wuxuu soo qaatay Xasan Al-Bisri (AUN) oo ku cataabay Anas binu Maalik (RC) inuu Xajaaj u sheegay Xaddiis qolyihiin Cureyniyiinta ahaa ee geela dhici jiray oo iyagna loo dilay siday u dileen ninkii geela u raacayey:

وكان ابن عمر رضي الله عنهما يقول للسائل: أتريد أن تجعل ظهري جسراً لجهنم ؟!

 

 

وكذلك الحسن البصري لامه وبين له أن هذا الظالم سيتخذه ذريعة إلى تعميق ظلمه وتكثير فتكه بالمسلمين، بل هو رضي الله عنه قد ندم على هذا التحديث، إذاً حتى ولو كان الكلام حقاً فإنه أحياناً يوضع في غير موضعه ويٌستغل استغلالاً سيئاً، يتمنى من تكلم به أنه لم يتكلم به ولكن ماذا ينفعه الندم بعد أن يصبح سلاحاً في يد ظالم يظلم به الناس ويفتك بهم،

 

Sheekh Maxamed Quddub (AUN) oo aad uga hadlay dadka laga celin la’yahay baarlamaan-gelidda. Wuxuu sheegi doonaa wuxuu ka yiri! Saadaashii sheekh Maxamed Quddub oo sax noqotay.

Dastuurka la leeyahay hala saxiixo maxaa ku qoran?

Cutubka koowaad

Qodobka koowaad

 

1- Soomaaliya waa jamhuuriyad federaal ah, leh gobonimo dimuqraaddi ah, oo ku dhisan matilaadda dadweynaha loo dhan yahay oo ku saleysan nidaamka axzaabta badan iyo caddaalad bulshadeed.

 

2- Allaah Subxaanahu wa Tacaalaa ka sokow (SCW), awooddoo dhan waxaa iska leh shacbiga.

 

3- Gobanimada iyo midnimada Soomaaliya waa laguma xad gudbaan.

 

 

Qodobka Labaad

1- Islaamku waa diinta dowladda

2- Diin aan ahayn Islaamka laguma faafin karo dalka

 

Dastuurka Masar hadda iyo isu fiirsha kan Soomaliya:

مــــــادة 1

جمهورية مصر العربية دولة نظامها ديمقراطي يقوم على أساس المواطنة والشعب المصري جزء من الأمة العربية يعمل على تحقيق وحدتها الشاملة

مـــــــادة 2

الإسلام دين الدولة ،واللغة العربية لغتها الرسمية ،ومبادئ الشريعة الإسلامية المصدر الرئيسي للتشريع .

مــــــادة 3

السيادة للشعب وحده، وهو مصدر السلطات ، ويمارس الشعب هذه السيادة ويحميها ، ويصون الوحدة الوطنية.

Wax xaaraan ah xalaal malagu gaaraa? Soomaalidaa ka badisa oo tiri: hal xaaraan ah ma dhasho nirig xalaal ah!

ولذا قال عليه الصلاة والسلام عن التداوي بالخمر : إنه ليس بدواء ولكنه داء . رواه مسلم .

 

Arrinta Mursi iyo kacdoomada? Fiiriya waxa Qanuushi oo la doortay yiri:

 

 

إن دستور تونس لن ينتقد إسرائيل، وإنه يؤيد حق المسلم في أن يغير دينه إلى أي عقيدة يريدها، وإنه يتفاوض مع للشارع وتنافس انتخابيا وتعمل برلمانية؟

 

 

Risaaladii sheekh Xasaan bay ku jirtay:

 

قال في روضة الطالبين : ( والعزم على الكفر في المستقبل كفر في الحال ، وكذا التردُّد في أنه يكفر أم لا ، فهو كفرٌ في الحال

 

Wadaaddada oo hal shey labo fatwo ka leh. Wuxuu soo qaatay Ibnu Carabi:

 

Imaamu Dahabi Miizaanul Ictidaal buu ka warramay Ibnu Daqiiq Al- Ciid oo ka hadlaya Ibnu Carrabi:

تذاكرنا بدمشق التزويج بالجن ، فقال ابن العربي : هذا محال ؛ لأن الإنس جسم كثيف والجن روح لطيف ، ولن يعلق الجسم الكثيف الروح اللطيف . ثم بعد قليل رأيته وبه شجة ! فقال : تزوجت جنية فرزقت منها ثلاث أولاد ، فاتفق يوماً أني أغضبتها ، فضربتني بعظم حصلت منه هذه الشجة ، وانصرفت ، فلم أرها بعد

 

Wuxuu ku soo xiray ma aqoon xumaa u geysay mise kas?

وإن كنت لا تدري فتلك مصيبة                      وإن كنت تدري فالمصيبة أعظم

 

Hadday eex kaa tahayna aakhiraad hoogtay; Hadday Alle-aqoon kaa tahayna dadka dhexdiisa baad hoogtay.

 

Guji/riix sidaad u dhageysato codka oo MP3 ah.

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

 

 

 

 Somalimidnimo.com

17 Responses

  1. sc iska qeelsha waligiiin

  2. isku xukunka qawaaninta in ay tahay gaalnimo wayn oo diinta looga baxayo qofkii dadliilkeeda haya ha keeeno

    isku xukunka sharciga alle waa waajib lakin qofka islaamka ah haduu sharci kale oo aan ahayn kii alle isku xukumo asagoon xalaalaysan qofkaasi waxa uu ku dhacay waa kabaair

    saas ayaana ehlu suna ijmaac ku yihiiin wilkii haya taas mid ka duwan saxada ha iskeeeno oo ha soo qoro hadii kale adka islaamka ah yaan lagu galaysiin wax an cilmiu loo lahayn

  3. mida kale waan u jeedaa been abuur cul;umo lagu samaynayo waxaan ka jawabayaa marka la soo qoro shh magaciis oo la dhaho shekhaas baa saas qaba

    dabcan hadaad diin radiunaysaan shubahadka idinku jira waa laydin ka sarayaa laakin bal wax soo qora aan idin aragnee

  4. ibnu Xusseen says:

    Halgan.net waa websat jiran, comment khilaafsan ra’yigooda ma ogola oo waa tirayaan.
    waxay arintaasi tusaysaa jileeca mad-habkooda oo aan naqdi iyo ra’yi khilaafsan u dulqaadankarin….!

    waxaa mahadsan websiydka somalimidnimo.com oo kaduwan halgan.net xaga xoriyada qoraalada oo ogol inlagu qoro ra’yi kasta oo khilaafan kooda..!

    waxaan ugu baaqaynaa halgan.net inay geesinimo muujiso oo fasaxdo qoraalada khilaafsan ra’yigooda…!

  5. cabdinaasir says:

    bukhaari been badanaa,, waa adiga leh qofka muslimka ah waxaa u banaan xukun kale in uu isku xukumee, quraafaadkaas aad aqrinaysidna ahlu suna ayaa u tiirinaysaaye,, sheek sheikha ama groupka culimada ahlusuna ee qaba in la isku xukumo xukun aan ka ahayn kan allah,, wa sheikh hebel dheh,, kitaabka ayku qornatahay sheeek,, jaahilkasta oo calmaani daaquuti ah wuxuu u tiirinayaa ahlusuna wax ay bari ka yihin

  6. abdi-xayi says:

    to BUKHAARI SALAFI ilaah wuxuu yiri{ waman lam yaxkum bimaa anzalalaahu fa’ulaa ika humul kaafiruun, mid aad tiri isku xukunka qanaaniinta wadciga ah waa kabaair waa shardi baadil ah maa anzalalaahu bihaa min zuldaan, lkn sida saxda ah waxaa weye inay tahay kaafirun bi ijmaaci salafi zaalix

  7. bukhaaaari says:

    Asc

    To cabdi Naasir

    Been Abuurka Qof Walaalkaa ah Waa ceeb Waana Danbi Wayn waxashaa Aniga Ma oran waa banaantahay laakiin waxaan iri waa kabaair mise kabaair mataqaanid aan ku sii macneeyee waa danbi wayn oo ah cidaasi in ay alle uga toobad keento haday ku dhintaana alle haduu rabo wuu ku cadaabin haduu rabana waa u danbi dhaafin, marka waligaa ha isku dayin in aad qof walkaa ah ku ben abuurato ceeeb caleeg qoralkeygi kore wa yal dib u akhri

    adigu hadii aad rabto in aad qofka xukunka midka alle aan ahayn ku dhacay daliilkeda kenso sida Cabdi Xayi oo Kale

    To cabdi Xayi
    wad mahad santahay isku daygaaga ayada aad soo qortay ehlu suna waxeey ku ijmaacsan yihiin in ay tahay gaalnimada yar oo aan diinta looga baxay waxaa ku khilaafay khawaarij hadii aad haysid cid ka mid ah ehlu suna oo tiri waa galnimada diiinta loga baxo keen waa yalaan tafsirkii asxaabta iyo salafka intaba

    gabo gabo gaalnimadaas mahan mid diinta loga baxo

  8. caaqil says:

    WAXAAN MARAGKA AHAY IN AAD RUNTA SHEEGTAY TAASAABA GEESINIMO AH OO DADBADAN OO CULUMO IYO CAAQILIINSHEEGTA AYSAN KUDHIIRANKARIN WAKHTIGAAN LAAKIIN WAXAA HABOON IN LA OGAADO SIDEEDABANAANBA MUNAAFIQIINTA IYO MUSHRIKIINTA IYO GAALADA IYO XAASIDIINTA IYO SAAXIRIINTA IYO CULUMAAUSUU WAAQARAABO ISKU ILMOABTIYA ISKU AYEEYO AH ALLAAHNA WUXUU USAMEEYSTAY NAAR UUKUSHIILIDOONO RABBI WAXAANWEYDIISANAYAA IN C-WAAXIDOOW ADIGA IYO SHEEKH XASSAAN IYO MUJAAHIDIINTA IYO INTA MUMMINIINTA AH EE ALLE DARTII UTAAGEERSAN XAQA ALLE INUU NAARTAAS IDINKA BADBAADIYO WARKAADANA WAXAAD OGAATAA INUUXAQIIQO YAHAY WAXAAKAAGAMARAG AH CULUMAAUSUU DHAMAANTOOD KENYA IYO MADIINO IYO MEELWALBA OOAYJOOGAAN XATAA HA AAMUSAAN IYGOO KAXUN CARADOODANA HAKUDHINTAAN…

  9. caaqil says:

    ku.libaaxa leerta jiifo, makuusheegaa waxaatahay mise waaisogtah inaad tahay dixiriga bakhtiga dhexjiifo

  10. ceelbuur says:

    ku: Bukhaari-Saafi..

    Annaga waxaan isku xukunaa shareecda alle subxaanah. waxaad rabtaa inaad khalkhal iyo khuraafaad ka hadashid. waxaba hayska kaaya dhigin. waxba muslim hanoo sheegan.

    Nin raga haddaad tahay kaalay la soo safo walaalahaa Ethoobiyanka. kaalay waxaad aaminsantahay u dagaalan. kaalay dumi shareecada aan harsanayno.

    Dhalinyarada maalaayacniga meeshaan ku soo qorta waxaan leeyahay waad kori doontaan.

  11. abdi-xayi says:

    to bukhaari salafi xukunka wax aan kitaabka alaah aan ahayn ee la isku xukumo waa daaquud qofkii wax ku xukumaa ama ula xukun tagaa waa murtad sidaasna, waxaa qabo shiik maxamed binu c/wahaab

  12. Mohamed says:

    Asc Bukhari diinta islaamka ah iyo dastuur gaalo isku meel ma galaan walaal danbi adiga haku dhacin hada

  13. Guhaad says:

    @ somalimidnimo

    walallayaal ninkan YAHUUDKA ah ee magaca BUKHAARI-SALAFI ku so gala waan idiinka dacwoonay marar badan oo badan waana NIN LOOSOO DIRAY INU MU’MINIINTA XAQQA ka shaki galiyo isago adillo daba-gadis ah iyo qoraallo carabi ah on kala jogsi lahayn kabuuxiya si xikmad la’aana. Sida MUSTASHRIQ ama ZINDIIQ.
    Mararka qaarna wxu xadaa magacyada walaalaha AHLUL-XAQQA ah isago fikirkisa DIMUQRADIGA(khanisnimada ku dhisan)ku so gudbista si uu shaki ukala galiyo wadajirkoda ….
    Hadaad ninkaa iyo kuwa La nooca ah naga QABAN WEYDEEN hade webkan wxan u arkeynaa mid xaqqa iyo baadilkaba LAGA FAAFIYO.

    FG : KALA DUWANAANSHAHA WAJHUNNATHARKA waa wax laysugu cudurdaari karo inta miizaanku yahay KITABKA iyo SUNNADA ….Lkn in DIMUQRAADIYO looga ol oleyo wxay kasoo horjeedaa diinta WXA NOOCANOO kale ahna WAA MUNKAR GACAN LAGU ZUULIYO muran la’aan.

  14. Dulyaden says:

    Inkabukharishegtay waxakuweydina adigadowladasharifa iyoticabdulahiyusuf maxaka aminsantahay anigawaxan isleyahay inadifaceyso dowladaha sharciga islanka ankudhaqmeynin qafkikudhoconawaqid majahliayalogu cudurdaraya ninwalbo odintakaboxo wajahil miyaleynahay hadisidas ay’ahanlehed yabagalobilahayba hadasharif iyojanaqow iyoc/qadircalicumar wajahilin miyaleynahay isheg waxankuleyahay nawaqida islamkalogaboxo sobaromrkahore culumadahadilawey diyo waxadkuhadleysid waxalagayaba inhostalagaxariqo eeilahey utobadken adiga ayajahilnimokujuro

  15. xaq doon says:

    asc aloow badbaadi umadaan, intaas ka dib aflagaadada iyo caay waa xaaraan hadaad rabto inaad dadka wax u sheegto si edeb leh ugu sheeg.

  16. Abuu-caa,isha algedaawiyi says:

    Bukhaari beenaale ma waxaad weli la soo aagan tahay beentaadii iyo propagaandadaadii waji birnimadaadii iyo waji kaakinimadaadii adigoon xarfu jarra aqoonin aad cilmi iyo diin ku sheeganaysay dadka kaa aqoonta badana aad jahli ku xukminaysay! Maantana waxaad lasoo taagan tahay qofkii qaynuun wadci ah wax ku xukuma inuu gaal yahay daliil u keena? Daliilkaa ba, daliilkuu raadin waa maxay ilaahay baaba kalaamkiisa ku leh qofkaan kitaabkayga wax ku xukumin waa gaal. Bukhaari beenaale meeshan waa lagaa bartay inaan beenaale tahay, been doode tahay , baadil wade tahay beerka lagu dhufay tahay bushi wade tahay shubha afuufe tahay shaydaan muuqdana aad tahay shar wadena aad tahay shaar diimeed xiran sheekh dayuus ayaad tahay wadaad sheegad baad tahay

  17. Waxgarad says:

    Kadabta waftarayta!
    -
    Illaahay wuxuu noo sheegay in cidii aan isku xukumin wuxuusan soo dajiinin inay yihiin “Al Kaafiruun”
    -
    Allahaas wuu cadeeyay, wuuna bayaaniyay, taasna haysanaynaa!

Leave a Reply

© 2012 somalimidnimo.com · All rights reserved · RSS