Home » Islaamka
DHAGAYSO: Barnaamijka Diiradda Jimcaha ee Idaacadda Alfurqaan Oo Looga Hadlay Dastuurka, Sheekh Cali C/laahi Katiin, Sheekh C/fitaax Aweys Abu Hamza, Aqoonyahan Bilaal Iyo Dad Kale (Dood Xiisa Leh
ALFURQAAN:- Barnaamijka Diiradda Jimcaha waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada todobaadlayaasha ah ee ka baxa Idaacadda Islaamiga ah ee Alfurqaan.
Todobaakan Barnaamijka waxaa looga hadlay Dastuurka Cusub ee ay sameystay Dowladda KMG-ka iyo dhibaatooyinka uu u horseedi karo Shacabka Soomaaliyeed ee Muslimka.
Barnaamijka waxaa ka qeyb galay Culamaa’udiin, Aqooyahanno iyo Siyaasiyiin iyo Waxgarad...
Ictisaam Mushkilad Xoogleh Bay Madaxa Saareene, Saylacaa Mar Hore Sheegayoo Mawd Kushaabahaye, Gob-Islam Muraad Keedi Iyo Muuqay Hadafkiiye (Almujaahid Abwaan Abu Faadumo)
SUUGAANTA:- Al Mujaahid Abwaan Abuu Faadumo Ilaahay ha xiftiyee, ayaa Gabay u tiriyey Al-ictisaamka, ma ahan markii ugu horaysay ee Abwaaku Gabay ku weerarao Xarakada Al-ictisaam.
Abwaanku wuxuu ku hal qabsanayaa, Sheekh Abakar Saylaci gaar ahaan Risaaladiisii Geerida Al-ictisaam, wuxuu kale oo Abwaanku ku hal qabsaday Culimada iyo Ducaada Gob-Islam, waxaana meesha ka marnayn Suxufiyiinta Ducaada...
ALLAHU AKBAR DAAWO: AL-KATAA’IB Oo Muuqaal Cusub Soo Saartay “Caamul Jamaaca, 1433 H.
ALKATAIB:- Warbaahinta Caalamigaa ee Alkata’ib ayaa soo saartay Muuqal cusub oo aad u xiisa badan. Muuqaalkaan waa Xafladdii Midnimada Mujaahidiinta Alqaacido iyo Al shabaab, waxaa lagu magacaabay Caamul Jamaaca 1433, Sanadkii Midnimada.
Hoos Ka Daawo Muuqaalka, Haddii Ay Ka Saaraaan Youtube ka Reer Galbeedku Ma Adkaysan Karaane, Muuqaalka Kale Ka Daawo ee Ka Sii Hooseeya Youtube Ka.
Resource...
Faroole oo Gaalnimo wax ku Raadinaya iyo Farmaajo oo Gambo Haween wax ku Raadinaya!
Golaha Baraarugga Islaamiga:- Horay baan u sheegnnay in Faroole yiri: Ilaahay baa raalli ka ah, waan arrin Muqaddas ah in qof kasta diintuu rabo ha heystee na xukumi karo! Waa arrin gaalnimo ah. Hoos ka dhageyso.
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.
Sidoo...
DHAGAYSO: Bashir Salaad Oo Leh Manhajka Al-ictisaam Ayaan Sharaxayaa Oo Ku Daray Manhajka Al-ictisaam Qodobadii United Nationka Ee Sh Abu C/raxmaan Alcumari Ka hadlay! (حظر أي نظام إسلامي يطبق الشريعة في العالم)
GOB-ISLAM:- Golaha Baraaruga Islaamku hadda, kama hadlayo wixii niqaash ah, laakiin si hordhaca ama war ahaan ah ayaan idin kugu soo gudbinaynaa, Bashiir Axmed Salaad oo sheegay in uu bilaabayo Daruus uu oga hadlayo Manhajka Xarakada Al-ictisaam Bil Kitaab Wa’Sunnah.
Wuxuu iska duubay Cajal lagu daabacay Shabakadaha Al-ictisaam, Bashir Salaad wuxuu sheegay maadaama uu og yahay in Copy Right,ka...
Allahu Akbar Daawo Culimada Mujaahidiinta Ansaaru Diin Sheekh Cumar Hamaha Oo Leh Uma Dagaalamaynso Xornimo Ee Diin Ayaan U Dagaalamaynaa Afrikankii Malina Shareecada Ku Xukumay! Iyo Al-ictisaam Oo Afrikankii Gaalada Ahaa Ee Nagu Soo Duulay Iyo Dastuurkii 1960 Wali U Doodaya!
MALI:- Walle Ninkii Diin leh garay, Ninkii Caqli lehna fahan, Culimada Mujaahidiinta Ansaaru Sunna Jaamacada la yiraahdo Sheekh Cumar Hamaha ee Bilaadu Maqrib, ayaa qabsaday Magaalooyin kamida Mali, Mujaahidiintu waxay dhaqan galiyeen Shareecada Islaamka waxayna gubeen oo ka daadiyeen Afrikaankii Muslimiinta ahaan jiray oo badan koodii la gaalaysiiyey Khamradii sidoo kale waxay u sheegeen Magaalooyinkii...
DHAGAYSO Akhri Bashir Salaad Fansalaqo Oo Irjaagii Qabyaalad Ku Darsaday, Axmed Diiriye Iyo Dhicisowna La Saftay, Daaquudkii Uu C/qaadir Gacamay Daaf Furayna Diiday Alla Maxay Wareereen Al-ictisaam!
MUQDISHO:- Waligaa ma aragtay Xarakada Al-ictisaam wax ka nasiib xun oo ka ayaan daran? saa Bashir Salaad , C/qaadir Gacamay iyo C/raxmaan Sheekh Cumar ayaa dano gaara iyo Qabiilo u afduubaye.
Maal mahaan Axmed Diiriye iyo Dhicisow oo Faroole ku kacsan oo Odayaal Hawiyaa ayaa lahaa Dastuurka Qabyo Qoraal waan diidnay!. Tolow ma Ilaahay dartiis ayey u diideen, Maya Qabyaalad ayey u diideen.
Cidda...









