DHAGAYSO: Sheekh Abuu Cabdallah Oo Ka Wabixiyry Dagaalada Shabeelada Hoose.


MARKA:-
Waaliga Wilaayada Islaamigaa ee Soomaaliya Sheekh Abuu Cabdallah ayaa ka hadlay dagaalada Shabeelada hoose, wuxuuna ka warbixiyey Askarta Burundi iyo duulaanka lagu qaaday. Dhinaca kale wuxuu ka hadlay dhibaatooyinka ka taagan Marka iyo sida Wilaayada Islaamigaa Nabad u ahayd markii ay ka talinayeen Xarakada Mujaahidiinta Al shabaab.

Waa markii ugu horaysay ee uu ka hadlo Sheekh Abuu Cabdallah, wuxuuna waraysi siiyey Idaacadda Islaamigaa ee Alfurqaan

Dhagayso MP3 Halkaan Riix Ama Guji

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Isha Waraysiga Alfurqaan 

Maxamed Xaamud
Somalimidnimo.com 

Leave a Reply

© 2013 somalimidnimo.com · All rights reserved · RSS