
KOOXDEE SHARIIFKU AHAA SHALAY?
الحمد الله والصلاة والسلام على رسول الله وبعد
Waxaa nasiibdarro ah odayaal sheeganaya inay sooman yihiin inay u shirsan yihiin gaalka Mahiga si ay u ansixiyaan ciddii saxiixi lahayd dastuurka! Allaah baa Qur’aanka ku leh:
(شَهْرُ رَمَضَانَ الَّذِي أُنْزِلَ فِيهِ الْقُرْآنُ هُدىً لِلنَّاسِ وَبَيِّنَاتٍ مِنَ الْهُدَى وَالْفُرْقَانِ فَمَنْ شَهِدَ مِنْكُمُ الشَّهْرَ فَلْيَصُمْهُ وَمَنْ كَانَ مَرِيضاً أَوْ عَلَى سَفَرٍ فَعِدَّةٌ مِنْ أَيَّامٍ أُخَرَ يُرِيدُ اللَّهُ بِكُمُ الْيُسْرَ وَلا يُرِيدُ بِكُمُ الْعُسْرَ وَلِتُكْمِلُوا الْعِدَّةَ وَلِتُكَبِّرُوا اللَّهَ عَلَى مَا هَدَاكُمْ وَلَعَلَّكُمْ تَشْكُرُونَ) (البقرة:185)
Waxaa kaloo Allaah leeyahay:
{ إِنَّا أَنزَلْنَاهُ فِي لَيْلَةِ ٱلْقَدْرِ } * { وَمَآ أَدْرَاكَ مَا لَيْلَةُ ٱلْقَدْرِ } * { لَيْلَةُ ٱلْقَدْرِ خَيْرٌ مِّنْ أَلْفِ شَهْرٍ } * { تَنَزَّلُ ٱلْمَلاَئِكَةُ وَٱلرُّوحُ فِيهَا بِإِذْنِ رَبِّهِم مِّن كُلِّ أَمْرٍ } * { سَلاَمٌ هِيَ حَتَّىٰ مَطْلَعِ ٱلْفَجْرِ
Waxaa kaloo Allaah leeyahay:
{ إِنَّآ أَنزَلْنَاهُ فِي لَيْلَةٍ مُّبَارَكَةٍ إِنَّا كُنَّا مُنذِرِينَ } * { فِيهَا يُفْرَقُ كُلُّ أَمْرٍ حَكِيمٍ } * { أَمْراً مِّنْ عِنْدِنَآ إِنَّا كُنَّا مُرْسِلِينَ } * { رَحْمَةً مِّن رَّبِّكَ إِنَّهُ هُوَ ٱلسَّمِيعُ ٱلْعَلِيمُ
Madax meel ka sarreysa oo la salaaxo ma leh!
Yey dani ka heysaa waxay dhaheen culumada Sheekh C/Qaadir Nuur Faarax, sheekh Janaqoow, sheekh Umal, iyo Sheekh Shibli! Ma ku go’daan waxay ka dhahaan dastuur la soo dhoodhoobay iyo gaalo-soo-wadasho? Si kastaba ha ahaatee waxaa odayaasha hoosta uga jira niman wadaaddo sheegan jiray oo dadka uga digi jiray dastuur iyo shirki. Bal qofkii Ilaah rumeysanoow dhageyso codadkaas xulka ah ooy leeyihiin culumada ugu waaweyn Icitisaamka iyo waxay ka dhaheen dasuurka iyo gaalo-soo-raaca!
Waa bil Ramaddaan! Umaannu soo gelin dacaayad ee waxaan rabnnaa bal inaad nala maqashaan waxay arrintaas ka dhaheen! Marka culumada Ictisaam iyagaa arrintaas meel ku xiray. Haddaan nahay Golaha Baraarugga Islaamka waa ku raacsannahay waxay culumadani halkaas ku leeyihiin. Marka Ramadaan baa lagu jiraaye, odayaasha iyo shacabka Soomaaliyeed haloo shido codka isku meesha la isu keenay dabadeedna aan fiirinno waxa culumadu arrintaas ka leeyihiin! Loo kali hari arrinta dastuurka iyo gaalo-keenidda.
Guji/riix halkan si aad u dhageyso codadka wadaaddada oo MP3 ah.
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.
Codkaas halaga shido dukaamada, makhaayadaha, biibatooyinka si dadku u maqlaan waxa sheekhyadaas ka dhaheen arrinta dastuurka iyo gaalo-soo-raaca!
Golaha Baraarugga Islaamka
Somalimidnimo.com













































Culumada hada joogta hadaad ku tiraahdo war ilaahay inuu jiro ma shaki baa idinkaga jira ? Waxay kugu jawaabayaan arrinka labaa loo kala qaadayaa….marka codadakaan in badan baa la dhegaysiiyay waxayna ku jawaabeen arrinta labaa loo kala qaadayaa.kkkk
culumaau suu ictisaam, diintii illaahey shilimaadka mahiiga siistay cidna mamatalaan madaxoodana halaqaado dumarkoodana halaqanimeeysto warkaasna yaanlafududeeysan, waaganaaxa kuwaajibay amarka alle kuwa darbaalka huwiya……
Walaahay gob isalaam waxaa tihiib GOB kuwa idin mucaaradsana waa GUN, waxad aragtaan waxaynan arkin walaahay waa yaab maxaa iskuoo beegay quraanka oo ramdaan lasoo dajiyay iyo dastuur isla bisha ramadaan lasoo saaray, waxan ka baqayaa muqdisho in dhulka lala gooyo. Ilaahoow magaaladeena noo badbaadi oo gaaladda nooga saar.
ictisaamkii mamoodaa mulac nafbaxaaya sidiisii oo uu mihiigana ku ciyaarayo
asc kubadan ooculuma iskusheega ha culumama aha
amir waa runtaa wallee kkkkkkk arinta labaa loo kala qaadayaa waa cabsi bilawgeed, gaaladu ma dulibaa labaa loo kala qaadayaa midkaan hoos joogo ayaan ka saari weeye hadii kale budhbaa laiga badin,
inla jihaado kawarama. 2 ayaa loo kala qaadi
dastuur ka warama ladajiyo 2 loo kala qaadi.
wax kasta labaa loo kala qaadi,,,
lkn ilaahay haka baqaan ayaan dhihi lahaa, muslimiintana sidii alle iyo rasuulkiisu mariyeen hamaraiyaan haday cabsadaana yaysan waxa wadnaha kujira e baqdin ah diin uga dhigin walaalhooda muslimiinta ee somaliyeed
asc dadkajihaadkakahadhaywaa 2 qeeybood 1 qeebtahore waaqeeb jihaadka kahadhay waxaynasamays teen cudurdaarbeen been ah marmarsiyo aan wax kajirin kuwaasicudurdaarmalaha wayna danbaabeen danbiyaalwaawayn baydanbaabeen ookabaair ah hkadhiirbay kusugan yihiin 2 qeebtalabaad waaqeeb kahadhay jihaadka waxayna ugahadheen way awoodiwaayeen jihaadka kuwaasicudurdaar bayleeyihiin ookumadanbaabayaan haday shuruudahakasoobaxaan waxaalooshardhiyaa labashardhi ooah يثترط ثرطين الاول قا ل الله تعا لى اذا نصحوا لله ورسوله ثانيا ما على المحسنين من سبيل labadashardhi waxay kalayihiin 1 ilaahay markayrumeeyaan kalinimadkiisa ooy uhogaan samaan amarkiisa oodhan ooy katagaan waxaxun uu ilaahay reebay eemacsiyada ah rasoolkana sxc rumeeyaan ooy ugar gaaraan ooyjeclaadaan ooykudaynaan sisax ah 2 shardhigalabaad waxaaweeye kuwajihaadkakafa dhiis tay eeloocudurdaarayo waxaaweeye oolagarabaa waa inaynan mujaahidiinta waxdhiba ugaysanin oo afkooda iyo adin koodalaga amaan helaa haday sidaayeelaan oo shuruudhaalagahelo waxayleeyihiin ajri iyo xasanaad inshaa alaah waxan soosoc dahaday layimaadaan 1 niyo wanaag san oodhab ah 2 xoolahoodabixiyaan waxaykaraan maa daamo ay iyaguhadheen 3 waa inlaga badbaado afkooda iyo adinkoodaba wax dhiba ay nala imanin 4 waa inay diraar gareeyaan mujaahidiinta 5 waa inay mujaahidiinta udhaqaan ooy uwanaagsameeyaa eheladooda wanaajiyaan 6 waa inay sooshee gaan gaaladawarkeeda iyo munaafiqiintaba wararkooda 7 waa inay jeclaadaan mujaahidiinya iyo jihaadkaba si aywanaag uhelaan 8 waa inay raali kanoqdaan jihaadka iyo mujaahidiintaba ooy ku qancaan 9 waa inay guubaabiyaan dadka shacabka jihaadka ku dhiiragaliyaan haday iyagu awoodiwaayeen inayjihaatamaan arimahaa markay sameeyaan qeebtaa cudurdaar kalagahelay waxay helayaan ajri ka mujaahidiinta ookale waahaday shuruudhaa lagahelo insha alaah
To. Amir sxb bal adon is xijin e degan akhri waxad qortay !! Xita manad kala qadin culimada waxadna kuxukuntay in Allah shaki gelinayan!! Allah! Allah. Muxu qof eray iska qori aanu u aaba yeelayn!! ALLAH agtisana xisabba jirta.
Bismilaah
Walaalayal qof ale hanuun ugutalagalay ayaa xaqa maqlee maxad ugadaleysaan xaqdiid
Hal wax ban usoo jedinlahaa golaha
Fadlan haku mashquulina dad ulexday melkale waqtiga haisagaluminina maxaa yelay hadaad ayaga ugamashquusho cadawgii slibiga ahaa adiga leeqasrotagan wana taa sababta eyuga digijireen hoganka jihadka iyo abayasheenii (usamah)wey yartahay intuu kahadlay dadkaas ookale . (sayfulah_qadhaab)wax uu ka agdagaalamijiray sufuyo aaminsan in asaga iyo inta kumadhabka ah eey kagaalnimo badan yihiin yuhuuda xataa walaalaha kale wuxuu ugadigi jiray iney lamurmaan
xarakada mujaahidiinta alshabaab ayaganah wadadaas ayeey hayeen oo aad ugama hadlaan
(Waxa aan diidanahay ma ahan in waxa xun dadka loo cadeyo ee waa …….. Kabad badinta iyo ubadalka dacaayda )
Alle haidin barakey xaqana hidinku sugo .
Ictisaam nah waxaan leyahay ilahayo xumanta qofkii wada sohanuuni…. Aamiin aamiin
http://www.facebook.com/somali.difac
RAMAAD KARIIM
ascwrwb,,,dhamaan walaalaha waan idin salaamay aadna waan ugu farxay codadka wadaadada ictizaam ,,,,khayr ale ha idin siiyo waxaanse idinka cidsanayaa in badan oo somali ah ma dhagaystaan moowduucyadaas oo kale balse way kala taageeraan,,,waxaan rabay in aan dhegeysiiyo hadalkan iyo kuwii ay dhawaan ku hadleen umal,shibili iyo abyad in sidan oo kale cod ahaan nnaloogu soo gudbiyo si aan ugu daarno dadbadan oo shaki qaba,,,,plzzzzzzz walalahaGOLAHA BARAARUGA ISLAMKA ama walaalka qoray kan hada in uu noo sogudbiyo khayr badan alle ha idin siiyo ,,,,,mujaahidiintana yaan ducada laga iloobin,,,,,,,,,,,asc wrwb
Dastuur laga soo horjeestaa waxba maahan ee waa in systemkan jira ee guumaysiga ah o dhan dhinac looga soo wadajeestaa, wadaadadu hanaga daayaan beerka jecli xaydha jeclida iyo dagaalka siyaasiga ah ee aan sharciga ahayn.
wallee inaan mardhanbe kadhageeysan ictisaam diin aay wadaan hadeeyba saan yihiin
wallee inaan mardhanbe kadhageeysan ictisaam diin aay wadaan hadeeyba saan yihiin dhurwaay idiin cun ictisaamoow
Kkkkkk al.akh amir waad igaqoslisay markhatiban kaaga ahay hadi lawaydiyo hadalki hore inay dhahayan labaa lookalaqaadayaa nas,alallaha salaam
walaal waad salaamtihiin arinta aad ka dhawaajiseen horta laba loo kala qaadi waa bilawga leexashada hargaysa waxaasaa nahaysta muwaalaatka ka waram laba loo kala qaadi …. jihaadu dafciga ka waran labaa loo kala qaadi xaakimiyada ka waran laba loo kala qaadi heer waxay gaadhasiiyeen ninka murtadka ah ee xabada kugu soo riday waa loo tagi waxaa lawydiin maxaad ula socotaa gaalada haduu yidhaa diintooda wuu gaaloobi haduu yidhaa aduunyio gaaloobi maayo kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk ilaahay haydun sugo iyagan haday khayr uma muslinka ah utahay alle hasoo hanuuniyo hadii kale ilaahay hore haynoo dhaafiyo ……
Asc Wadadada meley kaganoqden hadalkas maheysan??
Labo,labo leydiin cadaab, maxay tahay labo loo kala qaadayaa,ma labo kitaab ayaa noo soo dagay? Allahayoow adigaa naga soo gaaray kuwaas abeeso idin ruugtay maxay diintii ku ruugeen af aan ilko laheyn.
Asc–wabacdu -Allaha nagu toosiyo Dariiqa xaqaa ee Diinta Islaamka, hana nawaafajiyo in aan xaqa raacno Carrabka uu doono haku caddaadee,,,,,,Masiibo waxa weeye Marka aad xaqa maqasho in aad Qaadan weyso- Kibirka ,Islaweyniga, Xasadka, kooxeeysiga iyo tacasubkooda, Aduunyo jacaylka, iwm waxa ay kamid yihiin waxayaabaha sababa in Qofku Xaqa Qaadan waayo oo uu dabamaro –Ciyaadan billaah.
Odayaasha Ictizaamku wixii ay 40 sano kadiin dhiganayeen oo aan hadda codadkoodii wada dhageysaneeyno Maxaa Maanta kaleexiyay?,oo ay Dhalinyaradii Mabda’aas kaximbaartay u ‘Af lagaadeeynayaan, Sida Marka ay leeyihiin waa khawaarij !!
Iyagu marka ay sidaan u hadlayeen Ma’khawaarij bay ahaayeen??
Cajiib—Iska Qos Qosla Maanta oo iska Duul Duula sidii haad habeen kacay hawada Sare heehaaba,Minaabirta Masaajidda kucaaya kuwa Gaaladu isugu tagtay!!!
Mujaahidiintuna waxay idinku Qosli doonaan Dharaarta Qiyaamaha Marka Allaah Garta Qaado
oo insha Allaah– ay idinka Gar helaan—wabillaahi towfiiQ
Assalaamu calaykum. Waxaan la yaabay shariif sheekh axmed oo maanta Ilaahey uga mahad celinaya dastuurka ay gaalada noo soo dejiyeen. Su’aal! ILAAHAY MALOOGA MAHAD NAQI KARAA GAALNIMO? Waayadan danbe waxaa socda “WAAN GAALOOBIYE CAR GAAL I DHEH” Dastuurkan hadda la wado inuu gaalnimo yahay shaki yar igama jiro! Laakiin waxaan la yaabbanahay odayaashaan masaakiinta ah ee lagu qanciyey inay gaalnimo ansixiyaan. GAALNIMO IN LAGA BARI NOQDO WAA WAAJIB ASAASI AH. Calaamadaha lagu garto qofka inuu XALAAWATUL IIMAAN helay waxaa ka mid ah AN YAKRAHA AN YACUUDA ILAL KUFRI KAMAA YAKRAHU AN YUQDAFA FINNAAR. Inuu qofka naco inuu gaalnimo ku laabto siduu u nacayo in naar lagu rido. Walciyaadu billaah. Marka gaalnimadan loo kala tartamayo maxay ahayd? Nas’alullaaha alcaafiyata fiddaarayn. Hal duco halagu dadaalo dhammaanteen. ALLAHUMMA INNII ACUUDU BIKA MIN CADAABI JAHANNAMA WAMIN CADAABIQABRI WAMIN FITNATIL MAXYAA WALMAMAATI WAMIN FITNATIL MASIIXIDDAJJAAL.
Qawaacidda Ictizaamka;- Fiihi Tafsiil + Arinta labaa lookala Qaadayaa + Maslaxo iyo Mafaasid +
************************* 60 sano ma’aadan Gaarin + Ehelkeedii Maahid etc kkkkkkkkkkkkkkk
CajiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiB- waxaas oo dhan waxay kuduldhisaan Su’aasha ah Gaalo soo kaxeeystayaasha Ama isku dhiibayaasha Somaliya ee waliaba Diiday kudhaqanka shareecada islaamka soow Murtadiin maaha? Marka aad weydiiso!!!
*kuwani Galbadeene Badal kheyr Qaba*
Waligey waxan udhigo maarag dhihi maa kuna laazimi maa hadi laweydiyo ilaah jiritankisa shaki makujira iney labaa lokalaqaada dhahayaan
*
*lkn hadaladoda halkasey kubiya shubanayaan
”
‘shabab ma khawaarijbaa? Haa . Maya
”
ninki gaal safkisa kaso dagaalama kawarama?
Labaa lookala qaadaa
”
murtda dagaalama hadi laqabto maladili kara?
Labaa lokala qaada
”
ninki afkiisa ka khirta in isaga iyo gaaladu walaalayihiin xukunkisu wa maxay?
”
labaa lokala qaadaa
”
so murtad shariif marwalba walalaheyna amisom madhaho maxa walaaleyay?
”
labaa lokalaqaadaa
*
warya ragaan naga qabto o ilaah yaqaan
wax walba labey uga baxeen
*
eweley jihaadka kujirin hadana dadkiyey ka rabeeyaan
”
sida igu maqaala nin baadiya kayimid baa maqaayad shaah kagadan jiray koobka shaaha yaraantiisu layaabay maalinki dambe shaahbaa koob loogu keenay mana buxo wax yar ba buuxa uga dhiman
*
markaasuu yiri
*
ewelkii horow qaldamay shaah ninkii koob usooqoraye
*
in lasii qiyaanana ma aha qeynuune
* qarka isago ah keen ilaahey qeyrka kaa qariye!
*
”
marka ictisaam ma jihaadaan hadana jihaadkey sii khiyaanayaan dadkana ka rebayan fitno kutilmaamaya
bal idinka kawaramhee
Insha-allaah geyiga soomaaliya waxa lagga ooggi doonnaa ku dhaqanka shareecada islaamka only.
ICTISAAMKII diintii islaamka ay ka haajireen arin labaad ayay ku darsadeen.
waxa ay bilaabeen inay caawimaada shacabka somaliyeed ee qurba joogta ku caawin jireen walaalohooda wadankii jooga inay ISBAARO u dhigtaan oo ay samaystaan hay’ado. waxay kaloo isbaaro u dhigteen biilkii dadku u diri jiray qaraabadooda iyo reerahooda. waa tii bari dhowayd ay dhaheen xawaaladaha hala xidho oo WESTERN UNION ayaan samaynayaa ee lacagaha ku dira. waa yaabee western union hadii lagu diro iyo hadii xawaalad lagu diro farqiga u dhexeeyaa maxuu yahay?? qofkasta oo caqli wuu fahmi karaa meesha waxa ka socdaan. nimankan waa in la iska qabtaa. dhibaatada ugu badanna waxaa gaysta ABDIRAXMAN SH CUMAR, MAXAMED IDIRIS, iyo ABDIRIZAAQ XAASHI. ilaahay wajigooda ha madoobeeyo dadkii ay xabsiyada CALIFORNIA IYO MINNESOTA dhigeena ilaahay xabsiyo ka xun aduunka haku galiyo hana ku bakhtiiyo.
Asc walaka hore hadalkisa ayan qawa dofar shibile ayawa kuhay na arinkas mark culuma u su waxkasta ayey kuhadli karan manta waxana leyahay kuli dhigoda wu banayahay hal nin aya shaki igajira shekh umal kasane dofar shibile aya takhatikhinaya
Asc ramadaanul kariim awalan allaah mujaahidiinta hasugo hana guuleeyo waxa qaldanna allaah ha usaxo amiiiin midda kale walaalaha comentiga dhiibana ilaahay haka baqaan yaysan waxna xaaraameen waxna xalaaleen culimada ictisaamna halooduceeyo inuu illaah hanuunsho
zain ninka aad magiciisa ku sheeg UMAL ee islii looga bixiyay UMAL KHAWAARIJ sow ma ogid wadaad ka horeeyay kana danbeeyay inuusan jirin oo bilaabay fitnadan?? sow ma ogid wadaada ICTISAAM ninkii ugu horeeyay ee inxiraafiyay inuu yahay UMAL KHAWAARIJ?? miyaadan arkin AXMED C/SAMADKA puntland jooga oo odhanaya UMAL ayaa nagu yidhi muslimiinta ay gaalada is hayaan waa khawaarij?? miyaadan ogayn UMAL KHAWAARIJ inuu yahay ninka wax bal u baneeya ICTISAAMKA una fatwooda?? miyaadan ogayn xatta inuu u baneeyay in ay masaajida soo galiyaan safiiro iyo dublamaasiyiin?? miyaadan arkin isagoo difaacaya oo ceebtoodana isku dayaya inuu qariyo isagoo waliba og uuna raali ku yahay?? miyaadan ogayn in uu nasaarada kenya ku yidhi ajar ayaad ka helaysaan dilka khawaarija (muslimiinta) ee gala somaliya soona laaya?? miyaadan ogayn in uu muslimiinta oodhan ku caayo inay yihiin dad danbeeya oo aan nolosha oo dhan wax a aqoon dhiigana daadiya waxna kharbuda?? maanta qof walba waa xor. lkn markii malaku mowd soo xaadiro xor lama ahaan doono. allahu akbar. ilaahay ayaa ku mahadsan sameeyay jano iyo naar.