DHAGAYSO: Afhayeenka Xarakada Al shabaab Oo Ka Warbixiyey Howlgalkii Lagu Dilay


BARAAWE:-
Afhayeenka Xarakada Al shabaab Sheekh C/casiis Abuu Muscab oo u waramayey Idaacadda Islaamigaa ee Alfurqaan ayaa ka warbixiyey howlgalkii lagu dilay Taliye ka tirsan kooxda Villa Soomaaliya ee gumaysiga hor kacaysa oo magaciisa la yiraahdo Maxamed Faarax Ibraahim Goordan.
Sheekh Abuu Muscab ayaa sheegay in khasaaraha soo gaaray Murtadiinta uu gaaray 10 Dhimashaa iyo dhaawacyo badan. Dagaalada ka socda Jubbooyinka iyo Shabeelooyinka ayaa Xarakada Al shabaab waxay ku naafeeyeen ciidamada shisheeye iyo Murtadiinta la socota.

Ma’ahan markii ugu horaysay ee Saraakiil ciidamo hogaaminaysa ay dilaan Xarakada Al shabaab, balse dilka Taliye Goordan ayaa noqday mid ay ka argagaxaan Saraakiil badan oo horkacaysay ciidamada shisheeye.

Waraysiga Sheekh Abu Muscab Dhagayso MP3 Halkaan Riix Ama Guji |

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Isha Maqalka Idaacadda Islaamigaa ee Alfurqaan.

Somalimidnimo.com

 

 

 

 

One Response

  1. caaqil says:

    rabbigii hawada kugusooceliyay ayaa mahadleh ee soodhawoow somalimidnimooy waa lagusugaayee soodhawoow daafaca diinta allana siiwad (qataar)

Leave a Reply

© 2012 somalimidnimo.com · All rights reserved · RSS