
الحمدلله والصلاة والسلام على رسول الله وعلى آله وصحبه أجمعين
Horaan u sheegnnay in wadaaddo jooga Nairobi bilaabeen muxaadarooyin ay sheegeen inay uga hadlayaan firqooyinka lumay! Waxa uga dan leeyihiin inay Khawaarij ku sheegaan Mujaahidiinta! Waa mashruuc bilowday markii Ibraahim-dheere u galay Tigreega sidoo kalana Axmed-madoobe u soo galay Kibaki! Haddaan nahay Golaha Baraarugga Islaamka waxaan Soomaalida weydiineynnaa:
Ma Shabaabkaa Khawaarija mise wadaaddadaas baa Culumaa’u Suu ah?
Sheekh Umal baa habeynkii Jumcuhu soo galay muxaadaro ku qabtay Nairobi! Waxaa kaloo laga dhageystay aaladda Paltalk. Wuxuu ka hadlayey Khawaarijta. Wuxuu sheegay in qeyb kale oo Khawaarijta ku saabsan ku xigto! Waxaan filaynnaa inuu habaynka Sabtidu soo galeyso qabanayo!
Sidee loo doodaa?
Shabaabka, sheekh Umal, iyo annaguba waan isku raacsannahay waxa Nasuustu ka sheegtay Khawaarij! Waan isku raacsannahay inay tahay firqo baadi ah oo lunsan oo laga digay! Maaddaama sheekh Umal ka hadlayo kooxo hadda jooga sida ku cad cinwaanka muxaadaradiisa; mar marna uu muxaadarada ku xusayo inay joogaan dad saas u dhaqma baan shacabka Soomaaliyeed ka codsaneynnaa in sheekh Umal nala ogolaado micnaha Khawaarij mustalax ahaan! Sidaan isugu raacnnay Nasuusta ka hadleysa Khawaarijta baan sheekh Umal diidi karin waxa magacan laga wado!
Ma qof kasta oo Muslimiinta laayaa Khawaarij la dhahaa? Muslimiinta kasta oo is leysa? Muslim iyo gaalo is dagaalaya?
Yaan dadka la khaldin! Magacan lama siiyo koox kasta oo Muslimiin leysa! Soomaalidii qabiilka isku leyneysay muddo dheer cidna ma oran waa Khawaarij! Ciraaq iyo Iiraan oo is dagaalay cidna ma oran Khawaarij. Kuwa isbaarada dhigta oo Muslimiinta dhibay cidna ma oran waa Khawaarij! Gobolo Muslimiin ah oo isku baxay oo la islaayey cidna ma oran waa Khawaarij! Burcadbadeeddu ma aha Khawaarij! Khawaarijtu waa dad ku baxay Imaamka Muslimiinta! Maxaa laga yeelin xukaamta Muslimiinta heysata ee ay culumada Islaamka ee mucaasiriinta ah gaaleeyeen? Si dooddu u yaraato, xitaa iyaga aan dhahnno waa hogaamiyayaal Muslimiin xukuma oo ciddii ku baxda Khawaarij tahay! Yey Shabaabku ku baxeen? Keliya Shabaabku waxay ku baxeen dagaaloogayaal iyo C/Laahi Yuusuf! Waxaana arrintaas kala qeybqaatay Ictisaam oo soo saaray bayaan. Fiiri cinwaan-yaraha hoose!
Ictisaam iyo Shabaab yaa ah Khawaarij?
Maaddaama Ictisaamka Bariga Afrika; iska daa Faroole, Siilaanyo, iyo Shariife ay hadda bilaabeen in lala shaqeysan karo Zenawi iyo Kibaki iyagoo keenaya “daliil” baan ognnahay inay sanado aan fogeyn Khawaarij ahaayeen marka la eego miisaankooda! Waxay Ictisaam gaaraya 70 sheekh ooy ku jiraan Allaha xafidee Shariif C/Nuur iyo sheekh Maxamed Nuur Qawi soo saareen fatwo lagula jihaadayo C/Laahi Yuusuf, Geedi, iyo Tigreega bishii April 2007! Madaxda Shabaabku markaas jihaadkaas bay gees kaga jireen? Marka la fiirsho miisaanka Ictisaamka waa iyadoo Ictisaam iyo Shabaab markaas Khawaarij wada ahaayeen maaddaama ay ku baxeen C/Laahi Yuusuf! Marka la fiirsho maslaxadday la ordayaan! Haddii C/Laahi Yuusuf lagu soo dhoweyn lahaa caleemo qoyan oon Xamar loo diideen ma keensadeen Xabashi! Arrin isweydiin leh ma aha taasi! Ogaada, Shabaab markaas gooni uma bixin oo waxay ku dhex jireen Soomaalidaas ka soo horjeedday Tigreega iyo waxa soo raacay! Ictisaam baa dadkaas ka mid ahaa! Risaaladan sheekh Cismaan ka dhex fiiri magacyada wadaaddadii soo saaray fatwada in lagu jihaado C/Laahi Yuusuf iyo Tigreega!
Guji/riix oo qoraalkaas Carabiga ah ka dhex arag liiska wadaaddadaas!
Shabaabka oo soo Baxay iyadoon Koonfurta Soomaaliya ka jirin Madaxweyne
Marka la fiirsho mustalaxa Ictisaam; Shabaab ma aha Khawaarij maxaa yeelay markay Kismaayo, Baydhabo iyo meelo kale qabsadeen xitaa Shariif oo camiil ah ma joogin waddanka! Iyadoo Jabuuti aan weli lagu soo dhoodhoobin bay diideen! Marka waa kee xaakimka Muslimiinta ah oo Shabaab ku baxeen? Cidday ku baxeen waa C/Laahi Yuusuf; waxaana kula jiray Ictisaam! Qofna Khaariji ma noqon karo isagoon ku bixin Xaakim! Waxaa jira wadaaddo Takfiiri ah oo Soomaaliya jooga! Xitaa waxay joogaan meelaha Shabaab xukumo! Lama dhihi karo Khawaarij haddaysan maamul ku bixin! Xitaa haddii Shabaab la dagaasho Faroole iyo Siilaanyo lama dhihi karo Khawaarij maxaa yeelay Faroole iyo Siilaanyo waxaa soo taageera Zenawi! Markay ugu yaraato waxay noqonayaa Soomaali is leyneysa!
Qiyaaska sheekh Umal oo Buray
Muxaadaradii habaynkii Jumcuhu soo galayey buu sheegay in Khawaarijtu “istidlaalkooda” iyo meeshay wax dhigayaan liidato! Waan ku raacsannahay marka laga hadlayo Khawaarijta! Laakiin isagu Shabaab buu heystaaye aan fiirinno cidda Shabaab iyo isaga fiqi badan! Waxyaalaha lagu bujiyo qiyaaska waa badan yihiin. Xaqiiqdiina qiyaaska Ictisaam waxaa lagu bujin karaa qawaadix badan! Maaddaama aan lahayn Nasuus si sareex ah u magacaabeysa Shabaab marka wixii laga dhaho waa uun qiyaas iyo istinbaad! Bal aan fiiriino Shinqiidi oo ka hadlaya mid ka mid ah
Qawaadixda Qiyaaska isagoo xusaya meerisyo uu leeyahay Maraaqi Sacuud
القسم الثاني من قسمي القلب : هو ما كان لابطال مذهب الخصم من غير تعرض لتصحيح مذهب المعترض سواء كان الابطال المذكور مدلولاًَ عليه بالمطابقة أو الالتزام .
مثال الأول : قول الحنفي في مسح الرأس : عضو وضوء فلا يكفي في مسحه أقل ما يطلق عليه اسم المسح قياساً على الوجه فاذن لا يكفي في غسله ذلك فيقول المعترض كالشافعي ك فلا يقدر بالربع كالوجه لا يتقدر بالربع .
والقلب إثبات الذي الحكمَ نقض بالوصف والقدح به لا يعترض
فمنه ما صحح رأي المعترض مع أن رأي الخصم فيه منتقض
ومنه ما يُبْطِلُ بالتزام أو الطباق رأي ذي الخصام
لم يذكر المؤلف قلب المساواة ولذا تركناه ، وأعلم أن القلب نوع من المعارضة إلا أنه نزع خاص لأن المعترض فيه يعارض المستدل بنفس دليله كما تقدمت أمثلته ، والجواب عنه كالجواب عن المعارضة إلا أن يستثني من ذلك منع وجود الوصف فلا يصح في القلب لاتفاق الخصمين عليه كما يتضح من الأمثلة السابقة .
Wuxuu ka hadlayaa dhinac ka mid ah arrinta Qalbiga ee qof aad doodeysaan lagu dabo geddiyo doodda! Tusaale ahaan qof Shaafici ah baa raba inuu ku qabsado Xanafi masaxa afar meelood meel ka mid ah madaxa! Shaaficigu wuxuu leeyahay: madaxu waa xubin ka mid ah xubnaha weysada sida wajiga! Macquulna ma aha in wajiga rubiciis la qaddaro; marka haddaad Xanafiyo tihiin macquul ma aha in madaxa rubiciis la masaxo! Qofka Xanafiga ah baa leh! Haddaad wajiga iyo madaxa iskaga qiyaas qaadatay ood leedahay wajiga waa la wada dhaqaa marka Xanafiyadu waa ku khaldan tahay inay rubuc ka hadlaan; maxaad idinka Shaaficiyada ah aad u dhahdaan: madaxa waa la masixi karaa qaddar faro la saaro oo keliya!
Waxaa sheekh Umal la weydiinayaa haddii Shabaab iyo Ictisaam ku jihaadeen C/Laahi Yuusuf, Geeddi, Xuseen Caydiid, Amisom tiro yarayd markaas, iyo Tigree; maxaad u diideysaan in Shariif, Amisom tii ka badan, Kenya, iyo isla Tigreegii lagu jihaado? Adoose Kibaki oo Shareeco Islaam weerar ku ah hoos jooga sidee Mujaahidiint Ilaahay dartiis u dagaaleysa u caayi kartaa maalin kasta?
Ma Fiqi Xumey ka Tahay wadaaddada Bariga Afrika Jooga mise Bilcaam ibnu Baacuuraa bey Raaceen?
Waxa sheekh Umal iyo wadaaddo xernimo wax ku soo bartay fahmi la’ yihiin in kooxi Khawaarij ku noqon karto hadday ku baxaan hogaamiye Muslim oo la ictiraafsan yahay! Xitaa xoog haku qabsado! Waa shardi in hogaamiyuhu Muslim yahay! Hadduu gaal noqdo dee waxaa jira Nasuus khaas ah oo sheegeysa in lagu bixi karo! Marka cidda Khawaarij la dagaaleysaa waa inay noqoto hogaamise Muslim ah. Markaas baa Muslimiinta la dagaaleysa Khawaarijta la ammaanay oo kheyr helayaan! Dagaal dhex maray Moorgan iyo Cumar Jees lama dhihi karo midkood baa Khawaarij ah. Mid dhex maray Shabaab iyo dagaaloogayaalna lama dhihi karo waxaa Khawaarij ah Shabaab! Xaqiiqdii Qabuurocaabudka baa Khawaarij u eg! Ictisaamku iyagu waa Khawaarij iyo Murji’o wada jira ileyn marna Mahiga hoos fadhiyaan; marka Mujaahidiintii bey caayayaan! Teeda kale Xaddiisku soo qaatay sheekh Umal waxaa ku jirtay:
طوبى لمن قتلهم وقتلوه يدعون إلى كتاب الله , وليسوا منه في شىء من قاتلهم كان أولى بالله
Ma u maleyneysaan in Amisom, Tigreega, Kenya, iyo Maraykan ku helayaan laan janaad la-dagaalka Shareecada Islaamka? Ilaahay wajigiinna doori!
Qaabkee loo Caayiri karaa Shabaabka?
Saan horay u soo sheegnnay qof kastoo Muslimiin laaya ma aha Khawaarij! Sidoo kale Muslimiin dhexdeeda is leysa ma wada aha Khawaarij! Khaariji waxaa noqon kara qof ku baxay maamul Islaami ah oo jira? Xaqiiqdii, Shabaabku iyagaa xukuma Soomaaliya inteeda badan. Xitaa haddeer oo gaalo meel kasta ka soo gashay iyagaa dhulka intiisa badan xukuma! Sidee nin Muslim ah gaalo iyo gaaloraacyo soo weerareen u noqon karaa Khaariji?!
Yaan nalooka dayan tusaalahan! Ilaah kama dhigee hadday Golaha Baraarugga Islaamku rabi lahaayeen inay caayaan Shabaab; waxay la imaan lahaayeen wax doodi u suubato sida annagoo Shabaabka la barbar dhignna Xajaaj binu Yuusuf! Xajaaj ma Khaariji buu ahaa? Mise isagaa dadkii ummadda ugu kheyr badanaa iyo Khawaarijba la dagaalay? Qof wax ka yaqaan diinta Islaamka ama xitaa leh caqli saliim ah isma barbardhigi karo Shabaab iyo Khawaarij! Laakiin haddaan Shabaab caayi lahayn waa in wax la iskaga qiyaas qaadan karo la keenaa! Ma maqasheen cid Xajaaj dhaheysa Khaariji buu ahaa? Marka ma aha wadaaddo caqli leh! Haddii caqli leeyihiin kalmadda Khawaarij meeshaas ma dhigeen! Ma wuxuu leeyahay: Amisom, Kenya iyo Tigree baa laan-janaad ku heleysa dagaalka ay kula jiraan Shabaabka; ma marka Shabaabku dilo?
طوبى لمن قتلهم وقتلوه يدعون إلى كتاب الله , وليسوا منه في شىء من قاتلهم كان أولى بالله
Xaqiiqdii, wadaaddadaas waxay u dhaqmayaan sidii ina Xagaa dheere! Waxay u qabaan in Ilaahay la khiyaami karo! Ma Mujaahidiinta suuliyey Shirkiga, dagaaloogayaashii meesha ka saaray, dhacii iyo isbaaradii joojiyey, heshiisiiyey qabiilladii Soomaaliyeed, magaalooyinkay joogaan nabad ka dhigay oo xitaa gaaladii qirtay, dumarkii Xijaab u geshay baa Khawaarij ah?
Horta Shabaabku waa bashar oo waa khaldamayaan! Shaki ma leh inay khaldamayaan maaddaama howshan bilow tahay! Kumaba jirto hadday Soomaali badan la safteen gaalada! Laakiin waxaa xaqiiqa ah in gaaladu usoo aadday Soomaaliya inay damiso Nuurka Ilaahay! Marka wadaaddada hadday u qabaan in saxaafadda reer Galbeedka iyo waxay ka sheegaan manaabirtu siri karto Ilaahay; haddee waxaad rabtaan dhaha! Marka Ilaahay hortiis, waxaan aamisannahay inaad idinku tihiin culumaa’u suu! Marka waxaad rabtaan sameeya
F.G. Ilaahay horti, markaan soo qaadaneynno Xajaaj binu Yuusuf; naga aha inaan dadka u bilaabeynno xeel lagu caayo Mujaahidiinta! Waxaan dadka tuseynnaa xitaa haddaad qof caayeysid waa in la helaa wax la iskaga qiyaas qaato! Marka wadaaddada Ictisaam maba ku fiicna fiqiga marba hadday rabaan inay Amisom, Itoobiya, iyo Kenya kaga qiyaas qaataan Amiirul Mu’miniin Cali binu Abu Daalib (RC) oo ajar ka helaya leynta Khawaarij. Waa loo garaabi lahaa hadday Ictisaamku dhihi lahaayeen keliya Shabaabku waa Takfiir! Takfiir aan xaakim ku bixin lama dhaho Khaariji. Ilaahay ha dooriyo wajiga Ictisaamka intooda gaalada dabo ordeysa haddabayba qiyaaskoodii gaaray in Muslim iyo gaal dagaalaya ka dhigaan Khawaarij ku baxday xaakim Muslim ah!
Golaha Baraarugga Islaamka
Somalimidnimo.com












































Waxba yaan qoraal dheer la isku xiijin cidii khawaarij ah waa cadahay waan u jedaa umada somaaiyeed hadii shalay diin lagu qalday maanta indhaha ayeey fureen culimadoodiina waa u cadeyeen wax jira qofkii isagu is dayac waa isaga wax u taala.
Umad iyo cuimadeed cidii ka dhax shaqeeysa waxaa u damayan cawaaqib xumo iyo in allaah ku salado wax ka xoog wey sida maanta taagan ee armaa weli jaanin la hastaa umadaanu tashataye
@ m.girl
hadad wanagsantahay magac quman ayad labixi laheed. O ah magaca lagu yaqaano ama Kunyo.
Mxa gabdhaha muslimaadka ah ABEESO KU DHEX DHUMAN.
Hadad sifadi khawrijta kaweysen alshabab cidna maheysato lakin lagawayi mayo xita hadad iskudaydan inad difacdan shabab hadey dowlad nimadi somaliya afduben dinta kumadari karan rijal sida sh.umal oo kale ah ayu ale kuxifdin
To munxarifniinta iyo maangaabka madaxfalluuqa ah,
Markaad leedihiin mujaahidiinta Al shabaab baa khawaarija! General umal iyo korneyl shibilaa diin xafidaya!! Cadaalada kufrigu yaqaan xitaa ma heysaan, xasad, xiqdi iyo xumaan baa laabtiina madoobeysey.
Cidda umad hogaamineysa ama metesha sifooyin aadanuhu isku waafaqsanyey bey leedahay, oo gaal iyo muslimba la wada ogyey. Wiilashaan mujaahidiinta Alle hanoo xafidee waa nimanka kufri nasasho iyo gama’ u diidey, waa nimanka aduunyo afka usoo kala qabatey oo iska nacay, halka kuwa culimada ku sheegeysaan waxooga sunuuda ey diinkoodi dhaafsadeen, eyna sidi eygii ugusii malabsanayaan, waa nimanka hoteelada sharaamiida iyo khamriga lagu cabo lagu marti qaado kufrigana kula shira waa nimanka,,,waa nimanka,,, waa nimanka,,, damiir iyo diinba ka dhaqaaqey Rabbi ha naga qabte,,, waa nimanka madluumkiina ka dhigey daalim, daalimkiina madluum ka yeeley! Marka diinta aad leedahay khawanadan ku lacag qaata kala jebinta safka muslimiinta, diintii ambiyada maahan, ee waa wadadii camiilada isticmaarka, iyagoo kalena xilligii Axmed gurey iyo sayidkaba waa joogeen, ee ha nagu soo qaadin magacood ba’ooyinka Alle dartii baanu u nacne.
khawaarij waxay ahayd koox ilahay dartii ugu baxay imamki muslimka ee xiligaa oo aha cali binudaalib allah haka ralinoqdee markii lawaydiyay sayid cali khaawarij ma kufribay kudahceen waxuu kujawabay maya ee kufriga ayayba ka carareen sidee shiikh qarnigan nool uu khaawarij ugu sheegi kara gaalo iyadoo sayidkii ay kubaxeen ee aha imamki iyo amirki umada ee xiliga uu ka bari yeelay gaalnimo suaashu waxay tahay culimadu kelmada gaal cida xaq uleh ayay kala baqana markasay niman xaq ulahayn dhakada ka saraan anigu ma ihi khaarij cidna kuma bixin lakiin waxan rumasanahay in khawaarij ilahy un xalkoda kawarmikaro ee an cidna ku danbaabin waxay ahayen hadi an u imado arinta shabaab iyaga kumay bixin iman muslim ah oo bulashada doortay oo cadilaha iyo xata mid faasiqa oo buslhada doortay waxay kubaxeen nidaam galo wadato xaq ayay kutaganyihin lakin qaldadka manjahiga ah iyo kan istaratijiga ah ee ay galayaan aya muuqda marka ma ah in markay qaldaman la dhaho wa koox bidco ah ee wa in lasax sideedabana dagaal ninkujira qalad wa gelaya ooasxbti rasuulka ay qldamaysay marka mahmahba waxay tahya niman waxba qaban ayan qaldamin marka culimada muxaadirad un wada waxan odhan laha shekada maxadiro wa kawayntahay xajadana ma fahmikartaan hadad rabtaan inad wax sacxadan taga gobaha dagaalka hadi naftina ad u xilinaysaan dadka ka daaya muaxdirda ad ku duraysa jihaadka xaqa ah ee umada cirdigeda iyo sharafkeda lagu difaacyo ilah hanoodooro jidka xaqa ah lakiin waxan kusoo kobaya warka khawaarij waxay ilahay uga dhowyihin budhacd badeed qabqablayaal qaburogaleen qabiilaystayaal allu shiikh
Asc
culumo usuu wali kama waantoobin wax ka sheega rijaasha u istaagtey in ay koryeelaan kalaamullaah,,,,waligiin hadab darbi ka soo booda,,,Allaah wuu idinkala saari doonaa rijaashaas gaaladu meelwalba isga soo baheysatey iyo adinka dhaxfadhiya caruurtiina iyo ooriyiihna,,,,iyo ganacsigiina wayna soo bixi doontaa cidii khwaarij ah ,,sababtoo ah waligood khawaarij gaal kama dhiijin lamana dagaalin gaal,,,,muslimkana wey u xoog weynaayeen,,,hada waxaa astaataas leh waa culumo usuu,sababatoo ah wax gaal ka farxiya maahee waxkale kuma dhawaaqaan mujaahidintana wey suuro xumeyaan hada wadadkaan miskiinka ah ee la soo taagan mujaahidiintu waa khawaarij,,,,ma allaah ayuu raali galinayaa mise gaal,,,,,,gaalbuu raali galinayaa si uusan dhib aduun ugu dhicin,,,,,Allaah s,w, waxaan ka baryeynaa in uu nakala saaro aduunka inta la joogo oo aan aaqiro lagaarin ooceeb iyo fadeexo kusalido cidii diinta allaah ku been abuurata si toosa iyo si dadban ba,,,,,,,,,,Allaahuma aaaamiiin
Muslima girl iyo Maxamed xaji… Waxaa qoraalku ka hadlayo ,maydaan fahmin, ee waxaad rabtaan uun dowlad sidii tii ina siyaad ah oo aad teyatarka tagtaan iyo garoonka kubada cagta, hobaladii waa barina idiin tunto, kalaa walahay aduunku is bedel ayaa ku socda , wayna soo dhawaatay dowladii islaamka…
Yaa is Gaaray Wali’ Waxbadan umada waa looga Digayaa oo Waliba La Faydayaa insha allah’ Sheikh umal Markuu dhameeyo Muxadaraadkaan Umada Ayadaa laga rabaa in Cidii khawaarij ah in ay misaanka saaraan’ Aniga marhore Ayay isoo baxday. Alhamdulilah
Waxaa layiri,wiil iyo gabadh walaalo ah ayaa cunto laysugu dari jiray markaasay gabadhu ka boobtaa wiilka cuntada,deedna willkii waxa uu u dacwooday waalidkii oo kuyiri anigu sidaan kuma jiri karee gabadhaan weel gooni ah wax haloogu rido.waalidkii sidii bay yeeleen oo mid walba goonidiis wax loosiiyay,ayaantii dambe ayuu wiilkii waxa uu arkay gabadhii oo kaligeed iska boobaysa cuntadii,markaasuu yiri bal day wixii ay aniga igu haysay ayay kaligeed nafteeda ku haysaa.hada nimankii suufiyada la oran jiray waxay ka qoslayaan hoosta oo waxay leeyihiin wixii ay anaga nagu hayeen bay isku hayaan kkklll. Waxaan sow umal maaha? Abuu yaasirna sow kama dabeeyo,bal aan dhowrno dhaxalka.
Asc waxan ha la iska dhafo
Wa yab
Muslim girl iyo maxed xaji, waxaan idin waydiinayaa,, shabaab haddaadka aaminsantihin khawaarij, culimada aad sheegaysaan waxay u ordayaan gaalada inla raacee maku raacaysaan adinku? intaas balka jawaabo,, qofkasta oo mujaahidiinta afka ku taagaya umaddana waxba aan u hayn hadalkiisu waa gaalada aan raacno,, culimadaan ganacsatada ah qaasan raggaan nairobi jooga,, waxay yihiin iyo arimahooda waanla soconaa iyo xolaha islaameed ee ku maqan sida xaqdarada ah ay ucuneen,, marka haday u dig iyo hamleeyihin in gaalada la raaco adinku maku raacaysaan balka jawaaba? ayaan dhawayd sharif murtad ayaa nairobi tagay, ragbaa u tagay ninka mid ah ayaan sheekaysanay wuxuu yidhi ka warama culimada niaorbi jooga,, sheikh xassaan xuseen ka warama waxay dhaheen ninkaas mowqif ayuu kaa qaatay,, wuxuu yidhi umal iyo shible ka warama waxaa loo sheegay in ay dacwadii wattaan,, wuxuu yidhi xassaan waa ninla gartay mowqifkiisuna cadyahay ee labadaas nin ee kale umadda ha laga qabto,, murtadiintii culimo ay meeshaas ka taagantahay ayaadka daba ordaysaan adinkuna koley askartta sharif ayadka midthin marka way idin anfacaysaa shubuhaadka wadaadadaas
asc dhamaan mujaahidiin iyo intii taageerto , waligood gaalada hagu hoosnooladaan waxba nagama qaadimaayan insha allah wadadii uu inoo falay walaalkeenii adan ceyroow iyo abu cuteyba aan ku jirnaa insha allaah.
to muslim girl iyo maxamad xaaji horta afsomaliga so barta oo marka wax so qoraysan wax la fahmi karo so qora meda labad waxa halka ka muqataa inaydan culmi lahayen ee culima,a u, suu iska daba kacaysan hadaba waxan idin kula talin laha kolayba hada caamo tihiin oo cid daba jogtan shababka iska daba kaca iyaga uga dhow umal xaqa eh su,aal? ban idin waydiinaya ee kajawaba shalay marku ABDUllahi yusuf u fatwoday in lagu jahaado umal ma khawarij bu ahaa
Allaahu akbar
ماكان الله ليذر المومنين على ما أنتم عليه حتى يميز الخبيث من الطيب…
ولنبلؤنكم حتى نعلم المجاهدين منكم و الصابرين…
Mujahidiinta iyo cid walba oo tageersan aayadkan hakuraxestan wadadxumayal hadalkoona an ladageysan.
asc walaalayaal ALLAAH swt halaga baqo, Runtii ani waan wada dhagaystaa culimada muxaadaraadkooda, anigoo nina utacasubeenin wadaada mujaahidiinta kasoo horjeeda ilaa hada wax uu qof wax ubilaaban yahay uu ku qanco mayna sheegin xataa caamaygu haduu caqli badan yahay kuma kadsomahayo, sababtoo ah maanta qofkastoo muslinimadu dhab katahay ama wadaniba ah wuxuu kawar hayaa inay gaalo wadiinkii ay qabsanayso qaarna ay haysato marka ninka horjoogo waa ninka bulshada oogu sareeya, ninkaas amaan iyo difaac ayuu naga mudan yahaye cay iyo aflagaado nagamamudno.
maantaa ugu dambeysey korneel umal asoo afkiisa kurugaya mujaahidiinta! Difaacayana gaaladii lagu dhameeyey gaarisa tolow asi muslim ma aha miyaa markuu gaalada udoodayo alle na uu yiri khaaimiinta ha u doodina!
-
Maanta kornel umal wuxuu khudbadiisa kaga hadley in waxa somalia kasocdo aysan jihaad aheyn ciladna uu uga dhigey inaysan haqiijineynin ahdaaftii jihaadka laga rabey! Wuxuu kaloo sheegey in dhalanyarada faaidadooda iyo dhibkooda uu dhibkooda badan yahey!saas darteeda waxa socda aysan jihaad aheyn
-
Waxaan korneelka weydinayaa sidee ahdaaftii lagu haqiijinayaa adinkaaba hortaaganee kicinayee shacabkee! ilaah ha idinka qabto umada- teeda kale waxaad tiri maxaa loo laayaa gaalada iska cibaadeysanaya waxaan kuweydinaa maxaa loo laayey muslimiinta cibaadeysanaya sida tii kadhacdey mogdisho maxaa loo laayey umadii maatada aheyd ee hosingo’ tan gaalada ladhameeyey waa adiga uhadleyee sidii adoo first bornkaga ladiley maxaad ugu hadli weysey masaajidkaas dadka lagu dhameeyey mise gaalada bad walaalo tihiin ‘
-
War hadaad cabsatey ood diinta karunsheegi weysey maad iska aamustid hada waxaad kafarxisey mushrikiintii horeyba mujaahidiinta khawaarij oran jirey kawaran hada markay maqlaan futwadaada xaaraanta ah walee weykugu qosli doonaan weyna sii wadi doonaan dagaalka ay mujaahidiinta kula jiraan hadey sidaasi kudhintaana danbi baad kuleedahay’!
-maanta mujaahidiinta waad aflagaadeysey ood tiri waa juhalo maan gaab waxaa haysa fiqhi xumo! Adigaaba fighi fiicanee ma fighigaagu wuxuu kutusey in jihaadka lajoojiyo oo gaaladu na duleysato walee aan taas kaa yeeleynin wax kaa fiqhi xuna waligey ma arag! Waxaad marwalba iska dhigtaa aclamul umah wallaah inay mujaahidiintu kabuuxaan kuwa kaa cilmi badan kuna darsadey kudhaqanka cilmigooda! adiga maxaad cilmi kudhaqantaa waa adiga marwalba difaacaya gaalada!
-waxaad kaloo tiri weligey duulaanka ay somaali gaalada kuduushey raali kama noqon maxaa cadeynaya inaad raali ka aheyn iyo inkale?? waxaa laxubaa inaad kaqeybgashey shirkii ay qabteen gaalada kenya markii ay wadankeema muslimka ah ay kuduulayeen xitaa adigaa qirey inaad kaqeybgashey!mana kuarg adoo kahadlaya duulaanka gaalada marka waxaa noo cadaadey inaad raali katahay hadaadan raali ka aheyn maxaad mar qura uga hadli weysey ileen waa adiga aflabadii dhawaaqayee marka lalaayey kufaarta! Umaloow waad fashilantahayee ilaah kusoo hanuunsho!
-hadaad diinta karunsheegi lahayd sidaan uma fashilmeen.hada waxaad baadiyeyn kartaa inta wax magaradka keliya lkn cuqaasha shubha kasto aad keentid wey fahansanyihiin wajigeyna kaaga dhufanayaan!
-
-hada murtadiin badan baa sababtaada dowlada uga jira mar allaale marka ay maqlaan futwadaada qaldan xarigooda bay deysanayaan walee aakhiro xisaab badan baa kusugeysa marka waxaan kugula talin lahaa inaad illaah utowbad keentid kafarxinta gaaladana iska deysid!! Eebow lakala miirinye meles hana raacin
Asc aniga waxan dhihi lahaay yaa la is daalinin umal maanta oo jimca ah qudbadi waxii laga sheegaye ayuu ku soo qaatay islaam difaac kama ahee tolkiisa ayuu difacayaa hadey islaam difaco diyardaha kenya cel cade jilib lagu duqeyay ayuu ka hadli lahaay waxuu difacayaa ganacsiga iyo daraha uga dhisan ayuu difacayaa
Suufi iyo ictisaam waxba ismadhaamaan
laakiin umada soomaaliyeed anagaa wadaad unoqonayna
markay mujaahidiinta gaaladu dhamayso bay isku
haystaan weliba waxaa udaran wadamada galbeedka
oo magaca islaamka jaaliyado lagu furto loona badalo
masjid kusheeg dadka lacag looga aruursado iyo been iyo
huf iyo haf iyo caruurta keen lacagna keen ee ictisaam
iyo suufoyaal waa iskumid xaga qabyaalada xaga dhuuninimada
xaga afxumida xaga mushrignimada xaga gaalo jacaylka
nin jihaadka diidoo aduunyada kadoortow dulibaad kunoolan
ninkii nolosha daba orada iyo daayin yidhiyow adigona daleelbaad waliga dugsanysa
ninkiii doqon tolmoodow dibindabiyo halis iyo wali takhrba kugu maqan
ninkii gaaldugsanyow akhiro aya daran adiguna umeel dayo
ninkii dahabo nagaed aroos lagu duuge dalaq loogu siiyo xuralcaynta dahabka ayunba kasi daran darenkeda quruxda leh kolkay kugu dayaysa raxamad kugu daboolami
ninki culimo duub xidhin dastturkana u olalayn u dagaalamyo adiguna damiinyahow dastuurki ilahay kutubkaadan dalacan
ninkii gaal daryeeliyo kasugaya deeqow niyadad kadilantoo damacagu waa been
nin jihaadka doortoo daayimay jidkaaso kudagalamayow maxa deeq ilahay aad darjo leedahay durdurkii janada iyo maxaad dow wanaagban dar alle kusugantahay
allahayow na darjii kufrigiyo dadkisan allahow dan how gelin naartada dalaqsii adunkan ku dacare nolosha diiqo iyo ciil daayima uga wada yeel
Magaciin ba’yow ma inaga isku muslim/khawaarija,,,
-
Qofku marku inxiraafo demiin aan waxba fahmin buu noqda,,, kuwa culimaa cid khawaarija noo cadeyneysa leh!! Awal baad dhunsaneyde, waxba idinma kordhin, waxa caadi idiin noqotey in xaasaskiina iyo gabdhihiin kenyatigu idinku hor qabsado, oydin far dhaqaajin!! Illaa ey ku qasabtey dumarkiina iney comdomyo boorsooyinka ku qaataan marka hortiina lagu kubsanayo si ey condomka u isticmaalaan!!! Damiir xumadiinu halkaasey idin gaarsiise ma hiil iyo hoobaad dal iyo diin u heysaan?!! Qabbaxakumullaahu wa qabbaxa maa ji’tum bihi ayuhal murji’al takfiiriya.
umal iyo shibile iyo kuwa la mida sheekh nomaha kala lasta sheiykhi
http://www.youtube.com/watch?feature=player_embedded&v=B6YzCCgN5WM#!
qofkasta oo qalbigisa ku jiiro in yar oo imaan ah waka humumkiisa
Asc
waan ka sugeyney in ay fadwo ka soo saaraan culumo usuu si ay gaalka keynaanka ah ugu soo galin masjidkii ay ka dhex caloola kuukuusnaayeen,,,marka wey sii ceeboobeen,,dhawaqaan umal ka soo yeerey iyo kaniisadii lagu laayey kufaarta keenyaanka,,,maxaa ka dhaxeeya? suaashaas waxaan weydiinayaa inta damiir diimeed leh iyo aqliba..ee iiga jawaaba
Nimankaan garka weeyn leh
oo ilaahood ku gadoodey
oo gaaladii ugaliimay
oo diintoodii garan waayey
gab gableeyna warkooda
iyo garaadkooda xunka ah
guure ayeey kujiraan
sida goosha libaax ama
gucumaalaha aarka
waxay gaada hayaan
ama gaar kahayaan
gidaar joogta haweenka
iyo garaad laawe gaboobay
oo goowsihii kabexeen
oo gablamoo guryo hoogey
oo wadankii kala gooyey
waxayna goobahayaan
wixii ay ku gubteen iyo in
ay gaalo guul wadayaal
unoqdaan umadiina gumoowdo
garna yeeli mayaane gobanimo
doonna warkiisna gantaaloh
ayeey kaxigaan iyo dhiiga oo
gobo leeya go,ayeeyduna yeerto
guulaheen marumeysna
oo guubaabey kujiraan
gaalka ayeyna saacidayaan
yaaab badnaa !!! Shekha maxa qatey ?? Golaha bararuga suasha ad marki cabdullahi halugu duley dhehen berigas ma khawarij bey ahayeen xaqiiqdi suashas wainaga kaafisaa saa jwb umahelaye tii cabdullahi yusuf tana kashar badan oo kakufri badan ee danta laleyahay wamaxay??shekhow mujahidinta haku mashquline ilahay ulabo anagaba wanala xasuuqaa mana kahadashane galada iyo xulafadeda hadi latabtana khawarij ba layahay
waxaan tixdaas gabay an kutilmaamayaa ictisaamka
duloobay ee diintoodii gatay ee qandaraaska baryahaan
lagu siiyey in ay muslimiinta diigoodu gaaladu daadineyso
oo an daawo haysan biyo haysan cunto haysan
oo meelkasta gaalo kasoo weerartay guuloow adaa
cadaali ah ee ilaahoow arintaan mucjisada ah adaa
ujeeda eeboow diintaada ayaan difaaceynaa eeboow
wadankeenii ayaa nalaku xasuuqay eeboow anagu
qofna ma anaan dulmin wadanna kuma anaan duulin
eeboow dadkaan wax magaradka ah ayaan xaqooda
difaacnaa eeboow hadaad gaalada noojebisid adaa
og xikmada adkaleedayay anagu waxba ma ogin adaa
wax og eeboow adaan isku kaadhiibney qofkale
kuma kalsoonin warkiisna waan diidney eeboow adaa
talo kufilan eeboow adaan arinteena kuudhiibney
warkii SIR ALI CLUB ee ladifirayay ayaa hadana la qirtay. xadiiskii NASAARADA KENYA loo daliishaday ee ahaa ajar ayaad ku helaysaan dilka khawaarijta ee dafiridiisa waqtiga badan lagu bixiyay ayaa CAAWANA LA QIRTAY.
-
waxaan maqli jiray: wixii uurka ku jira afkaa kaaxada
beetii lasheegana waa lagu ceeboobaa. caawana ceebtii ayaa lasoo dhexfadhiistay!!
To Afnanan cilmiga shegay shabab iney jihadkujiran umabaahni inan barto cilmigi saxda ahaana ma’ aha samafalka UN bixiso iyo jihadka shabab midna janalagumagalayo
Dhariga maxa karka ka kenaba layiri ikhwah ictisaam wagabaabsi ee waxa inaso mari donto ka somali ahan mar an ka tarikheyno jamaco ictisaam layiraah oo inxiraafteyba jiri jirtey kuwaaso diintoodii ku iibsadey adunya hoseysa
waa yaab
ku nogebiya danbi ad kuhadalaysa istaqfuranlayso ma ah in qof hadad islam ah hadda isku haysan aromo manhaji ah ad ceebayso ood waxkasta kushegta xaq ma been aburkuna wa xaran mana anan ogin galada wayn ayan xirsi shiikh umul wax isu galay shiikh umul waxan ku kal duwanahy arahada lakin caqiidad isku midan kanahahy oo waxan islanahay islam ehelusunah marka malobahna in qofkasta waxu rabo iska shego shaqsi in si tos loo beegsadan ma ku banan diinta ilah halaga cabsado ninki jihaad raba ha jihado ninki diidan ha iska dayo lakin yaan la is durin oo la is ceebayn
Gob islam maxad uxanibteen qoraalkayga ma wax aflagaado ah ayaa kujiro mise bal iisheega? Tankale ninka dhahaayo ayan xirsi iyo umul ayaa is guursaday qoraalkiisa wad soo gudbiseen kaygana wad xanibten mafahmin midas waxad kawadaan.
To: a/xanan
sxb adi iyo kuwa kula midka ah ee ujoga kampala HOWLO SIR ah wxd ka tihin Aroska MARTI-SHARAF ileyn wxd ka mid tahay DUCAADDA JAHANNAM hadadan ka towbad keenin ,
wxd uqonsatey arintanna waa inad AYAN XIRSI udamqaneyso QABIL AHAAN….rag waa fahmay.
To-darwish an dhab aheen.
Hadaad UMAL oo KIBAAKI la jira isku caqiido tihiin ISLANIMADAADU WAA TU LAGU HOOGO.
asc
To soomlimidnim
Waad ku mahadsan tihiin walaalayal hadaad ka saarteen meesha ninkii ogaysiiska akhlaaq xumadu ka muuqato meesha soo galiyay commentigiisii ajar allaha idin ka siiyo., markii horeba in la soo gudbiyo ma ahayn waayo diintu waa akhlaaq, akhlaaq haddii la waayana diini ma harin.
To C/xanaan
Gob Islam waxay dhageysataa oo kaliya dadka waxa ay doonayaan u sheega laakiin xaqiiqda dhabta ah hadaad kala hadasho waa lagu caburinayaa.
qolyihiin maamulka ah maxaa qoraalkeygii aad u soo deyn weyseen mise su alaha aan idiin weydiyay ayaad kabaqeysaan umada inay ku baraarugaan halgan ayaaba idiin dhaanto oo su alaheyga kasoo jawaabo
Mardanbe horta ma la iga maqlaayo magaca sh. Umal. Aan dhaho maxamd umal. Horta ninkaaa isaga ah waa qabiiliiste maxaa yeelay uma nixin dadkii jilib ay ku xasuuqeen saxiibadii kenya ee waxa uu u naxa gaaladii lagu xasuuqay kaniisada marka taas waxa ay ku tusineysaa inuu gaarisa iyo nairobi u rabo inuu nabad lagu joogo. Husungow iyo jilibna xabadu ka socoto. Walhi waad ka shifmatay allaha ku hoojiyeen. War maxaa ugu hiilineysaaa gaalada. Oo aad ku heysataa ragga maraykanku malayiinta doolar dul dhigtay . Ma caalimbaad isku mooday ma arkin miyaa sh xasaan. Xuseen. Sh xasn takar. Sh abuuyasiir. Sh fu aad. Sh abuu zubeyr walhi waad ka shifmatay duliyahow
Maalin aan maanta ahyand ayaa hadalkaa ka qoomamaynd doontaa,isagoo dhibil daba ka kulul ayaa ayuu afkaagu kaaga dacwoon doonaa rabigii ina uuntey.ma qofka naag cadaysatey iney diinta islaamka ay tahay diin qaldan ayaa ag dhigtey sheekh har iyo habeen alla bari u taagan masaajid. alla maxaa laga tegey xishoodkii iyo qadarintii bani’aadanimo.rabiyoow inoo danbi dhaaf intii qaldana jidka toosan ku hadee.
Dadka qaarkii miyaad sheydaanka iska naaraan intaanad wax qorin?. Ilaa xalay waxan is waydiinayey tolow SHEEKHEE muxaadaradiisa dhegaysataa?ma sheekyada shabab cayayso,mise sheekhyada ictisaam cayayso? hadii ay midiba midka kale yiraahdo waxay sheegayaan waa been. tolow ayaan diin ina baraya oo aan dhegaysaan. waxaan ku soconaa in labadiinaba laydka talo baxo oo dadku meelo kale oo ka qatar wayn aad diin u raadsano.Wixii qalad/danbi ah ee ummadaa soo bartaaana idinkaa danbigiisa leh.
To osharab,
Saxib ma habeen iyo maalinba iskaga kaa qaldami kara?!! Adoo kale waxa diinta looga saari karaa si fudud,,, waayo kuwo aan Alle sw rumeysneyn inuu jiro!! Oo xujooyin baada kuu keenaya baa jira, soomaalina kula sheeganaya,, marka ma waxa dhaheesa; wixii leysku khilaafsanba aan ka tago?! Xujada waa laga helay kuwa kufriga garwadaha u ah, qiil baadilana u raadinaya.
Hadii Sheekh la dhaafi waayey xagee joogaa anigu. Meel afka lays goosanaye Mooyee caqli celin aanan jirey Ayaan maanta ogaadey. Maanta ayaana iigu
kii danbayse wax aanan danbi iyo aflagaado Mooyee aanan aqoon kororsi lahaynd
Meeshan lagama helayo ilaahow quluubta dadka dawee. Ramadan baa soo gali rabee ducada ha la badsado .eray danbe oo aan leeyahay laygama maqli doonto.WBT macasalaama
sxb habeen iyo maalin ilaahay ayaa kala cadeyay qofka caqliga lehna waa ogyahay xaquna ma qarsoona qofka xaqa u dhow al shabaab iyo sheekh umal na dadka caqliga iyo diinta u sxbka ah way ogyihiin waxaana u saxiib ah xaqa sheekh umal xafidahulaah
asc
dadka waxan oo kale qoraya, Allaah adoomadiisana saan u dulminaya ayaa ku sheekaynayo diin baan u hiillinaynaa yaa subxaanallaah!! wax kalaba iska daaye akhlaaqdii aaway? xishoodkii aaway? Umal waxba maad yeelin naftaadaad wax yeeshay!
إن مما أدرك من كلام النبوة الأولى إذا لم تستح فاصنع ما شئت “رواه البخاري
@ maryan
daliilka ad mesha kentay wxu si tos ah u abaarayaa WADAADKAAGA ina UMAL….xishod la’an,been,iftiraa’,xasad,qabyaalad,xaq xagxagasho…iyo in malinka GAALADU wax xasuuqdana UGU HAMBALYEYO maalinta wax la yeelana uu U UBAROORTO isago minbarka masajidka ku taagan…..
Xishod iyo akhlaq wxa ay dhab ahan yihin inadan aqon sax ah ulahayn ayan kugu arka WANA MID ADI KU DHIBI …
Mar hadii la kala caqiido duwanado, isku fikir iyo garaadba lama noqdo,, wadaad ciidiisii iyo calankiisi cidleeyey, calan kufrina ku hoos nool Intaad difaaceysaan, ha habsaamina, oo ha noqonina hanado hoos u fooraree halabsada hootadoo hor Ilaahay u dagaalama.
waa yaabee ma umal aayaad cabuudaan maxaad u wareertaan oo miirku iidinkaga lumaa!!!!,,hadi aadse jeceshiin maba majeclidiine maad gacanta ka soo qabtaan oo diinta waa la wad bartee tiraahdaan,,sheikhaw kajoog diintana hakubeen abuuranin oo kaleexo mujaahidiinta dar allaah u jihaadeysa,,,mise markuu mujaahidiinta cayayo ama khwaarij ku sheegayo,,,waad ku faraxdaan markii asga layiraa war sh, waa qaldanyahay waad baroorataan,,,,,walee samankaan soomaali waxaay ukala baxdey 3qeybood kuwa diinta casir dheer ka caraabey,,oo murtadiin noqdey iyo kuwa wadaado caabuda sidii shiicadii oo haduu saxana leh waa run haduu qaldana leh waarun,,,iyo kuwa allaah jidkiisa ku taagan una nusreyna dinta allaah,,,,allow ugargaar wiishaas gaaladu isku soo baheysatey ee cir iyo dhulba iyo bad laga weerarayo oo gacanta sare sii yaa manaan,,Aaamiin
http://www.youtube.com/watch?v=B6YzCCgN5WM&feature=player_embedded#!
sheekh umal alle ha xifdiyo lkn waxan ka yaabay nin ka amir wata ee yiri soo hebel kama danbeyo sxb nin al shabab ah oo shekh umal xafidahulaah uu udaahi ma jiree waxba soo hebelna kama danbeyo ha dhihin ala yaa isa soo horfadhiisiya waluu ku dur durin sidi suufiyada
howshu waa kafogtahay halka ay dad badan hamiga ku hayaan ,waa arin siyaasadeed oo qoto dheer waxa nairobi wadaadada qaar kawadaan xog-ogaalkayga markaan la kaashado waxaa jirta inaan booqasho ku tagay xurunta tigreega itoobiya ka arimiya fadhiyaan ee addisabeba iyo jigjigaba xiligii ay wadaadadii is dhiibay ee UWSLF la odhan jiray lahaayeen heshiis baan galaynaa runtii anigu markaas waxaan uhaystay sida dad badan rajaynayeen in wadaadadu faa’iido keenayaan ugu yaraan in itoobiya ay ku qasbayaan in afti laga qaado dadka degan soomaali galbeed waxii ay doortaana lagu kala baxo ,lkn arintu waa is badeshay oo waxayba noqdeen niman ku biiray ciidamada itoobiya qeybahooda kala duwan ,waxaan isku dayay inaan ogaado sida wax ujiraan ,waxay dad badan oo xog-ogaal ah ii xajiijiyeen inuu jiro qorsho siyaasadeed oo ay ku bahoobeen ibraahim dheere.umal iyo asxaabtiisa,faarax macalim oo kenya ka mas,uul ah,ina iley oo itoobiya ka wakiil ah ,axmed midoobe iyo azania kaas oo ah in laysku xidho nairobi iyo addisbaebe iyadoo lasii marayo kismaayo(from nairobi to addis abeba through kismayo)dabcan xaajadu korkaan ka gooyay ninkii wax fahmi kara amabo yaqaana ragaas aan soo sheegay waxa ay wadaagaan wuu garani karaa ?marka qorshuhu sidii uu ahaabuu usocdaa ragii dacwada iyo in dadka xagga diinta laga toosiyo qaabilsanaa howshoodii bay wataan ,kuwii dagaalka qaabilsanaa aygu hubkoodii ay wax ku halaagayaan ninwalbo meeshii loo diray un buu ku socdaa ee wadaadada yaan lalayaabin ee arinta ha lasoo xuuraansado
muslim Girl magac qurxan o mir dabolana iy maxed xaji waxan idin leyahay Umal Iyo Shible iyo inta ictisamka ah waxan u ncay alle dartiis wayo shalay wan jeclaa balse dinta ay dhabta kaga hadlayanban ku jeclaa
arin cajiib ah hadan idin shego sided u arkeysaan
niman suufiya ah baa yiri ayago shekeysana nin calim ah ba nagu so biray wa kee wa
sh maxed cabdi umal bey dhehen so sax ma ahan ileen sufiyada quburaha waregta e shirkiga ku jirto waxay shabab uala dagalamayan wa lle ugu dhawada wa khawarije sh umalna sida buu wada so isku wada mahayan o hadlkodii dhab ma ahan wa arin cajiib ah
balse wabx mujahid iyo culimadooda o cida kabadan way is wata allane wuu la jiraa e culumaau suuga allaha umada ka qabto
Assallaamu aleykum wr wb
-
Umul wuxuu hore u jeediyay muxadaro aheyd Islaamka oo u dhaxeeya laba khatarood, maanta isaga ayey heysataa laba khatarood.
-
Labadaas khatarood waa hardanka ka dhaxeeya Wilyaadka Islaamiga ah oo dhinac ah iyo dhinnaca kale oo ah Obama, Kenya, Shaydaan insi Zanaawi, iyo xulufadooda oo dhan.
-
Mar waxa uu galay arimaha Soomaliya oo loogu yeeray dhex dhexaadintii XSM iyo DKMG ah waxa uu soo laabtay isaga oo ku wareeray yirina waan isaga baxay arimaha Soomaliya, waxaa xigtay isaga oo marba wixii loo soo sheego XSM daaqadda kala baxaya wixii dhinnaca kale ee ay is hayaan aan wax ka oran karin.
-
Markaas Obama ma noqon madaxweyne mareeykan ah Kenyana kuma duulin Soomaaliya hadda Umul laba khatarood buu dhex fadhiyaa!!
-
Sh Xasan Takar ALLE ha xafidee markii uu lahaa war Umuloow meesha aad fadhido isaga bax inta goori goor tahay oo jidku kugu xirmin waa isagii la fahmi waayay, hadda maxaan ugu qiil bixinaa isagaa is dhigay halkaasee!!
-
Tuusaalooyinka uu u soo qaatay khubadii jimcaha iyo waxa hadda taagan isuma dhowa waayo Rasuulka CW waxa uu ilaalinayaa waa safka muslimiinta munaafig iyo mid maan gaab qaladka ay galaan waa mid sida la rabo laga yeeli karo maxaa loo dili marba haddii aad ka gacan sareyso cafiskaa fiicaan haddase umad muslimiin ah oo lagu soo duulay, la isugu tagay oo aan faro wax ugu jirin is difaac ku jira ma qabataa tusaalooyinkaas?!! ma Soomaali keliyaa is heysata?! ma muslim keliyaa is heysta?! waxaan uu ku xabeebsanaayo halkee iska qabanayaan.
-
Gariza wixii ka dhacay ma XSM baa ka danbeeysay?! wixii Nairobi ka dhacaa ma XSM baa ka danbeya?! mise waa maxaa uga soo tacsiyen weyseen!!
-
Labada dhalasho ee uu heysto Soomaali & Kenyaati haddii ay isqabteen maxaa xal ah?! soow laba khatarood ma ahin oo uu u dhaxeeyo.
-
Umul laba arimood baa soo food saartay mid gudaha ah iyo mid dibada ah.
-
Tan gudaha ah waa hal km baa isaga, Shible iyo sh Xassaan ALLE ha dhowree la isku arkay kala fiicnaan laheydaa haddii ay kala joogi lahaayeen Kaakuma, Dhadhaab iyo Ifo.
-
Tan dibada waxaa soo haajiray culima raabaaniyiin ah oo ka run sheegay waxa ay sheegi jireen horena kafantoodii usii qaatay waxaa kaloo cadaatay in ay ka leex leexanayaan Umul, Shible iyo Ictisaam-ka sakaraadka ah in ay beeco la galaan amiir sh Mukhtar Abu Subeyr si taa u dhicin waa in marba meel la isku qaado sida qof derbi madaxa la dhacaya oo kale rajeynaya in uu uga furmo albaab uu kaga baxo madax garaacistiisa!! cajiib
-
Umul waxaa laga sugaayay jawaabtii Sh Yaasir Al Muqdashi iyo muxaadaradii kale labada qawl uu rabo in uu ku baneysto wixii uu shalay yiri in maanta si kale u dhigi karo iyada uu xaalku saan ogeyn yahay bal taas baa u fiicneyd in uu xooga saaro inta uu faraha la galaayo arima aan isaga u oolin, Maxamed Cali Amerika ay arintaas u taal isagaa ah madaxweynaha Islii.
asc
Allaah dartiis ayaan ku jeclahay sheekh Umal waxaana u arkaa qofkii caaya qof aan diinta islaamka waxba ka aqoon waxaan kaloo u arkaa qofdinta la col ah ama ka soo horjeeda si kasta oo anan mowqif kale u qaato lagama jaabo in aan adoon ale caayo, aloow kuwii adoomadaad nabad gesha naga yeel.
Sh.umal ilahdartis umadnicin muxu shabab utageri wayay ayad kunacden
Asc
umalow allaah dartiis ayaan kuu nacaay ,,,,allaah hakaa horwareejiyo umada aad naarta u hugaamineyso ee masaakiinta ah
To Guhaad
Marka hore magacaaga ayaa sharkaaga ka marg ah. waxaan kaloo kuu sheegin anoon kugu dheraan waqatina isaga kaa dhumin in maryam ay kaa diin iyo xigmad badan tahay sida labadiina qoraal ku cad, umana aadan horeyn nin xigmadu ka maqan tahay oo gabri kaxigmada badnaaty ee waxaan hadalka uga bixin sheekh Umal allaah ha xifdiyee adiga iyo kuwa maangaabka ah ee waxbaa la qoraa naf mooday allaaka saro marshay.
@ m-girl
miskiin daallan oo qurbaha ku gabowday wan arki jiray dhan xajo usocotana an aqoon.
MAGACA
Wxa ka muqda magaceyga wa cizzi iyo ANAFO an ku dardaro BAADILKA iyo ehelkisa XAQQANA An ugu hiiliyeee heedhe Adu MAGACAA MACALINKAAGU WA KUMA!
HADU kheyr lehay wad shegan lahayd lkn wxd magac NAKIRAA ula baxday DAREN BAA IGA GALAY ….
ninkii mahmaahay wxu yidhi “HEELLO DAREEN BAA IGA GALAY OO HABEENBAA LATUNTAA”
ani wxd igu haysato waa mxad xaq ugu hadli o kaliya wxdna igu toshay xikmad la’an…!!!
Haday XAQA oo la cadeyo tahay xikmad yari …xaqa o la raco ama la cadeyo xikmad yarida ka timada anaa diyaar uah.
Adna wxad ka hesho baadil wxba hayga sinin.
To guhaad
Aniga markaan ku lahaa dumarkaa kaa xigmad badan waxaad u qaadatay in aan ku liidaayo male adaa afkagaa markhaantigii kugu furay ee maxaa ku talo ah.