
MUQDISHO:- Tan iyo intii la Ansixiyey Dastuurka, waxaa Warbaahinta ka hadlaya, Odayaal, Dhalinayro, Aqoonyahanno, Waxgarad iyo dhammaan Bulshada Soomaaliyeed qayba heeda kala duwan, Soomaalida ka hadashay ama Dastuurka diidan ayaa la hadlay, Idaacadaha Caalamka, sida Idaacadda Islaamigaa ee Al-Andalus, Alfurqaan BBC iyo VOA.
Waxaan saakay idin soo gudbinay, Codkii Aqoonyahan Gaashaan Guuleed iyo Nabadoon Maxamed Axmed Guuleed Gacma dheere, hadda waxaan idin soo gudbinaynaa, Codka Nabadoon C/laahi Geesay oo kamida Nabadoonada Golaha Dhaqanka Islaamigaa ee Wilaayada Islaamigaa ee Hiiraan. Nabadoonku wuxuu cabirayaa dareenkiisa ku aadan Odayaasha la sheegay in ay Ansixiyeen Dastuur gaaleedka.
Dhinaca kale, waxaan idin soo gudbinaynaa Cod aan ka duubnay Idaacadda Codka Maraykanka ee VOA loo soo gaabiyo, waxaa ka hadlay Dad Soomaaliya oo si cad u sheegay Dastuur gaaleedka in aysan yeelaynin, dhammaan Dadka hadlay ayaa ku sugan Dunida daafaheeda.
Cumar Ibnu Khadaab, (RC) ayaa yiri, “Waxaan nahay Dad Ilaahay ku sharfay Diinta Islaamka, haddii aan meel kase Sharaf ka raadino waan baadiyoobaynaa”, waxaa hubaala sidii Maxkamadaha Islaamigaa Sanadkii 2006 Shacabka Soomaaliyeed ay u dareemeen macaanka Shareecada Islaamka, Maraykan ayaa xattaa Diyaarado ku weeraray, marka Soomaali ma oga in Shareecada Islaamka loo diidan yahay!, waxaan haynaa Waddadii Cumar Ibnu Khadaab ka digay (RC).
Waxaan wali hadal laga haynin Wadaadxumayaashii Afka Candhuufta cad ka siidayn jiray ee Mujaahidiinta duri jiray, balse wali shacabkii Soomaaliyeed waa isdifaacayaan.
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.
Hoos ka dhagayso xattaa kuwii codeeyey oo yaaban, waxay arkeen Dad laga soo buuxiyey hoolka Shirka, oo aanan kaarar wadan, waa Afduub cad, balse waxaa garanaya Ninkii Diin iyo Damiir leh.
DHAGAYSO Codka Soomaalida ka hadashay Idaacadda VOA MP3 Halkaan Riix Ama Guji
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.
Isha Maqalka Al-Andalus iyo VOA.
Maxamed Xaamud
Somalimidnimo.com












































soomaliyay hadaamad in laydiin wado ogaada, marwalba waayo, dastuur anaga waan haysnaa ilaahay quraanka kariimka inoo soo dejiyay mid kale boos uma hayno. ee walaalayaal mahiga dastuur uu leeyahay anaga ma qadaanayno iyo kuwa dabadhalifka u ah waa doqono aan waxba fahmaynin ,mar danbe ayay ka shalaay doonaan inshalaha
wabilahi tawfiiq
wsc.
Ilmada igu kaligeey maaha. Saansantu ma waxay tahay Soomaliya oo u diyaar garoobeeysta sidii ay dib xuriyaddeeda ugu heli laheeyd?
asc war waa ramaan ee wax yaaba xun xun ee aaad qoreeyso iskadaa ilaaheey kabaqe wax aad garaneeyso majiraan wepkaani waa mid qabiil ee maahin magaca ad mesha ku sooqorto
wadaadxumayaasha culumaau suu aniga ewelba kheyr dhankooda kamasugeeynin waayo sabtaan kadhargaayo saansaanteedaankagartaa uu dhahay nin bahalos ah ee wadaadxumayaal hahalaagsameen idilkood toobad la,aan insha-allahu,(qataaros)
Subxaana-Allah. Mahadaan Gaaloobi karaa.
Ciwaanku waa
Bal akhbaarta sugu Sheekh Xassaan waa ulayn julube
Ictisaam akhbaar kama hayaan meel aduun marine
Amisom Tigree iyo intuu gaalo aga joogay
Ama uu irjaa iyo ku dhacay aafo wada gaadhay
Dhaxal kana intiisii quboo gaalo ku adeecay
Usuushood markiiuu dunshee eber kasoo qaaday
Sheikh Xassaan markii uu afjigay una itaal sheegtay
Asaraare meel kale hadana waa aqoon xumaye
Aadamaha siday leeyihiin been abaabulae
Asaatidadi suurkiyo juhalo qore asmaadooye
Abaabule diraar iyo raguu Hoori u adkaaye
Aqalkii Ilaahay ninkii dumiyey oo awday
Afsaartana diraar uga dhigiyo bay alhuumaysan
Maantuu ustaadkii Xassaan maagay amarkiise
Kuwi eeda soojeediyee shaalay abraaraayey
Goortii afkiyo laga xiriyo dhagaha uurkooda
Ama uu adiladii duldhagay ayda jeexeene
Maantana mu aamarad urtay soo itibiyeene
Aw qaadigii Ina siyaad shaalay abraaraayey
Tolay wada ahaayeen darteed Siilanyo u aadye
Ardaygiyo ustaadkiis kadhige laba umuuroode
Isaaqnimo daraadeed kufriga ugaga oolaaye
Cabdulqaadirkii shuuciyada abidki caayaayey
Faroolaa amiirkiis ahiyo ubadki maarkiise
Barigay irdhadu ina gashee Yey la iramsiibay
Waatuu afkiisii furtoo yiri aqwaashiiye
Ina raabi ereyguu ku yiri aafadiis maqalye
Isu ururi kuligoodba waa aalad shaydaane
Waa afaar qabiiliyo kurtood reer ayaannahaye
Ogaadeen daraadiis markuu umal xanaaqaayey
Ama uu Ibraahim xigsaday ina adeerowda
Ina yey afkii lagu xukumay oodafada saarye
Aqwaal wada jadiidiyo layim ereyo shaydaane
Wixi uu asteeyana doraad buri aroortiiye
Qolyihiin jabuutaan ogayn eel wixii dhacaye
Ixsaaniyo nusxaan moodnay iyo hiil islaameede
Aroortiyo cadceedoo dhacdu yiri aqwaal dhawra
Itixaadka goortuu ahaa wuu inkirayaaye
Waaguu cukaashe u qabsaday shaadka ku asteeyey
Aqwaashiisu waaguu duree Umal hadaaqaayey
Wixi uu inkirayuu hadeer aamus leeyahaye
Afdhabaan dhaw agiis Xassaan eeda qabadsiiye
Ina ciisahaan shalay ogayn maanta erey keenye
Itixaad amiiradu lahaa eelku wee yaane
Caligii Riyaale u ambadaye una abaal sheegtay
Muuntuu islaamkii duriyo ehelu tawxiide
Ashaamuga kaleetiyo waxaan ururku soo dhoobay
Niman uunka joogiyo ma ahan duul amaanaaye
Itixaadki soomaali dhigay oday halkay taalo
Ragay ababbiyeen iyo xertiis iibsay badankeede
Akhbaartayba naga sii wadaan oogta waabariye
Axmed Kayse weeyiyo ragii CIA galaye
Argagixiso waagay qoreen laguna Eedeeyey
Waakaa aqwaashiis cuniyo shaalay usuushiise
Kobanhegan awgaa fadhiya wayla arakteene
Ambiyada halkii lagu duruu soo ilaaqtamine
Orod yahanki waakaa ugalay reer Amriikaane
Intaasoo akhbaariyo kabadan may inkirayaane
Waxa ay Xassaan ula koreen laguna eedeeyey
Waa yaan aduunyada kaliyo gaal na eedayne
Waa yaan Amriikaanku oran raadku waa adiye
Waa yaan rag aanadi gutiyo aarku soo kicine
Asaruura wee yaan nasrigan Eebe noo galaye
Waa yaan akhbaartii horiyo oday la soo dayne
Waa yaan shacbigi uu ajaray eedi soo bixine
Waa yaan umuurihi horiyo iman akhbaartiiye
Waa yaan ugaarsigi jigjiga eedi soo bixine
Nimankii ogaadeen wayaan Umal la waydiine
Waa yaan araariyo lamaqal eel wixii dhacaye
Waa yaan amxaarkii la iman liis abaabulane
Waa yayan agoomihi dabriyoooyin rajadiiye
Wixii inan la gawracay wayaan laysku eedayne
Waa yaan akhbaartoo dhamiyo iman ribootkiine
Mareexaanki aafaha laway laguna eedoobay
Waa yeyan akhbaartay qoreen oranin waataase
Axzaabtii diktoorkii dishee Umal ku ceeboobay
Oo maraga jaban keenay iyo hadal ashaad diidyo
Goortii ilayskii kadamay suurna la amleeyey
Maantana awraaq baa magici lagu arkaayaaye
Ninuu dhalikaraa iibsanoo goor walba adeegsan
Iska fiiri goortii layi shalay akhbaartiisa
Waa kaa arooryadi horiyo kacay alaylkiiye
Oo niman ashaamuda horyimid kuna aqdaamteene
Waa ay is buriyeen wuxuu soo amaamudaye
Ictisaamka odayadi ayuu galay irjaagiiye
Markaasay ilaaqiyo colaad soo abaabuline
Xassaan baase alax qaadayo gooyey araxdiiye
Amison miyey hiilka sugi laga il roonaaye
Mise Moy kibakay ku oran qabo ustaad keena
Rag wuxuu kukalaboxo ayagu lama imaanayne
Awoodiyo isnaadkoodu waa haa anaa iriye
Aqwaal waahiyiyo qawl dacfi kama afhaystaane
Ibnu taymiyey naba hayeen iyo aqwaashiise
Inxiraafe nimankii in badan uunka maamulaye
Afqalalan usuul iyo nasbala,kama xishoodaane
Waa aaladood qura inay aburka sayraane
Oo ragayan itaal ula sinayn abid ku maagaane
Eegaase loo yaabayaa reerki Ictisaame
Bal akhbaarta sugu Sheekh Xassaan waa ulayn julube
Nimankii ictisaamka waxey hada kuso aruureen iney camada harowsadaan oo websiteyada wax kusoqoraan wa gabaabsi ee yaan laga harin ilaa ay kadabar go ayaaan
Asc nasteexo walal xamas waxad ledahay waa soon hadan islamka ayaad dacninaysa xolaha wax madhantid bal xolaha ayaa lagu in tifaac meeshan waxaa ku ceeboobay dad kaa cilmi badan marka doo surwaalka kaa dhacayo ayaad iskudayaysa inad islam ka waxka shkto marka hore surwaalka kor uqaado oo markaas kadib hadal”وآخردعواناان الحمدلله رب العالمين”
Culumada bayan ayey sosaren horan alshababna odayashi ayey damyn raben intey iskuqarxiyan inkastoy khaladtahay ficilkas ey kukecen marka howsho iskudinac ayey usocota culumada daya wa ahlu kheyre bentana iskayareya ya ale agtiisa benalayal niliga qorine
dastuur iyo daaguud soomaliya dan uguma jirto culuumaau suuuyadana ilaaheey haka baqaaa fowdada shacabka somaliyeed haka daayeen
Asc waan fahan sanahay waxa lala doonayo dadka muslimiinta marwalbo gaaladu markey ogaatey in ay fashil ku dhawdahay ayay waxay u maraysa wado kale si ay u bad baadiso in ay kashifanto waxay hadana keneen dastuur iyo waxaana daba socdo Ciidan hub kooda wato marka hadey somalia ay nabad la doonayaan gaaladu maxay ugu soo duulayaan.taas way fahamsan yihin Muwaxidinta lkn waxa lagu qaldaayaa wax maqaradka iyo waliba Caada Qaatayaasha diintooda iyo dalkoodaba siistey aduunyo! Hada shacabkibaa kacaye wadaad xumoow ku aawey?
mansha-allah gabaygaada abuufatima qiimahiisa kheyr aanlasookoobikarin rabbi hakuugubadalo oo dhamaan abwaanada islaamka sida abuu fatimo, umu safaa, weheliy-3, umu kor allahakayeelo iyo inta xaqa alle difaacda(lakalabaxyeeee allow mililiq iyo mahiiga hanaraacin)qataros
War ileen anaga balaayo aragney ninkan mahiga somalida 9 oo ku qabaa meshow tago waa loo sacbina ufirsada hadii somaliland tago in loo sujudo wax yar aa u dhiman puntland sidoo kale konfur sidoo kale ( maxan ugu sacabina ninkan maxn ajanib ugu o radnaa oo anaka kali u heshin laanahey) Maxay dantena ajnabi ugu taliyan Marwalba )