
Waxaan halkaan soo marineynnaa mid ka mid ah silsiladdii gabayada Umu Safaa. Hooyadaas baa shacabkii guubaabineysa halka wadaaddo ka gubanayaan waxa gaaraya Kenya iyagoon dan ka lahayn xasuuqa gaaladu ku heyso Soomaaliya! Waxay tiri:
- Gacmo wada jirbaa lagu gartaa inay wax gooyaane,
- Ka gilgilo waxaa lagu gartaa inad gadoodaaye,
- Guyaal badan ayaad gaabiseen oo gumaad jiraye,
- Gobollada kuwaa gooshayee waliba guuxaaya,
- Garoowiyo Hargeysana kuwaa gooha badinaaya,
- Gumaad cadowgu noo geystay bay garab istaageene,
- Waa godob ninkii galay hadduu maanta garanaayo,
- Gacan kama sugaayiyo inay garab isiiyaane,
- Intaan adiga lagu gaadhin baad gama’day waa hore’e,
- Shacabkoow adaan kuu gabyoon kuu gol’leeyahay,
- Adaa gabay walaalkaa inaad garab istaagtaane,
- Gumeystuhu ma gaareen guryaha mana gumaadeene,
- Ninka gaalka soo guuriyee keenay gurigaaga,
- Inaad gowrac marisood gubtaa waa gad kaa maqane
- U gar gaar walaalkaa adaa garan wanaagood’e,
- Ka sii goota gaalada hadaad garabka siinaysay,
- Umadyahay adaa gaabiyee waa inaad garato,
- Geesiyada Ilaah nagu galadee gumuca tuuraya,
- Guuraha habenkii ragaa galab carraabaaya,
- Gumeysiga gayiga yimi ragaa gubaya ee laayey,
- Garbo siman ragaa wada galee cadowga gaagaabshay.
- Haddaynaan gargaaraynin oon garab la siineynin,
- Inaan guuxa badinaa ragyahow sow gunnimo maaha?
- Gaalkii gurxamayee lahaa gabiba waan jiidhay,
- Gabaad iyo ma helin meel u galo cadowgii guunkiiye,
- Waakaa go’doomaye halkuu galayo weydiiya,
- Garaad laawayahow waad go’dee garo wanaagaaga,
- Dhulkoo kula gariiriyo inaad gubato mooyaane,
- Kuma gaardiyey saan intaan dunida guud joogo,
- Ha ii gooddin anigana waxaad gurato weeyaane,
- Gadaasaa laguu gowriciye galiya labtiina,
- Ka gurguuro gayi aanad lahayn goosan baad tahaye.
Somalimidnimo.com












































umu safaa ilaahay haku barakeeyo oo hakuu danbi dhaafo lkn wlaaleey ragaad taagayrayso waa rag qawaarij ah mana rabaan wadahadal iyo heshiis waxayna aaminsan yihiin ayaga mooye inan muslimkale jirin alshabaab maanta dhul ay katalyan malahan oo dadkii ayaa nacay manta aduunka aan kunool nahay hormur ayuu gaaray wadamada caalamka qaar ayaa dayaxa dul dagay qaar waxay leeyihiin tecnology aad uhoreeyo sida nuclear bom anagana maanta waxan kudagaalamanaa hubkii lagu dagalami jiray dagaaladii 1 iyo 2 ee adunka jihaad micnihiisa ma ahan hala qarxiyo shacab ama qofka aha isqarxiyo waa been abuur diinta lagu sameeyay diinta islamka waa nasteeso
Wllka somaliyed haddi hadalkaaga la eego waa hadal waano u ek lkn waano wax tarleh ma aha why? ragga sooqoysaday ee isdhiibey ayaad ugu horeysa maxa yeeley? waar degaalki 1 ..2 adduunka wax muslim quseeyey ma aha urub aya isgashey waxay isu gashayna wax kala ma’ahayn caalamul islam aya la qaybsanayey marka aamuskaad ku fiicantahay ee aamus mar haddaanad ku talinin ragga saliibiga halaiska dhiciyo kuwa isdhiibey baa kuu sheekeyey ee waxba kama warhaysid aamu
حب دنياوكرأهيةمود wainaa dhafna xubu dunyaa adunyo ayaa dhahday away akhiro calamku aduu fasahado aan fasahadno miya war shabaab ku gumaxisabta maye waxaa kuguxisab kamayo waa { ألله سبحانه وتعالي}lasuco alshabaab ayaa dinta xumiye maxaad ulidahay }shabaab dinta ayee difacayan #
KU: wlal somaliyed. allaha aqbalo ducada aad umusafaa u ducaysay. laakiin, khawaarijtii mataqaanid, Aduunkana waxaba kama fahansanid, Tecnolojiyadna mataqaanid.
markaad tiri dagaalkii labaad ee aduunka ayaan ku dagaalamaynaa. yaa tihiin, xaggeese kadabaalamaysaan.Alshabab waa Muslimiin aan baraxlahayn oo somali ah xalaal ah oo diintooda iyo dalkooda iyo dadkooda ka difaacaya Ethiopiya, kenya iyo Amisson(ugandha burundhi iyo somali ridowday.) Alshabab-shareeco ayey ku soo dabaaleen baydhabo, kismaayo jowhar, marka iyo gobolada ku raaxaysata kitaabka alle.
Adoo kale iyo shiikhaaga Nayroobi ama boosaaso ama taangiga amison aayaadka alle ka soo tuur, tuuraya miyaa Islam iyo Muslimiin wax ka og. tuugyahow, khaainkaa, oo sharta badan. Miyaadad ku qancin calanka towxidka ee kismaayo ka babanaya, miyaadan ku qancin shareecada iyo amniga meesha shabab haystaan ka hirgalay. hadaad shareecada ilaahay iyo kitaabka diiday ma tecnologi iyo reer galbeed ayaa ku bixin dhoorayahow.
Allahayow la kala miiranye mallas iyo murtad ha i raacin,, aamiin.
http://www.youtube.com/watch?v=B6YzCCgN5WM&feature=player_embedded#!
Asc wr wb sln kadib waxan umahad celinayaa walaasheen umusafaa waxan ilaah ugu baryaa inuu xaqa kusugo kana xafido shirqolada cadowga
Wa khawarij aya leska bartay
war shabab somaliya badankeda markey qabsanayen ma xaakim muslim ah bey kubaxeen?
Mise maba taqaanid cida khawarija iyo cida kale. malmaluuko
mise ahlu shirki wa jilaafo o khawaarikh dhahayo si ey shirkigoda udifaacdan ayaad maqashay miyaa cajiib
ar somalidu badankodu caqli xumaa o garaad yaraa
qarnigan Hada la jogo khwarij Waxa lo yaqanaa dadka gaalo iyo gaalo raac iska celiya war qawarij Waa dadka islaamka baa.bi iya marka dadka badankood gaalo aye adeceen marekan hado dhaho dowlada qawarij waye dad badan o Manta tagersan ayaa qododa ka dhahaayo Manta dad badan ayaa diintodi ka labtay in yar oo alle u naxaristay moyee allow soo hanuuni ? Caamo iyo culimo intaba wala lumee ?? Wadadki kenya jogay ayaa shalay qudbadisa kuso qatay ino ka xunyahay galadii ki la.atay qaraxi ka dhacay gaarisa Moxo qudbo ugu so qaadi waye gumaadki keyna ee dad muslimiin ku leysay marka we iska cadahay hosha Scm Wr wbr
asc walaalayaan somalimidnimo.com soosaara gabayga kujira bukiina taariihkda ah jun ] 16 2012 meeshalagu sheegay sh hk xasaanxusen uukasheekaynayo nabiyuusuf cs wuu ugudanbeeyaa idinkaakamasuula asc
asc walashey umu safaa allah ajar haka siiyo waxaan leeyahay wiilka soomaliyed ee egaya gaaladu dayaxa ay dhahaan waan tagnay islamka wax qiimo ah ugu ma fadhiyio gaal ilaah ayaa inii sheegay oo aduunka lama siiyeen haduu qiimo leeyahay wala soomaliyed waxa leeyahay islaamku waa guulaysanayaa imtaxaankasta ay maraan way kagudbayaa in shaa llah mardhow
Masha allah walalay alla hakuu gar gaaro buraarajintaada aad naburaarijinayso walalay waad dadaalaysaaye dadaalka sii kordhi