Home » Wararka-Maqaallo
Weerar Garneelo iyo Bastoolado loo adeegsaday ayaa lagu qaaday Club kuyaala Mombasa
Dowladda Kenya oo Bishii October Ciidamo usoo dirtay Wadanka Soomaaliya ayaa xakamayn weyday Amaan xumida kusii baahaysa Gudaha Wadanka Taasi oo kadhigaysa Qof kasta oo Kenyaan ah inuu welwel iyo walbahaar kujooga Meel kasta oo Kenya katirsan gaar ahaan Caasimada Nairobi ee martida iyo wehelka unoqotay weerarada garneelada loo adeegsado.
Kooxo batoolado iyo Banbaanoyin kuqalabaysan ayaa xalay weerar...
Boqolaal Saraakiil Mujaahidiin ah oo Tababar loo soo gabogabeyey
Xarakada mujaahidiinta Al shabaab ayaa soo bandhigtay boqolaal saraakiil mujaahidiin ah kuwaas oo maalintii shalay loo soo gabogabeyey tababar ciidanka oo muddo aad u badan ay ku jireen waxaana taliska mujaahidiinta uu sheegay in ciidankan loo diyaariyey agaasinka iyo qorsheynta dagaalada ka dhanka ah cadowga.
Xaflad aad u balaaran oo si heersare loo soo agaasimay ayaa shalay ka dhacday mid ka mid...
Dagaallo cullus oo xalay ruxay Gudaha Ceel-Buur
Dagaalka oo socday qadar Hal saac xeriir ah ayaa xalay ruxay bartamaha Magaalada Ceelbuur oo ay kusuganyihiin askarta Itoobiya.
Ciidamada wilaayada Galguduud ee Shabaabul Mujaahidiinta ayaa xalay weerar culus ku ekeeyay fariisimaha Itoobiyaanka iyo mushrikiintu kuleeyihiin Ceelbuur iyo Duleedkeeda.
Dagaalka ayaa waxaa kahoreeyay madaafiic hoobiyayaal ah oo ciidamada mujaahidiinta Alshabaab ay kugaraaceen...
Qaran-dhis. Sidee Dowladdii Curdanka ahayd ee Islaamku ula Dhaqantay Dadkii Riddoobay? Dhegeyso Ictisaamka! Qeybtii 8aad
Allaha Khaaliqa ah ayaa mahad iska leh. Ammaan iyo Nabadgelyo Nabi Muxamed korkiisa ha ahaato.
Markaan leennahay dowlad curdan waxaan ka wadnnaa intii Nabigu (SCW) noolaa waxay dowladdaasi jirtay wax ka yar dhowr iyo toban sano! Waa la fahmi karaa intay jirtay markuu noolaa Khaliifkii koowaad, Abu Bakar As-Siddiiq (RC). Yaa garanaya qof ka cilmi badnnaa Abu Bakar As-Sidiiq marka laga reebo...
Muxuu Faroole Odayaasha uga Watay Xamar?
Akhristayaal waa tii la yiri: wadaaddadaa kala hufay dastuurkii Puntland kaddibna waxaa u codeeyey ergooyin laga keenay Puntland! Dastuurka Puntland waa kan qabyo-qoraal oo kale oo ay dheertahay in qof kasta diintuu rabo ha heystee xukumi karo Soomaaliya! Qoddobkaas Faroolaa dadka u sheegay. Faroole wuxuu raaciyey in arrintaas Ilaah raalli ka yahay, Islaamkuna qabo!
Arrintu ugu daran waxay tahay markii...
Dhageyso Cali-wajiis oo Raddiyey Sheekh Umal yirina Qaadashada Dastuurka laguma Noqdo Cadow Ilaahay!
Markii la iclaamiyey in wadaaddo ay ku jiraan Umal, Mustafe, Axmed Daahir Aweys, iyo Shibli la yiri waxay Koonfur Afrika u raacayaan Cali-wajiis si ay uga qeybqaataan Mu’tamar Islaami ah baa Golaha Baraarugga Islaamku ku sheegay arrintaas “marriage from hell” oo isbaheysi caddaabta ka yimid!
Saan horay u sheegnnay Koonfur Afrika waxaa joogay shirkado calooshood-u-shaqeystayaal ah...
Weerar Madaafiic ah oo xalay lagu qaaday Villa Somalia.
Ciidamada xarakada Mujaahidiinta Alshabaab ayaa xalay howlgallo gaar ah kafuliyay Magaalada Muqdisho.
Ciidamo katirsan xarakada Al-shabaab ayaa in kudhaw 10 madfac kuduqeeyay Aqalka Villa Soomaaliya oo saldhig u ah madaxda Dowladda KMG iyo kuwa shisheeye.
Madaafiicda ayaa laga soo riday Gudaha Muqdisho Taasi oo dhaawac ku ah Amissom iyo Dowladda KMG oo horay usheegtay inay xaqiijiyeen amaanka Muqdisho...
Odayaashii Puntland oo la Sheegayo inay ka Baxeen Shirkii! Faroole Qas-wade ma Noqonayaa?
Waxaa maanta la sheegayaa in ergadii odayaasha ka socday Puntland ka baxeen shirkii! Waxaa la-yaab leh waxa la leeyahay waxay metelaan qabiillo waxay metelaan oo xukuma Faroole! Wixii Faroole ku dhaho bey yeelayaan!
Faroole wuxuu caawiyey Indhocadde, Muuse Suudi, Bashiir Salaad, Dhicisoow iyo dad kale oo la maqli waayey diidmadoodii dastuurka! Marka hadda wadaaddadaasi iyo dagaaloogayaashaasii waxay...
Qaran-dhis. Marka la Nagi yahay, Saxaabadu ma Heysteen Xasaannaddii Goobta Jihaadka oo kale? Qeybta 7aad
Allaha Khaaliqaa mahad oo dhan leh. Ammaan iyo Nabadgelyo ha ahaato Nabi Muxamed korkiisa.
Waxaan darsigii hore ku soo aragnnay in marka Mujaahidiintu u socdaan Jihaad, joogaan goobta Jihaadka ama ka soo socdaan in khaladaad waaweyn ooy gooni gooni u sameeyaan laga laaban jiray indhaha! Taas macnaheedu maahan inaan Nabigu (SCW) Xaqa ku sheegi jirin goobta dagaalka ee waxay ahayd turid loo turayey...
Xildhibaan Bare Hiiraale oo kabaxsaday xabsi kuyaala Degmada Doolow.
Xildhibaan Barre Aadan shire ( Barre-hiiraale) oo in muddo ah ku jiray xabsi ayaa ka baxday isagoo ucararay dagmada Ceelwaaq ee Gobalka Gedo.
Dagaal ooge Barre Aadan Shire oo Dowladda Itoobiya ay kuxukuntay Xabsi Guri, dhaqdhaqaaqiisana ay hakisay ayaa lasheegay inuu labaxsaday Gaari Dagaal iyo afar Nin oo ahaa ilaaladiisa Gaar ah.
Barre Aadan Shire ayaa isku dhiibay Ciidamada Kenya ee kusugan Ceelwaaq,lamana...









