Qof Mahiga ka Doortay Mujaahidiinta wuxuu la mid yahay Qof Ya’juuj Wa Ma’juuj ka Doortay Dul-Qarneyn! Maxastaada ma ku Beddelan lahayd Macaash

الحمد الله والصلاة والسلام على رسول الله وبعد

Soomaalaayeey lama hayo dad naga qaddiyad xun; Muslim iyo gaalaba! Taariikhda lama hayo cid cadowgoodii koowaad sida Tigreega iyo Kikuyada ugu yeereysa dad noo soo gurmaday oo badbaadinaya shacabka Soomaaliyeed! Xitaa waxaa naga caqli batay qoladii Qur’aanku ku sheegay inaan hadalkooda la fahmeyn! Culumadu waxay dhahaan ama waxaa laga wadaa cajam amaba waxay iska ahaayeen dad aan hadal fiican aqoon. Dadkaasi way garteen in Dul-Qarneynna yahay nin wanaagsan halka Ya’juuj Wa Ma’juujna yihiin kuwa xun: Qur’aankaa sheega:

حَتَّىٰ إِذَا بَلَغَ بَيْنَ السَّدَّيْنِ وَجَدَ مِن دُونِهِمَا قَوْماً لاَّ يَكَادُونَ يَفْقَهُونَ قَوْلاً (93) قَالُواْ يٰذَا ٱلْقَرْنَيْنِ إِنَّ يَأْجُوجَ وَمَأْجُوجَ مُفْسِدُونَ فِي ٱلأَرْضِ فَهَلْ نَجْعَلُ لَكَ خَرْجاً عَلَىٰ أَن تَجْعَلَ بَيْنَنَا وَبَيْنَهُمْ سَدّاً (94)

 

93- Markuu gaaray (Dul-Qarneyn) labada xirmo dhexdooda wuxuu ka helay hortooda qoom aan garaneyn hadal.

94- Waxay dhaheen Dul-qarneynoow: Ya’juuj iyo Ma’juul waxay fasaadinayaan dhulka ee makuu yeelnnaa ujuuro inaad yeesho dhexdeenna jidaar naga xiraya.

Maxaynnu inta wiilasheenna Mujaahidiinta ah diidnnay u doorannay cadowgii koowaad ee Soomaaliyeed? Maxaan Zenawi, Kibaki, iyo Museveni ugu leennahay kaalaya oo naga cesha wiilasheenna Muslimka ah? Maxaa culumo badan u bilaabeen inay soo saaraan bayaan lagu leeyahay hala ansixiyo dastuurka! Miyaan Qur’aanku ka digin in cadaab loo yeerto?

فَلَمَّا رَأَوْهُ عَارِضًا مُسْتَقْبِلَ أَوْدِيَتِهِمْ قَالُوا هَذَا عَارِضٌ مُمْطِرُنَا بَلْ هُوَ مَا اسْتَعْجَلْتُمْ بِهِ رِيحٌ فِيهَا عَذَابٌ أَلِيمٌ

Yaa Muhiimsan Maxasteenna iyo Macaashka?

Soomaali badan oo wadaaddo horboodayaan baa Mahiga u dabo fadhiya inuu saxiixo ergada loo soo xulayo inay ansixiyaan dastuurka! Mahiga shalay wuxuu ka hadlay oo kaliya in dumarka lagu soo darto barlamaanka? Mahiga waa ogyahay in dumarka Soomaaliyeed aysan rag heysan oo beylah yihiin! Jago-jacayl iyo shilimaad baan dhaafsannay ehelkeenna! Bal aan Xaddiiskan is xasuusinno markii reer Hawaazin laga adkaaday dagaalkii Xuneyn iyo Owdaas waa tii laga soo kaxaystay dumar, carruur, iyo cood faro badan! Nabigu (SCW) cabbaar buu u sugay inuusan Qaniimada qeybin bal si dadkaasi u codsadaan in dumarkooda iyo carruurtooda loo fasaxo! Markay imaan waayeen baa Nabigu (SCW) qeybshay Qaniimadii. Mar dambe baa odayaashii yimaadeen iyagoo raba in loo soo cesho dadkoodii iyo doonyadoodii! Waa mar laka qeybsaday!

Waxaan uga danleennay Xaddiiska intiisa ah: markii Nabigu (SCW) u sheegay inuu sugay laakiin imaan waayeen buu yiri: hadal waxaa fiican kiisa runta ah ee kala doorta dumarka iyo carruurta ama xoolaha? Ma garaneynnaa waxay dhaheen? Waxay dhaheen: Nabigii Ilaahoow (SCW) yaa simi kara dad iyo duunyo!

أن رسول الله صلى الله عليه وسلم قال ، حين جاءه وفد هوازن مسلمين ، فسألوه أن يرد إليهم أموالهم وسبيهم ، فقال لهم رسول الله صلى الله عليه وسلم : أحب الحديث إلي أصدقه ، فاختاروا إحدى الطائفتين : إما السبي ، وإما المال ، وقد كنت استأنيت بهم . وقد كان رسول الله صلى الله عليه وسلم انتظر آخرهم بضع عشرة ليلة حين قفل من الطائف ، فلما تبين لهم أن رسول الله صلى الله عليه وسلم غير راد إليهم إلا إحدى الطائفتين ، قالوا : فإنا نختار سبينا

 

Ibnu Xajar wuxuu Fatxu Baariga ku soo arooriyey:

فقال: “سأطلب لكم وقد وقعت المقاسم فأي الأمرين أحب إليكم: السبي أم المال؟ قالوا: خيرتنا يا رسول الله بين الحسب والمال فالحسب أحب إلينا، ولا نتكلم في شاة ولا في بعير، فقال: “أما الذي لبني هاشم فهو لكم، وسوف أكلم لكم المسلمين

Hadda Carabihii baa iska tuureysa Xukaamtii intaas oo sano heysatay ee maxaa noo soo arkay gaalo-madow leh Burundi, Museveni, Zenawi, iyo Kibaki? Ma diinteenna, dalkeenna, iyo dadkeennaan ka dhex baxnnaa oo Mahigaan jago u dabo faariisannaa? Soow wadaaddadeennii ma mooddid inta Dul-Qarneyn diideen inay doorteen Ya’juuj Wa Ma’juuj? Xaqiiqdii, qof Mahiga doortay oo Mujaahidiinta diiday waa la misaal arrintaas kore! Marka Ilaahay haka baqeen wadaaddada dadka ugu yeeraya shirkiga, shariika, iyo dasaatiirta dadku dejiyey! Ilaahay horti, waxaan u jabnnay nacab! Waxa Soomaaliya loo soo diray waa kuwii ugu liitay adduunka sida Burundi, Ugaandha, Tigree, iyo kuwo kale!

وَمَنْ يُهِنِ اللَّهُ فَمَا لَهُ مِنْ مُكْرِمٍ

 

من يهن يسهل الهوان عليه … ما لجرح يميت إيلام

Timocadde Allaha u naxarisitee wuxuu yiri:

  • Dul iyo hoosba waan ugu dhigaye, waa dix-dhagaxeede
  • Anuunbaa damqanayee dheguhu, uma daloolaane
  • Dadkaan la hadlayaa baan lahayn, dux iyo iimaane
  • Bal inay dalfoof tahay caqliga, dooni laga saaray
  • Wixii hore usoo daashadaay, degashanaysaaye

 

Golaha Baraarugga Islaamka

Somalimidnimo.com

 

 

 

 

17 Responses

  1. Jibril ali jibril says:

    Asc nin adunya jogow maxa aragti ku laban mahiiga o 77 safir ka aha somaliya markasna la eryey dagalki etobiyo wax u jajusay ayaa manta la agfaristay o waliba beel bel liso kenaa mujahidinti marki aay dhahaan warkaliyo an ka hadalno danaha dinta iyo dalka afka la majujin jiray ragi rag ahayow schol bolisiyo manta wax ha laga qabto isheyda ha qabowsato? Dhib malahin ee ha togaano mahiga iyo wax ka liito dad aan dhihi laheyn waa dad fican aya manta bananka iskenaa ka dibna birta laga aslaaa insh allah) abu fatuma kuwas labo ka dheh carabkada naar ma taabato) .aan ooya albabka ii xiro .hadii aaran gaaladaka arimahena aabo uyahin .waxa albaba usafan wa aayanti gabarede.arinta layabka Usuu miya in xalaley . Af iyo adinba waa iga ahaaden. Aan ooya albabka ixira

  2. Mohamed says:

    A.s.c horta somalimidnimo wad ficantihin jihadna wadku jirtan palse anigu waxan idinku haysta iftiragii adka samaysen abul jihaad fii alsomaal alsheekh xasan dahir aways wana waxa an ugu tilmamay inaad tihinin takfiriyin dadka galaysiya war fakar walesku khilafa billah calaykum wax kale idin oran maaye hadaakumu allah

  3. Sufyan says:

    OGEYSIS:

    Manta oo ah malin khamis ah waxa masjidka bilal ee Nairobi kabilawmaya muxadaradii sheikhul Islam Abu Salman Xassaan ibn Xussein Aadam ee hore u baaqatay.

    Somalimidnimo please be informed!

  4. Cirmar says:

    Kkkk wadaad xume ilaahay ka cabso umada haqaldin wada saxda ah ku toose hadi aad baqeyso iska aamus gaalada hala safan waa ayaan dare.lasafashada, CADOWGA ALLE. muslimiinta guul gaaladana halaag iyo dukum daakum Allaah haka dhigo! war hooy wadaad xume gaal waa cadawgiine ogaada!

  5. cazaam says:

    Walee dadka aad lahadleysaan (dux iyo iimaan) malahan ale hojeya yashan dadnimo iyo diinba malahan

    Mantey walaalo kadhigteen amxaaro
    abyaashenah amxaaro necyb bey ugo een

    Walee laka badi
    17 jiro(aabahey-alle haunaxariistee) ayaa dagaalkii 77 udhumanyay dadnah waaloo sooqafaalijiray marka kuwaan waxey kayimaden kuwii dhulkiina difaacda loo sooqafalijiray

    Inshalaah amxaaro iyo saliib oodhan namasoogalaan walaahi dadka kan noogudhawnah haduu raco aygaas ayuu nolamid yahay

    Saliib necebnah aabe yaashena ayaakudhashay kuna koray kuna dhintay anaganah (dharabta) ayaanalugu baray nalagu cano siiyay
    Marka mantay 1000 jernah hadaad kucelceliso kaama aqrisaneyno!!!
    Dastuur inuu gaalnimo yahay 9 jrka ayaaba garanayo mantay miyaan kadhageysanaaa tanzaaniyaan(saliib ah) gun ah anagoo gob ah ”
    Walee nacabkii noo lugxaranah qaraar keena ayuu dhadhamin doonaa
    Dhulkaanah anaga ayaaleh unadhimaneyna difa dinata ayo dhulkaas looaburay iney kunaalodan rayatu(laailaaha ilalaahu muxamadun rasuululaahu)!!!!….

  6. Gor-Gor says:

    Walaahay aniga waxan qabaa fikrad ka duwan tan ay qabaan Golaha Baraaruga islaamku
    a, waxan leeyahay somalidu ma cadaw jecla itoobiya iyo kenya iyo ugandana qofkasta oo soomaaliya wuu ogyahay inay cadaw yihiin mar aan fogayna way iska dhicin donaan, horta mid ogaada dalkan waxa dhiba wa odayaal waxa la dhibana waa dhalinyaro waxana arkaa dhalinyarada soomaaliyeed inay kuligood ku abuurantahay kow diin jacayl xitaa kan siliska wata e dhagaha duran hawa qaaday iyo shaydaan maahe markuu dhabta arko wuu kaa dheeraaya waana horgalid horeeyaa dagaalka wuu is ogyahay inuu kasoo jeedo qawmiyad somali ladhaho oo waligod aan la luudin, somaliana waxay ku taagantahay waa dhalinyaro wayna kici donan wayna fahmi donan dhagar kasta oo lagu wado marka somalidu maxuma maxuma aniga somali hadii ladhaho waxa soo baxaysa
    1- geesi majeeste ah
    2- adkayste xanun adkayste gaajo adkayste kulay
    3- iska dhiciye.
    Marka aniga waan dareensanahay waxa ka guuxaya somalida waana ogyihiin koox dhalinyaro ah inay dalkooda difaacayaan waxba ha arkina cayda yar ee hawada lasoo marinayo, xitaa maanta nin masuul dawladda ka tirsan hadii caruurtiisu AMISOM kalayso horey buu dhalinyarada ka galayaa xitaa haduusan galin lacag auu kutaagerayaa siduu uga aarsan lahaa AMISOM, qofkasta oo somali ah oo ladhibo wiilashaas yaryar ayuu kudiraa oo uga aargutaa.
    Dhamaan dhalinyarada dumarka odayaasha waxay aad ula socdaan 3 website ee dhalinta taageera somalimemo somalomidnimo iyo amiirnuur, dadka booqda waxan isleeyahay waa qofkasta oo net gala oo somali ah ama mid neceb hanoqdo ama mid jecel hanoqdo balse awooda ay leeyihiin 3dan website malaha kuwa kale ee somaliyeed ee ciida ka batay, lakin waxad iwaydiin kartaa nimanka madaxda dawlada ah ee go’aanka ku gaaray laynta iyo xasuuqida iyo dhaca hantida somaliyeed kuwas somali maahan miyaa? Haa way yihiin waana macquul inaysan ahayn lakin laftirkoodu shaydaankaa fogeeyay oo meel xun ka tuuray maahee, soo noqasho ka sugi mayno hada, waana dad yar oo dadka waskhaynaya, kuwaasna waxa haboon in laga jaro jirka soomaaliyeed, waayo hadaan laga jarin waa kansar yar hadii ladaayana wuu fidaya.

  7. Amir says:

    Waxaa layiri,ninbaa dahab uu lahaa u keensaday farsama yaqaan dahabka dhalaaliya oo rodol ito kiilo kiilo u kala jarjara,waxa uu kuyiri waar bal dahabkaan ii kala yaryaree,waa hagaage halkaan iska dhig oo berri ii imoow ayuu ku yiri,asna waa ka aqbalay oo katagay.berri kolkii la gaaray ayuu u yimid oo ku yiri waar dahabkii ma ii hagaajisay? Waxa uu ugu jawaabay ninyahow dahabkii dooli ama jiir ayaa cunay,inuu ku cayaarayo ayuu u maleeyay,balse inay dhab katahay ayuu ogaaday,waxa uu yiri waar toban kiiloo dahab ah oo isku dhegan jiir ma cuni karee see wax ku wadaa,asna waxa uu yiri waar dahabkii jiirkaa cunay,waa isaga tagay,habeenkii markii la gaaray ayuu ka xaday wiil yar oo uu dhalay,oo gurigiisii ku qarsaday.kii dahabka sifayn jiray waa qayliyay oo dadkii magaalada oo dhan isugu yeeray waar wiilkaygii yaa arkay.ninkii dahabka laga inkiray ayaa hadlay oo yiri saaka waxaan arkayay galayr wiil sita oo hawada la duulaya.kii wiilka dhalay inta soo booday ayuu yiri bal ninkaan waalidiisa maqla ma galayr baa wiil qaadi kara.asna waxa uu ugu jawaabay wadankii dooligiisu 10 kiilo oo dahab ah cuno galayrkiisuna wiilashuu qaataa.markaasuu ogaaday xaalada oo ku yiri ok dahabkaagii waan kusiinayayaaue ii keen wiilkaygii saasaana lagu heshiiyay.hada wadankii culumadiisu diinta ku cayaarto,caamadiisuna badaha waa gadan karataa ,wax diidayaya ma arko.

  8. Abu yuusuf al ansaari says:

    Sheydaanku beni aadamkuu shar u horseedaaye shilal iyo wuxuu kugu ridaa shalawgi naareede shareecada markuu ka ambiyay sharaf ka dheereeyay Rag badan buu shukaanta u qabtoo shaahid loo yahaye maantana shariifyaa ku dhacay shabakadii mahige xabashidu waxay wada shurkeen shicibka naafeysay waa niman shidaal lagu shubtoo shilin u muuqdaaye qiyaamada kufrigu soo shaqlay iyo sheeko baraleeyda sharam-sheikh halkii reer xamas lagu shirqolayay waa shuqul nin soo wada unkoo waa is shaabahaane

  9. abuwaliid says:

    a sc walaalayaal waxaad ogaataan inuudadkiikalabaxay waxaan idin lee ahay ninwalba waxa kamuuqda halaguladhaqmo

  10. Suhaib As-Somali says:

    AscWrWb

  11. Suhaib As-Somali says:

    AscWrWb

    Runti Soomaalidu waa Dad ay ku badanyihiin Gaala-raacyada xilli kasta & Meelkasta, Maxaa yeelay waxaad ogaaneysaa haddii aad taariikhda dib u raacdid in Soomalidi hore xataa ay ka buuxeen Gaala Raacyo sida kuwan hadda jooga ee Gaalada Dhufeeysyada kula jira, Haddii aan soo qaatto xilligi Mujaahidki Weynaa Sayid Muxammad C/lle Xasan uu la dagaallamayay Gaaladi ingiriiska ee waddankeenna soo weeraray waxaa jiray Soomaali badan oo ka garab dagaalameysay Gaaladi waagaas joogtay Waxaad ka garan kartaan Gabaygan uu tiriyay Sayidka oo la yiraahdo {DARDAARAN} waana kan:- StatusStatusPhoto
    PhotoPlace
    PlaceLife Event
    Life Event..

    What’s on your mind?

    PublicPublicFriends (+)Only Me (+)CustomClose FriendsLafoole AreaSee all lists…Coca-ColaBaltimore AreaHormuudMogadishu AreaUniversity of NairobiSafaricomNationLink TelecomNairobi AreaFamilyAcquaintancesGo Back
    PublicFriendsOnly MeCustomClose FriendsLafoole AreaSee all lists…Coca-ColaBaltimore AreaHormuudMogadishu AreaUniversity of NairobiSafaricomNationLink TelecomNairobi AreaFamilyAcquaintancesGo Back…ActivityRecentAbdsalam is now friends with Aisha Mohamed Ali and 11 other people.
    about an hour ago.Friends736 FriendsSee AllYaasmiin Aala SaqaashKawsar BileAbu MaslamahUmu MilyunMikaeel Mujahid IbraheemHani-bunny AhmedQadan AbshirKhalid Mohammed Ali..Abdsalam As-somali
    about an hour ago
    .Gabaygi DARDAARAN ee uu tiriyay Al-Mujahid Sayed Mohammad Abdalla Hassan. Rahimahu-llaah.

    -War Deel-qaafka waa Ba’anyahaye, Daacad Ma U Sheegay?
    -Dacwad Kalena Soomaali Waa, Hal Aan Dareensiine.
    -Gaalada Direyska Leh Anaan, Daabbadduu Qabane.
    -Anaa Diiday Dagal Inaan La Galo, Daalim Ii Col Ahe.
    -Dalka Ma Lihid Anigaa Ku Iri, Doorra-Weynaha’e.
    -Anaa Diiday Nabaddiisa, Aan Daacad Noqoneyne.
    -Anaa D…iiday Deeqdiisa Ay, Naari Daba-taalle.
    -Dahabkii Uu Waday Waanigii, Daadiyoo Qubaye.
    -Dagaalkiisa Anigoow Xishoo, Daalib Ku Ahaaye.
    -Durdurrada Fardowsaad Anaa, Doortay Oo Rabaye.
    -Anaan Labada Daarood Tan Hore, Darajo Moodeyne.
    -Anaa Diiday Gaal Daacuf-leh, Daba-galkiisiiye.
    -Doofaarka Eey-ga Ah Anaan, Daarihiis Galine.
    -Anigaan Dariiqiyo Waddada, Dowga Sii Marine.
    -Anigaan Dillaalkiyo Arliga, Duubigaw Xilane.
    -Anigaan Dariiqii ALLAH & Diinti Caasiyine.
    -Daliilkii Rasuulkii (scw) Anaa, Doonay oo Helaye.
    -Diinkeyga Anigaan Ku Gadan, Dabaqi Naareede.
    -Markey Duusho Gaaladu Anaan, Daabadduu Rarine.
    -Goortey Dareeraan Anaan, Diiradda U Qabane.
    -Dadow Maqal Dabuubtaan Ku Iri, Ama Dan Haw Yeelan.
    -Dunjigiinba Waataad kufriga, Daba Ordeyseene.
    -Waataad Iigu Daranteen Markaan, Diiday oo Nacaye.
    -War Waataad U Digeyseen Markaan, Duulaan Soo Wado e’.
    -Waataad Colaaddii Dorraad Iigu Daranteene.
    -Markaan Diirtay Waataad Dushiyo, Doc Iga Boobteene.
    -Waataad Markii Aan Daf Iri, Daaha Galiseene.
    -Waataad Dushiinna U Rarteen, Duq & Waayeele.
    -Waataad La Deristeen Sidii, Duul Walaalo ahe.
    -Markaan Didiyey Waataad Warmaha, Igula Duusheene.
    -Goortaan Digniintiyo Ergada, Idinka Deyn Waayay.
    -Waataad Damiin Igu Qirteen, Dowriyoo Falane.
    -Dikrigiyo Eedaanka Waataad, ka Durugteene.
    -Waataad Inuu Dowlad Yahay, Dood Ku Bixiseene.
    -Dibnihiinna Waataad Inuu, Dago Ka Sheegteene.
    -Waataad Dariiqyada barteen, Noo Dadnaan Jiraye.
    -Goortuu Dantiisi Helee, idin Dubaaqeeyay.
    -Waataad Dacluuskii Balcad, Ula Dawaafteene.
    -Diihaalka Waataad Brundiga, Daal Ka Badideene
    -Dagaaggiinna Waatii Xeryaha, Deyran Loo Dhigaye.
    -Waatuu Dareersaday Ugaandhees, Diracyadiinniiye.
    -Waatuu Diyaar Ugu Laqimay, Diinta Gaalada’e
    -Damac Beena Weeyaan Waxaad, Nagu Dileyseene.
    -Waa Wixi Dariiqii Sharciga, Uga Dullaanteene.
    -Dawgii Rasuulkiina Waad, Daba-Maryeyseene.
    -Nin Dardaran Ibliiskii Dafaa, Dow Ka Raarrida’e.
    -Dallacaad Jaceyl Baad Kurtiin, Noola Dirirteene.
    -Dubaaqii Waxaa Idinka Galay, Daaro Buuxsada’e
    -Dawo Kama Heshaan Brundi, Aad Daawo Dhigataane.
    -Dabin Buu Idiin Dhigahayaa, Waydin Dagayaaye.
    -Dirham-kuu Idiin Qubahayaad, Dib Uga Oysaane.
    -Doodna Waxaad u Leedihiin, Dadkey Hadalka Deyn Waayay.
    -Nimanyahow Dammiin-nimada waa Lagu Dulloobaaye.
    -Dadku Wuxuu Jecleystaa Waxaan Duxi Ka Raaceyne.
    -Nin Ragey Dardaaran U Tahay, Doqoni Waa Mooge.
    -Dembi Weeye Kufrigan aad, U Dabceysaane.
    -Marka Hore Dabkuu Idinka Dhigi, Dumar Sidiisiiye.
    -Marka Xiga Dushuu idinka Rari, Sidi Dameeraha’e.
    -Marka Xiga Dalkuu Idinku Oran, Duunyo Dhaafsada’e.
    -Marka Xigana Daabaqaadda Wuu, Idin Dareensiine.
    -Dunjigeeda Soomaali Baan, Deyrka Ka Ahaaye.
    -Dhaaxaan Shabaabkii Ku Iri, Doonta Gaalada’e.
    -Dhaaxaan Askaro Uu Dalbaday, Dabada Taageene.
    -Dhaaxaan Dabkii & La Haray, Duunyaduu Wadaye.
    -Dhaaxaan Intaan Jananno Dilay, Soo Dabbaal-dagaye.
    -Dhaaxaan Dekkedo Uu Cammiray, Dummiyoo Rogaye.
    -Ninkiise Dirirta Geeyaa, Maalinbey Dunidu Ciishaaye.
    -Maantaan Dabbaal-Degga & Darajo Eegaayay.
    -Ragga Haatan Igu Diimayow, Duxi Hakaa Raacdo.

  12. Suhaib As-Somali says:

    AscWrWb

    Runti Soomaalidu waa Dad ay ku badanyihiin Gaala-raacyada xilli kasta & Meelkasta, Maxaa yeelay waxaad ogaaneysaa haddii aad taariikhda dib u raacdid in Soomalidi hore xataa ay ka buuxeen Gaala Raacyo sida kuwan hadda jooga ee Gaalada Dhufeeysyada kula jira, Haddii aan soo qaatto xilligi Mujaahidki Weynaa Sayid Muxammad C/lle Xasan uu la dagaallamayay Gaaladi ingiriiska ee waddankeenna soo weeraray waxaa jiray Soomaali badan oo ka garab dagaalameysay Gaaladi waagaas joogtay Waxaad ka garan kartaan Gabaygan uu tiriyay Sayidka oo la yiraahdo {DARDAARAN} waana kan:-

    -War Deel-qaafka waa Ba’anyahaye, Daacad Ma U Sheegay?
    -Dacwad Kalena Soomaali Waa, Hal Aan Dareensiine.
    -Gaalada Direyska Leh Anaan, Daabbadduu Qabane.
    -Anaa Diiday Dagal Inaan La Galo, Daalim Ii Col Ahe.
    -Dalka Ma Lihid Anigaa Ku Iri, Doorra-Weynaha’e.
    -Anaa Diiday Nabaddiisa, Aan Daacad Noqoneyne.
    -Anaa D…iiday Deeqdiisa Ay, Naari Daba-taalle.
    -Dahabkii Uu Waday Waanigii, Daadiyoo Qubaye.
    -Dagaalkiisa Anigoow Xishoo, Daalib Ku Ahaaye.
    -Durdurrada Fardowsaad Anaa, Doortay Oo Rabaye.
    -Anaan Labada Daarood Tan Hore, Darajo Moodeyne.
    -Anaa Diiday Gaal Daacuf-leh, Daba-galkiisiiye.
    -Doofaarka Eey-ga Ah Anaan, Daarihiis Galine.
    -Anigaan Dariiqiyo Waddada, Dowga Sii Marine.
    -Anigaan Dillaalkiyo Arliga, Duubigaw Xilane.
    -Anigaan Dariiqii ALLAH & Diinti Caasiyine.
    -Daliilkii Rasuulkii (scw) Anaa, Doonay oo Helaye.
    -Diinkeyga Anigaan Ku Gadan, Dabaqi Naareede.
    -Markey Duusho Gaaladu Anaan, Daabadduu Rarine.
    -Goortey Dareeraan Anaan, Diiradda U Qabane.
    -Dadow Maqal Dabuubtaan Ku Iri, Ama Dan Haw Yeelan.
    -Dunjigiinba Waataad kufriga, Daba Ordeyseene.
    -Waataad Iigu Daranteen Markaan, Diiday oo Nacaye.
    -War Waataad U Digeyseen Markaan, Duulaan Soo Wado e’.
    -Waataad Colaaddii Dorraad Iigu Daranteene.
    -Markaan Diirtay Waataad Dushiyo, Doc Iga Boobteene.
    -Waataad Markii Aan Daf Iri, Daaha Galiseene.
    -Waataad Dushiinna U Rarteen, Duq & Waayeele.
    -Waataad La Deristeen Sidii, Duul Walaalo ahe.
    -Markaan Didiyey Waataad Warmaha, Igula Duusheene.
    -Goortaan Digniintiyo Ergada, Idinka Deyn Waayay.
    -Waataad Damiin Igu Qirteen, Dowriyoo Falane.
    -Dikrigiyo Eedaanka Waataad, ka Durugteene.
    -Waataad Inuu Dowlad Yahay, Dood Ku Bixiseene.
    -Dibnihiinna Waataad Inuu, Dago Ka Sheegteene.
    -Waataad Dariiqyada barteen, Noo Dadnaan Jiraye.
    -Goortuu Dantiisi Helee, idin Dubaaqeeyay.
    -Waataad Dacluuskii Balcad, Ula Dawaafteene.
    -Diihaalka Waataad Brundiga, Daal Ka Badideene
    -Dagaaggiinna Waatii Xeryaha, Deyran Loo Dhigaye.
    -Waatuu Dareersaday Ugaandhees, Diracyadiinniiye.
    -Waatuu Diyaar Ugu Laqimay, Diinta Gaalada’e
    -Damac Beena Weeyaan Waxaad, Nagu Dileyseene.
    -Waa Wixi Dariiqii Sharciga, Uga Dullaanteene.
    -Dawgii Rasuulkiina Waad, Daba-Maryeyseene.
    -Nin Dardaran Ibliiskii Dafaa, Dow Ka Raarrida’e.
    -Dallacaad Jaceyl Baad Kurtiin, Noola Dirirteene.
    -Dubaaqii Waxaa Idinka Galay, Daaro Buuxsada’e
    -Dawo Kama Heshaan Brundi, Aad Daawo Dhigataane.
    -Dabin Buu Idiin Dhigahayaa, Waydin Dagayaaye.
    -Dirham-kuu Idiin Qubahayaad, Dib Uga Oysaane.
    -Doodna Waxaad u Leedihiin, Dadkey Hadalka Deyn Waayay.
    -Nimanyahow Dammiin-nimada waa Lagu Dulloobaaye.
    -Dadku Wuxuu Jecleystaa Waxaan Duxi Ka Raaceyne.
    -Nin Ragey Dardaaran U Tahay, Doqoni Waa Mooge.
    -Dembi Weeye Kufrigan aad, U Dabceysaane.
    -Marka Hore Dabkuu Idinka Dhigi, Dumar Sidiisiiye.
    -Marka Xiga Dushuu idinka Rari, Sidi Dameeraha’e.
    -Marka Xiga Dalkuu Idinku Oran, Duunyo Dhaafsada’e.
    -Marka Xigana Daabaqaadda Wuu, Idin Dareensiine.
    -Dunjigeeda Soomaali Baan, Deyrka Ka Ahaaye.
    -Dhaaxaan Shabaabkii Ku Iri, Doonta Gaalada’e.
    -Dhaaxaan Askaro Uu Dalbaday, Dabada Taageene.
    -Dhaaxaan Dabkii & La Haray, Duunyaduu Wadaye.
    -Dhaaxaan Intaan Jananno Dilay, Soo Dabbaal-dagaye.
    -Dhaaxaan Dekkedo Uu Cammiray, Dummiyoo Rogaye.
    -Ninkiise Dirirta Geeyaa, Maalinbey Dunidu Ciishaaye.
    -Maantaan Dabbaal-Degga & Darajo Eegaayay.
    -Ragga Haatan Igu Diimayow, Duxi Hakaa Raacdo.

  13. Ugaas says:

    Bismilahi Raxman Raxiim
    walaal yaal waxaan jooga Galkayo
    waxaa ila dagan wiil aan sxb nahhay
    wiilkas aad buu Diinta ug fogyahay una tageeraa
    Dawalada siiba Augistina Mahiga ciawanka waxaad modaa
    inuuba isga ka hadalyo
    waxuu kuleeyahay marka qaar ugstiina ayaa ka fican shabab isga
    ayaa ka jeclahay

    kwrama nni halkan ka sugayaa jawaabta

  14. caaqil says:

    dadkan aad lahadleysaan waa dadkii noolaa wakhtigii abwaan timacade allahaunaxariistee sidoodana waa sidii lax laxna ilaabilaawaha lataabsiiyo waxmafahamto (qataar)

  15. Abu Xasan says:

    War dilka shacabka Soomaaliyeed jihaad ma aha ee Alle ka cabsada. Muslim iyo gaalaba waa ka xanaaqeen xasuuqa shacabka Soomaaliyeed. Hadaadan joojin waxaad idiin danbeyn doonta waxii Khawaarijiyiinta ku dhacay. War beenta aad isu sheegeysaan joojiya oo runta isu sheega oo dhalinayarad aan waxba aqoon beenta ka daaya.

  16. Jibril ali jibril says:

    Kkkk waxan camal aya dadka ku jura aqontee ka hadleysaa dadka shacabka ya dilo oo aheyn kenya iyo itobiya american kuwa hosjoga? Lax dukun col iyo abaar mug shabab iyo kuwa galada calanka u sida walee kala fug

  17. waayo'arag says:

    asc wrb walaalaha nuurka ilaahay kadoortay wareerka adduunyo!

    ABU XASAN waxu naleeyahay:War beenta aad isu sheegeysaan joojiya oo runta isu sheega oo dhalinayarad aan waxba aqoon beenta ka daaya.
    Aniguna waxan leeyahay: ABU XASANOW kamidba tahay ragga isku dhiibtay kuffarta Amisom ee mushaharka nagu qaadaneysa. Ilaa Jeertii mahigana waxay u aroosan dumarkoodi, Zinawina sakaradkisa way uduceeyaan. Kawaran? Warkaasina waa macruuf.
    Hadaba abu xasanow (magaca aya iga yaabiya KKKk) Gaaladu kama naxaan dhibka muslimiinta ee way ku raaxestan intaasina maanta caruurtaba garaneysa.Dhalinyarada aad jaahil ku sheegaysina taasi iyo iin badan ayay oogyihiin. marka nafsada wax u baro ilaahay nuurka haku tuuse walaal. ramadan kheyr badan insha allahu.

Leave a Reply

© 2012 somalimidnimo.com · All rights reserved · RSS