
Waa silsiladdii gabayada ee Hooyo Umu Safaa! Waxay hogo tusaaleyneysaa Sheekh C/Raxmaan Abyad oo maalmo la xiray kaddib bilaabay weerar uu ku hayo Mujaahidiinta iyo Sheekh Xasaan Xuseen Allaha xafidee. Waxay tiri:
- Haddaan aragga lays tirin adduun, waa albaab furane,
- Ashkatiyo haddaad nagu waddaan, erey xun buu sheegay,
- Abyadow adduunyaduba waa, laba ayaamoode,
- Arrimaha aad soo oodayseed, erey ka sheegeyso,
- Waa arami kugu maqan haddaad, aarso leedahaye,
- Addilada is dhaaf sani dadkay, kala irdheeyaane,
- Aayadihii shaley lagu adkaa, maanta waa ebere,
- Aayaduhu ma guurine adaa, aaday meel kale’e
- Ayaan baad markaad erey tidhaa, udug ahaan jiraye,
- Maantana haddaad aafo iyo, erey xun sheegeyso,
- Ood waliba eedayn waddood ,aqalka soo dhaaftay,
- Edeb-xumo ninkii lagu ogaa, eedi may qabane,
- Waa aalad qaaliya ninkaad aayar duraysaaye,
- Aflagaado iyo ceeb miyaa, aragti diimeed ah?
- Maxaa la isku aasaa ileyn, araggu waa nuure,
- Ma anaa irdhooboo ka tagay, waxan adkeynaayey?
- Mise waa amuur kale waxaan, maanta aragnaaba?
Somalimidnimo.com












































WAXAAN NAFTAYDA WEYDIIYE: UMMU SAFAA WAA TEE? XAGGEE JOOGTAA? MAXAY TAHAY? INTAYSAN SHEEKHA WAX WEYDIIN WAXAY CADAALADDU KUJIRTAA IN HORTA LA CADEEYO UMMU SAFAA?
sHEEKH ABYAD WAA LAYAQAAN, MASJIDKUU MUXAADARADDA KA JEEDSHAY BAA LA YAQAAN, WAJIGIISAALAYAQAAN, UMMU SAFOOY ADIGA YAA KUYAQAAN, QOF QAAIBAA OO INUU JIRO IYO INUUSAN JIRIN LAKALA GARAN KARINSE SU AAL MALOOGA JAWAABI KARAA?
WAR XAQQU SIDUU UCAD YAHAY ISU CADEEYA, WAXAAD NAGU DISHEEN UMMU SAFAA, ABUU FAADIMO, UMMU SHUHADDAA , ABUU HABEEL, IYO UMMU HEBELEE
Nin is moday in uu sheqa wax kashego waxan leyahay war waxan kulenahay mid wax isku falayo matihid ee mesha waxba kumaha heysid xaqiryahow afka qalocan edebta kugu yar hadi lagu xiray kadib ad galada adhecday miyad moday sh xassan inu marayo wadadada sh xassan in uu ku jwbo xita ma ahan Golaha bararuga islmaka xayawanka abyad ee caratamay benta iyo qurafadka layimi mesha adinka ku filin madama aad tihin dhalabada sheqa mawuxu ismoday mise wuxu yahay alle maxa wadad wax shegtay xar cun noqday midna ogada in aad kadifacda shekhuna murji,ada casrigan wa muhin iyo afnijaska labaxay abyad galada kukalmeynaya camalkoda malaha waxan umaleyay shekhuna xassan marku iftimiyay manhajka qaldan ee ictisam in wadada ictisam madaxya wentoda aysan kudhici karin sheqa ayna so diren sawacan dabalka ah melu usocdo iyo melu kasocdo toona aan kawar qabin walalaha jwbta wa adinta wsc wr wp
gabadhu waa gabyaa qali ah allaha xafido
Asc marka hore ikhyarta oo dhan waxan idin xasusinaya marka hore hadithki nabiga s.c.w e kuso aroray {man sanna sunnatan xassanatan iyo sunnatan sayi’atan labadaba} waxan ula jeda dhalinta ama mamulka kushaqada le website_ka http://www.somalimidmino.com hadi ad illahey dartis iyo inad diin iyo ku fafisan ogu tala gashen dadka uma kala dilaya oo qabilka iyo qurunka kuso qoraya culamada aflagadeynaya ka cesho oo ka ilaliya kana mamnuca websiteka waxyalaha xunxun hadi kale aad xaarka wada qasatana noshega 24 saac wax kheyra oo aqristaha ukala kulmaya malahan illa inad dad ceysan ma hane wa idin side?
Horta Ummu safa haday naga maqantahay iyo haday nalajoogto oo sawiradeeda aragno wax macne ah nooma samaynayso,balse waxaa macna samaynaya waxay sheegayso ma sax baa oo mala qaadan karaa mise lama qaadan karo.waayo anigu waligay ma arag Raage ugaas,sawirkiisana ma arkin hadana maskaxda way taqaanaa kolka layiraahdo Raage ugaas gabaygiisii marka sxb Alla maganoow,waxba Ummu safa ha raadin waayo waa Ummu safa.kkkkk
Asc umu safa ukhti meshan kulama eka iskada gabar iney lama wadadad kaladaxgasho wa ceb marabo gabaygan inan geyo websadyada kale abyad eraygisa wa cadyahaye iskada ardaleynta iyo aragtibenadka muji edabti la aqoday ee akhyarti diinta(culumada) ama muji uslubti gabdaha somaleyed oo aayar dafmesha
Ilaah bey mahad u sugnaatay nabad galyo iyo naxariis korkisa ha ahaato. inta ka dib walaalaha muslimiinta waxan ku salaama salaanta islaamka asc marka xigta waxan u mahad celina walaalaha somalimidnimo iyo walasha qaaliga alaha idin xifdiyo waxan waydiin midka xadiiska so qaadanayo midan ay walaalaha sameyen ma wada qalan miya mise xaqa aya ku diidan tahay walaalaha waxay sheegayan waa wax jira oo raadi mise ku hay culumada yaan la caynin culimad hadday wada ka leexdan waxay sameyen aya la sheegaya diid ama yeel taas lagaaga ma tashanayo la soco ugu danbeyta waxan una sexeyna dadka walaalaha ee wabsite so booqa marka ilahay an ka cabsano marka xigta xaqa aan u hiilino walaalaha somali midnimo waxan leyahay ilahay ajirka xisaabsada camalkana ku sabra anagana waa idin garab taaganahay.
Ilahay musliminta guley ilahayow cadowgena jabi ilahayow adiga ayan ku ka shaneyna wa bilaah atowfiq
ninkaan alamagan la baxay, su’aal baan waydiinayaa,, waa adiga leh umu safaa halkay joogtaaa, ma waxaad rabtaa in aad Gaalada ka iibsato ,, waxa dhan oo Musliminta qaarkood isku qarinayaan waa adigoo kale oo jaajuus ah oo raba in aad jaajuusto doqon
sc wr wbk. salaan kadib waxaa idin leeyahay somalidiid ani idin ma dhahaayi somalimidnimo hortaas qaaado erayga ah soomalidiid. intaa kadib waxaan idin leeyahay abuu iyo abuuyeeso iyo abuu omo aboo takfiir amuu xiiqsan. waxaas idinkama sareeso jawaab cilmiyeesan ayaa la idinka rabaa 2 shiikhna ayaga hooshooda wataa kii xaqa kutaagaan ayaan raaceenaa inshalaah sc wr wbk abuu iyo umuu umuu wax idinkama fujineeso soomalidiiid
asc walalayaal xaqa difaaca si aad ilaahay idiinka difaaco naarta darteed u dhawra shareecada si aadaab lehna ulla niqaasha cilmiga ayaa ugu fudud wax la is fahamsiiyo kitaabka alle ayaa u dhibyar fudaydkuna ma fiicna cayda ha loo joojiyo sheekh xasaana allaha xafido waa dayax 15 ah oo u tagan iftiiminta diinta islaanimo iyo sugnaan ayaan allaah u waydiinayaa sheekha waligay ma arag laakiin xaq badan ayaan ka fahmay wiilka umu safa raadinaya umu safa waa safa hooyadeed ma sawirkeeda ayaad rabtaa mise maga aabaheed ileen waa gabadh muslimad ah maxad ka faaiidaysaa aqoonteeda maan shaa allaah umu safaa iyo sheekh xasaa illaahy dartii ayaan idiin jecelahay asc
سألوني قالوا من هم أعداؤك؟
فقلت: المرجئة
فقالوا: ثمّ من ؟
فقلت: المرجئة
فقآلوا: ثمّ من ؟
فقلت:الكفّآر
فقالوا: عجبا أو ليس المرجئة من بني جلدتك؟
فقلت: بلى .. و إليكم بيت القصيد:
أمّا الكفّار فكفرهم معلوم و حقدهم مفهوم
و أمّا المُرجئة فبالخبث معروفين و للحقّ مُدلّسين و للبدع خلّـاقين
و للعقيدة منتقصين و للطّواغيت منآصرين و للمجاهدين طعّآنيــــن
و هذا مايجعلُ خطرهم أشدّ على المُسلمين من الكفّآر و المُرتدّين
و هذا ما يجعلنا لهم مبغضين مُحآربين و عليهم محرّضين . .
aamiiiiin amiiiiiin aamiiiiiiin
Umu xaashi yey maqal
Xaqu waa iska cad yahay
Xakiim baa ilaashada
Nimayxuurto haysiyo
Ninkii xoolo daaqsada
Xishood baynu mudanahay
Nin xisaab sugaayana
Xantu waa kaxaaraan
Carabkeena xanaftale
Xubnaha uu kuxiranyahay
Yey naartu xaganine
Kaxishood ilaahey
Haku xoomin nimankii
Xijaabkaba inooxiray
Xabaashana xasuusnoow
as c waxaan salaamimislimiiinta intasaxda ah eeladulmiyay dhamaanwaysalaamanyihiin omu fafaa waysalaamantahay jasaakalaahudkayr sidawanaagsan eedcadawgaaga utaqaano eed diinta udifaacays ajribaadleedahay maadangaabinin ragbadanbaaddhaantaa oonwaxbafahmikarin qalbigoodudaboolmay
waxaan layaabanahay doqonkaan wata libaax jaahilnimo baa kabuuxda . Nabiga s c w mxaa ladhixi jirey abal qaasim muxuu ka ogyahay wuxuu naga rabaa inaan labaxno magacyada gaalada lkn kaa diidney
.
Diinta baro markaasaad wax qoreysaaye meeshaan loogama baahno caay iyo diin wax kasheeg.
.
Diinta allaah s w baa ilaashanayo gaaladana waa laga adkaan doonaa dhaala zamaan au qasur.
.
Teeda kale culumaa,suu wey udhamaatey weyna fashilmeen,wax kastoo ay sheegaan oo shubha ah illaahey baa usoo saarey umad u cadeysa muslimiinta .
, umada wey buraarugtey mana dhegeystaan waxa ay mataqayaan ictisaamka sakaraadka ah
.
Umadan buraarujinteeda waxaa si wanaagsan uga qeyb qaatey loona baahanyahay in looga mahad celyo ileen nabiga s a w wuxuu yiri” manlaa yashkuri naas laa yashkurullaah” waxaana kamid ah somalimidnimo iyo dhamaan websidyada islaamiga ah oo haqa u xiilya. Waxaa kaloo kamid ah daaciga weyn sheekh xasaan xuseen adan abuu salmaan iyo culimada dhamaan inta haqa taageereysa!
.
Hada waxaa la iclaaminayaa muxaadaro dhaceysa habeenka jimcaha ah kana dhaceysa masaajidka abuu bakar sidiiq ee nairobi waxaana jeedin doona sh umal waxaana cinwaan looga dhigey khawaarijta iyo sifooyinkooda,
.
Shekhan wuxuu rabaa in umada kahorkeeno mujaahidiinta oo uu yiraahdo waxa soomaali kasoo socdo waa takfiir sida shekh shibli hore uyiri marka wadaadadaan kheyr masoo wadaane illaah umada haka qabto
.
Hada maxaa keenaya in umal uu kahadlo khawaarij waad aragtaan wadankii waa lagu soo duuley waxaa kusoo duuley duwal fara badan oo ay kamid yihiin ,mareykan ingiriis itobiya kenya uganda burundi siraleone jabuti iyo inta lamidka ah, waxayna dhamaantooda kutashteen in latirtiro mujaahidiinta iyo shareecada la isku xukamayo , miyaad aragteen asagoo muxaadaro kaqabtey arinkaas, waa maya taasi waxay tusini in uu gaalada kacabsanayo! mujaahidiinta wax kasheegoodana uu u fudud yahay ! Illaah naga qabto culimada noocaan ah
.
Waxaa kaloo jira dasaatiir ladjinayo oo loo dajinayo dowlada kunaar gaarka! may waqtigooda kubixyaan kadigitaanka dastuurka si ay umada ubadbaadiyaan hadey diinta ay sheeganayaan dhab katahay,
.
Ileen haday diinta sida dhabta ah usheegaan waxaa laga xirayaa safarada ay kaga soo tuugsadaan carabta, timirta iyo dhagaalaha ay soo urursadaan baa kago’ aya marka waa inay joojiyaan ad adeega diinta ay ku adadkaanayaan! ileen ad adeega waxaa lagu ogyahay alqaaida mar hadey alqaaida shabahaana weyba udhamaatey!! sidaas darteedana weyba joojiyeen kahadalka umuuraha waaqica ah ,
.
Kuwaan kheyr kasugi meynee ilaah hanasiiyo bedelkooda oo umada buraarijisa kana cabsaneyn reer galbeed iyo inta raacdey!
.
Walaalayaal waxaan idinkula talin lahaa diinta aanu barano diintiina ha udhiibanina shakhsi , adinku diinta barta sida ay culimada ubarteen kuna camal fala, waad liibaneysaan lkn intaad kuheysaan shekh fulaan baa saas yiri, sheekh dartiisana aad unacdaan umad dhan taasi waa duli marka aanu barano diinta,,
. Waxaan ilaah weydisanayaa in haqa nagu dilo , cadowgana naga qabto!!!! Eebiw ugargaar inta diintaada ugargaarta, eebow jebi gaalada nagu soo duushey iyo inta raacdey!,
Sayid qududraxmatullaahi calayhi:
Hadaanaan kelimadayada dhiig ku waraabin, waxay ahaan dhicis, markan dhiig ku waraabilno bey sidii hubka halista ee nucleyrka malyan qaraxda oo quluubaha axraarta kunoolaataa;;;;;;,
-
Kelimada ehlu xaq sida ummu safaa oo kale, taariikhda bey baal dahaba ka galaan, halka munxarifiinta madax falluuq maangaabka mala awaalkoodu meel maran ku dambeeyo. Maanta maktabad walba oo aduunka baad ka heli dhacalki sayidku ka tegey, bal raggii ciidanka gaalada wataa ixtiraam u haya oo mowqifkiisi qayimka la yaabey. Illaa ey ku kalliftey iney qabriga kala soo baxaan!! Eyna ku hungoobeen Bifad Lillaah. Sidaso kala kuwa gobta rifaya ku dambey”inna shaani’ak huwal abtar”Alle idanki.
-
Munxarifiinta waxa qalbogooda daboola xasad iyo heyb! Yuu ama yey tahay,,illeyn Adillo wey ku hungoobeene.
Kkkkj sheykh umal iyo shibile beri bey ahaan jireen, lakin maanta waa jeneral umal iyo korneyl shibili,,, duuflaalada ku dufeysan qurbaha iyo nairobo dan iyo xeeshood, guni kamasooreyso iney sii gamaarto maahane.
Qaacido kale:
Qofki gumeystaha ama daalim taageera, Ilaahay sw gumeystuhu ku sallidaa meel xun buuna ku dambeeya,, reer galbeedka ku maahmaaha; Ethiopia qofki ku naaxa waa lagu qalaa!
Nimankii adoomada ahaa loofar erey wayne
Aala sheekh kufrigi soo igmaday siiye amarkoode
Ictisaam asagu dhiidhin mayn xume aktiisaahe
Islaaxiyo qubuuriyo kufrigu wuu irmaan sadaye
Qurbajoog in badan oo kamidi waa inkaarayde
Wiilkii insaarixinayee aburka sayraayeey
Wuxuu ina Xuseen maagayee been astaynaayey
Afki kama an maqal gaal wuxuu dhar asteeyaaye
Itaaliyo wuxuu tamar lahaa ayda qabadsiiye
Asaraar dartiis buu Xassaan ugu afdhuub layne
Aqoon uma lahayn geesiguu idifka sheekayne
Amaan buu ku raadinahayiyo maag ustaadkiiye
Ajashiisu ruuxay gashaan Eebe bixinayne
Uunraysyo qooqaa libaax umala taahaayey
Aragtaa dhexdoodee markuu ayda kala boodo
Abeed tuugmo aan bixinahayn taahu waa imane
Waatay isreebkii hareen odayadoodiiye
Akhbaartay duraayeen markuu ooda kaga qaaday
Eber siiro waatii ladiray sadex u waynayde
Waatii gawaan lagu eryoy wada asqoobeene
Waatii aroorkiyo malkada laga ugaaroobay
Waatii arkaay iyo layiri cariyo aaheeyee
Waatii afkii laga xiroy aamus naayeene
Waatii ayaan iyo ayaan ayda loo galaye
Waatii akhbaar laga sugood wada ogaydeene
Wqaatuu ustaadkii Dalboon qoray akhbaartoodee
Gob islaam hadaanahay angu diidnay aabigaye
Waatay ugaartii sidood ayda meereene
Waataan akhbaartood la,ayn boqol ayaamoode
Waataan inbadan yaahdinoo uunka loo farayee
Abuu yaasir waa tuu heloy wada abaadeene
Waatuu afkoodii gurshoo aasay waagiiye
Ajartoonku waatuu heloy wada aguug meene
Goormay asaatido noqdeen yaabyey aadmigiye
Midkii shalay insaarixinayee cayda ku ekeaystay
Inankii suaalana ku yiri erey xishood laawe
Asaga iyo ugaalida kuwii Malas u aadaayey
Iyo labada uunrays Xassaan kuma ay aadaane
Isyeel yeel daraadiis ayey aarki maageene
Aajashoodi wee yaan u fili uurar kuusyadaye
Nimankii kufrigu aaminee waxu aqoolaayey
Nimankuu amaanee Bahuuk uunka maqashiiyey
Nimankii dastuurada amree siiyey ogolaansho
Nimankii adeecahayayee gaalka u riyaaqay
Ibraahiim kuwii leexiyee shalayto aafeeyey
Tawxiidka nimankii inkiray kana ugaaroobay
Nimankii inkaaree shirkiga diiday inla siisho
Qubuuraha kuwii yiri u daa kanu arooraayey
Nimankii anfaacada jeclaa diinka laga oodye
Alshabaaba nimakii kunacay inu jihaadaayey
Nimankaan amaanada lahayn ama ixsaankiiba
Nimankii ijmaacyada duree qiila alalalaasay
Jamaahiirta nimankii inkiray shaadna oday mooday
Salaadiinta nimankii u yiri abid waxay doonto
Shaydaanku nimankuu amree Malas abaal taartay
Kuwii aburiqaal doortayee yiri amiir weeye
Afar shahar kuwii gaal ku yiri ududso xoogaaga
Ashabaab kuwuu uga daraa cadaw Ilaahoodhan
Umadeena nimankii hodee Randi u shaqeeyey
Axmed kayse nimankii lahaa may ixsaan faline
Nimankii insaarixinayeed Ido u moodaysay
Culumadi Israaiil sidood iibshe diintoode
Fatwadii inkaarayd kuwii nagu asqaysiiyey
Amisom kuwii nagu dalbaday sawma aafoobin
Ictisaam inkaar iyo habaar waw arooreene
Abaar gaag mareebtiyo kadaran uun midaan bixine
Asalkii waxay uga dideen gaar aduunyadaye
Balo nagu irmaanoo kufrigu ururshay wee yaane
Ustaadkii Xassaan iyo hadaan odayo noo hiilin
Ina muumin iyo Jaamac iyo nuurna u istaagin
Ina takar ushiisii shuftadu uma adkaystaane
Asadkii katiin iyo Ballaan orodka daynayne
Uluuf bay kabadan yiin walee diinka ehelkiise
Uunraydski shalay galab haduu tabar istiilaayo
Ustaadkii Dalboon baan ku oran keen akhbaarttiise
Ina Aadam uma aan direen ubad hadaaqoode
Uunraysyo kuma aan dheheen radi ikhyaarkaase
Asbuuc iigu sima dooliyada shay kalaan orane
Ruuxii akhlaaq daran darbaa lagu ekeeyaaye
Oo looma turo uufanays kibir istiilaayey
As-salama caleykum ilahey ha noo naxriistoo anaga oo dha
Walaalaha
TO Umunajam
Ukhtiyeeey Allaah haku xifdiyo hana ku barkeeyo waxaad soo qortay xigmadii lagu yaqaanay gabdhaha islaamka waxaa ka muuquda qoraalkaaga diin faro badan ee allaah hakuu siyaadiyo walshaay kana faadumo gabdha la dhaho aabaheed ah oo leh waxbaan u gabyin maad saxdo oo gabayga u soo qorto oo naarta ka bad baadisid allaah wax badbaadshee waxuu ku xiiqay wax dunuub moyee uusan anfac ka helayn aduun iyo akhiro ee maad ukhtii bal u naseteexayso madaaba aad sugaanta intii igu ajarka badnayad ale ku baray.
Ilahey culumada haxafido dhaman inta diinta iyo mujahidinta jecel
gaalada allaha halaago amin amin
alshabab iyo culimada maxaa kala haysta.