Sacuudiga 25 Qof Oo U Dhintay Qarax Koronto Kadib Markii Rasaas Dabaal Dig Aroos Loo Ridayey Ay Koronto Qarxisay.


SACUUDI:-
Qori Rasaas dabaal dig Aroos laga ridayey ayaa dalka Sacuudiga wuxuu kudhacay Koronto, kadibna waxaa kadhashay Qarax xoogan, waxaana halkaas ku dhintay 25 Qof oo u badan Dumar iyo Caruur.

(At least 25 people have been killed by electric shock in a wedding in eastern Saudi Arabia, civil defence officials and local media say.

Celebratory gunfire brought down an electric cable at a house in Ain Badr village where the wedding was held on Tuesday night, Abdullah Khashman, an Eastern Province official, said.)

“Qori loo ridayey Dabaal dig Aroos ayaa qarxiyey baalle Koronto, Guri ku yaala, Ain Badr Village oo Aroosku kadhacayey habaynimadii Talaadada, sidaas waxaa sheegay, Abdullah Khashman”.

(All those killed were from the same tribe, Khashman said) “Khashman ayaa sheegay in Dadka dhintay dhammaantood ay ahaayeen isku Qabiil”.

(Saudi Arabia last month banned the shooting of firearms at weddings, a popular tradition in tribal areas of the country.

Prince Mohammed bin Fahd, Eastern Province’s governor, ordered an investigation into the incident, the official Saudi Press Agency reported.)

Dowladda Sacuudiga, ayaa Bishii lasoo dhaafay joojisay Rasaasta loo rido dabaal digga Aroosyada, taas oo ah, dhaqan qarniyo badan soo jiray oo wali kajira, goobaha Qabiiladaas dagan yihiin!”.

“Waaliga Boqorka Mohammed Bin Fahd ayaa amar ku bixiyey in baaritaan la sameeyo, sida Wakaaladaha wararka Sacuudiga ay sheegeen”.

Isha Warka Aljazeera Resource Link http://www.aljazeera.com/news/middleeast/2012/10/2012103192352586941.html

Maxamed Xaamud
Somalimidnimo.com 

 

Leave a Reply

© 2012 somalimidnimo.com · All rights reserved · RSS