Ramadaan Mubaarak: Berri oo Jumce ah Waa Soom.)

Ilaah baa mahad leh. Nabadgelyo iyo Naxariis Nabi Muxamed korkiisa ha ahaato.

Haddaannu nahay howl-wadeennada Somalimidnimo.com waxaannu Muslimiinta Soomaaliyeed ku leennahay Ramadaam Mubaarak. Waxaan Muslimiinta Soomaaliyeed ugu hambalyeyneynnaa in Bishii Ramadaan laga arkay Sacuudiga. Sidoo kale dowladda Qatar ayaa iclaamisay inay berri soom tahay. Maaddaama aragto lagu soomo oo lagu afuro, waxaa xaqiiqaa inaan Sacuudiga iyo Soomaaliya isku  saacad yihiin; welibana marka Juqraafi ahaan la eego aysan aad u kala fogeyn. Marka haddii laga arko waddamadaas waa in la soomo maxaa yeelay ma kala lihin labo dayax!

Ma hubnno in weli Soomaaliya laga arkay. L aakiin wixii soo kordha waan idin la socodsiin doonnaa insha Allaahu.

Ramadaan Mubaarak.

Somalimidnimo.com

 

 

7 Responses

  1. Abbu Dujana says:

    Illaahay fadliga soonka hanna siiyo, gaalada ha jabiyo, aammiin,aammiin,aammiin

  2. Allaah caza wajalla hanaga dhigo kuwo ramadaanka loogu dambi dhaafo naartana allaha nooga xoreeyo gaaladana allaha jabiyo mujaahidintana guul allow sii aamiin

  3. Abuu Hureeyra says:

    .رمضان كريم ، كل عام وانتم بخير

  4. Masha allaah waan ku farax sanahay illaahow waxaan kabar yeynaa in uuw umada somaliyed iyo mujahidinta guleyo… Waan la soconaa in eey golaha ridada in eey soomeyn lan ugu sareeya ilaaa kan ugu hoseeyo

  5. umu_barau says:

    Asc wr wb waxaan salaamayaa dhamaan reer tawxiid meelkasta oo ay aduunka ka joogaan qaas ahaan dhamaan warbaahinta islaamka waxaan Allah ka baryayaa dhamaanteen inuu noogu dambi dhaafo bsihaan barakeysan fadligeeda aamin ramadaan wanaagsan axibah.http://www.youtube.com/watch?v=-dT8r1fmKTw&feature=related

  6. Abu-wehliye says:

    رمصان كريم يا شعب الصومال
    اللهم اعناعلي الصيام
    والقيام وقراءة القران

Leave a Reply

© 2012 somalimidnimo.com · All rights reserved · RSS