Muxaadaradii sheekh Xasaan Xuseen ee ku Aadaneyd Ictisaamka baa ka Socota Qolka Islamic Dacwatu Towxiid Centre (Paltalk)

 

Asalaamu calaykum.

 

Waxaa si toos ah qolka paltalk ee Islamic Dacwatu Towxiidu Centre ka socota Muxaadaradii sheekh Xasaan Xuseen kaga hadlayey sheekh Umal iyo saaxiibadiis! Maanta wuxuu sheekhu ka hadlayaa arrimo ay ka mid yihiin. Marka ka soo gaara intaysan dhammaan.

 

Asalaamu calaykum.

9 Responses

  1. Cumar says:

    To:somalimidnimo walalaha wa ardada qar oo aan heli karin dhageysiga muxadarada ee nuxurka muxadarada inoo afsoomaliyeeya jazakumu allahu kheyran wsc wr wb

  2. Afgoye says:

    Asc dhamaan walaalaheyga muslimka ah salaan ka dib waxan ahay shaqsi jcl inuu dhageysto xaqa qof u cadeynayo waxan joga wilayada islaamiga ah e shabelaha hoose qasatan afgoye awal waxan ku taxnaan jiray warbaahinada islaamiga ah hada madhageysto waayo maqalkoda oo an sogaarin meshaanku suganahay markan wayay maqalkoda wapseydyada islaamigan aqristaa waxan ugu sogala mobel marka marwalbo waxan jclahay in aan dhageysto muxaadaraadka sheeq xasaan xuseen mana dhageysan karo ee maxan sameya

  3. qabuuriyiintii iyo TFG kuwo kasocda oo matabaankii guriceel kudhawaa isku dagaalaya halkaas awelbaa baa layiri aqli gaalo iyo indho quraanyo qofkii si fiican udhuuxa baa garta.waxaan weydiinayaa qofkii aaminsan in soomaaliya gaaladu dowlad udhiseyso oo
    nabad gaaladu ukeeneyso soow qabuuriyiinta gaaladu umataliso soow TFG da gaaladu umatliso maxay hada iskugu leynayaan matabaan anagaa xukumeyna oo isbaaro dhiganeyna iyo maya anagaa xukumeyna maa gaaladu kala celiso oo far ugu yeerto kama diidi karaane? awelba hadaad gaaladu waxay wado ad aaminsantahay aqli kugufilan malihide
    ankuu sheego waxay gaalo rabto waa in meelkasta soomaali isleeyso oo qaska iyo labku socdo oo wadanka lagu kala cararo si ay hadhoow ula wareegaan waa taas waxa ay dagaalka cir iyo dhul ah ay ugusoo qaadeen ragaan fahmey ee kitaabka quraanka u noqday in wadanka lagu xukumo si soomaali gaalo ufahamto iyo waxay wado

  4. afgooyoow afka ale kaama googee hadaad awoodid tafsiirka quraanka iyo axaadiista awooda saar ilaaheey dhibka tuugada afgooye lawareegtey hakaa xifdiyo walaaloow quraanka aqri maradana dhexda kuxiro hadaad awoodod in ad tuuryeeysid cadowga yeel

  5. ladagaal baan kawadaa tuuryada kk

  6. Cumeer says:

    Asc wa idin salaamay dhamaan muslimiinta waxaan jeeshka muslimiinta u sheegi laha in ay sameeyaan qaraxyo cadowga kuffaarta o wadankeyna ku so duushay ay dhabarka ka jabiyaan oo lo diyaariyo rag istishhaadi ku sameeya taangiya cadowga iyo baabuurtooda oo mar walbo ay maraan caasimada muqdisho o ay marki isku qarxinayaan e taangiya hab siiyaan markaas guusha wa la helaa insha,allaah

  7. Ayuub says:

    Asc walalaha dhamaan bacda salan walalaha wepka waxan ka codsanaya inad no afsomali yeysan aniga waxan ka so gala qadka mobile ka mana jogo mel net leh waxan joga dhul gaalo madow hadan telka ka so download garesan lahena mp aya badan codsi ama no so yareya ama afsomali noga so qora wadna mahadsantihn

  8. umu_barau says:

    waan sugi la,ahay sheikh muxadaradiisa, Allaah ha xifdiyee, gob islaameey bal la soo deg dega Allaah ha idin barakeeyee aamiin.

  9. Wadani says:

    S/C. Article LA Times uu qoray ila akhriya ikhwaanii. Qofkii shaki kaga jiro in waxa lala dagaalamyo uu yahay Taxaaluf gaalo ee uu san ahayn wax dowlad lagu sheegay waxaan oran lahaa ha akhristo Atricle kan, qofkii intaa wax ku famhi waaya waxaan oran karnaa wa qof aanu Alle inuu xaqa jihaadiga ee jira fahmo la doonin.

    Qoraalka waxaad kaga boganaysaa wixii keenay in Kenya Somali soo gasho kadibna codsato inay ku biirto waxa loogu yeero AMSOM, Waxa keenay in ciidamo Sierra Leone ah oo aanu ognahay dhibka, gaajada iyo colaada wadankooda ka jira inay yiraahdaan Somalia ayaanu ciidamo u diraynaa, waxaad ogaanaysaa waxa keenay in Jabouti oo aan ciidan ay dirto iska daaye magaalda jabuuti ciidan ku filan aanan hayn inay hunguri dartii islaamo iyo caruur ciise iyo cafar isugu jira tuute ugu soo galiso, waxaad ogaanaysaa in afkican ka sanbuuqada wayn ee AU da isku magacaabay si toos ah General Mareykan ah ugu taliyo. wa kan Article ka ee fadlan akhri.
    http://www.latimes.com/news/nationworld/world/la-fg-us-somalia-20120729,0,1426936.story

Leave a Reply

© 2012 somalimidnimo.com · All rights reserved · RSS