WASHINGTON:- Waxaa shalay Subixii iyo Caawey ka qaxaya guryahooda, Dad lagu qiyaasay 54, Million oo American ah, Magaalooyinka laga qaxayo ayaa waxaa kamida, Caasumadda Maraykanka Washington DC, Newyork Iyo Philadelphia iyo Waliba Gobolada Bariga xiga ee Wabiga Michigan iyo Badda Ocean ay maraan, sida Maryland, Boston Atlanta.
Waxaa laga qaxayaa waa musiibo, lagu magacaabay Duufaanta (Hurricane Sandy), inta badan waxay Duufaantaan siddaa Biyo aad u xoog badan oo isla markiiba jiiray Magaalada Newyork iyo Washington DC. Waxaa la xiray dhammaan Gaadiidkii Dadweynuhu raaci jiray, Bus iyo Tareenno, waxaana Xaafadaha Wabiyada iyo Badaha u dhow laga qaxiyey Dadweynihii ku noolaa.
Waxaa ka socda dalka Maraykanka isku gurmasho, waa Gobalka Minnesota laga diray, Boqolaal ciidamada la dagaalama Dabka, waxaana goor hore dab kadhashay Korontada oo Biyaha dhexgashay, taas oo halis ah in Biyuhu noqdaan Koronto Dadka ku dhagta. Waxaa Xaafado badan laga jaray Korontada baqdin laga qabo in Dab kadhasho ama Biyaha la isticmaalayo ay Koronto isku badalaan iyo kuwa lagu dhex soconayo.
Hoos Ka Daawo Video Idaacadda CBSNews Sidoo Kale Masawiro Ka Daawo CBS News Halkaan Riix Ama Guji.
Isha Warka Resource Copy Right CBSNEWS Link http://www.cbsnews.com/8301-201_162-57542273/superstorm-sandy-slams-into-n.j-coast/
Somalimidnimo.com










































الحمدالله الحمدالله الحمدالله
اللهمّ زدعليهم ولاتنقصها منهم اللهمْ انزل عليهم مانزل من السماء وعذبهم مايخرج من الارض واقذف في قلوبهم الرعب واجعل امرهم تفرقا وتشتتاوما يعلم جنود ربك الاهو
awooda rabbigeey wataa inta diinta rabbigeey dhibta saas rabbigeey hauhalaago
alaahu akbar walilaahil xamd alaah ha u ziyaadiyo halaaga aamiin yaa alaah
allahu akbar allahu akbar
allah haku ziyaadsho kufaarta fasaad dhan walbo ah ayey kusameyen dhulkisa
allah hajebjebsho guryaha kufaarta qax eysan weligood hilmaamina allah haku rido
marka hore ascww marka xigto waxan allah karajeynaya sida ad qadka ogu so labaten in allah uguso celiyo rayadi towxidka melaha ay ka maqantahay mrykana dhulka allah caza wajala halagoyo dhulka insha,allah asc
Allaahumustacaan illahay ciqaabkiisa markii ay timaado dadku waa,ay saameysaa waxaase badbaada kuwa munkarka reebaayey faraayeyna dadka wanaaga!!!, meeshaan sow maaha meeshii abuu xamza laga soo dajiyey isagoo lugaha iyo gacmaha ka xir xirran, wacallallaaahil mushtakaaaaaa, illahayoow ka badbaadi mucjisadaas kuwa ku rumeeyey adigaa awoodee cibaarra cannaa.
allahu akbar allahu akbar allahu akbar walillahil xamdu,ilahow duufaanta kusiyaadi oo kagooy dhibtee muslimiinta ugeeysteen yaa allaah,
masiibadaan waxaa looga jarayaa caydii ee rsuulkeena caayeen iyo ladagaalanka islamka aduunka
asc hambalyo walaalaha somalimidnimo .com mareykanka musiibada ku dhacday waa halaag uu ilaahay ku tusinayo awoodiisa weyn maadaama ay iyaga is kibriyeen iskuna arkeen inay dunidan u xoog badan yihiin allahna ay caasiyeen.