
MUQDISHO:- Nabadoon Maxamed Axmed Guuleed Gacmo dheere, oo kamida Odayaasha Golaha Dhaqanka Islaamigaa oo la hadlayey Idaacadda Islaamigaa ee Al-Andalus ayaa canbaareeyey Odayaasha Ansixiyey Dastuur gaaleedka, wuxuuna sheegay in aysan jirin cid oga wakiila shacabka Soomaaliyeed in ay usoo qaadaan gaalnimo.
Nabadoon gacmadheere wuxuu tilmaamay in Odayaasha qalinka ku jiiday Dastuur gaaleedka in ay yihiin kuwo Calooshood u shaqaystayaal ah, wuxuuna tilmaamay shacabka Soomaaliyeed ee Muslimka ah in aysan u baahnayn sharciga Allah waxaan ahayn.
DHAGAYSO MP3 Halkaan Riix Ama Guji
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.
Isha Maqalka Al-Andalus.
Maxamed Xaamud
Somalimidnimo.com









































