الحمدلله والصلاة والسلام على رسول الله وعلى آله وصحبه أجمعين
Wiilasha Faroole taageera ee Ictisaamka sheeganaya iyo Ina Abyad waxay muddo caayayeen sheekh Abu Qatada oo Ingiriisku xirtay! Sheekha waxa lagu heysto waa sheekada Tigreega, Kenya, iyo Amisom ku soo galeen Soomaaliya – La-dagaalanka Argagixisada! Qofkii u qaba in Itoobiya u soo gashay Soomaaliya inay badbaadineyso diinta, dalka, iyo shacabka Soomaaliyeed waa yeelkadii oo waa laga dhaadhacsiin karaa in Ingiriisku la dagaalayo Khawaarij si diinta Islaamku u xafidnaato; saasna ku xireen sheekha Abu Qataada!
Wwiilashaasi, sheekhay xagxaganayaan waxaa la rabaa in loo dhoofsho Urdun! Gaaladii baa u doodeysa oo leh: Urdun waxaa jooga niman Bashaar Asad, Qadaafi, Bin Cali, iyo Cali Cabdalla Saalix ku eyni ah oo dadka jir dila ee yaan la dhoofin sheekha!
Qof kasta waa ogyahay inaan Ingiriisku sheekh Abu Qatada ku heysan daroogo, dad uu soo xambaaray, ama burcad-badeednimo! Waxaa lagu heystaa waa arrimahaas la xiriira “La-dagaalanka Argagixisada!”
Wax ka dhaxeeya ma leh in Ingiriisku u gargaarayo diinta Islaamka oo Khawaarij naga xirxiray ama in Ictisaamka iyo shabakadahaasi u shaqeeyaan gaalada ooy rabaan in la xiro qofkii ka hor yimaadda mabda’ooda!
Shabakadahaasi waxay muddo wadeen dacaayad ay ka sameynayeen sheekh Xasaan Xuseen Allaha xafidee! Ma garaneysaan waxay u soo qaateen sheekh Abu Qataada? Waxay rabaan ooy ishaarayaan in dowladda Kenya xirto sheekh Xasaan Xuseen sida Ingiriisku u xireen Abu Qatada?
Xaqiiqdii, dhallinyaro Ingiriiska ku dhalatay oonba wax badan kala socon arrimaha Soomaaliya baa laga sheegay inay dhaheen: haddaan ogaannay in Ictisaamku cadow Ilaahay yihiin haddayba nooga sheekeynayaan Abu Qatada iyo waxa lagu xiray?
Haddii Abu Qatada yahay waxay ka sheegayaan wiilashaasi; sida Ayaan Xirsi iyo ninka Denmar jooga ee Nabiga (SCW) caayey baa reer Galbeedku koolkoolin lahaayeen Abu Qataada! Ileyn reer Galbeedku waa rabi lahaayeen cid Islaamka dumisa! Ilaahay baa ku mahadsan haddii Ictisaamku wajigoodii runta ahaa muujiyeen.
Abu Qataada wuxuu ku heystay culumada Sacuudiga inay ogolaadeen in Maraykan soo galo! Arrintaas sheekh Albaani (AUN) baa ku qabsaday!
Ictisaamku waa ka dheereeyeen Madkhaliyiinta iyo wadaaddadii is-dhiibay! Madkhaliyiinta iyo kuwa kale waxay faasiqinimo ku xukumeen culumo wax badana ka waaweyn kuwa Sacuudiga – Imaamu Nawawi (AUN) iyo Xaafidka Ibnu Xajar (AUN)! Waxay gaareen heer ay gubeen Minhaajkii iyo Fatxu Baarigii! Ma jiro qof Salafi Jihaadiya ah oo jecel in nimankaas gaalo xirto ama la dhaho Khawaarij! Marka waxaa la yaab leh wadaaddo faasiqnimo ku xukumay Imaamu Nawawi iyo xaafidka oo raba inay gaaleeyaan qofkii ka hadlay Ibnu Baaz (AUN) iyo Ibnu Cutheymiin (AUN). Ilaahay baa kashifay Icitaam! Markii ka falaxasheen Imaamu Nawawi (AUN) iyo Ibnu Xajar (AUN) bay bilaabeen inay gubaan kitaabadii Maxamed C/Wahaab (AUN). Qaarkood mar horay bilaabeen inay tirtiraan kitaabadii Ibnu Taymiyah (AUN)! Marka waa dad saas ah oo sameeya waxay farta ugu fiiqaan Xukaamta iyo gaalada!
Somalimidnimo.com













































TO: SOMALIMIDNIMO
WALAALAYAAL WAAKA SEEXATEEN DIFAACIDA SHEEKHEENA XASAAN XUSEEN ALAHA XIFDIYEE WEBSITE YADA GUNTA’AH EE RIFAYANA WAA KA CELIN LA’DIHIIN ,AYAAN HORE WAXA DHAHDEEN MUXAADARADIISA WAA SOO GUDBINAYNAA ,WAABA ISKA AAMUSTEEN WIXII DHACAYBA MEYDAN SHEEGIN XATAA MEYDAN ORAN WIXII SOO CUSBOONAADA DIB BAAN IDIINKAGA SOO SHEGAYNAA,ILAA HADA WAAN IDINKA WARSUGAYNAA MUXAADAROOYINKII SHEEKHA OO AAD BALAN QAADEENA WAA LAYDANKA RABAA
Waxay dheheen sheikha waxbuu soo naqishay, markaasay keeneen, laakiin sheikhu cazwi buu sameeyay, oo intii uusan bilaabin hadalkii sheikha ayuu yiri:
-
“هي باختصار عند أهل العلم”
:
Markaasuu hadalkii ay ku haystaan keenay, been abuuradku ma fiicno wana immoral
Cinwaakiinna iyo waxa hoosta ku jira isma laha ee ma kasbaad beenta ugu bareerteen mise wey idinka noqotay?
Aaway xaggee ictisaam ku dheheen Ingiriis aa ansaar ah subxaanaka haadaa buhtaanun cadiim.
Mise haddii lasoo helay meelihii ow sheeykhiinna wax kasoo koobisanaayay beenaa maciin ka dhigaheesaan?
Bil Ramadaanaa lagu jiraa shayaadiintii waaweyneed waa la xiray ee wali ma been abuur iyo Islaam wax ka sheeg baad heyneesaan ma xishooneysaan miyaa mise zanaadiqaad tihiin?
Ilaahay ha idin hanuuniyo hadduu hanuun idiin qoray, hadduusan idiin qorinna Ilaahay adduunka ha idinku ciqaabo aakhiro horteed isagaa awood lehe.
Car haddaad muslimiin run ah tihiin commentigeeyga soo daaya!
Hadaan iraahdo Culimadu waxay qabtaan:
Inaan faraha ka qaadno wixii dhexmaray, oo aan carabkeena ka ilaashano, oo aan kuligood radiyallaahu canhu dhahno….
-
-
Ma waxaa la i dhihi, waxaad ka soo xaday Dhaxaawiyda iyo Waasidhiyada.
-
Waxaan dhihi Sadarka hore baan ku soo sheegay, oo waxaan iri: “Culimada waxay qabaan”
.
Saw dhaxaawi iyo IBnu Taymia culimada ka mid ma aha?
scw
Waxaan ka codsanayaa maamulka webkaan in wax aad difaacaysaan ay yeeshaan daliila ama cid aad wax ka sheegaysaan sababta oo ah nimanka aad is hayno wax bay keenee ee beeniya ama rumeeya cayda iyo waa wiilal Faroole waa nagu ceeb walaalayaal ramadaan kariim.
ws
As.wr.wb
Calaamadaha qofku markuu tabar-dareeyo ama uu jabo lagu garto waxaa kamid ah.
1.Fahan xumo, xagga naska ah,Talo xumo, iyo Go’aan xumo xagga caqliga ah.(Umal)
-
2.Dacaayad joogta ah si loo sii maaweeliyo inta yar ee ku ag go’doonsan.(Halgan)
-
3.Anfariir iyo Dhag-taag.(bashiir Salaad, Axmad cabdi samad)
-
4.Catow, iyo calaacal.(Golaha Imaamyada iyo Kuwa Eurobe)
-
5.Qoladii talada laga ilaalin jiray oo loo fasaxo inay bal wax sheegaan.(C/casiis maxamed)
-
6.Waxaa dhufays unoqda godkii ama qasrigii ay katalin jireen. (Nairobi),Sida hadaba
haysata Sharaar Jubinga, Siiriya.
-
7.Ugu danbayntii waxay kudoodaan inay yihiin waxay ahaan jireen, (muslimiin)
ICTISAAMKU inay munaafiqiin iyo gaalo yihiin waxaad ku garanaysaa DURUUSTII SH XASSAN OO DHAN WAY masaxeen iyagoo u diidan in dhalabu cilmigu barato diinta islaamka iyo cilmigaba. sanadkii 2009kii markii itoobiya baxday ee ay ICTISAAMKU ku biireen dowladaha gaalada SH UMAL KHAWAARIJNA bilaabay in uu in xiraafo, shabaabkiina hubka dhigi waayeen in ay gaaloobaana diideeen, ayay ICTISAAMKU waxay bilaabeen inay dhamaan websiteyadooda ka tiraan anaashiida jihaadiga iyo wax allaale wixii dadka jeclaysiinaya jihaadka. waxaa ka mid ahaa websiteyadaas. http://www.addacwah.com http://www.aflax.net iyo kuwa kale oo badan. kuwa kalena wayba gaaloobeen sida http://www.qaadisiiya.com. ilaahay cidii qarisa diintiisa ma liibaanto
Asc ramadan mubarak
Asc Waryada wililasha websiyadas qora magari kartane aamusa ragas wa akhyar waxan sugneyn waligod mashegin kudayda inigana
Run ahaantii ragaan ictisaam ah aniga waan fahmi waayay hadaladooda isburinaayo 24hourska marka ayaga wixii laqumanaado beey fatwoodaan danahooda iyo diinta weeyba iswaafajiyaan oo waxyaabo aan islaheeyn beey isku keenaan qofkii mujaahid ahna khawaarij beey kutilmaamaan mitkii ridoobana oo gaalo raacana waa muslim ee kaleexda waa macsuume ayeey la taagan yihiin marka kuwaa qoom eey culimo uyihiin walee wuu qasaaray hadeey mabda,ooda laraacaan ictisaam dhaqaalo iyo raaxo iyo guur iyo ganacsi usheeg lkn jihaad iyo gaalo naceeyb ha usheegin. Agtooda cidiba kama ridoowdo oo dadka oodhan muslimiin beey ka aamineen xitaa malezanawi waxeey u yaqaanaan naasirka diinta ee khawaarijta latagaalamo marka ictisaamka beerta ayuu galay allaha kasoo hanuuniyo hadiikalana shartooda allaha namootiyo asc
Ramadaan kariim
Wax garadow horta ninyaw ishaad ka riday…… bal u fiirsada shiekha marka uu YIdhi وبعد هذه المقدم التمهيدي أنتقل إلى حقيق عملي الانتخابات البرلماني ؛ فأقوجل:
هي باختصار عند أهل العلم:: hadana inta uu soo raray brackets buu ku xidhay….. Waa rag waayay ninyaw meel laga soo galo hadalkana waa been cad oo uu soo badheedhay ninka qoraalkan soo diyaariya oo ah Shible…… C.casiis isagaaa isticmaala laakiin qoraalkan wuu ku ceeboobay ilaahay baa fadeexadeeyay…….
Warka waxaan kusoo koobayaa
حسدوا الفتى اذ لم ينالوا سعيه —– فالقوم اعداء له وخصوم
كضرائر الحسناء قلن لوجهها —– حسدا وبغيا انه لدميم
والوجه يشرق في الظلام كانه —– بدر منير والسماء نجوم
وكذاك من عظمت عليه نعمة —– حساده سيف عليه صروم
فاترك مجاراة السفيه فانها —– ندم وغب بعد ذاك وخيم
واذا جريت مع السفيه ولمته —– في مثل ما ياتي فانت ظلوم
Marka al-ictisaam dee way ogyihiin cilmiga sheekhee xasad baa intaas kasoo reebay. waxay ogaayeen Sufahaa’u-Ssalfiyah iyo halkuu mariyay….
TO Garyaqan sxb marka hore ramadan karim to you and to the resta of muslimin. Intakadib hora loyiri albayinatu calal mudaci ninki wax shego cadeyn aya laga raba nimanka shakabada iska lehna waxad moda ineysan inyarba allaha kadhige xisabtan aakhiro ayan kuxisabtamaynin waxa lagu jira bil ramadan oo aad ufadli iyo baraka badan hadi ad dambi gashana ay kadambi badantahay dambiga bilaha kala lasameya marka waxan leyahay rer somalimidnimo waxad shegten cadayn ukena oo ah ingiriska waa ansaru sunna ayay ictisam dhehen hadi allah utowbad kena
Asc to mahamud
walaalow ilaahey kabaq oo ha udoodin kuwa khawana ah oo diintoodi kadoortey doolar waa nimanka layirahdo ictisaam waana murtadiin yaan lagu dagmin
Asc xassantakar iyo xassan iyo shible iyo qabdiqadir gacamey oo comenti kudiriri maniishega websit ey kujiran?
Ina lilahi wa ina ilehi rajicun waa musib diinti ilahow oo ay badalen
sidoo kale kuma haystaan walaashaa ayaad xaas ahaan k keentay oo been ku guursatay sida ina qorane oo kale miyaad haysaan taana
ictisaam ayaa fatwooday walaashaa daruuro ahaan waad u guursan kartaa si aad yurub u tagto waxaa ii sheegay arinkaas walaahi nin saaxiibkaya oo yiri sh cabdulqaadir nuur faarax ayaa fatwooday oo yiri lidaruurah waad u guursankartaa
KINIISADA AVANGELICALKA AH EE LAGA LEEYAHAY MARAYKANKA EE DOONAYSAA IN MUSSLIMIINTA ATOMIC BOMB LALA DHACO OO LA TIRTIRO, DHULKA MUSLIMIINTAN LAGUNA BEERO DAD CUSUB OO MASIIXIYIIN AH IYO KUWA DOONAYA INAY AK47 KAGA XOOREEYAAN DHULKA MUSLIMIINTA DADKA REER GALBEEDKA AH. LABADA QOLABA WAXAY KHATAR KU YIHIIN JIRITAANKA NABAD GELYADDA ADUUNKA OO DHAN. ADUUNYADU HA OGAATO YAHUUDA XAGJIRKA AH, MASXIYIINTA XAG JIRKA AH IYO MUSLIMIINTA XAG JIRKA AH!!!!!!!!!!!!!