GOB-ISLAM:- Waxaan ugu bishaareyneynnaa dadweynaha Muslimiinta ah ee Soomaaliyeed inuu hawada ku soo noqday shabakaddii qiimaha badneyd ee Somalimidnimo.com. Waxay ahayd shabakad looga bartay difaaca diinta, dalka, iyo Muslimiinta. Intaan khadka ka maqneyn waxaa jiray Muslimiin Soomaaliyeed oo har iyo habaynba nala soo xiriiri jiray waxa ku dhacay shabakadda iyo waqtiga dib loo bilaabayo, wax naga weydiin jiray. Ilaahay fadligi waxaa noo suurtogashay inay shabakaddu hawada ku soo noqoto. Waxaan dadweynaha ka raalli gelineynnaa hakadkaas ku yimid shabakadda.
Shabakaddu waxay u shaqeysaa diinta, dalka, iyo dadka. Waxaa qof walba laga rabaa inuu na soo gaarsiiyo akhbaarta wax-ku-oolka ah ee loo soo bandhigayo dadweynaha. Wada-shaqeyn wacan.
Asalaamu calaykum.
Golaha Baraaruga Islaamka: Maktabka Cilmi Baarista Iyo Daraasaadka.
(مكتب البحوث والدراسات في مجلس الصحوة الاسلامية)
kudir Maqaallada iyo Fariimahaaga: webmaster@somalimidnimo.com
Maamulka Golaha Baraarugga Islaamka
Somalimidnimo.com .

Wa idin soo dhawaynayna wallalayal
Allah swt ha barakeeyo camalkiina aqayimka ah
Dhagarta gaaladana Allah swt ha idin ka qabto
Idinka iyo muslimiinta dhan
inkastoo aad nagu soo daahdeeen, misna aad ayaan ugu faraxsanahay soo noqoshadiina baarakallaahu fiikum ikhwah.
rabbigii hawada kugusooceliyay ayaa mahadleh ee soodhawoow somalimidnimooy waa lagusugaayee soodhawoow daafaca diinta allana siiwad (qataar)
A sc wr wb salaan qiimo badan ayaan marka hore idinku salaamayaa axibah, Ahuwa huwa!!!, ma runbaaa ma dhayalbaa ma gob islaam baan arkaa mise waa dhaayahayga, walaahiladdii laa,illaaha illaa huwa qalbiga madoobaadaad u sabab noqotaan dhiiro galin waana idinka murugoonay maqnan dhihiiniina dhulku nala cirri noqoye soo laabta kuna socda barakadii illaahay baarakallaahu fiikum, waaaa bushraaaaaa ayaan oranayaa.
Asc wr wbr,,Alxamdullilaah,,Soodhawaada Gob-Islam
*Iftiin baad ahaydeen
*Ummaddaan uwarama
*Alihii idin soocelyaa ikhwa
*Ammaan idilkeed iska leh,
*Abdheyd aan idin Daadiyee
*Awyadii ismahadiyee ictizaam
*iyo Ardadoodii indho beeshaa
*Ayaantaan iswaalay maqnaatiinii
*Ee Axmaqyada naqa edbiyoo
*Asraar iyo shubahaad cusub
*Amisom hala isku dhiibadoodii
*Aflagaadadii Akhyaarta halganka
*iyo Arimo kale oo intaa kabadan
*Afuufayeen baryahane iskud iraaha
*Qalinkaad ku uleeyn jirteen iyo
*Adillaadkii cad caddaa ooda uga Qaada!
Asc, maashaa allah, alaha idin barakeyo, walahi markan hawada idinka waayay laabtaa i holacday, hadad so noqoten xaqii ku taagnaada, bishaarad kine no shega, xisaabtin & ajarkina alaha barakeyo hana aqbalo wsc.
BISMILLAAH.
soomaalimidnimo taageeta xaqqaay magacaa ha raago
ku taagan waligeed kitaabkiyo sunnada magacaa ha raago.
u gargaarta miskiinkiyo agoonkii la xoogaye magacaa ha raaago.
garabtaagan jihaadka dulimigana diidaay magacaa ha raago.
soo dhigta banaanka taariikhdii la duugaye magacaa ha raago
soomaali jecelaay midnimana u yeertooy magacaa ha raago .
……………………………………………………………………………………………………….
ALXAMDU LILLAAH aad baan ugu farxay inaad soo markale soo noqoto
waana idinku dhiirinayaa dadaalka wanaagsan ee aad muujiseen
waqtigaan lakala baxay ee qaarna gaalada la safteen qaarna ISLAAMKA
khaasatan kuwa duubka xirta ee ISLAAMKA SHEEGTA.
WALLAAHU ACALM
khaadimulislaam
binfaqiih@hotmail.com
Midnimoy madluun baan ahaa abid maqnaantaaye
Magan iyo caruur baan noqdiyo maati taag darane
Halgan oo mahigiyo kadaran macatab duul qaatay
Yaa malax qashina soo tuftiyo malahay waabaye
Waase mahad Ilaahay hadaad maanta noo timide
Maansiyo gadaashaa matirin gabay muraad kaye
Marti iyo il biliq laan ahaa maalin iyo laye
Mugdi baa ilayskii badalay adi maqnaantaaye
Maxfalada waxaan joogi jiray mooge lay bixiye
Wadaad xume waxaan maagi jiray maansadeed dhigaye
Miisaylka goortaan kadhigay way is mahadsheene
Maalmahan warkoodaa badnaa waase malagoode
Mar hadaad hawada soo gashee mawle ina kaalay
Sidii baan miciyaha ugaga bixin aw maroorsamaye
Sidiibaan maryaha ugaga dhigin macawis laydiiye
Muraadkaygu waa ictisaam meeshi aan rabaye
Sidiibaan malkada ugu fadhiyi muunka qoomkiise
Mahiga baryahan duubayoo ways mutuxayeene
Muruu,ada Ilaah baa ka tiri gaal nin muunayne
Muslimkana ku maadsanahayoo maacda dhawlayne
Muqdishaan wax igagalin madaxa meer meershay
Martibuu Mahigawgu yahay maamulkiisiiye
Ma ahayn magaalada dhibkuu muujay waagiiye
Mashruucii islaamkuu niciyo maamulkii wadaye
Magansiga kufaartuu kabidi awga maaclayne
Maykal kii lashiray waasagaa mooshinkii sidaye
Waxay madayo wayn qoonsatee xamar laguu maagay
Waa calamka Moxamade lasuray maanta oogadaye scw
Maqsuud bay kayihin gaaladaa diinka maariqaye
Mid yaroo tusaalaa hadaan miinka kacadeeyo
Goortuu magaalada qabsaday macatab jeeshkiisu
Bashiir waan maqsuuduu lahaa miidiyana geeye
Ina cumar madaarkuu durbaba keenay madixiiye
Mufsadkii hin raagaayayee meel walbaba geeyey
Tvgu maantiiba yimid ow mashxaradaayey
Waxba hadalku yuu maaxanine waan midh xirayaaye
Hambalyoo midnimo iyo Ilaah mahadi wee yaane
Jeenaraalo maydiyo kufroon madaxa goyn weeye
Masaafada an doonayno iyo madal hayaankeenu
Mahdigiyo inuu ciise yahay ayey gaalo moog tahaye
Muftigii kaniisadaha yiri maxad u tuur yeysay
Maatiday xasuuqeena dhihin miriyo weedhiisa
Iyo gaal makaabada lagalay culumo mooryaana
Mahlakiyo waxaan fili inay maanta hoogeene
Mooryaan garsoor loo baxshee maaryam talo saaran
Malasna uu kageeryooday baan maantay haystaaye
Miciyaha inaan siibi waad iga malaysaane
Mar haday hawada soo gashoo midnimo soo jeedo
Gob islaam maqsuud looga noqoy mooshin kay dhigine
Maalmahan masalo lagu farxiyo mawjad way kicine
Salaambaan midnimo kuu diriyo maxabo kuu khaasa
Ikhwah kan baa hufane tacliiqiisa soo daaya hadaad aragtaan jazaakumullaah akhuukum abuufatima
Midnimoy madluun baan ahaa abid maqnaantaaye
Magan iyo caruur baan noqdiyo maati taag darane
Halgan oo mahigiyo kadaran macatab duul qaatay
Yaa malax qashina soo tuftiyo malahay waabaye
Waase mahad Ilaahay hadaad maanta noo timide
Maansiyo gadaashaa matirin gabay muraad kaye
Marti iyo il biliq laan ahaa maalin iyo laye
Mugdi baa ilayskii badalay adi maqnaantaaye
Maxfalada waxaan joogi jiray mooge lay bixiye
Wadaad xume waxaan maagi jiray maansadeed dhigaye
Miisaylka goortaan kadhigay way is mahadsheene
Maalmahan warkoodaa badnaa waase malagoode
Mar hadaad hawada soo gashee mawle ina kaalay
Sidii baan miciyaha ugaga bixin aw maroorsamaye
Sidiibaan maryaha ugaga dhigin macawis laydiiye
Muraadkaygu waa ictisaam meeshi aan rabaye
Sidiibaan malkada ugu fadhiyi muunka qoomkiise
Mahiga baryahan duubayoo ways mutuxayeene
Muruu,ada Ilaah baa ka tiri gaal nin muunayne
Muslimkana ku maadsanahayoo maacda dhawlayne
Muqdishaan wax igagalin ninkii madaxa meer meershay
Martibuu Mahigawgu yahay maamulkiisiiye
Ma ahayn magaalada dhibkuu muujay waagiiye
Mashruucii islaamkuu niciyo maamulkii wadaye
Magansiga kufaartuu kabidi awga maaclayne
Maykal kii lashiray waasagaa mooshinkii sidaye
Waxay madaxyo wayn qoonsatee xamar ku maagaysay
Waa calamka Moxamade lasuray maanta oogadaye scw
Maqsuud bay kayihin gaaladaa diinka maariqaye
Mid yaroo tusaalaa hadaan miinka kacadeeyo
Goortuu magaalada qabsaday macatab jeeshkiisu
Bashiir waan maqsuuduu malas aktiisiiye
Ina cumar madaarkuu durbaba keenay madixiiye
Mufsadkii hin raagaayayee meel walbaba geeyey
Tvgu maantiiba yimid ow mashxaradaayey
Waxba hadalku yuu maaxanine waan midh xirayaaye
Hambalyoo midnimo iyo Ilaah mahadi wee yaane
Jeenaraalo maydiyo kufroon madaxa goyn weeye
Masaafada an doonayno iyo madal hayaankeenu
Mahdigiyo inuu ciise yahay ayey gaalo moog tahaye
Muftigii kaniisadaha yiri maxad u tuur yeysay
Maatiday xasuuqeena dhihin miriyo weedhiisa
Iyo gaal makaabada lagalay culumo mooryaana
Mahlakiyo waxaan fili inay maanta hoogeene
Mooryaan garsoor loo baxshee maaryam talo saaran
Malasna uu kageeryooday baan maantay haystaaye
Miciyaha inaan siibi waad iga malaysaane
Mar haday hawada soo gashoo midnimo soo jeedo
Gob islaam maqsuud looga noqoy mooshin kay dhigine
Maalmahan masalo lagu farxiyo mawjad way kicine
Salaambaan midnimo kuu diriyo maxabo kuu khaasa
Maamulkiyo ikhyaartana tahniyad ciida magaceeda
Mid cadiyo madaw kiidin dhiba mawle idin mooti
Magantii Ilaah iyo noqdiyo duula mariwaayey
Mintidkaa yarbaanahay asii mawle kaalmayne
Wixii moxamed scw diintiisa neceb maal ha googoyso
Wixii cadawga dhiniciisa mara malax ha doogayso
Wixii aan miciinkeena noqon balo ha maanshayso
Muslim baanu nahay gaal diloo cadaw magawstaaye
Meejaa cidii aan kadayin maantay dirirteena
Ee gaal misaal kula ahaa maantay laynteena
Ilaahow musiibada aduun madaxa loosaaro
Masiirkooda Eebow kayeel halaag way mutaysteene
Hambalayada midnimo ciida iyo Maasha allaah weeye
Midnimoy hadaad timid
Walee macatab leey iyo
Wadaad maariqiba jabe
Macaac diyo hinraagii
Makaab keedi baa jabi
Musuq maasuqii shalay
Siyaad loogu marag furay
Murtad wayn inuu yahay
Cabdullaahi maya yiri
Maalmihii jabuutina
Maxaa saatan loo yiri
Meeye culumadeenii
Kadib macalim dheere
Goortu malas kubiiree
Midnimiyo shirkiba galay
Malakuu u leeyahay
Ijti haad maloo qiray
Muftiyaalo dhali karay
Mucsur weeye jaahila
Maysla soo mataxayoo
lagu maagyey Aw Xassaan
Qaadi wuxu axkaam muday
Murtad wuxu siyaad yiri
Mahoosgalay riyaaliyo
Siilaanyo midba goor
Macalimkii rabeeyana
Inuu yahay Mareexaan
Xukun mawga meel dayey
Intaa iyo kasii mudan
Midnimo iyo kaydkeed
Murti laga hirqada iyo
Suugaanta marax deed
Midnimo ugu kaalaya
masha allah,wallahi markaan arkay ineey hawada kusoo laabatay somalimidnimo waxaan farxay farxad aan laqiyaasi karin, allow noo xifdi walaaleheena gob-islam kana badbaadi cadowga,naga difaaca websaydyada ictisaam oo maalmahan isdhahay gob-islam majoogtee waxaad rataan iska qora.
mansha allaah dhamaan abwaanada muwaxidiinta ah iyo macal abwaanada umu-s iyo dhamaan suxuufiyiinta islaamka amirnuur, somalimid,somalmem, harariyo calamada iyo som,islam, dacwatu tawxiid cen, allaha xafido jira oo jooga oo carogeliya munaafiqiinta hada usooshaqotagay jalaafada islaamka muwaxidiinta iyo mujaahidiinta iyo culimada rabbaaniyiinta rabbina janadiisa haidiinku bishaareeyo(qataar)
Ala maxaa maaligihii idinka nasteen aniga waxaan ka naxsanahay qalinkii oo idinka yare nastay maqnaashihiini roob baa da,ay umadiina dunuubtiini wey ka raysatay.
Allahu akbar soo dhawaada ikhwah maanta waaa maalinta iigu farxadda badan 3dii bilood ee iigu danbeysay maxaa yeelay waan idin sugay waa daalay. Intii aad hawada kamaqneydeeen waxaan ka harsan waaayay taageerayaasha ictisaam laakiin maanta waa naxeeen markii aad soo laabateeeen. Sooo dhawaada ikhwah
soodhawaada lkn fadlan fikradaha xakjirnimada hakufogaanina oo wararkiina iskudaya idinkoo koox taageraya hadana inaydaan kagudbin xeerka saxaafada aduunka.alshabab haday wada sax ah kutaaganyihin ilahay ayaa xoojnaya waad ogtihiin inuu ilahay quranka kushegay inuu asaga diintiisa difaacayo sidoo kale wuxuu yiri FAMANSHAA A FALYUMIN WAMANSHAA A FALYAKFUR micnaheeda waxaa weeye qofkiiraboow muslimnoqo ama gaalow aniga kama wado hala gaaloowo lkn waxan ulajeeda diintu inaysan ahayn xakjir xad dhaaf ah ee ay tahay dhexdhexaad
Walaahi markan arkay ilin ayaa igu soo istaagtay yacni farax walahi illah dartisa ayaan idin jeclahay illah ayana ku mahad san so laabashadina kheerka hal kii inoga wada asc
walaal soo dhowaada aad iyo aad ayaan ugu farxay mawkaan maqlay khabarkaas halgan ama hagardaamo beentooda banaanka soo dhiga ,, halgan waa hawga mahiiga hagar daamiyo xumaan bay hagaajisaa hal wanaaga masheegto ashahada ladirir kiyo gaaladay lajirtaa,,,
asc waraxmah masha allaah wlhi si,aan u cabiro dareenkeyga farxadeed magaranaayo runti waayo waxaan noqday nin u baahnaay garab hadane waayay garabkiisi ugu muhiinsanaay hadaanu ilaahey eheen kadibne shabakadaha kale ee ayagane u duubtay halgan iyo marxaladaan adag oo ey mareyso saxwada islaamka ama baraaruga islaamka sida allaha xifdidiye AMIINUUS SOMALIMEMO HARAR24 RADIO ALFURQAAN CALAMADA IYO INTA AAN garaneyn lakn ayagane u qumay difaaca diinta waxaan ku sugnaan lahayn xaalad aan ciribteeda lagu xamdiyin Masha allah ilaahayow HALGAN Iyo inta lamidka ah sharta iyo shubuhaadkey lawareegayaan naga najeey ya CAZIIZU YAAJABBAAR ) MARXABAN YA GOB ISLAAM
Asc ikhwani waxad ahayden sefta islamka iyo so bandhigda khaladaadka guracan ee wadada dowladaha,alle ha idin guuleyo
allaahayaamahadleaa aad ayaan ugu farxay soo noqoshada webkan
ilaahay baa kumahadsan noo sooceliyay somalimidnimo.com.
aad baan ugu faraxsanahay soonoqoshada somalimidnimo.com.waana idinsalaamaya
walaalaha webka maamula.waxaan kaloo salaamayaa dhamaan akhristayaasha
sharaftale gaar ahaan ikhyaarta aan comentiga wadaagijiray asc.
-
.