Dhageyso Qeybtii 3aad: Maxaa Sheekh Xasaan Saacaddan loo Weeraraya? (لا يساكننا هذا الرجل فى نيروبى). Soo-jeediye C/Waaxid

الحمدلله والصلاة والسلام على رسول الله وعلى آله وصحبه أجمعين

Qoraagu wuxuu ku bilaabay Aayaddaas isagoo na xasuusinaya in Cilmiga iyo fahanka Ilaah baxsho. Wuxuu ku xijey xaddiiskaas.

نَرْفَعُ دَرَجَاتٍ مّن نّشَآءُ وَفَوْقَ كُلّ ذِي عِلْمٍ عَلِيمٌ

من يرد الله به خيرا يفقهه في الدين

 

Hordhac

Qoraagu wuxuu u sameeyey hordhac yar oo ah arrintii Dastuurka in sheekh Xasaan, Ictisaam, iyo culumo badan oo Muslimiin ah dhaheen: qofkii dastuur dadka u keena waa gaal xitaa hadduu aamisan yahay in Islaamku waxoo dhan ka sarreeyo! Wuxuu na xasuusinayaa inkastoo horay u sheegay in fatwada taqiyada ama towriyada ah ee culumadu baxshaan marka la qasbo ama culeys la saaro ee  la qaato midda culumadu baxshaan markaan culeys jirin. Wuxuu yiri waxa la isku raaco baa ka fiican waxa qaar ka mid ah culumadu gooni la noqdaan haddaan arrinta Nabiga (SCW) loo kor yeelin. Wuxuu soo qaatay Xaddiis laga wariyo Amiirul Mu’miniin Cali binu Abii Daalib (RC):

2861 وروى معمر ، وغيره ، عن أيوب ، عن ابن سيرين ، عن عبيدة السلماني ، قال : سمعت عليا ، يقول : ” اجتمع رأيي ورأيُ عمر في أمهات الأولاد ، أن لا يُبِعن ، قال : ثم رأيت بعد أن يُبِعن “. قال عبيدة ، فقلت له : رأيُك ، ورأيُ عمر في الجماعة أحبُ إلي من رأيك وحدَك في الفُرقة ، أو قال : في الفِتنة ، فضحِك علي رضي الله عنه .  رواه البيهقى فى السنن الكبري 10/348 و عبد الرزاق فى المصنف

Kelmadda

 

Wuxuu Ictisaamka xasuusinayaa in kala-horreyn lagu kala horreeyo cilmo barasho keligeed  aan lagu kala fahan badnen, laguna kala cilmi badneyn ee cilmiga iyo fahanka Ilaah baxsho! Wuxuu soo qaatay Nasuus iyo suugaan Carabi iyo Soomaali leh:

1- Qisadii Nabi Daa’uud iyo Nabi Suleymaan ee xukunkii!

2- Wiilkii qisada Asxaabul Ukhduud ee Raahibkii macallinkiisa ahaa ka waxtar batay.

3- Nabiga (SCW) oo Axaaddiis ku sheegay in qof aad cilmi ka maqashay ka fahan badnaan kartid.

4- Ibnu Cumar (RC) oo su’aal Nabigu (SCW) weydiiyey ku soo dhacday iyadoo saxaabadii waaweynaa soo dhufan la’ yihiin.

6- Arrimo kala qabsaday Fuqaho iyo Muxaddithiin. Fuqahaa fiqi ka soo saari jirtay riwaayadaha culumo ka waaweyn.

7- In ay culumada isku eyniga ah geeska is gashaan.

8- Khaliil Axmed oon caloosha wax ugu qaadin Siibaweyhi!

9- Mixnadihii Imaamu Axmed iyo Imaamu Bukhaari labada Ilaahay ha u naxariisto.

10- Wadaaddadii waaweynaa ee geeska gashay labadaas Imaam.

11- Aafada maalka iyo sida loogu qooqo.

12- Culumada Kenya oo waagii hore qirtay cilmiga iyo fadliga sheekh Xasaan.

13- Ictisaamka oo raba inay sheekha ka ceyrsadaan Kenya!

14- Wadaaddo raba in sheekh Xasaan la xiro

15- Talo loo soo jeedin doono sheekh Xasaan Xuseen.

16- Ma nacab baa Ictisaam mise waa gacal?

16- Iyo weliba qoraaga oo ku daray Tammaniga Nabiyaashii fahanka la siiyey:

Waxaa Nabigu (SCW) yiri:

والذي نفس محمد بيده لولا أن يشق على المسلمين ما قعدت خلاف سرية تغزو في سبيل الله أبدا ، ولكن لا أجد سعة فأحملهم ، ولا يجدون سعة ، ويشق عليهم أن يتخلفوا عني ، والذي نفس محمد بيده لوددت أني أغزو في سبيل الله فأقتل ، ثم أغزو فأقتل ، ثم أغزو فأقتل . رواه البخاري ومسلم .

Sidoo kale waxaa Xaddiis saxiix ah nooga sheegay  Nabi Suleymaan (CS):

قال سليمان بن داود لأطوفن الليلة على مائة امرأة، كل امرأة منهن تلد غلاماً يضرب بالسيف في سبيل الله، ولم يقل إن شاء الله، فطاف تلك الليلة على مائة امرأة فلم تلد منهن امرأة إلا امرأة ولدت نصف إنسان

 

Halkan guji/riix si aad u dhageyso kalmadda oo MP3 ah.

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

 

Somalimidnimo.com

22 Responses

  1. mashlh c/waaxid khaliif alle kheyr ha ku siiyo jihaad weyn ayd ku jirta qalinkada ku jihaad kuna difaac culimada xaqa ku sugan sida caalimu rabaani sheekh xasaan xusen aadan xafidahulah

  2. mashlh c/waaxid khalif alle ha ku xifdiyo wlhi jihaad weyn ayd ku jirta qalnkada ku difaac culimada xaqa ku taagan alle kheyr ha ku siiyo sida caalimu rabaan sheekheyna xasaan xusen aadan{abuu salmaan}alle ha ka xifdiyo xumaan o dhan adna alle haku xifdiyo islaamka meel weyn ayd oga jirta

  3. ceelbuur says:

    HADAAN NAHAY REER CEELBUUR WAAN IDIN JECELNAHAY SHEIKH XASAAN IYO SHEIKH UMUL ILAAHAY DHEXDIINA HADHEXDHIGO INAAD ISISAAMAXDAAN OO WIXII MADMADOW EH ISKASAARTAAN DIINDA WAA TASAAMAX EE HESHIIYA WAXAA TIHIIN LABO DAACI AAN JECELNAHAY WABILAAHI TOWFIIQ

  4. suldaanka says:

    Dadaal fiican ayaad wadaa c/waxid.

    Marka hore waxaan kugula talin lahaa. Iska yaree isticmaalka erayga “marka”. Oo aad ku bedeshid erayoda “sidaa daraadeed” “intaa kadib” iwm ee kelmadaha sentence isku xidha…..

    Ta labaad umada soomaliyeed wax aad uma akhriso, laakiin aad bay hadlka u jecelyihiin. Sidaa daraadeed waxaa fiicnaan lahayd inaad adiga iyo walaalaha kale aad samaysaan “podcast” ama cod la dagaysto oo u soo baxa si joogta ah. Sida bishii halmar ama jimcekasta. Ko aad ku qaadaa dhigtaan waaqica, wayaalaha muhiimka ah, ama taariikh…

  5. maxamed says:

    asc.c.waaxid aadaa ugu mahadsan tahay difaca aad difaacday caalimka shikh xasaan ajar alaha kaasiiyo janadana alaha kayeelo hooygaada cilmigaadana alaha barakeeyo walaal dhanka kale shiikh umal hadow toobad keeno waa sheeqeena gar ahaan aniga waan jeclaa awal tafsiirkiisa balse waxan balse waxaa idhibtay fataawaad kiisa dambe marka waxaan kula talin lahaa inuu aakhiro fiiriyo oo uu uhadlo sidii awalba uudiinta udifaaci jiray maxaa yeelay aduunkaan waalaga tagaa oo lama siijogayo marka ha isku noqdo oo sidaan wax haka badalo.

  6. caanogeel says:

    ASSALAAMU CWW BACDA SALAAM

    ARINTAN HA LA DEJIYO. LABADA SHIIKH WAA CULUMADEENA.

    HA LAYSU CUDURDAARO CULEYSYO AYAA JIRA.

    ALLAHAYOW CULEYSKA NAGA QAAD OO GARGAAR.

    DEG DEG AH NASII.

  7. Shaababkii suufiya Jadiid meey isku badaleen suufiyada ban ku naqanay culumadooda sax iyo qaladba in ay ku racan hadii xasaan uu qandarada dhaafay oo culumadii u ugalaysiiyay oo uu yiri xaramka ku laaya ma ku racdeen taas hadaba haduu sharcieyey wax alle aan sharicxiigsii ahayn lagana reebay dilka iyo galaysinta dadka musliminta uuse ku dhacay hadaad ku racdeeen hada ogaada axbaartii iyo ruhbaantii waxba ma dhantaan

    maadaama uu idiin xalaaleyay wixii alle xaranimayey oo dhig islaam ah adinkuna sacabka aad ugu tumaysaaaan

    • ku:bukhaari salafi
      ina adeer marka hore qof wax ma gaaleysin karno allah aya qof gaaleysiyo ino shegay ficlada lagu gaalow marka sheekh xasaan xuseen aadan xifidahulaha asaga wax ma gaaleysiyo nasuusta iyo qura’aanka aya ku cad sifoyinka gaalada cumar {rc}wax u yiri waxn xukmeyna wax qofka ka muuqdo alle aya og wax u qarsoon waxn ku shegaya in qofna wax gaaleysin karin

  8. umu_barau says:

    Maashaa, Allaah, Allaah hakaa difaaco cadaabkiisa sida aad u difaacday sheikh xasaan xuseen, waan hubaa inaad dhamaantood sidaa oo kale u difaaci laheyd haddii aad arki lahayed iyagoo difaac kaaga baahan, sidaa daraadeed akramakallaah ustaad cabdiwaaxid, Allah waxa aan ka baryayaa inuu mathalkaaga dhexdeena ku badiyo aamiin, walaahiladii laa,illaaha illaa huwa waad difaacday sheikh xasaan waadna u naseexeysay culumada faraqa heysatay sheikheena sheikh xasaan xuseen xafidahullaah, yarxamakallaaaah ustaadunaaa.

  9. sc wr wbk bukhaari salafi wa iga qoslisiisay suufiya jadiidiya miyaa akakakakaak

  10. mubaarak says:

    Asc dhamaan ikhwaani. KU: bukhaari salafi walaal alaah SWT wuxuu na faray wanaaga wuxuuna naga reebay xumaha marka sxb waxaan kuusheegayaa inaat dib ugulaabato kitaabka qur,aanka iyo sunada nabiga. Maanta culumadii rabaaniyiinta ahaa weey ku yaraadeen caalamka waxaa isku soo hadhay calooshood ushaqeeystayaal danahooda iyo diinta iswaafajinaayo oo culimaa,u suu ah. Dhageeyso before 5 sano kahor waxeey dhahaayeen ( ninkii gaal raacaa waa murdad haladilo ) marka madiintaa isbadashay mise qolada murji,ada ah ee ictisaam baa mabda,ooda kaleexday. Miithaal yar aan idiin siiyo ( maxaa looxidhaa sheikh xassaan XFDHLH. Maalaxero wadaadxume shibile. May lamaxeraayo because waa sirdoonka kenya masjid diraar iyo tafriiq beynal mu,miniin ayaa loo dhisay ragaas kadibna halkaas beey ka caayaan mujaahidiinta. Waakuwaa 4 ta xaas qabo ee guryaha waaweeyn kuraaxeeysanaayo walee janadooda aduunkaa loogusoo hormariyay aakhiro waxbo umayaal hadeeysan ka doowbadkeenini. Amaa sheikh xassaan alaha xafido waana caalim libaax ah cidi umasoo dhawaan doondo inshaa allaah alaha sugo aamiin

  11. Fayd says:

    Kuwaan shabaab ma ahan shabaab sufuufta hore ee dagaalka ayay cadaw kula dagaalamaan iyaga iyo sheekh xasaan waa nooca fadhi ku dirirka ee sheegta mujaahidiin inay jecel yihiin waana been wayna og yihiin mujaahidiinta,Sheekh xasan dhooblay tag lagama karo iska daa dhul mujaahdiine marka waxaad naga daysaan ciyaarta niman yahaw sheeko cusub ayay keeneen oo ah wadaada waxay rabaa wadaadka nairobi in laga eryo oo muxuu ka hayaa nairobi wilaayaad islaami ah ayaa jira oo waanu u baahanay inuu wax na bare’

  12. asc..
    ikhwaanii aduunkan siraac baa kasocda ama lagdan udhaxeeya gaalada iyo islaamka
    kaa mid lamida wuxuu ka dhaxeeyaa culamada rabaaniyiinta ah iyo culumaa usiiga ay shiikh bashiir janaqow c/qaadir gacmay shibile iyo umal madaxda uyihiin.
    hadana siyaasada reer galbeedku waxay indhaha ku haysaa wadaad garwayn oo salafi ah jihaadi ahaan jirayna inbadana kusoo dhex jiray saaaxada jihaaadka amaba aaminsanaa jihaadinimada
    waxaa suuuqa kala gadasha wadaadada lagu arkayey maalmihii lasoo dhaafay wasiirada arimaha dibada ee reer galbeedka oo doonaya inay lasoo wareegaan wadaado cusub oo uciyaara 5 sano oo soo socota …

  13. umu yacquub says:

    Asc

    To: fayd
    sh,xasaan xuseen abuu salmaan xafidahullaah wuxuu kujiraa jihaad ka adag mujaahidiinta soomalaiya jooga key ku jiraan,,waa hadii aad ba wax fahmi karto haba yaraate

    hadii aan kaga jawaabo hadlaka aad tiri kuwaan mujaahidiin mahan,,,maanta dadka aduunka jooga waa 2qeybood,,,kuwaas oo kale ah qeybta 1aad waa dadka xaqa u gargaaraya waxeyna ukala baxaan,,,kuwa cadawaga nafeynaya,iyo culumo rabaniyiin ah oo xaqa cadeeynaya iyo walalah wanagsan oo qalinka ku difaacaya iyo kuwa xoolahooda ku bixinaya,kuwa sida anagoo kale oo ku difaacaya afkooda,,intaas iyo inkale,,,hadaan kaaga waramoQeybta 2aad waa gaalka asalka ah ee xarbiga ah iyo culumo u fadwooda raalina galita gaalka wuxuu rabo, iyo murtadiin safka kula jira iyo kuwa qalika kudifaaca gaalka ileen culumadoodiibaa raacdaye iyo sida adiga fayd ah iyo bukhaari salifi ruuxa labaxey iyo kuwa badan oo dumar ah marka saas u ogow sh,xasaan allaah ha xafidee sharta culumo usuu ay la rabaana ha gees mariyee wuxuu jihaad kulajiraa kuwa gaalka ka dhib badan waan ,,culumo usuu kuwaas oo diinta ku iibsadey xoogaa shilimaad ah iyo sumacad ay ka raadinayaan gaalka,,,marka waxba yaan boorka la isku qarine waan soo jeednaa ee hadba kalar ha iska dhigininee cadeysta manhajka cusub e aad raaliga kunoqoteen,,kaas oo ah raali galinta gaalka iyo ka hiilinta islaamka dhabta ah

  14. ibnu Xusseen says:

    Baarlamaanku waa sharcidajiye… waana rabinimo sheegasho… waana shirki iyo kufri….!

    Waxaa cadeynaya aayada (31) suuratu baraa’ah, oo kahadlaysa culimadii yahuud iyo nasaaro oo meesha baarlamaanadu hada inoojoogo waagaa hore iyaga ujoogay. Waxna banayn jiray waxna xaaraameyn jiray alle sokadi shacabkuna kuraaci jiray. Alle wuxuu aayadaa ku tilmaamay in yuhuud iyo nasaaro culimadaa Rabiyo ka dhigteen, allena u shariig yeeleen…!!

  15. ibnu Xusseen says:

    Halgan.net waa websayt jiran, “comment” khilaafsan ra’yigooda ma ogola oo waa tiraan.
    waxay arintaasi tusaysaa jileeca mad-habkooda oo aan naqdi iyo ra’yi khilaafsan u

    dulqaadankarin….!
    waxaa mahadsan websiydka somalimidnimo.com oo kaduwan halgan.net xaga xoriyada qoraalada oo

    ogol inlagu qoro ra’yi kasta oo khilaafsan kooda..!
    waxaan ugu baaqaynaa halgan.net inay geesinimo muujiso oo fasaxdo qoraalada khilaafsan ra’

    yigooda…!

  16. Yaasiin says:

    Ku. Fayd

    *

    adeer isdaji magac qurxoona qoro alle hakubarakeye

    *
    midakale waxaadan wax ka ogeyn haka hadlin sh.xasaan mujahidinta asa kajecel lkn cadawga kenya ayan ogoleyn inu meel ubaxo dhaqdhaqaaqisa dhan wa laxayiray kenya kama dhaxbixi karo hadana kabasiidaran maxkamada usocoto o waxa lagu heysta maxad xaqa ucadeysaa

    *
    inaad kudagdagto shiikha wa kugu ceyb marka sidaa lasoco ogowna

    *
    dhoobley tagaa laga la,yahay waa beenta taas lkn shiikha dalkisa wu jecelyahay bal kenya hafasaxdo kenya inu siijoogo iyo inkale adaa arkeehe

    *
    marka qaladaadkada allaha kuudhaafo jihaadka xabadkaliyah maahan e wa af gacan maal iyo xeelad walba

  17. ibnu Xusseen says:

    ACW

    Bukhaari salafi…

    wagii doodu ka dhexeysay qubuuriyiinta iyo salafiyada somaliya, markii layiraa “ducadu waa

    cibaado, cibaadanna alle kaliyaa mudan”. waxay qubuuriyiintu ku doodi jireen “owliyadaa

    ladiidan yahay oo la inkirayaa”.

    Arintan oo kale ninka xaq doonka ah waxaa larabaa inuu mas’alada gunteeda abaaro “ducadu

    cibaado matahay..??” “cibaado ma alle kaliyaa mudan..??” markaasna baarid sharciya bilaabo.

    Muran doonka aan xaqa rabin wuxuu oran sida qubuuriyiinta “owliyadaa la inkirayaa”.

    hada dooda u dhexaysa salafiya al-inbidhaaxiya iyo salafiya aljihaadiya sidii oo kale bay

    kusocotaa….!
    waxaa layiri “sharcidajin allaa khaas uleh, qofkii sheegta iyo kii ku adeeca iyo kii u

    fatwoodaba waa kafaro”.
    salafiya al-inbidhaaxiya waxay ku dooday “Takfiiriyiin baa soo baxay, culimadii baa la

    gaaleynayaa, muslimiintii baa lagaaleynayaa”.
    ninkii xaqdoon ah wuxuu kudoodi karaa “ma saxbaa in sharcidajinta alle kaliya khaas u

    leeyahay..??” ” ma saxbaa in qofkii sharcidajin sheegta ama dajiya iyo kii ku adeeca iyo

    kii u fatwoodaaba inay kafaro yihiin..??”, markaasuuna diinta baaraa oo ka gungaaraa…!!!

  18. qorane says:

    asalaamu calaykum/
    -
    ilaahay hakaa abaal mariyo difaaca sheekhunaa abuu salmaan.c/waaxdiw aad baad ugu mahadsantahay wanaagan.
    -
    umal muxaadarooyinkiisii cusbaa waxaa kujiray:

    1: khawaarij baatihiin:waxuu umal kutilmaayay mujaahidiinta iyo shekh xasaan in ay

    yihiin khawaarij iyo takfiir. waxuuna ku eedeeya in ay dadka dhiigooda

    banaystaan.hadaba umal miyuusan banaynin dhiiga sheekh xasaan iyo mujaahidiinta

    mar haduu kusheegay khawaarij,mida kale ruuxa hadaad kutilmaanto inuu banaystay dhiiga muslimiinta waad gaalaysiisay.
    -
    horay umal waxuu uyidhi gaaladu muslimiita magacyo ay kusuurad xumaynayaan ay ubixinayaan si looga cararo .maantana isagaa kudhacay dabinkii gaalada oo waxuu adoomada ilaahay kutilmaamayaa khawaarij.dee adigaa horay noogu sheegay in aan dhag jalaq loosiinin magac xumida gaalada .maanta marka waan duuraynay jaa ifada kaatimid.
    -
    2:baroordiiq:waxuu ubaroor diiqay kufaartii lagulaayay kaniisadaha, horayna waxuu uyidhi markuu kahadlay raga gaalada ssooraaca waxaad dhahaysaan waa soomali waa muxamed waa faarax .yacnii waa lalayn karaa kuwaas gaalada sooracay buu ahaa hadalku.maanta waxuu kahunyahay laynta kufaarta dhulka muslimiinta kadhisatay kaniisadaha.
    -
    3:masaajida :waxuu kuyidhi muxaadarooyinkiisii dhawaa khawaarijto masaajida ay dadka kulaayaan isaga oo sooqaadanaya dilkii Cali RC .isaga oo uduur xulaya mujaahidiinta.

    horayna waxuu usheegay in lagudili karo murtadka meelkasta. hadaba ma shalay baad waalayd umalow misa maantaad xayraansantahay!!!!!!!

    -
    umalow ubaroor diiq gaalo kaniisadaha kujirta .anagu murtadiinta haday galaan masaajid baad sheegiye Xaramka waan kudhexdilaynaa.sidii aad aaminsanayd mar kaad qumanayd ayaan kujoognaa wali.
    -

    Xamar ,Baydhabo iyo Kismaanyo Waxay kadhisteen kufaartu kaniisado .gaarisana waa saas oo waxay ahayd dhul mislim xoog baana lagu haystaa.

    -

    ma dadka muslimiinta iyo dhulkooda xooga lagu haysto baa kujira heshiiskii xudaybiya oo kale!!!!
    -

    wadaad xumayaal ra yigooda ayay nooga dhigayaan diin.

    -

    wabilaahi towfiiq

  19. salaxudiin says:

    to bukhaari walaal ALLAAH ayaa xukunkaa iska leh cidii ku sifowda gaalnimada ayaana

    gaalo ah balse maxaa kala duwey gaalnimada sh xassaan cadeeyey iyo sh umal u

    cadeeyey

    bel ka daawo halkaan aninta aad sh xassaan ku haysataan sh umal oo ka hadlaaya http://www.youtube.com/watch?v=lceJAO-CiVA

  20. abuu ramla says:

    as/ c/ wr wixii reetowxiid ah waan idin salaamy salaan tan ugu kheyrka iyo ajirka badan waana tan kor kuxusan intaaa kadib al akh ustaad c/waaxid khaliif jazaahullahu khayr wabaaraka fiika allaha kaa amaal mariyo sida fiican oo aad udifaacday sheekheena sheekh xasaan xafidahullahu wasadada khuddaah waxaan jeclaan lahaa inaad kaqorto risaalo haadan magac ubixin lahaa risaalada waxan oran lahaa

    addifaac can ahli ittibaac ree towxiid waxaan leehay allaha idin barakeeeyo aamiiin

  21. muslim,somali and punlander boy says:

    asc..
    to ibnu Xusseen
    wll aad baan kaaga mahad celinayaa arinta aad usharaxdsay munaafiqa website kan ee labaxay magaca shiikheena bukhaari..

    2. arinta labaad walaal waxaa jidhay sheeko aan waa maglay oo ahayd ..
    waxaa wada dooday labo wadaad oo reer mudug ahaa ,,marka midbaa maqnaa midna mudug buu jogay kii kale baa yimid maalintii danbe ..
    dadkii caamada ahaa ayaa waxay isku qabteen labada shiikh yaa cilmi badan. markasaa la isku waafaqay in latartansiiyo ,, marka kan joogay waxba ma aqoon oo diinkale warkeed iskadaaye qorankoodhan wuxuu kayaqaanay QOLHUWALE …
    midka yimidna waa caalam wayn..
    markii lagaaray wakhtigii iyo meeshii lagu balamay ayaa hadal ay sooo jeediyeen dadwaynihii kadib shiikhii joogay hadal la istaagay ooo yiri

    waryaa ILLAAHAY soo ma oran qolhuwlaahu axad ,,suu yiri shiikhii haa
    allaahu samad soo ma oron.. suuuyiri haa ..
    lamyalid walamyulad soo ma oran ..suuyiri haa

    marka maxaad noogu qabsanaysaa diinta adoon waxba ka aqoon iyo wuxuu isku daray asagoo dhirbaaxo kudhuftay caalimkii ,,,dadkii waxay dheheen war labada shiiikh kalaqabta oo waxay kadhigeen labaniman oo siman ,taas waxaa kadaran waxay dheheen war ma arkaysay shiikhii yimid waxaa loooga yeersiiyay haaa waxkasta walee shiikh hebel majidho cid cilmi kugaaraysa … shiikh caalimka ahaana maalintiibuuu iskaga tagay gaalkacyo kumana soo laaban,,

    ula heedada hadalkayga waxaa weeye hadii culumadii lawaydiiyey mas’alo oo daliil quraana loosheegay may cadeeyen ayaguna hadafkooda
    maxay ugahadlayaan waxaan loodirsan ..maxay ucaytamayaan?

Leave a Reply

© 2012 somalimidnimo.com · All rights reserved · RSS