Sheekh Xasaan wax Culumo Sheegeen buu Sheegaye Daawo Sheekh Caa’id Qarni oo leh Qofkii Salafi ama Ikhwaan ama Mad-hab Sheegta waa inTowbad la Weydiidayaa; Hadduu Diidana la Dilaa

Ilaah baa mahad leh. Ammaan iyo nabadgelyo Nabi Muxamed korkiisa ha ahaato! Sheekh Shibli baa soo dirtay C/Raxmaan Abyad iyo shabakado ay leeyihiin Ictisaamka Puntland si ay u caayaan sheekh Xasaan! Bal Daawada sheekh Albaani (AUN) oo hortiisa lagu daaray cajal uu sheekh Caa’id Qarni ku leeyahay qof Salafi ama Ikhwaan ama Mad-hab sheegta waa in la toobad weydiiyaa hadduu diidana la dilaa! Waxaa codkaas ku jira labada daqiiqo ee ugu horreeya!

Caa’id Qarni waa wadaadka ay hadda isku afkaarta yihiin Ictisaam! Marka la-yaab ma leh sheekh Shibli oo sanaado ka hor oran jiray: intaan sida Falastiin dhagax ku jihaadi lahayn aan haddeer iska celinno gaalada haddeer baan hub heysannaaye! Marka hala yaabina kala hadalka wadaaddada!

Marka sheekh Xasaan baa lagu heystaa murtadiin buu gaaleeye bal arka Caa’id Qarni oo leh: qofkii dadka ku dhaha qaata Mad-hab waa in la toobad weydiiyo; hadduu diidanaya waa in la galo! Culumadu Islaamku waxay sheegeen in qofka caamiga ah loo ogol yahay inuu iska dabo galo midduu rabo Mad-haha Ahlu Sunna sida afarta Mad-hab!

Marka fahma is-beddelka Ictisaam! Shalay waxay lahaayeen Tigree iyo C/Laahi Yuusuf halagu jihaado! Haddeerna isla Tigreegii, Shariif, Amismo, iyo Kenya halala shaqeysto. Bal daawada oo dhageysta!

 Somalimidnimo.com

 

15 Responses

  1. cabdulahi anas says:

    Insha allah ka faaideysta qaabka dadka imaanka leh runta u sheegan

  2. shibli meeshuu marayo wax maraayi ma lahan umada ilaah haka qabto culumaa,u suuga

    • liibaan says:

      war in illah laga baqo ha laga leexdo culimada beenta laga sheegayo culimada waa hormuudka umada islaamka wax aan illaah baneynin yaan la baneeyn fadlan danbiga aad galeysaana halaga tooba keeno oo culimada aad jaa ifeysaneysaan ka dalbada cafis waa hadii iimaan idiin ku danbeeyo

  3. wadaad yare says:

    مشاكل العالم تحلّ بالتكفير والقتل. هذا ديدن بعض النّاس الذين إن تركوا هذه الفكرة يتضعض كلّ بنائهم الفكري. فالوهابي يتميز عن الطوائف الأخري بالتكفير والتبديع والتفسيق والتخوين.

  4. Yaasiin says:

    Asc dhaman walaalaha musliminta ah
    sln kadib
    ilahow ictisaam jid xuney kusocdaane ilahow xaqa u ifi
    ilahow culumadeyna wan jecelnahaye ilahow xaqa tus kuna dil
    wlh markan arko arko xaalka ictisaam aad uga naxaa

    midakale malmahan shabakada halgan.net waxey wada dacayad iyo iskahorken umada iyo sh.xasaan
    iyado kabixi weyday waxbu gaaleysiyay waxbu gaaleysiyay
    waan aqriyay maqaalkoda markad firido qurux badana ayad isledahay lkn wax micnaleh kuma sugno sababto ah waxan isdhahay waxey kajawabayan qaladadki u shiiqu manhajka ictisaam kashegay iyago qaar kufri banenayan lkn culuma lagaleysiyay ey uga dhagtay
    waxan weydiyay dhawr suaal lkn nasiib xumo commentigeyga masobandhigin owey tirtiren
    waxan layabay so shibili maahen ninki dhahayay sh. Cabdulahi raabi waligi ilahey darti uma sujudin o sheydanu usujuda xashaalilah taa soo gaalnimo maahan o sh. C.lahi lagu xukmiyay halgan hadey culumada kalxigsen maxey uga hadli waa yeen marku shiikhodu wax gaaleysinayay mise iyagu wa lamataabtaan dadka kalana wax micna maleh waba yaabay ani
    hadey runshegaayan ictisaam sh.xasaan hakala niqaashaan qaladaadka u manhajkoda katilmamay lkn waxba lagaleysiyay yey idinkaga dhagin

  5. abuu mahamed says:

    alictisam bil rida wal ilxaad waa koox caloshod ushaqaystayal ah aan damiirr lahayn ilaahayow halaag way ridooweena ama soo hanuuni

  6. Annas says:

    waxaan aad soo galinaysan waa marhore war nimankan tacbaan sanaa page ka wax ku qora

  7. daafic says:

    macnaha hada qofkasta oo muslim ah oo xarak u nisba sheegta waxay rabta ha ahaadeee waaa banaanka miyuu ka yaaalaa xeendaabka islamka miyaa macnuhu hoosha waaba la fududayey Alshabaab aan ka bilaabaynaaa ayaga aaba xabad dadka ku wareersheen waa in la toobada loogu yeeraa hadii ay diidaana hada markaas hooshu waa madax jabin iyo sidii uu sheekh xassaan u yiri fixili walxaram halagu dilo in lagu fuliyo kkkkkkkkkkkkk dadku waxa ay sheegayaan hadiiba aysan fahansanayn dhib maahanooo waxaad arkaysaa nin qof xukun ku ridaya asaguna mid ka daran ku taagan maalin hore ayaan waxaan aqriyey risaalo uu qorey sheekh xassaan oo ku leeyahay culimada ku hoos nool nidaam goboleedka ka jira somalia iyo kuwa meelaha dowladu joogto ku noolba waxay ku dhaceen rido ama raali ha ku ahaandeen ama yeysan ku ahaaan markaas waxaan is iri sheekhu miyuuu naftiisa iloobay in uu ku noolyahay wadan gaaalo ka taliso loona yaqaano dowldad gaalo ah oo kirishtan ah in ay tahay mise ridadu midii aan naqaanay maahan ee waa midkale waaba la yaaabee yaaa ila yaabey

  8. Xamza says:

    Asc wr wbr. waxba kama fahmin lianna afsomaliga kumaynaan sifayn waxa aad soo qorteen. qofka soo qoray qoraalka qoraalkiisu tayo ma lahan. yaa dhaha waa la towbad waydiinayaa?? sh albaani miyaa mise waa caaid qarni??? cajalka qofkii dhagaysta ee carabiga garanaya kaliya ayaa fahmaya. marka gabagabadu waa (QOFKA QORAALKA SOO QORAY QORAALKIISU TAYO MALAHAN). lkn markaan dhagaystay cajalka waan fahmay.

  9. Maxamad says:

    War ninkan aringuud ayu kahadlaya lakin xassan shaqsi ayu xukumay wuxu yiri culumada ictisam halalayo

  10. ASC
    Subxaanallaah hadalka ashaykh Ca’id Alqarni xafidahulllaah iyo jawaabta ashaykh Albaani raximahullaahu wax wayn baa ka khaldan waxayna u egtahay wax la isku dhadhajiyay ciddii doontaaba ha samaysee. warka soomaliga ku qoranna shaqaba
    a kuma lahan. shiikh Albaani wuxuu ka hadlay markii hore xujanimada sunnada iyo sida aan quranku uga maarmin marka fasirayo in la adeegsado sunnada waayo quraanka axkaamtiisu waa mujmal sunnada ayaa faahfaahisay ama khaas yeeshay ama tafsiirsay iwm , ka dib hadal aad u jeedid inuu kii hore ka duwan yahay ayaa la soo galiyay oo waliba kala go ku jiro oo shiikhu ku difaacayo salafanimada iyo sida ay lagama maarmaanka u tahay in lagu daydo salafkii suubbana. Walaalaha warkaan soo galiyay waxaan xasuusinayaa inay Allaah ka cabsadaan oo runta iyo ammaanada aysan meel uga dhicin beentana ay ka fogaadaan. waxaan kaloo u sheegayaa in luqadda carabiga dadbadani yaqaan waliba dad badani takhasus ku haystaan markaa waxaan iyo wax la mid ah inaad u adeegsataan ujeedo idiin gaar ah waa wax laga naxo waana musiiibah.

  11. Abdi-xayi says:

    نقول لهم انها حرب صليبية ضد الاسلام.فيقولون بلى انهم دعاة تحرير و سلام..اي سلام هذا!! اي سلام هذا و قد اغتصبت النساء و استبيحت المساجد و دنسوا القرآن ! الله عز و جل يقول لن ترضى عنك اليهود و لا النصارى و منافق العصر يقول بل سيرضون! من نصدق الله ام المنافقون؟؟؟؟

  12. salman says:

    asc, Allaha danbi dhafee ,sheekadaan waxay ahyd sheekoi caan ah wana xiliguu yaraa oo uu ardayga ahaa , amaa hada wa culumada ugu miisanka wayn calam al-islam . shekadana wa zila soo martay. allaha ka cafiyee

  13. mukhtaar says:

    asc salaam kadib walaalaha webka qoro waxaa ooga baahanahay sheekh xasaan haday kuraacsanyihiin gaalaysiinta jameecada ictisaamka iyo in dhiigooda banaan yahay iyo gaalaysiinta shucuubta doorashooyinka baarlamaanka kaqeybqaadato in ay keenaan adilada ay ku gaaleysiiyeen laakiin sheekh caaid al alqarni ayaa hada kahor sidaas yiri taasi xujo manoqonayso ee keensada wixi adillo aad heesiin hadii aad hawadiina dadka ku gaalaysiinaysiin waa arin kale jidkaasna dad ayaa hory umaray jid cusb ma ahan

  14. Waxgarad says:

    *Caid al Qarni: Gabyaagii Xatooyoda*
    -
    1. Wuxuu xaday gabaygii Nazaar Qubaani, asagoo sadex bayd dhan soo copy-yeeystay, Abuul Fadli dariiqah!
    -
    Nazaar Qubani:
    زمانك بستان وعصرك أخضر * وذكراك عصفور من القلب ينقر
    -
    Caaid:
    زمانك بستان وعهدك أخضر * وذكراك عصفور من القلب ينقر

    -
    2. Wuxuu helay buug nin American oo la dhoho Dale Carnegie‏ ah qoray oo la dhaho “How to Stop Worrying and Start Living‏”
    -
    Intuu asagoo carabi lagu turjumay helay ayuu ula baxay لا تحزن
    bi tasarufin yasiir oo waliba uu ka soo qaatay kitabkii Mohamed Qazali ee ahaa جدد حياتك
    -
    3. Waxaa jiray kitaab la dhoho شعراء قتلهم شعرهم oo uu qoray Samiir Faraaj
    Caaid wuxuu lix sano kadib qoray قصائد قتلت أصحابها
    Asagoo isticmaalay without quoting him, si lamid ah Ictisaamka Somalia u isticmaaleen magacii aslan ay lahaayeen Ictisaamka Sudan! تشابهت قلوبهم
    -
    4. Xatooyadii uu ku sameeyay gabadha la dhoho Salwa Cudaydaan buugeedii ahaa هكذا هزموا اليأس
    ayuu ka naqliyay markaasuu ula baxay لا تيأس
    -
    Dabcan ragga uu xaday kuwa nool waaba isaga samreene, gabadha waa dulqaadanwayday, oo waxay dacwad ka gaysay Wasaarada Thaqaafadda ee Sacuudiga.
    -
    Waxaas hadaad sheikh u taqaanid waa yeelkaaga, laakiin kula yaabi maayoo, Salafiyada Sacuudiga, Sacuudiga umbay copy ku yihiin, bal fiiri sida Ictisaamku u copy gareeyaan Saruuriyada, xataa waxay kaga daydeen xatooyda Fikirka..

Leave a Reply

© 2012 somalimidnimo.com · All rights reserved · RSS