somalimidnimo.com

Daawo Fatwooyinkii Al-ictisaam Ay Ka Soo Saareen Ninkii Gaal Meles Raaca Ama Gaalo Kale 1996-1997 Sweden Stockholm
SWEDEN:- Taariikhdu waa cajiib, Wadanka Sweden Caasumadiisa Stockholm, ayaa waxaa ku shiray oo Mu’tamaraad ku qabtay Sanadihii 1996 Illaa 1997 Culimadii Al-ictisaam ee xiligaas la oran jiray Al-itixaad Islaami. Waxay ka cayraysanaayeen Ciidamada Itoobiya in ay Gobalada Gedo xoog ku qabsadaan, waxaa Ciidamadaas horkacayey Cumar Xaaji Masale oo Fatwooyin ay ka soo saareen Culimadaas  ay ku gaalaysiinayaan.

Culimada aan ka hadlayno ama aad Muuqaalkaan hoose aad ka daawan doontaan waxay kala yihiin  Kuwo nool, Kuwo Geeriyooday, Kuwo Mujaahidiin ah iyo Kuwo Adduunyo raacay!.

(1) Sheekh Maxamed Rashaad Waa Geeriyooday, Ma soo gaarin meelaha lagu kala haray,

(2) Sheekh Cumar Faaruuq Waa Geeriyooday, Asaga oo leh Gaal iska daaye Shaydaan ayaa la kaalmaysan karaa!.

(3)  Sheekh Maxamed Umal Waa Nool yahay laakiin Mowqifkiisii shalay lama noola!.

(4) Sheekh Maxamed Sheekh Cismaan Waa Nool yahay laakiin lama noola Mowqifkiisii shalay mase dhib badna.

(5) Sheekh Aadan Ciise wuxuuba isku sharaxay Daaquudka Qowmiyadda ku dhisan ee Puntland.

(6) Sheekh Al Mujaahid Al Muhaajir C/laahi Cali Xaashi wuxuu la nool yahay Siiradii Jihaadiga ahayd ee uu Umadda Soomaaliyeed u akhrin jiray, waa Mujaahid ku nool Wilaayaadka Islaamigaa  Hantidiisiina oga soo haajiray Puntland!.

Haddaba waxa Shareecada Islaamku ka qabto Gaalo la raaco  iyo Kufriga Asalka ah iyo Midka Ridada ah oo markii aan niraahdo Murtad habal aad Afka buurtaan ka dhagaysta Culimadii Mujaahidiinta ahaan jiray ee Towxiidka Umadda u cadayn jiray, idinka oo maantayna og intooda badan noolasha ay ku nool yihiin!.

Meles Zenawi ama Gaalo kale Ninkii soo raaca xukunkiisu wacad yahay. Sanadkii 2006 Sharif Muslimkii joogay ee Dowladii Al Maxaakim Islaamiya ama Maxkamadihii Islaamka ahaa ayaaba kuu cadaynaya Asaga oo taagan Daynuunaay iyo iidaale, Imisa Wiil oo Soomaaliya ayaa ku shihiiday??.

Raggii waa gaas is dilaacinayey ee lahaa Itoobiya hala iska dhiciyo waxaa kamid ahaa Axmed Daahir Aweys iyo C/raxmaan Sheekh Cumar niman Qabyaaladu ku daxalaysatay Qalbigooda oo Khamiis cad caamada u gashada, Iskar aan Ilaahay ka xishoonaynin iyo Muslimiinta oo hadba kaar cas jeebka kala soo baxaya illaa Qofkii aan Ilaahay ka cabsan Muslimiinta kama xishoodo!.

Hoos Ka Daawo Culimada Al-ictisaam oo Wadamada Gaalada Jihaad kaga dhawaaqaysa!.

<object width="600" height="437" classid="clsid:d27cdb6e-ae6d-11cf-96b8-444553540000" codebase="http://download.macromedia.com/pub/shockwave/cabs/flash/swflash.cab#version=6,0,40,0"><param name="allowFullScreen" value="true" /><param name="allowscriptaccess" value="always" /><param name="src" value="http://www.youtube.com/v/vUb6Gd7crSc?version=3&hl=en_US&rel=0" /><param name="allowfullscreen" value="true" /><embed width="600" height="437" type="application/x-shockwave-flash" src="http://www.youtube.com/v/vUb6Gd7crSc?version=3&hl=en_US&rel=0" allowFullScreen="true" allowscriptaccess="always" allowfullscreen="true" /></object>

Maxamed Xaamud

Somalimidnimo.com

Dhagayso Kana Qora Una Kaydiya Murtad Xaabsade Walaalaheen Itoobiya Ayaa Baydhabo Noo Qabatay!
BAYDHABO:- Murtad Maxamed Ibraahim Xaabsade, waa Nin Murtad ah oo Labada Magac ee hore oo uu wato ay yihiin Labo Magac oo Nabiyo Scw Gaalo la jihaaday ay leeyihiin Towxiidkana Dadka ugu yeeray, Gaalana in aan Walaal, Qaraabo iyo Tol laga dhigan u sheegay Muwaxidiinta,  waa Nabi Maxamed SCW iyo Nabi Ibraahim SCW.

Nin Culimadii Al-ictisaam kamid ahaa oo hadda dhintay ayaa laga sheegay Magacaas Odaygii Ardaalka ahaa ee u bixiyey ayaa gardaradaas iska leh!, waa xiligii Kufriga Asalka ah sida kan Meles Zanewi iyo Murtadiinta ay fatwooyinka kusoo saari jireen Al-ictisaamku , ama waa xiligii cumar xaaji Masale ay Alitixaadku gaalaysiiyeen kadib markii uu Amaxaarada soo kaxaystay 1996 kii, kuna soo hogaamiyey Gobalada Gedo.

Murtad Xaabsade hadalkiisu waa u kaydsan yahay, Birri ama Mustaqbalka dhow ayaad wax kale ka maqli doontaan!, Ragbaa Amaxaaro oga horeeyey Cumar Xaaji Masale iyo C/laahi Yuusufkii Gabre dharbaaxay kuma qoosan miyaa Soomaali??.

Waxaa waraystay Xaabsade Idaacadaha Murtadiinta, waxaa ugu Qosal badnaa, waxaa ka fakaday hadal wuxuu yiri Dadku waa cabsanayaan waan cafinay saa la yiri ma Al shabaab ayaad cafisay markaas ayuu yiri kuwaas maba cafin karno Anagu, wuxuu kawadaa taladu nagama go’do Anaga, xattaa hoos ayuu u hadlayaa wuxuu ka baqayaa Itoobiyaanka.

Dhagayso MP3 Halkaan Riix Ama Guji

Isha Maqalka Idaacadaha Murtadiinta

<object width="600" height="437" classid="clsid:d27cdb6e-ae6d-11cf-96b8-444553540000" codebase="http://download.macromedia.com/pub/shockwave/cabs/flash/swflash.cab#version=6,0,40,0"><param name="allowFullScreen" value="true" /><param name="allowscriptaccess" value="always" /><param name="src" value="http://www.youtube.com/v/vUb6Gd7crSc?version=3&hl=en_US&rel=0" /><param name="allowfullscreen" value="true" /><embed width="600" height="437" type="application/x-shockwave-flash" src="http://www.youtube.com/v/vUb6Gd7crSc?version=3&hl=en_US&rel=0" allowFullScreen="true" allowscriptaccess="always" allowfullscreen="true" /></object>

Maxamed Xaamud

Somalimidnimo.com

Dhagayso Sheekh Abu Muscab oo Qabtay Shir jaraa’id uu kaga war bixinayo xaaladihii ugu dambeeyey Wilaayada Bay iyo Bakool.
MUQDISHO:- Taliska Ciidanka Mileteriga Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ayaa ka hadlay xaaladihii ugu dambeeyey goobaha ay soo galeen cadowga Saliibiyiinta ah ee Itoobiya.

Afhayeenka ciidamada Mileteriga Al Shabaab Sheikh C/Caziiz Abu Muscab oo shir jaraa’id caawa qabtay ayaa sheegay in Mujaahidiintu ay khasaare ba’an gaarsiiyeen ciidamada Itoobiyaanka ah.

Sheikh Abu Muscab ayaa sheegay in Mujaahidiintu ay magaalada Baydhabo uga baxeen amar uga yimid madaxda sare ee Xarakada Al Shabaab, kadib markii la badalay taatikadii dagaalka.

Sheikh Abu Muscab ayaa sheegay in magaalada Baydhaba uu caawa ka dhacay qarax xoogan oo sababay dhimasho iyo dhaawac oo lala eegtay xero ay dageen ciidamada Itoobiya ee soo galay magaalada.

Sheikha oo ka hadlay amuur badan ka dhageyso MP3 Halkaan Riix Ama Guji

Xigasho Shabakadda Islaamigaa ee Somalimemo.ner

Degmooyinka Bardaale iyo Luuq oo ugacan gashay Mujaahidiinta, iyo Qaraxyo Caawa Ruxay Warshada Xasey oo ay kusuganyihiin Ciidamada Itoobiya
JUBBA:- warar goor dhaw Naga soo gaaray Degmada Bardaale ayaa xaqiijiyay in Degmada ay gacanta ugashay xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab oo maanta xeel dagaal ugu soo baxay Magaalada.

rasaas kooban oo dhexmartay maleeshiyaad Murtadiin ah iyo Ciidamada mujaahidiinta Bay iyo Bakool ayaa laga laga maqlay bartamaha magaalada.

wariye katirsan somalimidnimo.com oo goor dhaw laxeriiray degmada Bardaale ayaa loo xaqiijiyay in Magaalada ay gacanta kudhigeen ciidamada mujaahidiinta Al-shabaab kadib markii maleeshiyaadka wax cararay iyo kuwa ladilay ay noqdeen.

TakBiir,Taxmiid iyo Tahliil ayaa isqabsatay Degmada Bardaale ee wilaayada Bay iyo Bakool.

Ciidamada mujaahidiinta ayaa dajiyay Taatiko dagaal oo lagu jaha wareerinayo Ciidamada Kufaarta Itoobiya ee kusoo duulay Wilaayada.

Dhanka kale goor dhaw ayaa qaraxyo xoogan laga maqlay Magaalada Baydhabo ee xarunta wilaayada Bay iyo Bakool.

Qarax xoogan oo aanan la ogeyn qasaaraha uu geystay ayaa goor dhaw ruxay Warshada Xasey oo fariisimo ay kasamaysteen ciidamada Nasaarada Itoobiya.

Dhanka kale ciidamada Mujaahidiinta wilaayada ayaa iyana caawa lawareegay Dagmada Luuq ee Gobalka Gedo.

Dadka Deegaanka ayaa warbaahinta islaamiga ah usheegay in Ciidamo badan oo takbiirsanaya ay gudaha usoo galeen Dagmada Luuq oo in Mudo ah kujirta gacanta Cadowga.

kadib Dagaal Culus oo dhacay ayuu Allah usuurtagaliyay Mujaahidiinta inay gacanta kudhigaan Luuq.

Ciidamada Itoobiya ayaa Caawa layaaban Xeelad Dagaal oo ay adeegsanayaan Ciidamada Mujaahidiinta oo udaba maray Degmooyinka Bardaale iyo Luuq ee Gedo

Lasoc xaalada Bay iyo Bakool

somalimidnimo.com

Maxaa ka dambeeya Qabsashada Itoobiya ee Baydhabo Jannaay (Maqaal) Ustaad Faarax-Deeq.
MAQAAL:- Saacado ka hor ayey ahayd markii ay Ciidamada Macatab u dirirka ah ee Itoobiya oo ay garab socdaan Soomaali nasakhan oo gatay diintoodii  ay gacanta ku dhigeen magaalada Baydhabo caasimadda Wilaayada Islaamiga ah ee Bay.

Wax cusub ma ahan in ciidamada Itoobiya ay qabsadaan magaalo Soomaaliyeed oo ahalkeedu ay ku dhaqmayeen shareecada Islaamka, waxaa gacanta itoobiya ku jira magaalooyin fara badan oo ay ka mid tahay magaalada Baladweyn, Luuq, Garbahaareey iyo magaalooyin iyo tuulooyin badan oo Soomaaliyeed.

Itoobiya waxa ay doonaysaa waa in ay shacabka Soomaaliyeed gumaysato, waxa ay doonaysaa waa in ay burburiso ku dhaqanka Shareecada Islaamka, waxa ay doonaysaa waa in ay gumaaddo shacabkeena sida ay u gumaaday Shacabka Soomaali galbeed.

Itoobiya  ma ku Guulaysan Doontaa yoolka ay Higsanayso?

Jawaabtu waa MAYA, itoobiya ma awoodi doonto in ay nabad ku laddo inta ay haysato taako ka mid ah dhulka Soomaaliyeed, Itoobiya ma awoodi doonto in ay Dumiso Nuurka Allaah ee ka ifay dhulka ay duulaanka ku tahay, maxaa Yeelay Allaah ayaa ballan qaaday in uu Diintiisa xifdinayo.

Berri oo khamiis ah waxaa magaalada London ka furmi doona Shir ay soo qabanqaabisay Dowladda Ingiriiska, Shirkaan ayey Dowladda ingiriisku ku sheegtay in ay maamul iyo kala dambayn ugu soo celin doonto dalka Soomaaliya.

Sida la sheegay waxaa Shirkaan ka soo qayb gali doona madaxda 40 dawladood oo lagu sheegay in ay danaynayaan arimaha Soomaaliya,

Shirka London waxa ay shacabka Soomaliyeed  ka muujiyeen cabsi aad u badan, taas oo ku aadan in Dalka Soomaaliya lala damacsan yahay  in la galiyo gumaysi iyo Maxmiyad cusub.

Dowladda Ingiriiska ayaa si adag u beenisay arinkaas ku saabsan Maxmiyadda la galinaya Soomaaliya, waxana ay sheegtay in aysan doonayn in ay Soomaliya ka qaado madaxbanaanideeda.

Hadaba waxaa is weydiin leh maxaa R/wasaaraha Itoobiya Melez Zanawi oo ciidamadiisu ay gudaha dalka Soomaliya  ku jiraan loogu casumay Shirka Lodon?

Ingiriisku ma abaal marin iyo sharfid ayey uga dhigeen Zanawi in uu yimaado magaalada London? Dowladda Ingiriisku ma isku keeni kartaa in ay Soomaaliya danteeda waddo ayada oo dhanka kalena cadowga Soomaaliyeed iyoo uurdooxatada maatada Soomaaliyeed ee Zanawi ku marti qaaday shirka ay sheegtay in ay Soomaaliya wax ugu qabanayso?.

Qabsashada Baydhabo waxay gogol xaar u tahay Maxmiyadda la doonayo in la galiyo Soomaaliya!!! waxaa dhab ah in Maxmiyadii la doonayey In la galiyoSoomaaliya ka dib Shirka Lodndon in ay maantaba bilaabatay oo la galiyeyba inta uusan bilaaban Shirkii London.

Waxaa dhab ah in Shacabka Soomaaliyeedi ay iska difaaci doonaan gumaysiga la doonayo in la galiyo, Shacabku waxay ka dhiidhiyi doonaan Maxmiyadda la doonayo in la galiyo, waxay iska difaaci doonaan Ciidamada Itoobiyaanka ah ee Macatab u dirirka ah ee doonayo in ay dumiyaan ku dhaqanka Shareecada Islaamka.

Taatikada reer Baydhaba oo u ekaatay Taatikadii reer Muqdisho.

Bishii April Sanadkii 2007-dii, ka dib dagaal kulul oo socday 9 maalmood oo u dhaxeeyey Mujaahidiinta reer Muqdisho iyo ciidamada Macatab u dirirka ah ee Itoobiya oo ay garab socdeen maleeshiyaadkii C/llaahi yuusuf ayey xili habeen bar ah waxa ay Mujaahidintu hal mar ka baxeen jiidii hore ee dagaalka, waagii markii uu baryey ayey cadowgu waayeen ciidamadii xooganaa ee sagaalka maalmood la dagaalamayey ee jabka gaarsiiyey.

Cadowgu waxa ay ku guul daraystay in ay gacanta ku dhigaan Askartii Mujaahidiinta ee la dagaalamaysay, dhaawicii Mujaahidiinta iyo Hubkii Mujaahidiinta ayey usuurata gali weyday in cadowgu ay gacan ku dhigaan, arinkaas waxa ay cadowga ku noqotay jab weyn, waxana ay ku reebtay wal-wal iyo walbahaar, sidee ku dhacday ciidan dagaalamayey sagaal maalmood in la waayo meel ay ka baxeen, kaaga daranne lagaba yaabo in ay magaalada kula joogaan.

Sidoo kale 6-dii Augst sanadkii 2011-dii tagtay ayey Mujaahidiinta reer Muqdisho waxa ay xili habeen bar ah ka baxeen Jiiddii hore ee dagaalkii ay isku Horfadhiyeen ciidamada AMISOM, Cadowgu arinkaas aad ayuu uga naxay waxana ay ku noqotay wax aysan marnaba filanayn, arinkaasna waxaa ka dhashay in Ciidamadii AMISOM ee fadhiga ku qaadan jiray lacag badan oo doolar ah ay si toos ah u galaan dagaal adag.

Taariikhda Dhow ee magaalada Baydhabo.

Xiligii ay Midowgii Maxaakimtu ka talinayeen koonfurta Soomaaliya, magaalada Baydhabo waxa ay ahayd xarunta Dowladii taagta darnayd ee C/llaahi Yuusuf, waxaa gacanta ku hayey magaalada Baydhabo ciidamada Itoobiya, waxay Baydhabo saldhig u ahayd sirdoonka reer galbeedka iyo Isra’il ee geeska Africa,  waxaa ku yaalay xafiisyada laga maamulo dhagarta iyo khiyaanada lala damacsan yahay shacabka Soomaaliyeed.

Muddo yar ka dib, waxaa gobolada Bay iyo Bakool ka bilowday Jabhad Jihaadi ah oo doonaysay in ay cadowga ka xorayso magaalada Baydhabo, Jabhaddaas oo bilowgii hore aad u taag darnayd, ayaa waxa uu Allaah qadaray in ay ugu dambayntii cadowga ka xoreeyaan magaalada Baydhabo.

Mujaahidiinta Soomaaliyeed sidii hore way ka tiro iyo tayo badan yihiin, waxaana rajaynayaa maalmaha soo socda ee dhow in Dhulka Soomaaliya oo dhan uu ka xoroobo Ciidamada Shisheeye ee ku sugan dhulkeena sida, Itoobiya, Kenya, Uganda, Burundi iyo Jabuuti.

Itoobiya waxa ay ku qabsatay Baydhabo ciidan cudud leh, ciidamada qabsaday Baydhabo ayaa la xaqiijiyey in ay gaarayaan 7500 oo Tigree ah iyo 1500 oo Somaali Nasakhan ah, tirada guud ee qabsatay Baydhabo ayaa la xaqiijiyey in ay gaarayaan (9000) Sagaal kun oo Askari oo wata 57 gaari oo isku jira Dabaabaadka Dagaalka iyo Baabuurra gaashaaman oo jiidaya madaafiicda goobta.

Ciidamada Arxanka daran ee Itoobiya ayaa falal argagax leh kula kacay shacabka Muslimka ah ee reer Baladweyne ka dib markii ay qabsadeen magaalada Baladweyne, dil, kufsi, xarig, jirdil iyo dhac ayey kula kaceen Itoobiyaanku Shacabka reer Baladweyne.

Itoobiya haday awoodo bal ha qaaddo Baydhabo oo ha geyso Adis Ababa, Baydhabo meesha ay ku taalo ayey ku oolaanaysaa, wayna ka xoroobaysaa gacanta cadowga Inshaa Allaah.

Guuldarada dhabta ahi waa Guuldarada ku timaadda Mabaadi’da iyo Caqiidada, Dhul lakala qabsaday kuma xirna Guushu, ee Muslimiineey ku Sugnaada Mabaadi’diina toosan ee ah ku dhaqanka Shareecada Islaamka.

Faarax-Deeq Said

faaraxdeeq@hotmail.com

Ciidamada Itoobiya oo Baydhabo kudilay Wiil Sunadu kamuuqatay,iyagoo Calankooda kataagay Magaalada
Calanka Dowladda Masiixiga kirishtanka Itoobiya ayaa Caawa Kadul babanaya Xarumaha Muhiimka u ahaa Maamulka islaamiga ah ee Magaalada Baydhabo oo maanta Xeelad Dagaal ugu Baxay Magaalda.

Wararka Caawa Naga Soo Gaaraya Baydhabo ayaa sheegaya Ciidamada Nasaarada iyo Kuwa Murtadiinta in Galinkii Danbe Maanta ilaa Caawa ay Jeexjeexeen kuna istaageen Calanka Madow ee uu kudul qoranyahay Towxiidka.

Goobaha sida gaarka ah ay calankooda kaga taageen waxaa kamid ah Goobaha Kontoroolada Magaalada Laga soo Galo,halkaasi oo ay kujeexjeexeen Calanka Raayada Towxiidka.

Masaajida Magaalada Baydhabo ayaa Caawa Salaadihii Maqrib iyo Cisho waxaa kusoo Dukaday Tiro Dad ah kuwaasi oo qaarkood ay uhandadeen Ciidamada Itoobiya.

Caawa Guud ahaan waxaa xiran Goobaha Ganacsiga iyo Meelaha ay kuqaxweyn jireen Shacabka Muslimiinta ansaarta ah ee kudhaqan Magaalada Baydhabo.

Ciidamada Itoobiya ayaa Caawa qalqal xoogan oo dhanka amaanka laxeriira kuseexanaya Magaalada Baydhabo ee xarunta wilaayada Bay iyo Bakool.

Odayaasha Dhaqanka,Malaaqyada,Ganacsatada,iyo qeybaha Bulshada ayaa intooda badan Qoryaha Qaatay kuwaasi oo isaga baxay Magaalada.

Ciidamada Itoobiya oo 2006 lagu soo dhaweeyay Magaalada Baydhabo ayaa Maanta ilaa Caawa aysan helin Cid kusoo dhaweysay Taasi oo shaki badan kubeertay Ciidamada Kufaarta Itoobiya ee soo galay Baydhabo.

Ciidamada Itoobiya Caawa Waxa ay kusugan Yihiin Warshada Xaseey, iyo Kontoroolada Magaalada Laga soo galo

Dadka kudhaqan Magaalada Baydhabo oo Caawa Lahadlay somalimidnimo.com waxaa ay sheegeen in Maanta Amxaaradu wiil Dhalinyaro ah kutoogteen Xaafada Salaaxudiin ee Magaalada Baydhabo.

Askari Katirsan Kufaarta Itoobiya ayaa si barer ah utoogtay wiilkaasi kaasi oo in mudo ah ay diideen in Maydkiisa ay goobta kaqaadaan eheladiisa

Kala soco somalimidnimo.com xaalada Baydhabo

Cabdicasiis Shureym

Allahu Akbar Saliibiyiintii Itoobiya Oo Baydhabo Lagu Hareeraysan Yahay Iyo Boqol Taangi Oo Lagu Wado In Ay Qaniimo Noqdaan! Bishaarooyin Filo
MUQDISHO:- Ciimada Mujaahidiinta ayaa xeelad dagaal oga baxay Magaalada Baydhabo, wararka aan hadda helayno ayaa xaqiijinaya in Ciimada Itoobiya Murtadiintii la socday iyo Taangiyadii ay la soo galeen Magaalada lagu hareeraysan yahay. Sidoo kale Rasaas ayaa Magaalada Gudaheeda ka dhacaysa.

Mujaahidiintu waxay ka warheleen dukhayn xagga cirka ah, isla markaana waxay oga baxeen Magaalada xeelad dagaal, Saacadaha soo socda Warar bishaaraa ayaad maqli doontaan Insha Allah.

Dagaalka waxaa ogaaminaya Saraakiil khibrad dagaal leh oo horay ula dagaalantay Saliibiyiinta Itoobiya, waxaa xiran inta badan ama Mashquul ku jira Taleefoonada Bay iyo Bakool waxaana xiligaan la isticmaalayaa Taar, Insha Allah howl wadeenada Warbaahinta Islaamigaa ayaa sugaya in la soo gaarsiiyo Bishaarooyin ku socda Muslimiinta.

Xeeladaha dagaalka waxaa kamida in Hubka sida Taangiyada in laga furto Itoobiya, Warbaahinta Caalamiga ah ee Alkataa’ib ayaa Muuqaalo ka duubtay dagaalada Yurkut, Bardaale iyo Baydhabo oo noqon doonta Qabuurihii Axbaashta.

Dhaq dhaqaaq xoog leh ayaa ka socda Dhammaan Wilaayaadka Islaamigaa, waxaana maqli doontaan Magaalooyin iidan filaynin oo gacanta Mujaahidiinta kusoo dhacay, balse Istaraajidka dagaal awgeed wax faah faahina kama bixinayno dhinaca Milatariga balse waxaan wada sugaynaa Bishaarooyinka.

Ducada waa Hubka Muslimiinta Walaalihiin Ducada haka halmaaminina,

Dhawaan filo Bishaarooyin

Maxamed Xaamud

Somalimidnimo.com

Madaxda Ridada iyo Hogaanka Maamulada Putland iyo Galmudug oo gaaray London
LONDON:- Saacado yar ayaa kaharsan Shirka Shakiga Badan Dhaliyay oo Maalinta Khamiistaha ah kafurmaya Magaalada London ee Wadanka Ingariiska.

Madaxweynaha Kooxda Ridada Soomaaliya ayaa Gaaray London,Halkaasi oo ay kaga Horeeyeen Hogaanada matalaya Maamul Gobaleedyada Putland iyo Galmudug.

Wafdiga Maamulka Ashahaado Ladirirka Putland ee shirka ka qeybgalaya  waxaa kamid ah.

Cabdullahi Axmed Jamac (Ilkajir)  oo ugu magacaaban  Wasiirka Arrimaha Gudaha.

Cabdi Farax Siciid (Juxa) oo ugu magacaaban  Wasiirka Waxbarashada. Axmed Cali Askar,oo ugu magacaaban Wasiirka Warfaafinta

Cabdulqadir Cabdi Xaashi, oo ugu magacaaban Wasiiru-dowlaha Xiriirka Caalamiga

Maxamad Xasan Barre, oo ugu magacaaban Putland  Gudoomiyaha Guddiga Doorashada ee Puntland.

Maamulka Ashahaado ladirirka ee Galmudug iyana waxaa kaga qeybgalaya Wafdi uu hogaaminayo Caalin, kuwaasi oo  magacyadooda nasoo gaarin.

Dhanka Kooxda Fila Soomaaliya waxaa kaga qeybgalaya Shariif Shiikh Axmad, Shariif Xasan Shiikh Aadan,Cabdiwali Maxamad Cali Gaas iyo Xubno Kale.

Dastuurka Baadilka ah ee Gaalada usoo Dajisay Kooxda uu Hogaamiyo Shariif Shiikh Axmad ayaa Diidaya in Sadaxda qof ugu Sareysa Dowladda Ridada Mar qura ah aysan kamaqnaan Karin wadanka Taasi oo Muujinaysa in Qatar Halis ah ay shirka kasoo wajahantahay maadaama ay uwada ruqaansadeen Wadanka Ingariiska

Ajandaha shirka oo si buuxda loo shaacin ayaa haatan waxaa soo baxaya warar Sheegaya in Kooxda Ridada laga Taqalusi Doono,waxaana soo baxaya Warar Sheegaya in Xaalad Maxmiyad Isticmaar ah uu Gali doono Wadanka Soomaaliya.

Wadamo Kabadan 40 Dal oo Murtadiin iyo Gaal asal isagu Jirta ayaa lasheegay inay kaqaybgalayaan Shirkaasi.

Raisulwasaaraha Dowladda Kirishtanka Itoobiya Milas Sanawi ayaa lagu Casuumay Shirka,isagoo Ciidamadiisa ku amray Shirka kahor inay gacanta Kudhigaan Magaalada Baydhabo si uu ugu Gorgortamo.

Dowladda Nasaarada Kenya Madax kasocota ayaa sidoo kale xaadiri Doono Madasha Shirka sida kal hore ay baahisay Somalimidnimo.com.

Culumaaudiin Rabaaniyiin ah, Siyaasiyiin iyo Aqoonyahano Soomaaliyeed oo lahadlay warbaahinta Islaamiga ah ayaa kadigay qorshaha kuduugan Shirka 23  Bishaan Kafurmaya Wadanka Ingariiska.

Sikastaba Shirka oo Saacado ay kaharsantahay ayaan si Toos ah idinku soo Gudbin Doonaa Macluumaadka Sirta ah ee Shirka lagu Faaqido inshaa allah

Cabdicasiis Shureym

Somalimidnimo.com

Waa Sidee Xaalada Baydhabo oo ugacan gashay Cadowga,Maxaa Kajira inay Gubeen Calanka Towxiidka
BAYDHABO:- Xaalada Magaalada Beydhabo oo saacad kahor ugacan  gashay Cadowha Allah ayaa kacsan,iyadoo inta badana Dadku ay faarujiyeen xaafadaha Magaalada Baydhabo.

Magaalada oo uu kajiray Maamul islaami ah ayaa xeelad Dagaal ugu baxay kuwaasi oo kusugan meel aan sidaasi ugu fogeyn Magaalada.

Mid kamid ah Ganacsatada Yaryar ee kuharay Magaalada ayaa goor dhaw usheegay Mareegta somalimidnimo.com in Magaalada Qeybo kamid ah ay dhac kageysteen Ciidamada Murtadiinta ee lasocda kuwa xabashida ee soo galay Magaalada.

Goobaha Ganacsiga.meelaha Dadku au kukulmaan,Dugsiyada Quraanka ayaa haawanaya kadib markii Dadku baqdin kamuujiyaan Falal Guracan oo ay geystaan Ciidamada Itoobiya.

Ciidamada Kufaarta Itoobiya iyo Murtadiinta ayaa Jeexjeexay Calanka Towxiidka uu kudulqoranyahay iyagoo Magaalada Kataagay Calanka Kirishtanka Itoobiya.

Xaalad Feejignaan ah ayay kujiraan Ciidamada Itoobiya kuwaasi oo guud ahaan Cadow u arka Shacabka Magaalada Baydhabo oo ah Shacab Ansaar ah kuwaasi oo uhiiliyey Diinta Islaamka.

Isbadal weyn ayaa Magaalada Kajira,waxaana ay umuuqataa Mid mudo saacado ah uu dagaal kasocda Marka aad eegto sida ay tahay.

Webka Somalimidnimo.com waxaa uu idiin balanqaadayaa in Saacad Saacad aanu idinkugu soo Gudbino Wararka Naga soo Gaaraya Baydhabo oo maanta gashay Gacanta Codowga.

Cabdicasiis Shureym

Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab oo dagaal kula wareegay Yurkut iyo Ciidamada Kufaarta Itoobiya oo Gudaha ugalay Beydhabo
Ciidamada xarakada mujaahidiinta  Al-shabaab ayaa goor dhaw dagaal kula wareegay Deegaanka Yurkut oo kala qeybiya Gedo iyo Bay.

Dagaalka oo socday mudo kooban ayaa qasaaro xoogan waxaa uu kasoo gaaray ciidamada Nasaarada Itoobiya.

Sadax Gawaari oo sahay usiday Ciidamada Itoobiya lagu gubay dagaalka kadhacay Deegaanka Yurkut.

Dadka Deegaanka ah ayaa somalimidnimo.com uxaqiijiya in Deegaanka hada oo daganyahay islamarkaana ay kusuganyihiin mujaahidiinta.

Dhanka kale wararka naga soo gaaraya Magaalada Beydhabo ayaa kuwaramay in goor dhaw Ciidamada kufaarta Itoobiya ay gudaha usoo galeen Magaalada.

Maamulka islaamiga ah Baydhabo iyo ciidamada mujaahidiinta ayaa xeelad dagaal ugu baxay Magaalada Baydhabo kuwaasi oo haatan kusugan duleedka Magaalada.

Ciidamada Itoobiya ee kusoo duulay wilaayada Bay iyo Bakool waxaa xiligaan ubilaabanaya dagaalo kuwa ugu xun oo aad unecebyihiin Itoobiya.

Gaal Miles Sanawi ayaa Ciidankiisa ku amray in dagdag ay ula wareegan Magaalada Baydhabo kahor inta uusan furmin shirka ingariiska uu kaqeybgalayo.

Kala soco somalimidnimo.com wixii soo kordhaa

Cabdicasiis Shureym