Home » Kutub-Muxadaro

Dhagayso Nadwadii Culimada Oo Si Habsamiya U Socota Sh. Almujaahid C/laahi Raabi, Sh. Al Mujaahid Jaamac C/salaam Iyo Sh. Almuhaajir Xasan Takar “Maxay Saliibiyiinta Itoobiya Naga Rabaan Muxuuse Sharif Murtad Yiri!?

- Feb 11, 2012
MUQDISHO:- Waxaa si habsamiya u socda Nadwooyin ay bilaameen Culimada Diinta Islaamka kuna sugan Wilaayaadka Islaamigaa ee Soomaaliya. Nadwadaan waxaa ka qayb galay Culimada kala ah Sheekh Al Mujaahid C/laahi Raabi, Sheekh Al Mujaahid Sheekh Jaamac C/salaam Warsame iyo Sheekh Al Muhaajir Xasan Maxamuud Takar. Sheekh C/laahi Raabi ayaa ka hadlay Cadaawada Salabiiyiinta Itoobiya iyo xiligii ay soo galeen... 

Daawo Masawiro Dhagayso Sh. C/qaadir Nuur Faarax Oo Murtad Faroole Iyo Hay’ado Gaalo Kala Qayb Galay Daah Furka Dastuurka Puntland (ألم تر إلى الذين يزعمون أنهم آمنوا بما أُنزل إليك وما أُنزل من قبلك يُريدون أن يتحاكموا إلى الطاغوت وقد أُمروا أن يكفروا به)

- Feb 9, 2012
ألم تر إلى الذين يزعمون أنهم آمنوا بما أُنزل إليك وما أُنزل من قبلك يُريدون أن يتحاكموا إلى الطاغوت وقد أُمروا أن يكفروا به ويريد الشيطان أن يضلّهم ضلالاً بعيداً . وإذا قيل لهم تعالوا إلى ما أنزل اللهوإلى الرسول رأيت المنافقين... 

Risaaladii Uu Ka Qoray Imaamu Sayuudi Dhibaatada In Xukaamta Hoosta Culimadu Ka Galaan!

- Feb 5, 2012
RISAALO:- Waxaan idin soo gudbinaynaa Risaalo Imaamu Sayuudi uu ka qoray dhibaatada ay leedahay in Culimadu u tagaan Salaadiinta ama kuwa horjoogayaasha ka ah Umadda Muslimiinta ah. Sheekhu wuxuu ciwaanka dhigtay Aayaddii Caalamkii diintiisa gaday ee reer banuu Israa’iil, kaas oo Allah ku tilmaamay iyo kuwa lamid gaa Ey carabka laalaadinaya, haddii aad xanbaarto iyo haddii aad ka tagnata carabkiisu... 

Risaalo: Ka Hadlaysa Maalmaha Ugu Dambeeya Adduunyada Iyo Xadiityada Malaaxim Wal Fitan

- Feb 5, 2012
RISAALO:- Waxaan idin soo gudbinaynaa Risaalo ka hadlay mowduucii Sheekh Al Mujaahid Xasan Maxamuud Takar ka hadlay 10 Sano kahor, Waa Fitan Walmaaxim. Risaaladaan waxaa qoray Sheekh Cadnaan Daahaa, waa Risaalo aad u qiima badan runtii. PDF Halkaan Riix Ama Guji Gob-Islam  Read More »

GOB-ISLAM: Culimo Iyo Arday Kitaabka Quraanka & Sunnada Ayaa Kala Saara (Faa’idooyinkii Muxaadaaradkii Baraa’atu Dimmah Ee Sheekh Xasaan Xuseen Abu Salmaan)

- Jan 28, 2012
GOB-ISLAM:- Walaalihiin Golaha Baraaruga Islaamka ee loo soo gaabiyo Gob-Islam waxay is dul taagayaan Muxaadarooyinkii Sheekh Callaamah Al Mujaahid Sheekh Xasaan Xuseen Aadan Abu Salmaan Xafidahullah. Muxaadaradka Baraa’atu Dimmah Fii Naseexati Ummah Qofkii dhagaystay ama Daawaday, waxaan filaynaa in aysan waxba u dhimanayn, waa Muxaadaraad lagu kala baxay Insha Allah xalaqaad isdaba socda ayaan... 

Yaa Dhageystay oo Aan Ilmadu quban Muxaadaro Qiima-badan oo uu Sheikh Fu’aad Max’med Khalaf jeediyay (Dhageyso).

- Jan 21, 2012
MUQDISHO: Mas’uul sare oo katirsan Culimada Rabaaniyiinta ahna daaci mujaahid ah ALLAHA Xafidee Sheikh Fu’aad Max’med Khalaf ayaa jeediyay Kalimad Qiiro leh. Sheikh Fu’aad ayaa Umadda Soomaaliyeed iyo muslimiinta oo dhan ujeediyay Muxaadaro dhaxalgal ah oo meel aysan taaban aan la arag. Wadaadkan Mujaahidka ah ayaa ka hadalay darnaanta Mowdka iyo sida ay waajib noogu tahay in... 

Waa Maqaalkii Garnaqsi Iyo Qormadeenii 2 Labaad Abuu Ibraahim ( كُتِبَ عَلَيۡڪُمُ ٱلۡقِتَالُ وَهُوَ كُرۡهٌ۬ لَّكُمۡ‌ۖ وَعَسَىٰٓ أَن تَكۡرَهُواْ شَيۡـًٔ۬ا وَهُوَ خَيۡرٌ۬ لَّڪُمۡ‌ۖ وَعَسَىٰٓ أَن تُحِبُّواْ شَيۡـًٔ۬ا وَهُوَ شَرٌّ۬ لَّكُمۡ‌ۗ وَٱللَّهُ يَعۡلَمُ وَأَنتُمۡ لَا تَعۡلَمُونَ)

- Jan 21, 2012
بسم الله الرحمن الرحيم  وبعد. كُتِبَ عَلَيۡڪُمُ ٱلۡقِتَالُ وَهُوَ كُرۡهٌ۬ لَّكُمۡ‌ۖ وَعَسَىٰٓ أَن تَكۡرَهُواْ شَيۡـًٔ۬ا وَهُوَ خَيۡرٌ۬ لَّڪُمۡ‌ۖ وَعَسَىٰٓ أَن تُحِبُّواْ شَيۡـًٔ۬ا وَهُوَ شَرٌّ۬ لَّكُمۡ‌ۗ وَٱللَّهُ... 

Dhagayso Khudbadii C/raxmaan Sh. Cumar Xawaaladaha Waxaa Loo Xiray Lacag La Diray Qaanuunka Maraykanka Iyo Masaalixda Sidii Dacwadii Nabiga Makka U Ilaalisay Asnaabta U Ilaaliya! Subxaanallah (طاغوت العصر المصالح والمفاسد)

- Jan 17, 2012
GOB-ISLAM:- Khudbadii Jamcihii, Taariikhduna ahayd, Janaayo 13/2011., laga Akhriyey Masaajidka Al-ictisaamku Safiirka Maraykanka ku soo dhaweeyey ee Abuubakar Sadiiq kuna yaala Maraykanka Gobalka Minnesota Magaalada Minneapolis.  Khudbada waxaa akhriyey C/raxmaan Sheekh Cumar, ma ahan markii ugu horaysay ee C/raxmaan jiiro Usuusha Diinta isla markaana  Caqiidada uu kala dagaalamo Shacabka Soomaaliyeed. Haddii... 

Dhageyso: Sheekh Xasan Takar Almuhaajir “Wallaahi Cadaaladda iyo Wanaagga Islaamnimada ku dhisan ee Wilaayaatka Somaaliya kajira Gaalo ma Aqbalayso”.

- Jan 14, 2012
Muqdisho: Sheekha Mujaahidka Muhaajirkaa ee dhawaan gaaray saaxada Jihaadka Soomaaliya Sheekh Xasan Maxamuud Takar Almuhaajir ayaa ka sheekeeyay wanaagga iyo Kheyrka uu kusoo arkay Wilaayaadka Islaamigaa ee Somaaliya. Sheekh Xasan Takar oo Wareysi siiyay Idaacadda ugu weyn Warbaahinta kajirta Koonfurta Soomaaliya  ayaa bogaadiyay maamulada Islaamiga ee dalka kajira. Dad badan ayaa isweydiinaya maxaa... 

Dhagayso Sheekh C/qaadir Muumin Almuhaajir Kuwa La Cayrsanayo! Yaa Dhagaystay Oo Aan Al-ictisaam Miisaan Saarin?

- Jan 14, 2012
GOB-ISLAM:- Walaalaha Gob-Islam waxay idin soo xuleen oo idin la jecel yihiin in aad la dhagaysataan Muxaadaradaan uu horay u jeediyey Sheekh C/qaadir Muumin Almujaahir Xafidahullah. Ciwaanka Muxaadaradu waa “KUWA LA CAYRSANAYO!“. Sheekh C/qaadir wuxuu xusay in Daaru Nadwa ama Gurigii Nabiga SCW loogu shiray ee Makka ku yaalay go’aamada Gaaladii Quraysh ay ka soo saareen ee la rabay... 
© 2012 somalimidnimo.com · All rights reserved · RSS