
MUQDISHO:- Aqooyahan Gaashaan Guuleed, oo Idaacadda Islaamigaa ee Alfurqaan la hadlayey ayaa sheegay in Odayaasha Dastuur gaaleedka Ansixiyey, Bashir Salaad iyo Nuur Baaruud Gurxan ku sheegay in ay Taariikhda ka galeen baal madow. Aqoonyahan Gaashaan ayaa yiri, horta Dastuur inta aanan kahadlin Soomaaliya xor in ay tahay iyo in kale aan isweydiinyo.
Aqoonyahanku wuxuu dood dheer ka dhaliyey in aan Soomaaliya xor ahayn isla markaana ay ku jirto gacmo shisheeye, wuxuu xusay in Ciidamada shisheeye ee Kenya, Itoobiya, Uganda, Burundi, Faransiis, Jabuuti, Maraykan iyo wadamo kale ay xoog ku haystaan qaybo kamida Soomaaliya.
Aqoonyahanku wuxuu weerar ku gaaciyey Bashir Salaad iyo Wadaaddadii soo saari jiray Bayaanadii lagu gaalaysiin jiray xukuumadii Asha-haado ladirir ahayd ee C/laahi Yuusuf iyo Cali Maxamed Geeddi, wuxuuna yiri, Aqoonyahan Gaashaan “Waxay ku leeyihiin Wadaaddada Dastuurka horboodaya qodob habel hala toosiyo, war maxaa la toosiyaa wadanka oo dhan ayaa la haystaaye!”.
DHAGAYSO MP3 Halkaan Riix Ama Guji
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.
Isha Waraysiga Idaacadda Islaamigaa ee Alfurqaan, Waraysiga waxaa qaaday, Saxafi C/fitaax Maxamed Qaasim C/fitaax yare.
Maxamed Xaamud
Somalimidnimo.com












































a sc waxaan salaami muwaxidiinta
ILAAHAY AAYADAHAA QU RAANKAA WXUU KUSHEE GAY INUUGAALOOBAYO NINKII QURAANKAWAXAANKA AHAYN RAACA EEKUDHAQMA WAX DOONIBA HA AHAADO SADEX NINWAY WAA ISKUMID GAALNIMADA 1 NINKADAJIYA DISDOORKA 2 NIN KA RAALIGAKU AH WALAW MEESHA YUUNAJOOGINBEE 3 NINKA JECEL INLADAJIYO DISDOORKA SADEDAA QOLO WAAGAALO WAAMURDADIIN WAANAWAAJIB ILALAAYO
Arhooy xaad u xiiqtamaysaan! Hade dastuur hadi qayb kamid ah dadka xarxariiqtayn mid idinkana idin gaar ah maad soo xarxariiqataan?
Odayada duloobee
Dintoodi gadayoow
Daba dhilifyadiiyoow
Dacartiyo suntiiyoow
Dixirigi wayaanoow
Damiir laawe yaashow
Dastuur gaalo keentee
Halkaad dagilahaydeen
Intaad dunida joogtaan
Ridaad dalaq dhahdeenoo
Dilkiinaa banaanoo
Rabi waydin doorshoo
Dagalkiinu waa guban
Damaciyo hankuu qabo
Gumaysiga dayuuskaa
Waydinkaa diyaarshee
Dalkaad iibsateenoo
Dakadihisi bixiseen
Dadkiisana xasuuqdeen
Dalxiis ugu ahaydeen
Dhiigoo la daadshiyo
Duligiyo xad gudubkaad
Qalinkiin ku duugteen
Waa abu durkiinee
Doraad gaaladii timid
Xiligii darwiishkiyo
Difaaciyo kifaaxii
Waataad u dumanteen
Dawarsina u aadeen
Dagalada kufrigu dagay
Waataad la dirirteen
Ruux kastoo damiirliyo
Geesigii difaacee
Dalkaan cadawgi soomaray
Waataad daniyeyseen
Aama aad dicaayado
Gaalada dantoodaa
Waataad la dirirteen
Dhaqanka iyo diintaba
Waataad dafirayseen
Sharcigeena dahabkaa
Odayada dulooboow
Hadii wiilal dooroo
Dalka iyo dadkaba jecel
Dacalada aduunyada
Waxuun uga dambeeyaan
Dabxi weeye xugunkiin
Gawrac waa daryeelkiin
Abaalkiinu waa dilid
Aqalkiinu waa dumin
Sidaa doora waynaha
Dagta looga ridabaa
Dabac aad maraysaan
Diiwaan madaw iyo
Daftar magicin lagu qoro
Dabeed laysu sheegoo
Dadku wada sixiixaan
Inaad daalimiin yahay
Rido dalaq tiraahdeen
Sharciga dafiraysaan
Diiwaan madaw oo
Ku daabacan asmaadiin
Dukumiinti khaasiyo
Buugag lagu dawinayoo
Magiciina durufkaa
Dayuuskiyo wuxuushtaa
Doqontiyo xawaafkaa
Sidii xoolo daaqsada
Rabi idin duleeyoo
Naftu haydin daysee
Ma wax damac aduunyaa
Yaad diin u gadateen
Daliinana u dhiinteen
Rabigay ducaan faray
Daacuun wax laayiyo
Duufaan xanuunoo
Duumiyo malaariya
Wax kastoo dilaayiyo
Cudur dunida waxa jiray
Durba idin asiibyoo
Dawadiin l;awaayoo
Sidii dawac Zanaawiyo
Doofaarki shaaroon
Dayriyo xagaayiyo
Waqti doora soodhaca
Dunidana hadhaafina
Nafti idinma daysoo
Darxumiyo duruuf adag
Rabow daamin nimankaas
Ha dawayn Ilaahoow
Intaa daminka noodhigay
Dalakayaga intaa gaday
Intaa gaalo doorbiday
Inta diiday diintee
Dastuur gaalo noo dhigay
Dabjirkooda gubayoo
Aan abid daryeelmayn
Rabow waan ducaynee
Docdaa naga ajiiboo
Nimankaa duloobee
Damiir laawe yaashaa
Dumi waxay yagleesheen
Rabow kuu dacwoonee
Docdeen noqo Ilaahow
Aagana dubeeyoo
Rabow daalimiintaas
Dalka iyo dadkaba gaday
Rabow dume waxoodoo
rabow kuu dacwoonee
Dumi waxay yagleesheen
ciraaq danookale waysoomartay maanta maxay shiico gacanta kuhaysaa waa baaba waxaytaaganyihiin hadaan saan u ogaanlaheen saadaam xuseen umasoo gireesan laheen mareekan iyo neeto waxaa namarin habaabiyay iraan matana waxaan taaganahay inaan qabuurihi aancaabudijirnay aan tagilanahay hadii aan taknana qaraxyo joogto eh aanla ilaalikarin hadii alqaacida labaabi inkaro waxaa baabi inlahaa mareekan iyo neeto
caro ilaah idinku dhacday waxa meeshaas koofi masaf ah leh daya
koofidaas ayaanba iskanacay nibciyaa midhaa madax daa imay kuufidaas
baan aqli loogu fadhin!!!
Odayaashan kumo jiro nin dugsiga sare Shahaado ka haysta. waxa uu ansixinayo maxay yihiin.? meel baa farta loo saarayaa qalina waa loo dhiibayaa markaas ayaa ladhahayaa saxiix.
culumaausuu iyo jaahiliintooda reer ayhorboodeen wallee madhaqno,(bye qataros)